Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU
Kuso dhawoow arday kulliyadda xanaanada xoolaha iyo dawaynta ee jamacadda ummadda soomaliyeed.🐄🐐🐂
Senior Students Practical Reproductive organs in Somali National University Department of Animal husbandary Offered by Dr Cibaar
Maanta oo ay tarikhdu tahay 21 June 2023 waxa laso gababeyey doorashadii gudomiyaha iyo gudomiye kuxigenka M.A.K.X.X JUS
Gudiga dorashada M.A.K.X.X waxa ku dhawaqeen Natiijada doorashada oo kala ah:-
1. Tirada Guud Ardey waa 235 ardey
2. Tirada maqnayd waa 29 ardey
1. Musharax Gudomiye Shafici Jamac Cawad wuxu heley
113 cod
2. Musharax Gudomiye Ali Hassan Dhaqane wuxu heley
90 cod
Musharax Gudomiye kuxigen Laki Ridwaan waxay heshey 75 cod halka Musharax Gudomiye kuxigen Ridwan Abdirisaq ay heshey 125
Waxa ku guulaystay dorashada M.A.K.X.X:
1. Gudomiye Shafici Jamac Cawad
2. Gudomiye kuxigen Ridwaan Abdirasaq Hirsi
HAMBALIYO
Gudoomiye ku xigeenka naadiga ardada kulliyada xanaanada xoolaha iyo dawaynta waxaa ku guulaysatay
"Ridwaan Abdirasaq Hirsi"
HAMBALIYO gudoomiyaha Naadiga Ardada kulliyadda xanaanada xoolaha iyo dawaynta
Waxa ku guulaystay Dr Shafici jaamaca cawid.
Doorashada waxay noo bilaawan doontaa Afar saac (10:00).
Diyaar waaye Gudiga doorashada
Mahadsanidiin.
Musharax gudoomiye ku.xigeen midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha iyo daaweynta jus l.
Ku dooro
Wadajir & wadatashi
Hufnaan & Howlkarnimo
Horusocod & Horumar kuliyadeed
Ridwaan Abdirizak Hirsi
Musharax gudoomiye ku.xigeen Midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha iyo daaweynta jus.
Ku dooro
Maamul wanaag
Mideyn &
Midnimo
Hufnaan
Laki Ridwaan Cabdikariin
Musharax gudoomiye midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha iyo daaweynta jus.
Ku dooro
Maamul wanaag
Hal-Abuur
Hufnaan & karti
Hiigsi & Horumar
Cadaalad iyo sinnaan
Midnimo iyo wadatashi
Cali Xassan dhaqane.
Musharax gudoomiye midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha iyo daaweynta jus.
Ku dooro
Midnimada
Wadatashi
Hawlkarnimo
Aragti Hogaamineed
Shafici jamac cawad.
Waxa maanta shahadada musharaxnimada la gudoonsiiyey Ridwaan Abdirasaq Xirsi oo u taagan qabashada xilka gudomiye ku xigeenka Midowga ardayda kuliyada xananada iyo daawada xoolaha ee JUS
Waxa maanta shahadada musharaxnimada la gudoonsiiyey Ali Hassan Dhaqane oo u taagan qabashada xilka gudomiyaha Midowga ardayda kuliyada xananada iyo daawada xoolaha ee JUS
Waxa maanta shahadada musharaxnimada la gudoonsiiyey Shafici Jaamac cawad oo u taagan qabashada xilka gudomiyaha Midowga ardayda kuliyada xananada iyo daawada xoolaha ee JUS
Waxa maanta shahadada musharaxnimada la gudoonsiiyey Laki ridwan Abdikarim oo u taagan qabashada xilka gudomiye kuxigenka Midowga ardayda kuliyada xananada iyo daawada xoolaha ee JUS
Bari oo ay ku beegan tahay taariikhda 19/06/2023 waxay madasha Somali Food Security Forum, kuqabaneysaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, gar-ahaan kulliyadda xanaanada xoolaha, siminar ku saabsan(Concept of Food Security and General Food Availability) madasha waxay ardeygu ku War-galineysaa inay ka faaiideystaan, maadama ay dhaqaatiir iyo professors aad ugu taqasusay arrimaha Food security ay wax kasoojeedindoonaan, Waa hadii alle yiraadee.
Kasoo qeyb gal wanaagsan, dhammaan ardeyda Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed, gar-ahaan kuwa dhigta Kulliyadda Xanaanada Xoolaha.
Kasoo qayb gal wacan.
JADWALKA DOORASHADA GUDOONKA KULIYADA X.XOOLAHA IYO DAWAYNT.
