Saed Eglami

welcome to my official page I hope we can benefit from it. intelligent of iT .

saed eglami is a profitional engineering in feilds of softwere engineering and programming laguage,also saed prepared the bechalor of information technology and preparing master of information technology.thank you for your visiting my page ,here we go.

15/10/2022

Champioms "somalia somali baa leH"๐Ÿ’™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

30/09/2022

Difficult to beliave ,allah mercy on general Farhaan qoroole๐Ÿ˜ฅ

Inaa illaahi wa innaa ilayhi raajicuun

24/09/2022

Allah ha unaxariisto Maddaxweyne Mohamed Siyaad Bare.. Horumarka Wadanka iyo Waxqabadkiisa Maddaxweyne Soomaaliyeed oo qabtay ama gaarsiiya heerku wadanka iyo magaca Soomaaliyeed gaarsiiyey malaha ilaa iyo maanta.

Kuwa looga sheekeeyay kaliya Xumaan ka dhan ah AUN Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ee aan maqal Waxqabadkiisa bal ha aqristaan Qoraalkan, inkastoo uu yahay mid kooban.

A) โ€“ Hal Milyan oo Caruur Soomaaliyeed ayaa Dugsiga Hoose sannad walba si lacag laโ€™aan ah ku aadi jirtay. Halka ku dhawaad 2 Million ay iyagana aadi jireen Dugsiga Dhexe iyo kan Sarre sanad kasta si bilaash ah.

B)-Arday walba oo kasoo dhamaysta Dugsiga Sarre waxa uu si bilaash ah u aadi jiray Jaamacad ama Kolleej.

C) โ€“ Daryeel Caafimaad oo bilaash ah ayuu haystay qof walba oo Muwaadin ah.

D) โ€“ Sannadkii 1972 waxaa la sameeyay olalihii Ciribtirka Qoris laโ€™aanta (Soo afjarka dadka aan wax qorin, waxna aqrin).

E) โ€“ Qoridii Farta-Soomaaliga. Iyo in Afka-Soomaaligu noqdo Luuqada dastuuriga ah ee wadanka.

F) โ€“ Dib u dajinta iyo Caawinta Boqol kun(100,000) oo ay Abaartii Dabadheer saamaysay.

DHISIDA KAABAYAAL IYO WADOOYIN:

*Wadooyinka

1. Wadada Muqdisho ilaa Hargaysa 1500km

2. Garowe ilaa Boosaaso 500km

3. Muqdisho ilaa Baydhabo 350km

4. Muqdisho ilaa Kismayo 500km

*Garoomada Diyaarada

Berbera, Hargaysa, Burco, Boosaaso, Gaalkacyo, Dhuusamareeb, Muqdisho, Bali- Dogle, Baydhabo, Marka iyo Kismaayo.

*DAKADAHA

Berbera, Boosaaso, Muqdisho and Kismaayo

โ€“ Dhisida 35 ilaa 50 Buundooyin muhiim ah.

โ€“ Dhisida Biyo-Xireeno.

-Olalihii Ciribtirka Faqriga.

*WARSHADAHA

โ€“ Dhisida warshado ay ku jiraan: Warshadii Sonkorta ee Mareereey, Warshadii Shamiitada, Warshada Kaluunka, Warshadii Baastada, Warshadii Taraqa iyo Sigaarka, Warshadii Caanaha iyo Kuwa kaloo badan.

MALATARIGA IYO BOOLISKA
โ€“ Dhisuda Ciidanka Seddexaad ee ugu quwada weyn Afrika uguna Tababarka fiican.
_ Booliska Qaranka
iyo Like ii Saar please Oo igu Soo Biir si Taariikhda Soomaaliya Aad u Heshid

14/09/2022

The original๐Ÿ–ค

08/09/2022

Ma jirto nasiib daro kawayn oo qof bani aadama lakulmi lahaa adoo cimri 100 sano gaara lagu siiyay misana aad rumayn waydo ilaahay io rasuulkii scw.

What a lose.

