Mugdisho Online, Mogadishu Videos

Videos by Mugdisho Online in Mogadishu. WARBAAHIN KA SHAQAYSA ARIMAHA BULSHADA IYO DHACDOOYINKA MALIN LAHA AH

Mareeyaha Hay'ada Duulista Ethiopia oo qiray inay Somalia kaga hotmartay dhanka aviation ka

Mareeyaha Hay'ada Duulista Ethiopia oo qiray inay Somalia kaga hotmartay dhanka aviation ka

Hay'ada Duulista Rayidka Somaliyeed ayaa hormarro badan ka samaysay dhanka Aviation Somalia, marka loo eego mudadii yarayd ee ay dhisnayd hay'adu taasina waxa ay ku timid dadaalka Hogaanka hay'ada oo aqoon durugsan u leh Shaqada.

Haayadda duulista rayidka Soomaaliyeed waxa ay ka hormartay hay'ado kale oo dalkoodu uusan burburin sida dalkeen,
Mareeyaha Hay"ada Duulista Ethiopia ayaa sidan ku yidho muqaalka hoose
Tani waa marxalad
Guusha ay gaartay
Hay'adda Duulista iyo tas-hiilaadkeedu u dhan yihiin; iyo howlaheeda
Duulista; oo aan indhaheena ku aragnay.
Waxaan u maleynayaa in ay tahay tan ugu horeysa ee wadamada Bariga Afrika sidaa darteed,
Waxaan ku ammaanayaa doorkii ay ka qaateen adiga oo mas'uulkii Hay'adda ah, Ahmed Moallin Hassan iyo Agaasimaha Guud Ali Gaal Gabow Guusha aad Gaarteen Hay'adda Duulista Soomaaliya"
Maareeyaha haayadda duulista rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed macalin xasan ayaa ku amaanan qorshayaasha iyo shaqooyinka uu sameeyey mudada uu hayo xilka ugu sareeya ee Hay"ada.

Hormarinta madaarada wadanka waa hannaan habaysan oo ku lug leh tilmaamaha horumarinta garoon diyaaradeed oo hufan. Ujeedada ugu muhiimsan ee qorshaynta madaarku waa in la awoodo in si hufan loo isticmaalo agabka. Garoomada diyaaradaha ayaa sidoo kale qorshayaal heer sare ah si ay ugu guulaystaan ​​kaabayaasha dhaqaalaha dalkeena
Hay'adu waxay ka mid noqotay hay'adaha calaamka ee ka shaqeeya aviation nada
Sida International Civil Aviation Organisation (ICAO), Arab Civil Aviation Organisation (ACAO) iyo hay"ado kale oo badan
Mareeyaha Hay'ada duulista Ethiopia ayaa qiray inay Somalia uga horayso dhanka Hormarka Aviation ka (Halkan)👇 ka Daawo muqaalka Maareeyaha aviation ka Ethiopia

Qore Mohamed Abdi Osman Faradheere

Click to enable sound Next

Other Mugdisho Online videos

Mareeyaha Hay'ada Duulista Ethiopia oo qiray inay Somalia kaga hotmartay dhanka aviation ka
Mareeyaha Hay'ada Duulista Ethiopia oo qiray inay Somalia kaga hotmartay dhanka aviation ka Hay'ada Duulista Rayidka Somaliyeed ayaa hormarro badan ka samaysay dhanka Aviation Somalia, marka loo eego mudadii yarayd ee ay dhisnayd hay'adu taasina waxa ay ku timid dadaalka Hogaanka hay'ada oo aqoon durugsan u leh Shaqada. Haayadda duulista rayidka Soomaaliyeed waxa ay ka hormartay hay'ado kale oo dalkoodu uusan burburin sida dalkeen, Mareeyaha Hay"ada Duulista Ethiopia ayaa sidan ku yidho muqaalka hoose Tani waa marxalad Guusha ay gaartay Hay'adda Duulista iyo tas-hiilaadkeedu u dhan yihiin; iyo howlaheeda Duulista; oo aan indhaheena ku aragnay. Waxaan u maleynayaa in ay tahay tan ugu horeysa ee wadamada Bariga Afrika sidaa darteed, Waxaan ku ammaanayaa doorkii ay ka qaateen adiga oo mas'uulkii Hay'adda ah, Ahmed Moallin Hassan iyo Agaasimaha Guud Ali Gaal Gabow Guusha aad Gaarteen Hay'adda Duulista Soomaaliya" Maareeyaha haayadda duulista rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed macalin xasan ayaa ku amaanan qorshayaasha iyo shaqooyinka uu sameeyey mudada uu hayo xilka ugu sareeya ee Hay"ada. Hormarinta madaarada wadanka waa hannaan habaysan oo ku lug leh tilmaamaha horumarinta garoon diyaaradeed oo hufan. Ujeedada ugu muhiimsan ee qorshaynta madaarku waa in la awoodo in si hufan loo isticmaalo agabka. Garoomada diyaaradaha ayaa sidoo kale qorshayaal heer sare ah si ay ugu guulaystaan ​​kaabayaasha dhaqaalaha dalkeena Hay'adu waxay ka mid noqotay hay'adaha calaamka ee ka shaqeeya aviation nada Sida International Civil Aviation Organisation (ICAO), Arab Civil Aviation Organisation (ACAO) iyo hay"ado kale oo badan Mareeyaha Hay'ada duulista Ethiopia ayaa qiray inay Somalia uga horayso dhanka Hormarka Aviation ka (Halkan)👇 ka Daawo muqaalka Maareeyaha aviation ka Ethiopia Qore Mohamed Abdi Osman Faradheere