Gudiga Doorashada M.A.K.X.X.D isagoo dardar galinayo qabashada doorashada loo dhanyahay waxaa uu soo gudbinayaa shuruudaha Cod bixiyayasha iyo musharaxinta ku tartamaya gudoonka iyo G.xigeenka kuliyada X.xoolaha iyo daaweynta ee jamacada ummadda Somaliyed
Kudoomiyaha gudiga doorashada
Dr-Mahad Abdinur Derow
Gudoomiyaha midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha ee jus mudane Mustafa Abdi Ahmed( Garaad) ayaa magacaabey gudiga doorashada ee midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha iyo daaweynta jus.
BISMILLAH.
Walal hadaa akhriska ku wanaagsantahay Qormadan Akhri insha ALLAH .
*Dameerku wuxuu kamid yahay noolaha ugu dulqaadka badan oo cabashadiisa iyo sheegashadiisuna ay yartahay, Xadgudub kasto oo lagu sameeyo iyo si kasto oo loo isticmaalo ma qayliyo mana dacwoodo.*
Sanadahaan dambe Dameeruhu waxa ay wajahayaan dhibaatooyin badan sida Cunno yari, Isticmaalka xad dhaaf ka ah iyo ka warqabka la-aanta tasoo ugu dambayn sababaysa in uu neefka liito caafimaad ahaan.
Badanaa Dameeraaleyda Soomaliyed ma fahamsana in uu Neefka u baahanyahay daryeel wanaagsan sida Aadanuhu ugu baahanyahay (Deegaan nadiif ah, Nolol bilaa stress ah, Cunno nadiif ah iyo IWM).
baaris aan sameynay bilihii laso dhaafay oo ku saabsanayd (waxyaabaha saameeya waxqabadka/shaqada daryeelka dameeraha), kuna daabacnay Journal lagu magacaabo (International Journal of Avian and wildlife Biology May 23, 2023).Su aalaha aan dameeraleyda hor dhignay ama waydiinnay waxa kamid ahayd:-
ka aaminsantihiin Dameeruhu?
Kooxda ugu horayso waxay ugu jawaabeen (32%):-hadii dameerku si xad dhaaf (Overwork) loogu shaqaynin wuxuu noqonaya mid xanaaqsan (Aggressive).
Kooxda 2aad waxay ugu jawaabeen (30%):-in dameerka maalinti oo dhan lagu shaqeeyo habenki kaliya cunno lasiiyo.
Kooxda 3aad waxay ugu jawaabeen (13%):- in dameerka uusan daalin marnaba.
Kooxda 4aad waxay ugu jawaabeen (6.4%):- in dameerku uusan xanuunsanin.
Kooxda 5aad waxay ugu jawaabeen (5.8%):- in dameeruhu loogu talagalay in wax culus lagu qaado (beast of Burden).
Kooxda 6aad waxay ugu jawaabeen (5.1%):-in dameerka uusan u qalmin in la daaweeyo.
Kooxda 7aad waxay ugu jawaabeen (4.5%):- dameeruhu waa xaywaan wasakh ah oo aan saaxiibtinimo gelin.
Kooxda ugu dambayso waxay ugu war celiyeen (3.2%):-dameerku haduusan nadiif ahayn in uu dadka cuduro ku sababo sida (Glanders and Tetanus).
waxay inoo muujinaysa heerka dameeralayda ay u fahamsantahay Dameerku waxa uu yahay, fahamkaan qaldan wuxuu kenayaa in dameerku daryeel wanaagsan uusan helin soonna wajahdo caafimaad darro.
Maxaa noolaga baahanyahay???
Innagoo tixraacayna Jawaabaha ay bixiyeen Dameralayda:-
noolaga baahanyahay in aan saro uqaadno wacyigilinta ku saabsan daryeelka xoolaha loona ilaalin lahaa bad qabkooda.
wazaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ay dajiso Siyaasad( Policy) tasoo sare loogu qaadaayo daryeelka xoolaha.
MAHADSANIDIIN
Dr:Zakariye Abdifatah Ahmed.
Dvm Shafi'i Abdi Elmi dhugad waa musharax u taagan qabashada gudoonka Naadiga ardadda. jaammacadda ummadda soomaaliyeed.
Hiigsigiisu yahay.
Hogaan-wanaagsan.
Wax wadda qabsi.
Iyo buuxinta baahiyaha jira ee hogaanka ardadda.
Hal heeskeennu waa" codkaaga ayaa isbadal sameen kara."
Musharax gudoomiye Dr
"Hankiisu waa hoggaan Samaan."
"Ugu hiilli codka maanta iyo cududada berri"
"NAJUS oo naalleeysan "
"U hiilli aan horu-marnee"
Musharax Gudoomiye NAJUS DVM Shafi'I Dhugad, oo kamid ah ardada kulliyadda xanaanada iyo daaweynta xoolaha waxa maanta si habsami leh u soo bandhigtay wax qabadkiisa u qorsheysan Kadib hanashada hoggaanka NAJUS.
"Hankiisu waa hoggaan Samaan."