08/09/2022

Khabiir Shaba Laala ๐Ÿ—ฃyaah ,napoli teamkaygii weeye wali k**a bixin๐Ÿ˜

Photos from Saed Eglami's post 02/09/2022

Rug waayeel talo lagama waayo โ‰๏ธ

01/09/2022

"There are people who are less educated than you who are doing the job you want to do, and the reason they got there is because they decided to take action." Jack ma.

Have A Good FridaY all of You.

30/08/2022

"Warqadaan ku daabacay doodeeda iga qaad " Allaha unaxaristeh Ismaacil Muse qalinle๐ŸŽป๐ŸŽธ

23/08/2022

Qabriga ayaa ku filnaan doona kii aanay dunida oo dhami ku filnayn

โ€ข Alexander the Great

18/08/2022

Allah ha u naxariisto Abwaan Hadraawi oo goordhow ku geeriyooday magaalada Hargeysa. ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun. Ducada yaan loo kala harin Somaliyeey,halyeey baa naga hayaamay what a black day๐Ÿ˜ข

16/08/2022

Ninkan hindiga ah ee ka muuqda sawirkan hoose ayaa ku guulaystay kiis dacwadeed uu ku jiray in kabadn 22 sano oo xiriir ah, sababtuna waa inuu dib ula soo noqdo lacag gaaraysa $0.26 (Lix iyo labaatan sinti).

Waxaa dhacday in Sanadkii 1999kii tareen uu la socday, markii uu bixinayay lacagtii tareenka ay ka raacday 21 rupee oo u dhiganta $0.26, kadibna markii uu guriga tagay oo uu xisaabtamay ayuu dareemay inay lacag ka maqan tahay, isla markiiba wuxuu ku soo noqday qoladii tareenka isagoo u sheegay inay lacagta intaas leโ€™eg ka maqan tahay uuna rabo in loo soo celiyo, laakiin raggii joogay stationka tareenka ayaa ku inkiray lacagtii, taasoo ka dhigtay mid kiis dacwadeed ka furta maxk**adda.

Kadib 22 sano oo maxk**ad ah iyo 120 kalfadhi oo lagu dhagaystay dacwadiisa ugu dambayn usbuucan ayuu ku guulaystay in loo soo celiyo lacagtiisii oo ahayd 0.26 sent.

Kawrama arintaas.

15/08/2022

Wiilkii Caga-Cadaanta Schoolka Ku Aadi Jiray.

Wiilkii Jidadka Hilibka Doorada Ku Gadi Jiray.

Wiilkii ay Nolosha Ciishay.

Wiilkii u Babac-Dhigay, Wiilashii Aabayaashooda Madaxweyne iyo Raisal-Wasaraaha ahaayeen.

Wiilkii Buudka Kula Tuntay Wiilashii Cuntada Ku Cuni Jiray Qaadooyinka Dahabiga ah.

Maanta ayeey Rumoowday Magacii uu Isugu Yeeri Jiray ee ahaa 'HUSTLER" oo Macanaheedu Yahay 'Bir-Jeex".

Ninkaasi Waa William Somoei Arab Ruto oo Maanta Noqday Madaxweynaha Kenya.๐Ÿ‘

15/08/2022

Soomaaliyeey wax aan baryo kuhelnay kuhaqab bixi mayno ee aan dhulkeena beerano oo khayraadka dhulkeena kujira kala soo baxno.
"Qof gaajaysani gob ma ahn gun weeye wixii doonaa laga samaystaa "allaha unaxariistee mohamed siyaad bare.
Bal fiiri maanta xaaladaan kusuganhy aduunyo.๐Ÿ™ˆ

15/08/2022

Sawirku waa namibia waa meesha ay ku kulmaan saxaraha iyo biyuhu.
Ilaahay awoodiisu cajaa'inbsanaa .

14/08/2022

Marka lagu leeyahy qofkaa qalbadaa taagan waa tano kale๐Ÿ˜…

12/08/2022

Sadio mane mar wax laga waydiiyay saacadisa,wuxu ku jawaabay:"waxay sheegaysaa inta ay sheegayso saacada 5million joogta".

