Videos by Abdulkadir Abdullaahi Mohamed in Mogadishu. Member Of Galmudug State Pirliment!
Waxaan shalay ka qayb galay shir lagu dhiirigalinaayo dhamaystirka heeshiiskii walaaalaha Xeraale iyo Huurshe oo aan kula dardaarmay in la taaba geliyo heeshiiskii nabada bulshada labada dhinacna loo sameeyo dhiirigalin iyo is dhex gal bulsho si horumar looga gaaro colaadaha sokeeye ineey sii jiraan ama soo noqdaan.
Waxaan shalay ka qayb galay shir lagu dhiirigalinaayo dhamaystirka heeshiiskii walaaalaha Xeraale iyo Huurshe oo aan kula dardaarmay in la taaba geliyo heeshiiskii nabada bulshada labada dhinacna loo sameeyo dhiirigalin iyo is dhex gal bulsho si horumar looga gaaro colaadaha sokeeye ineey sii jiraan ama soo noqdaan.
Xaflad baarlamaanka Galmudug ay ku maamuseen Soo dhawaynta dibu doorashada G Mahad Cawad iyo heestii madaxaa na furan.
Xeraale.
Waxaan caawa gaarnay magaalada Xeraale anaga oo ka kooban wafdi isugu jira Golaha fulinta iyo golaha sharcidrjinta Dowlad-goboleed Galmudug u jeedka safarkeena ayaa ahaa qiimeyn iyo kormeer lagu sameynaayo Degmada xeraale, safarka waxaa nagu wehliyay Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha gudaha DGGM iyo team ka mid ah howlwadeenada wasaarada, kuwaas oo qiimeyn ku sameyn doono Degmada xeraale si ay soo jeedin iyo codsi ansixinta Degmeynta magaalada ay u horgeeyaan golaha wasiirada islamarkaana baarlamaanka u uu ansixiyaan.
Waxaan bulshada iyo maamulka degmada uga mahadcelinayaa soodhawaynta heerka sare iyo martiqaadka ay u sameeyeen wafdiga,
Hon Daadir Dhakow
Erayadii Abwaan Cumar Marooko. Laxanka iyo luuqduba waa Alfanaan Abdinaasir ciro. Heestii Xeraalaa Dalxiis mudan. Anigu waa la dhacay heestaan abwaanka iyo fanaankaba afkiina malab lagu qabay.
Wareysi xasaasi ah oo aan bixiyey.
Waa wareysi aan siiyey Shabelle TV, islamarkaasina aan uga hadlay iscasilaada wasiirkii ku fashilmay shaqadii loo igmaday ee Axmed Macalin Fiqi. Waxaana uu ka cararay isla xisaabtanka Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug.
Galmudug labo sano ayuu Wasiir ka ahaa, waxaa uu ka shaqeeyey in amniga degaanada Galmudug uu faraha ka baxo, islamarkaasina waxaa uu isku howlay kicinta iyo iska horkeenka beelaha walaalaha ah.
Si fiican u dhageysto wareysiga oo aan waxbadan ku faaqiday.