Abdalla Samafale
qofkasto oo liito hadaa awoodo caawi hadaa caawin karina waxbo ha udhimin wll U naxariiso Oo u dhimri Oo caawi Dadka Tabaaleysan Ee aan wax heysan.
Galab wanaagsan asxaapteyda
Dag Dag : Allah ha u naxariisto Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday
Waa qoys leelaa soo wadaagay aad utabaleesan hooyadi weey dhimamatay aabane waa naafo qofkasto wuxuu awoodo haku taro walalayaal ciyaalka bahi ayee la ooynayaan
Ka farxin eid iyo dadkii mudnaa
Eid iyo kafarxinta dadkeena Dan yarta ah
Allah unaxariisto waa geeri aan aad ugu naxay qeeyr umbaa isku baranay walasheey
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun waa geeri xanuun badan aad ayaan ugu naxay walasheey waxaan iskubaranay qeeyrka iyo usama falida dadka liita
Hoyadaan somaliyeed waan jeclaan lahaaa in la ii raadiyo facbook umbaa ku arkay xog dhameestiraa na waanka waayey
Mahadsanid wll daacad
Alx waxaa gaarsiiyey lcg walalo muxsiniin ah iisoo wakiisheen 17,020$
Alx shalay iyo maanta farqi weeyn ayaa u dhaxeeyo
Kaliya u Share garee si ummada Soomaaliyeed u caawiyaan.
Axmedkheyr Cabdi Faarax oo ku xanuunsan cariga maraykanka gaar ahaan minnesota mudo 7 bilood ah xaladiisuna aad u xuntahay wax ehel ah oo Hospitalka ku hayana uma joogaan Maraykan, Axmed khayr waxa uu kasoo jeedaa deegaan ahaan Qardho Puntland.
Axmed khayr waxa uu codsanayaa duco iyo garab istaag dhaqaale Jaaliyada Soomaaliyeed ku nool Minnesota gaar ahaan reer Puntland.
Alx waa Hoowl aad u cusleeyd lkn rabi ii fududeeyey qeeyr allah siiyo muxsiniiti ka qeeyb qaadatay
Alx aduunkaa geedka labadiisa galin shalay xalad buu ah maantana waa midkale allah ayaa igu guuleyey muxsiniinta igala qeeyb qaadatay qeeyr allah siiyo
Aabe cali cabdule omar iyo caruurtiisa ugu dambeen waxaan gudoon siiyey guri ayu lee yihiin iyo sabar loogiisa alx wala somaliyeed ayaa u kacay wax la aan ayee xaaskiisa ugu tagtay iyo xanuun,
Waa qiso aad u cajiib ah runti masha Allah
; Ciise Maxamed Xuseen wuxuu maanta kallidiisa u bixinayaa macalinkiisa dugsi quraanka macalin Cabdulle macalin Maxamed.
Wuxuu Ciise qaatay go’aan ay aad u adag tahay in qof walba uu qaato,Usoo duceeya inuu ilaaheey u fududeeyo qaliinka.
Dadka qaarna waalidkood u bixi laguma karo!
Wll hooyo dhibaateesan habeen iyo maalin wiilkaas dul fadhidaa mana awoodo ineey caawiyo oo daaweeyso kala xirir. +252611527250
Alx maalmo kadib allah usiyaadiyo
Alx isbadal weeyn ayaa ka muuqdo walalkeen allah usiyaadiyo
Alx Allah Ayaa mahad leh ila garab galay guri dhisida aabe dan yar ah waxaana ka qeeyb qaatay walala muxsiniin ah waxaa maanta ilajoojo wllky samafale nuur abkoow
Alx maanta waxaan indha Indheen u aadnay boss angaday hada aan u dhisi rabo aabe danyar ah waxaa ila socdo wllky samafale nuur abkoow , waxaan kaloo u mahad celinaa muxsiniinta ka qeeyb qaadatay
Allah caafiyo, wll nagala qeeyb qaado baahinta walalkaan xanuunsan
😭😭😭😭😭Subxanalhh xanuun badan ah o dhax oo boqol sano jir ah wax oowlaad ah heesan walal kala xariir lambarka 0615017643 video hadi uku sogaaro u garee
DEG DEG Maxkamadda Racfaanka ayaa xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo markale lagu helay in uu gabay Xaaskiisa
H**e Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa sidaan oo kale xukun dil ah ugu riday Sayid Cali, waxaana hada u furan Maxkamadda Sare.
Allah ha u naxariisto Hodan oo kamid ahayd gabdhaha ugu caansan barta Tiktok ayaa ku geeriyootay Shil gaari oo Ka dhacay inta u dhaxeeysa Nairobi iyo Gariza qof walbo maalintiisa qof ma dhaafin karto allah unaxariisto
Waxaa iga go on hadii Allah idmo u hadlida kuwa qabo baahiyaha gaarka ah danyarta iyo qofkastoo liito I.a
Abdalla Samafale qofkasto oo liito hadaa awoodo caawi hadaa caawin karina waxbo ha udhimin wll
Shalay maanta farqi weeyn ayaa udhaxeeyo alx mahadaas Allah usugnaatay iyo dadkii muxsiniinta ahaa ee ku dadaalay, waxeey heestaay hooy eey leeyihiin lkn shalay qabrida ayaa hooy u ahaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Mogadishu
Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with
Mogadishu, 252
Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252
Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta
Mogadishu, 252
WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID
Mogadishu
Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