Sadio mane ๐Ÿ‘

12/08/2022

Arday ayaa waxa uu dhacay maadada sharciga wuxuuna goโ€™aansaday inuu kala hadlo professor kiisa.

Ardaygii: Mudane, wax walba oo ku saabsan sharciga aduu ma garan kartaaa?

Professor kii ayaa si kolsooni leh u yidhi โ€œhaaโ€ waayo?

Ardaygii: professor hadii aad ka jawaabto suโ€™aashan, waan dhacay imtixaanka, balse adiguna hadii aad garan waydo su'aasheyda ma isiin imtixaanka darajo sarre โ€œA".

Professor kii oo is hubaa yidhi waa hagaag waxba k**a qabo.

Wiilkii ayaa waydiiyay: โ€˜โ€™maxaa sharci ah laakiin aan macquul ahayn, macquul ah laakiin sharci ahayn, oo sharci iyo macquul mid koodana ahayn.

Professor kii ayaa ka fikirayay saacado badan ilaa uu ka quustay jawaabta.

Wuxuuna ku qasbanaaday sidii sharadku ahaa in uu ardaygiisi imtixaanka darajada โ€œAโ€ siiyo.

Maalintii danbe ayuu professor kii fasalkii waydiiyay isla su'aashii, professor kii ayaa naxay kadib markii uu fasalkii dhamaan gacmaha wada taagay.

Balse Wuxuu ka doortay ardaydii wiilkii su'aasha weydiiyay markii h**e.

Intaas kadib wiilkii wuxuu ugu jawaabay: mudane waxaad tahay 65 jir, waxaad guursatay gabadh 23 jir ah, tani waa sharci laakiin macquul maaha.

Xaaskaagu waxay xidhiidh la leedahay wiil 23 jir ah, tani waa macquul laakiin sharci maahan.

Xaaskaaga saaxiibkeed oo imtixaankiisi dhacay hadana waxaad siisay "A" tani sharcina maahan macquulna maahan.

Professor kii isagoo la yaaban jawaabta ardaygiisi buu istaagii kasii dhacay, yacni waa suuxay ๐Ÿ˜

Hadayfi Abdirahman

12/08/2022

Sacaada diin island ,what a beautiful๐Ÿ’š

03/08/2022

Wiil dhallinyaro ah oo u dhashay Sucuudiga ayaa Boggiisa Facebook waxa uu ku soo qoray "Waxaan degay mid ka mid ah Hoteellada 5 xiddiglaha ah ee waddanja Japan, anigoo ku dabaalanaya Barkadda Dabaasha Hoteelku leeyahay oo cidina aysan ila joogin ayaan ku dhex kaadiyay barkaddii dabaasha, Alarm ayaa yeeray waxaana yimid shaqaalihii Hoteelka barkaddii ayay iga soo saareen, biyihii oo idil ayayna ka saareen swimming pool-koo wayna nadiifiyeen, kaddib ninkii shaqaalaha ahaa ee qaabilsanaa soo dhoweynta ayaa isiiyay baasaboorkeygii isagoo igu amray inaan Hoteelka isaga tago, waan ka tegay laakiin mar walba oo aan Hoteel kale kireyso is iraahdo waxaa la ii soo celiyaa baasaboorkaygii, waxaana la igu yiraahdaa sow adigu ma tihid ninkii....

Dhowr Hoteel oo aan isku dayay inaan seexdo waa la iga diiday iyagoo iila dhaqmaya isla sidii... kaddib waxaan maciin biday safaaraddeydii, waxaana ay igula taliyay inaan d**o Hoteel aan Barkad dabaal lahayn.. intaa kaddib markii aan ka soo tegayay Japan nin ka mid ah raggii ka shaqeynayay socdaalka iyo baasaboorrada ayaa markii uu tiimbareeyay baasaboorkaygii wuxuu igu yiri ; waxaan rajeynayaa inaad wax ka faa'iideysatay cashirkii laguu dhigay!!!!"

