Abdulkadir Hussein

Boggaan waxa maamulo: Abdulkadir Hussein, waxa halkaan lagu daabaco mas'uuliyadooda anigaa iska leh.

25/04/2024

Maxaa Kala Qabsaday || Mahad Salad Iyo Suufiyada.

03/04/2024

Sh Said Raage oo ka Sheekeeyey Dr Zakir Naik Haybada Alle siiyey iyo Sida Loo Raadinayo Mesha u joogo.

22/03/2024

Sheekh Mustafa|| Cibaadada waxey u baahan tahay Samir.

20/03/2024

Sheekh Mustafa || Ducaad u baahan in la Caawiyo.

17/03/2024

Qur,aanka macnihiisa in la barto waa muhiim, Majirto Fariin ka wanaagsan oo macnaheeda la dhuuxi lahaa.

17/03/2024

Alla marka Afurka Soo dhaw yahay Sidaan baa caado inoo ah. Waa Farxad dareemi karo qofkasta oo soo man

12/03/2024

Shahru Ramadaan Shahrul Qur,aan.

12/03/2024

''Bisha Ramadaan Waa Fursad Uu Qofku Isku Badali Karo " Sh. Xuseen Cali Jabuuti

12/03/2024

Qaarigaan wuu Cod Macaan yahay maasha Allaah.

Si Share Garey

02/03/2024

Intaas oo Ruux ayaa Halmar Towxiidka loo wada qabtay.

ALLAAHU AKBAR

02/03/2024

Haddii aad aragtaan aduunyadaan qof ka deedan ama dhibaato heysato waa laba mid uun || Sheekh maxmuud xaliike.

27/02/2024

Janaabada Sidee looga qubeystaa Ragga iyo Dumarkaba?

Waa Muuqaal Faa'ido u leh Bulshada Oo dhan, Walaal ka faa'ideyso Walaalaha kalena u Faa'idey oo Share-ta Taabo. Mahadsanid

26/02/2024

Markii ugu horreeysay Waxaa hadlay Dilaagii Xaaskiisa Gubay.

Bal Eeg muxuu yiri.

25/02/2024

QISO XANUUN BADAN|| Waana sababta uu Sheekh Siciid Raage uga soo guuray Canada.

23/02/2024

بسم الله الرحمن الرحيم

"وَلَقَدْ يَسَّرْنَا القرآن لِلذِّكْرِ فَهَلْ مِن مُدَّكِرٍ"القمر{٤٠}

EEBE WEYNE , wuxu Lee yahay "Xaqiiqdii waan fududeenay qur'aanka ku waan toobid baana ufududeenay ee majiraa mid ku waana qaadanaayo"

Xifdintiisa fahamkiisa ku tadaburkiisa iyo ku dhaqankiisaba waala fududeeyay qur'aanka kariimka sababtoo ah waa hadalkii illaahay waana furaha liibaanta ee qofka biniadamka ah labada daroodba.

Waa hagaha insaanka saxda iyo qaladka u tilmaama oogana warama dadki kahoreeyay wadadii ay mareen waana qalbi dajiyaha qof walboo murugeesan sidoo kale waa daaweeyaha qof walboo xanuusan.

Mucjisaadka qur'aankana waxaa kamid ah in 7jirka iyo 70jirkaba isku si u xifdin karaan u aqrin karaan una fahminkaraan haddi labaro.

Illaahay kuwii barta qur'aanka ku camala fala dadkana bara hanaga dhigo Aamiin yarabb.

Jimco wanagsan saxbyaal ,aan u duceyno kuwa ducooyinka aan u awoodno , aan caawino kuwa aan ka xoog roonahay .

SALAAM.

21/02/2024

Abdirahmaan Abdishakur, oo ku been abuurtay aayad kamid ah aayadaha Qur'aanka Eebe.

20/02/2024

Qiso Cajiib AH [Towbadii Maalik Ibn Diinar] by Dr. Sh Ahmed Nuur

19/02/2024

Maxaa ku dhacay ? markii uu Cabay.

19/02/2024

Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti. Ayaa dacwad ka dhan ah Xukuumada IToobiya udireen dalalka Midowga Afrika, Warqada waxa lagu yiri Xakuumada Itoobiya laguma haleen karo Amaanka Guud Ee madaxda ka Soo qeybgasha Shirka.

19/02/2024

Maxamed maxamuud yuusuf, oo ku xanuunsanaya magaalada Hargeysa, maxamed xanuunkaan wuxu lanoolaa Mudo 2-Sano Ah. walaalkaan Soomaaliyeed Ilaahey Ha caafiyo.

Qof Walba wuxuu Awoodo Haku Caawiyo.

16/02/2024

Labadan nin waxaa ay wadada ka heleen memory, maxaa ku jiro memoryga, yaase leh

15/02/2024

Rabiga awoodaas leh Ee abuurey Sheykasta, baa bina'aadamka lagu kari la'yahay: Wuxu idin farey qaata wuxu idinka reebay ka reebtoonaada.

