Mugdisho Online

Mugdisho Online

You may also like

Midoo
Midoo

WARBAAHIN KA SHAQAYSA ARIMAHA BULSHADA IYO DHACDOOYINKA MALIN LAHA AH

11/06/2024

Team-ka villa Somalia bahalnimo heerkii ugu sareey ayeey marayaan'!
Meeydka la baxa waxaaba kasii daran in lacag lagu xujeey in aad la baxdo meeydkaada.😟

05/09/2023

Dawladana anigaa ah A.S anigaa ah matihid maa idhihi kartaa adi Oo sawir Ah…..

06/08/2023

Duqii h**e ee degmada B/weyne Ali Abdikadir Farah ayaa ka hadlay sababta ay hiiraan u dagi waysay.

29/07/2023

Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid: "Nin iska ciyaarayo oo Tiktok iska soo duubayo in Wasaaraddaas weyn loo dhiibo sax maheyn”.

29/07/2023

DEG DEG MD Xasan Sheekh Oo Saaka qaaday
Tallaaboyin adag; xarunta NISA ayuu tagay
Muxuu kadoonay maxase ka jira
In Kala shaki Aad u wayn kajiro nabad sugida
Dalka

29/07/2023

Somalida yarkoda iyo waynkoda meel ayaa uwada cad 🤣🤣

Photos from Hiiraan State Tv's post 26/07/2023

Kuso Dhawow Caasimada Baledeweyn Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas khaliif.
Fallow noo dhaha saxiibayaal. Hiiraan State Tv

16/07/2023

guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdicasiis Jaaburi ayaa canshuur dhimis u sameeyey ganacsatada sidoo kalena waxa uu uga digay iney la macaamilaan maamulkii h**e ee Hirshabeelle.

15/07/2023

Madaxweynaha Hiiraan state caawa dalacsiiyay qaar ka mid ah halgamayaasha macawisleey.

Guul & Gobonimo shaqo wacan.

15/07/2023

Layla Shariif "Aniga Gabdhaha Guur Badan jecel Mihi laakin mardhow wiil Yar ayaan is Guursan rabnaa ee isoo duceeya "

Photos from Hiiraan State Tv's post 12/07/2023

Midowga Africa iyo UNECA oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Ethiopia.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo dedaal xoogan isugu geeyey dar-dar gelinta arrimaha diplomaasiyadeed ee loo igmaday ee uu ka hayo dalkaasi Ethiopia ayaa warqadaha aqoonsiga u gudbiyay Midowga Africa iyo UNECA oo fadhigoodu yahay Addis Ababa.

Guddoomiyaha Midowga Africa H.E Moussa Faki iyo guddoomiyaha UNECA H.E Antonio Pedro ayaa siyaabo kala duwan oo hab-maamuuskoodu sarreeyo xafiisyadooda ugu soo dhoweeyey Ambassador Warfaa iyo qaar kamid ah Diplomaasiyiinta Safaaradda, iyagoo si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo.

Danjire Warfaa ayaa labada xafiis la wadaagay sida ay Dawladda Soomaaliya ugu diyaar garowday adkaynta iyo xoojinta xiriirka kala dhexeeya hay'adaha iyo ururada caalamiga ah, isagoo ku adkeeyey inay kor u qaadaan taageerada ay ku bixiyaan horumarinta Dawladnimada Soomaaliya.

H.E Moussa Faki iyo H.E Antonio Pedro ayaa Safiir Warfaa iyo Diplomaasiyiinta safaaradda JFS ee Addis Ababa ku bigaadiyay sida masuuliyaddu ku dheehan tahay ee ay u dar-dargeliyeen mas'uuliyadda Diplomaasiyadeed ee ay Dawladda Soomaaliya uga hayaan dalka Ethiopia.

Ambassador Wafaa isagoo ka duulaya gudashada waajibaadkiisa wuxuu goor walba wada tashi iyo wada shaqayn mug weyn la leeyahay diplomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Ethiopia, waxaana Safiirka kulamadan kala duwan kala qayb galay La taliyaha Siyaasadda
Maryam Maxamed Cabdullaahi iyo Xoghayaha koowaad Mohamed Abdirahman Omar ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia.