Macnaha Japan idilkeed way ogaatay inuu isku kaadiyay.
ุดุงุจ ุณุนูˆุฏูŠ ูŠุชุจูˆู„ ุชุญุช ุงู„ู…ุงุก ููŠ ู…ุณุจุญ ุจูู†ุฏู‚ ูŠุงุจุงู†ูŠ, ุงู†ุธุฑูˆุง ู…ุงุฐุง ุญุตู„ ู„ู‡.

# ุดุงุจ ุณุนูˆุฏูŠ ูƒุชุจ ุนู„ู‰ ุตูุญุชู‡ ููŠ ุงู„ููŠุณ ุจูˆูƒ : ( ูƒู†ุช ู†ุฒูŠู„ุง ููŠ ุฃุญุฏ ูู†ุงุฏู‚ ุงู„ุฎู…ุณุฉ ู†ุฌูˆู… ุจุงู„ูŠุงุจุงู† ูˆุจูŠู†ู…ุง ุฃู†ุง ููŠ ุงู„ู…ุณุจุญ ุงู„ุชุงุจุน ู„ู„ูู†ุฏู‚ ุงู„ุฐูŠ ู„ู… ูŠูƒู† ููŠู‡ ุฃุญุฏ ุบูŠุฑูŠ ุชุจูˆู„ุช ุชุญุช ุงู„ู…ุงุกุŒ ุนู…ู„ ุฌู‡ุงุฒ ุงู„ุฅู†ุฐุงุฑ ูˆุญุถุฑ ุงู„ุนู…ุงู„ ูˆุงุฎุฑุฌูˆู†ูŠ ู…ู† ุงู„ู…ุณุจุญ ูˆุงูุฑุบูˆุง ุงู„ู…ุงุก ูˆู†ุธููˆู‡ุŒ ุจุนุฏู‡ุง ุณู„ู…ู†ูŠ ู…ูˆุธู ุงู„ุฅุณุชู‚ุจุงู„ ุฌูˆุงุฒ ุณูุฑูŠ ุทุงู„ุจุง ู…ู†ูŠ ู…ุบุงุฏุฑุฉ ุงู„ูู†ุฏู‚ุŒ ุบุงุฏุฑุช ุงู„ูู†ุฏู‚ ูˆูƒู„ู…ุง ุฏุฎู„ุช ูู†ุฏู‚ุง ุงุฎุฑ ูŠุทู„ุน ู…ูˆุธู ุงู„ุงุณุชู‚ุจุงู„ ุนู„ู‰ ุฌูˆุงุฒ ุณูุฑูŠ ูˆูŠู‚ูˆู„ ู„ูŠ : " ุงุณู ุฃู†ุช ุงู„ุฐูŠ .... " ุฅ ูˆู„ุง ูŠุณู…ุญ ู„ูŠ ุจุงู„ู†ุฒูˆู„ุŒ ุญุงูˆู„ุช ููŠ ุนุฏุฉ ูู†ุงุฏู‚ ูˆูƒุงู†ุช ู†ูุณ ุงู„ู…ุนุงู…ู„ุฉ ูู„ุฌุฃุช ุฅู„ู‰ ุงู„ุณูุงุฑุฉ ุงู„ุฐูŠู† ุจุฏูˆุฑู‡ู… ู†ุตุญูˆู†ูŠ ุจูู†ุฏู‚ ู„ูŠุณ ููŠู‡ ู…ุณุจุญุง ูˆุนู†ุฏ ู…ุบุงุฏุฑุชูŠ ู„ู„ูŠุงุจุงู† ู‚ุงู„ ู„ูŠ ู…ูˆุธู ุงู„ุฌูˆุงุฒุงุช ุจุนุฏ ุฃู† ุฎุชู… ุฌูˆุงุฒ ุณูุฑูŠ " ุงุฑุฌูˆ ุฃู† ุชูƒูˆู† ุงุณุชูุฏุช ู…ู† ุงู„ุฏุฑุณ " ).

ุงู„ูŠุงุจุงู† ูƒู„ู‡ุง ุนุฑูุช ุงู†ู‡ ุจุงุงุงุงุงุงู„.