"Ugu hiilli codka maanta iyo cududada berri"
"NAJUS oo naalleeysan "
"U hiilli aan horu-marnee"
Ardayada dufcada 6aad E xanaanada xoolaha (B6VH) ayaa isku dayay inay dry gareeyaan nuucyada kala duwan ee fruitska.
Good job b6VH
April 29 is World Veterinary Day – a time to recognize the lifesaving work performed by veterinarians around the world.
Congratulations to All Somali veterinarians.
Waxan dhamaan ummada muslimiinta gaar ahaan ummada soomaaliyeed ugu hambalyeynenaa munaasabada ciidul-fitriga, .
Ciidaan ciida xigta nabad iyo caafimaad Allah nagu gaarsiiyo.
Acmaasha soonka & salaada Allah naga aqbalo.
Muqaalka midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha ee jus oo maalintii shaley kafaalo qaadey barnamijka afurinta dadka dan yarta ah ee kunool duleedka magaalada Mogadishu.
Maanta oo ay tahay Taariikhdu 19-ka Bisha April, 2023, kuna beegan 28 Ramadan, 1444. Kulliyadda Xanaanada xoolaha iyo daaweynta JUS ayaa sannadkii 4aad afur usmeysey dad ku dhaw 500 qofood oo danyar ah ee ku nool duleedka magaalada Mogadishu.
Barnamijka afurinta waxa isku so daba ridey gudoomiyaha midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha ee jus Dr mustafa garaad.
DVM Shafi'I Dhugad waa musharax u taagan qabashada xilka gudoomiyaha Naadiga Ardada Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed,
waa aqoonyahan barta cilmiga xanaanada iyo daaweynta xoolaha, hadana leh han iyo hawl-karnimo iyo isku-wad bulsho.
Hal-ku dhigiisu waa NAJUS oo naalleeysan.
Ugu codeey:
_Hoggaan-san
_Hor-usocod
_Hiil-ardaynimo
_NAJUS oo naalleeysan
WACAM
of 𝗧𝗵𝗲𝘀𝗶𝘀 𝗗𝗲𝗳𝗲𝗻𝗰𝗲 𝗖𝗲𝗿𝗲𝗺𝗼𝗻𝘆: Ardayda ducfadii shanaad ee Xanaanada xoolaha (ANIMAL HUSBANDRY) ayaa maanta difaacday buugga qalin jabinta ee heerkoodi kowaad.
HAMBALIYO HAMBLIYO HAMBLIYO
#𝗗𝗔𝗬 3: 𝗧𝗵𝗲𝘀𝗶𝘀 𝗗𝗲𝗳𝗲𝗻𝗰𝗲 𝗖𝗲𝗿𝗲𝗺𝗼𝗻𝘆
Waxaa maantana difaacday buuggooda qalin-jebinta Ardayda Kulliyadda dufcadii shanaad ee Animal husbandry.
#𝐂𝐨𝐧𝐠𝐫𝐚𝐭𝐮𝐥𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬.
𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍
#𝗗𝗔𝗬 𝟭: 𝗧𝗵𝗲𝘀𝗶𝘀 𝗗𝗲𝗳𝗲𝗻𝗰𝗲 𝗖𝗲𝗿𝗲𝗺𝗼𝗻𝘆
Kulliyadda waxa ay u hambalyeynaysaa ardayda Batch Four, Veterinary Medicine oo maanta buugga qalin-jebinta difaacday groupka ugu horeeya,
Day one thesis defence ceremony held at Faculty of veterinary Medicine and Animal Husbandry-SNU Gahayr Campus.
Some Batch 4 students have defended their graduation projects under successfully.
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨, 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨, 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐣𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥.
Batch 7 Vet students did Microbiology Practical on Sterilization and Media Preparation for culturing.
Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada Xoolaha JUS ayaa xaflad sagootin ah u sameysay saddex (3) arday oo waxbarasho ugu ambabaxayo dalka Talyaaniga gaar ahan Jaamacadda Bologna oo kamid ah jaamacadaha ugu faca weyn qaaradda Yurub.
.
The Genomics and livestock breeding seminar at faculty of medicine and husbandry has ended.
Hambaliyo dhammaan Ardayda nasiibka u heshay kuso biirida jaamacadda ummadda soomaliyeed gaaar Ardada veterinary medicine and husbandry soo dhawaada Dadaaal wacan.
Mogadishu 7-sep-2022
Gudoomiyaha midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha mudane mustafa Abdi Ahmed(Garaad) ee jus ayaa magacaabey xubnaha gudiga fulinta ee midowga ardeyda kuliyada xanaanada xoolaha ee jus.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Waddada Afgooye
Mogadishu
Opening Hours
Monday | 07:00 - 04:30 |
Tuesday | 07:00 - 04:30 |
Wednesday | 07:00 - 04:30 |
Thursday | 07:00 - 04:30 |
Saturday | 07:00 - 04:30 |
Sunday | 07:00 - 04:30 |