والله خلق كل دابة من ماء فمنهم من يمشي على بطنه ومنهم من يمشي على رجلين ومنهم من
يمشي على أربع يخلق الله ما يشاء إن الله على كل شيء.
FG: Qoraaalka iyo aayada isma lahan

15/02/2024

Todobaadkaan Nagu soo wajahan waxa dib u bilaabi doonaa Barnaamij-yadii halkaan ku soo gudbin jiray. Inshaa Allaah haduuba Eebe idmo. Barnaamijka quruxdiisa waa like iyo inaad fikirkaada ka dhiibato lana wadaagto Asxaabtaada.

Sidoo kale waxa is Xusuusin mudan; inaan ku jirno bisha shacbaan oo ah Bil Nafta iyo shahwaadkeeda lagu xakameeyo laguna tababaro, Bishaan waxey ka mid tahay bilaha ugu muhiimsan Ee Nafta lagu edbiyo si ay bisha Soonka ugu faa'ideysato kheyrkeeda.

Naftaada ku edbi inaad waqti ku qaadato masjidka iyo Qur'aan akhrinta, badi ducada una doceey muslimiinta iyo Naftaada oo aad mas'uulka ka tahay.

Iska jooji wax walba oo kaa mashquulinaya Cibaadada iyo cilaaqaadka aad rabigaada la leedahay.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

11/02/2024

Maqalkaaga u raaxey🎧

Afif Mohammed Taj | Surat Yusuf

06/02/2024

Tarbiyada caruurta 1-21 sano!!!!

05/02/2024

Dhacdo layaab leh: Maxbuus calooshiisa laga soo saaray Masaamiir, Qalimaan iyo Dun.

05/02/2024

𝐇𝐀𝐃𝐀𝐀𝐐 𝐈𝐘𝐎 𝐇𝐎𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃𝐃𝐀

Qoraa Wiilo Daahir waxaa sharaf weyn u ah inaad kala soo qaybgasho bandhigga buugga "Hadaaq" oo maalinta Arbacada ah kuna beegan 07-02-2024 lagu qaban doono hoolka maqaayadda Caasimadda oo ku taalla inta u dhaxayso isgoyska Shaqaalaha iyo Tareebiyaano ama halka looyaqaan Xaaji Baasto.

Buugga Hadaaq, waa buug kulmiyay heesihii caruurta loo qaadi jiray ee lagu sabaalayn jiray, marna lagu samir siin jiray marna lagu sifayn jiray oo misaal geesinimo loo soo qaadan jiray.

Buugga waxaa lagu soo uruurshay boqollaal hees oo maanka iyo maskaxda bulshada ka sii dhammaanaya.

Ballanteennu waa galabtaas Arbacada ah, insha Allaah.

02/02/2024

“7 maalmood ayey cadaabneyd Luul Cabdicasiis“

31/01/2024

Gabar falastiiniyad ah oo muuqaalkeeda baraha bulshada aad ugu faaafay|Hadaba muxuu yahay muuqaalkaas?

Ila daawo.🍅

30/01/2024

Dunida aan islaamka aheeyn oo la yaaban dowladaha islaamka ah. Baaqa shacabka Falastiin.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Maxaa Kala Qabsaday || Mahad Salad Iyo Suufiyada.
Sh Said Raage oo ka Sheekeeyey Dr Zakir Naik Haybada Alle siiyey iyo Sida Loo Raadinayo Mesha u joogo.
Sheekh Mustafa|| Cibaadada waxey u baahan tahay Samir.
Sheekh Mustafa || Ducaad u baahan in la Caawiyo.
Qur,aanka macnihiisa in la barto waa muhiim, Majirto Fariin ka wanaagsan oo macnaheeda la dhuuxi lahaa.
Alla marka Afurka Soo dhaw yahay Sidaan baa caado inoo ah. Waa Farxad dareemi karo qofkasta oo soo man
Sheekh Sudeys|| Qalbigaaga u raaxey.
Shahru Ramadaan Shahrul Qur,aan.
''Bisha Ramadaan Waa Fursad Uu Qofku Isku Badali Karo " Sh. Xuseen Cali Jabuuti
Qaarigaan wuu Cod Macaan yahay maasha Allaah.Si Share Garey
Intaas oo Ruux ayaa Halmar Towxiidka loo wada qabtay. ALLAAHU AKBAR
Haddii aad aragtaan aduunyadaan qof ka deedan ama dhibaato heysato waa laba mid uun || Sheekh maxmuud xaliike.

Telephone

Address


Mogadishu
Other Mogadishu media companies (show all)
Radio ceelgaras Radio ceelgaras
Mogadishu

Al Qamar Tv  ألقمر Al Qamar Tv ألقمر
Mogadishu

wa page ugaar ah arimaha bulshada iyo Barahada Cilimiga ��

Faahiye Faahiye
Km4
Mogadishu, 252

Faahiye Official Page

Adow Gaming Adow Gaming
Mogadishu

Welcome Everyone We Will Stream Here Pubg Mobile And More Other Games�

AQ Kheire AQ Kheire
Mogadishu

Saldhigga sahan sugano saxan

Nolasha manta Nolasha manta
Mogadishu

Bahja cadeey Bahja cadeey
Mogadishu

video news

HIIL FIQI CUMAR HIIL FIQI CUMAR
Mogadishu

Laylo Faafaale Laylo Faafaale
Factory Street
Mogadishu, 0000

Ku soo dhawaadaa page ka laylo faafaale

Caadle online store Caadle online store
Degmada Shibis
Mogadishu, 252