YAHYA YUSUF

28/07/2022

"Maybe what you're looking for is looking for you."

Saed Eglami this is my official page,you can welcome.

Have a Good Friday all Of You.

14/07/2022

Have a good Friday all of you.โค๏ธ

14/07/2022

Shpky Abdiwali yaasiin oo ka soo shaqeeyay exercise ki loo diray halka ardada kle aysan kashaqayn๐Ÿ˜…
Muxuu waxbartay๐Ÿคฃ

Photos from Saed Eglami's post 12/07/2022

Deegaanka gaacidh Ee Gobalka Sanaag๐Ÿฅฐ

11/07/2022

Inan yaroo Libaaxa๐Ÿ˜Ž

Photos from Saed Eglami's post 10/07/2022

SOMALI NATIONAL FORCES GREET YOU FROM ERITREA๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ

08/07/2022

KHUDBADII KHUDBOOYINKA: Khudbadii u dambaysay ee uu Nabi Muxamed (NNKH) ka jeediyay Banka Carafa sagaalkii (9) bisha xurmaysan ee Eebbe ee Dul Xijah.

Sanadkii tobnaad (10) ee Hijriyada ayay ahayd markii uu Rasuulkeennii suubbanaa (NNKH) uu aadamiga oo dhan uu jeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba muslim ah ama aan muslim ahaynba ay akhriyaan. Waxay ahayd xajkiisii ugu h**eeyay uguna dambeeyay ee rasuulku soo guto. Waxaynu oghayay in Nabi Muxamed (NNKH) uu afar jeer soo cumraystay, ha yeeshee uu hal mar kaliya soo gutay waajibaadka xajka.

Khudbadii uu Rasuulku maalintaas jeediyay waxay ahayd, fatriin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii uu Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaad halkan hoose ka heli doontaa khudbadii oo uu qof walaalaha ka mid ihi Af Soomaali u tarjumay - Eebbe abaal tiro badan ha ka siiyee.

FADLAN MARKII AAD AKHRISO SII GUDBI.

'' Dadyohow i dhegaysta, ma garanayo in sanadkaan ka dib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraaddeed si fiican u dhegaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan.

Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada in aad dhabtii abuurihiinna (rabbi) la kulmi doontaan, camalladiinnana laydinka xisaabin doono, haddaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraansan yahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa. Ribbo (Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaโ€™iidadiinna idinkaa iska leh.

Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed.

Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta.

Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad, ka bixi hantidaadda sakada, soo gudo waajibaadka xajka hadii aad awoodid.

Bini Aadamka oo dhammi waxay ka yimaadeen Aadam iyo Xaawo, Carabtu k**a sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna k**a sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi k**a sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina k**a sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina.

Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo.

Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaa daraadeed si fiican u dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tegay laba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiinnna i dhegaysanaysaay warkayga u sii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.

Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soo degay oo ay ka mid ahayd:

(ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง

โ€œMaanta ayaan idiin dhamaystiray diintiinna, waxaanan ku ebyay korkiina barwaaqadayda, Islaamka ayaanan diin ahaan idiin oggolaaday.โ€

Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo codka kor u qaadaya wuxuu yiri ''Eebboow ka markhaati noqo in aan fariintaadii u gudbiyay dadkaaga.

Maalintaan Carafa ee barakaysan darteed, la wadaag qoraalkaan asxaabtaada kale, dhammaanteenna aynu is cafino.

~Adam Aw Xirsi.

04/07/2022

Ninka halkan jiifa ee sawirka idinkaga muuqda waa Madaxweynaha Dalka Ivory Coast Hassan Otara waxa uu dhex seexday isaga oo ay wehlinayaan ilaaladiisa Muwaadiniinta Wadankiisa ee sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka, isago weliba heli kara inuu d**o Hotel Five Star ah, wuxuuna diiday in hantida dowladda loo isticmaalo dano gaar ah wuxuuna jeebkiisa ka bixiyay lacagta uu ku xajinayo.