BUUGA MADAXWEYNE BIIXI, 13ka November waxa La Arki Doonaa Mucjiso Lama Filaan Ah
BUUGA MADAXWEYNE BIIXI, 13ka November waxa La Arki Doonaa Mucjiso Lama Filaan Ah

Wasiir jamaal ayaa diyaarad xamar ugu qaaday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii boosaaso
Wasiirka qorshaynta Somalia jamaal maxamed xasan ayaa diyaarad xamar ugu qaaday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii boosaaso

Qiso
(8 may 2019) QISO XANUUN BADAN IGU REEBTAY OO KU SAABSAN QARAXII ZOOBE 14 OCTOBER!! Xili galab ah, saacaduna ku beegnayd 17:25 Ayaan bajaaj Waxaan kasoo qabsaday isgoyska dabka bajaajta waxaa wada ka ahaa wiil dhalinyara ah, dadiisana aan ku qiyaasay 25-28-35jir Waxaan kusii jeeday degmada shangaani wax kayar hal daqiiqo markaan soconay ayaa wadihii bajaajta su'aal iweydiyey. Wuxuuna igu yiri saldhiga degmada Miyaad udhaw dahay Mse Waad ka fog tahay? Waxaan ugu jawaabay Waan idhahay. Haa markale ayuu su'aal iweydiyey wada dekada kawaran hadaan marno ayuu igu dhahay? Waxaan ku iraahday tankale ayaa nogadhaw. Markale ayuu igu yiri tan hoose ma marikaro waayo Waxaan ahay dhaawac jagjagteeda ayaa badan jidka ayaa raf ah.!! Degdeg Ayaan uweydiyey halkeed ka dhaawacan tahay ama ka xanuun sanaysaa? Wuxuu igu jawaabay xaniinyaha Ayaan ka dhawaacanahay! Waxaan ku iraahday maxaa kaaga dhacay? Wuxuu igu jawaabay qaraxii zoobe Ayaan ku dhaawacmay. Waxaan Ku iraahday waqtidheer ayaa kaso wareegtay wali ma banaan miyaa? Wuxuu igu jawaabay xaniinyaha waa leeyga jaray turkiga Ayaan halsano kuso qaatay oo caafimaad ah Wlhi Waan isbadalay markuu yiri xaniinyaha ayaa leeyga jaray waxayna igu noqotay uurku taalo xanuun badan Markale Ayaan fiirmo uceliyey wiilka Waxaan weydiyey hada haday saas tahay walaal caabuqa kawaran? Wuxuuna iisheegay inay saddex tubbo ku rakaban yihiin fadhiga xaniinyaha maadaama lajaray Wuxuu igu yiri sokor Ayaan qabaa habeenkastane Waxaan Isku duraa cirbad ka hortaga jeermiska ah qalajiyaa sikansar uusan ugu dhalan caabuqa. Waxa uu iisheegay cirbadaasi inay joogto halki xabo $19 Wuxuu iisheegay maalintii qaraxaasi uu dhacayey in uu koomo galay mudo 18cisho ah in uu suuxsanaa kadibne uu sonaxay iyadoo laga jaray xaniinyihiisi kuna jiro isbitaal turkiga Balse xogaa dhimir uu helay waxa uu iisheegay inay dhaqaatiirtu uqoreen nasasho ilaa halsano ah markuu isbitaalka kaso baxayey. Balse Wuxuu iisheegay Inuu shaqo bilaabay afar bilood kadib sababo dhaqaal

Ministry of Interior in Mogadishu holds meetings on the actual process of national reconciliation.
Ministry of Interior in Mogadishu holds meetings on the actual process of national reconciliation.

Hadal jeedin;taydii Maanta