10/07/2023

Meeqa jeer sidaan kugu dhacday 😅

Halkan uga yeer saaxiib caan ku ah ka fiirsiga codad duubista. 👇

04/07/2023

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmad iyo Ergayga gaarka ee Xasilinta iyo ilaalinta arimaha Rayidka Maxamad Cabdi waare ayaa si wadajir ah uga hadlay xiisad ka taagan deegaano ku yaala Xadka udhaxeeya Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe.

Shariif sheekh Axmad iyo Waare ayaa ku baaqay in xaalada la dajiyo lagana fogaado colaad dhex marta beelaha walaalaha ah.

Beelaha Abgaal iyo Xawaadle ayaa isku heysta deegaanada ku yaala Xadka Hiiraan iyo Shabelaha dhexe waxaana dhawaan odayaal kasoo jeeda Beesha Abgaal ay ku eedeeyeen Beesha Xawaadle in ay dhul balaarsi ka wadaan deegaano ay beeshooda dagto iyadoo odayaal beesha Xawaadle ahna ay maanta ku baaqaan in gudi loo saaro arintan.

04/07/2023

dhex laciibkan wa taqanaye😂✌🏼

03/07/2023

Madaxweynaha dowladda Hiiraan State Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa faray Wasaaradda Waxbarashada Xukumadda Soomaaliya in aaysan la Macaalimi karin Ex Wasaaraddii waxbarashada Hirshabelle inta laga soo dhisayo Wasaaradda waxbarashada dowladda Hiiraan State.

03/07/2023

Afar xujey Soomaali ah ayaa geeriyootay 3 kamid ah waa la waayey halka 4 kalena isbitaal la jiifiyay intii lagu guda jiray gudashada waajibaadka xajka ee dalka Sacuudiga, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mukhtaar Roobow. Soomaaliya ayaa sanadkan Xajka ka heshay qoondo ka badan tobban kun qof.

03/07/2023

Ali Jeyte" Geesigu Ciiltire
La Mahadshiyo Codkar Muuqda Weeyan, Calanka Iyo Ciidu Kucalamad Yahayo.

02/07/2023

Ciyaar dhaqameedka beesha Beesha Xawaadle,

Markeey shababkii buriyeen nimankaan ciyaarahoodii oo ee xiisa u qabaan ayeey meel walba ku ciyaaraan.

02/07/2023

Oday laandheere ah 😁
Kabax

25/02/2023
18/02/2023

Shacabka magaalada laascaanood garab is taag ayay u baahanyihiin

16/02/2023

Degaanka baar sanguuni saaka dagaal culus ayaa ka socda.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Mareeyaha Hay'ada Duulista Ethiopia oo qiray inay Somalia kaga hotmartay dhanka aviation ka
BUUGA MADAXWEYNE BIIXI, 13ka November waxa La Arki Doonaa Mucjiso Lama Filaan Ah
Wasiir jamaal  ayaa diyaarad xamar ugu qaaday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii boosaaso
Qiso
Ministry of Interior in Mogadishu holds meetings on the actual process of national reconciliation.
Hadal jeedin;taydii Maanta

Website

Address


Maka-almukarama
Mogadishu
252
Other Mogadishu media companies (show all)
Radio ceelgaras Radio ceelgaras
Mogadishu

Al Qamar Tv  ألقمر Al Qamar Tv ألقمر
Mogadishu

wa page ugaar ah arimaha bulshada iyo Barahada Cilimiga ��

Faahiye Faahiye
Km4
Mogadishu, 252

Faahiye Official Page

Adow Gaming Adow Gaming
Mogadishu

Welcome Everyone We Will Stream Here Pubg Mobile And More Other Games�

AQ Kheire AQ Kheire
Mogadishu

Saldhigga sahan sugano saxan

Nolasha manta Nolasha manta
Mogadishu

Bahja cadeey Bahja cadeey
Mogadishu

video news

HIIL FIQI CUMAR HIIL FIQI CUMAR
Mogadishu

Laylo Faafaale Laylo Faafaale
Factory Street
Mogadishu, 0000

Ku soo dhawaadaa page ka laylo faafaale

Caadle online store Caadle online store
Degmada Shibis
Mogadishu, 252