Madaxweynahan ayaa sidoo kale diiday inuu hantida dowladda lagu bixiyo cuntadiisa, ilaalintiisa, gaadiidkiisa, isagoo sidoo kale diiday Porotocolka gaarka ah ee boqortooyada Sucuudiga oo inta badan u sameyso Madaxda iyo Boqorada aduunka xilliga ay ku jiraan dhawaafka iyo orodka labada buurood dhexdooda ee Safa iyo Marwa.

Xigasho: Ibraahim Azhari

02/07/2022

Waxa caawa magaalada hargaiza kugeeriyootay fanaanad qaran ,khadra daahir cige oo baryahan kuxanusanaysay isbitaal kuyaalay hargaiza,allha unaxariistoh๐Ÿ˜ข

30/06/2022

Presidential election of somalia 0๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ/0๏ธโƒฃ7๏ธโƒฃ/1๏ธโƒฃ9๏ธโƒฃ6๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ
What was a days for us๐Ÿ’™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

26/06/2022

Marka adoo cirka maraya waraysi lagaa qaado๐Ÿ˜

25/06/2022

K*k

25/06/2022

26-june-1960 Hargaiza ,what a memories for us๐Ÿ™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™

Photos from Saed Eglami's post 17/06/2022

Hadaftimo-sanaag -puntland .โค๏ธ

15/06/2022

Hambalyo raysal wasaaraha magacaaban ee jumhuriyada federalka somalia ,ilaahay waxn ka rajaynayaa inuu kula garab galo mas'uuliyada culus ee laguu magacaabay.

10/06/2022

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ด๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€-๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป, ๐—ฑ๐—ถ๐—บ๐—ผ๐—พ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.

๐—š๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ผ ๐—บ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ, ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†.

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ. ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ ๐—ฎ๐˜†๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†, ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ-๐—ถ๐˜€๐˜‚-๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐˜‚ ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐—ป๐—ป๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ถ๐—บ๐—ผ๐—พ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ผ.

Madaxwayne Mohamed Abdullahi Farmaajo ๐Ÿ™

09/06/2022

Caawa waa jimce an kusalino xabiibkeena mohamed ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆ ุณู„ู…โค๏ธ

07/06/2022

Al-caasimah โค๏ธ

07/06/2022

ilaa buura-wadal
โค๏ธ

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu
252
Other Web design in Mogadishu (show all)
Afgarad Design Afgarad Design
Ahmed@gmail. Com
Mogadishu, 12345

WELCOME AFGARAD DESIGN

Astaamiye Astaamiye
28M9+7V
Mogadishu

Over the last 5 years, Astaamiye has had the opportunity to partner with some of the most exciting e

Baro Xirfada Blogging Baro Xirfada Blogging
Banadir
Mogadishu, 252

Haddii aadan aqoon sida website loo sameeyo Anaga ayaa kuu samaynayno

Somsign Somsign
Mogadishu

We are a Graphic and Web design Company from Somalia offering high quality design services.

Easy 2 Code Easy 2 Code
Mogadishu
Mogadishu

page-kaan waxaa ugu tala galay ardayda somaliyeed gaar ahaan ku wooda xiiseeyo barashada web design

Brandrive Advertising Agency Brandrive Advertising Agency
KM5 Zoobe
Mogadishu, 252

Brandrive is a full-service branding, marketing, advertising, and web development company with offic

Yamil Yamil
Hodan District, Somali
Mogadishu

Hi my name is YAMIL i am one of the professional web designers in Somalia. I am freelancer that wor

Scout International Co. Scout International Co.
Km4, 21 October Street, Sultan Business Park
Mogadishu, 00000

๐—ช๐—ฒ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—œ๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜€๐˜‚๐—น๐˜๐—ฎ๐—ป๐˜ ๐—š๐˜‚๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.

Mesut Mahad Mesut Mahad
Mogadishu, 00000

Think smarter, not harder. ๐Ÿง 

Xasaasi design Xasaasi design
2233
Mogadishu

Jiheeye Code Jiheeye Code
Mogadishu

Web Design and Development Company

binbocare.com FL binbocare.com FL
Zoope
Mogadishu

We are group of experts and leading ICT giant in the area of web hosting and designing, domain regi