Wasarada xaq udirarka somaliyed

Wasarada xaq udirarka somaliyed

asc umada somaliyed wadanka cadalad halagu hogamiyo dowlada somaliyed maxkamadaha umada somaliyed

24/04/2023

Cid wangsan

05/04/2023

"Anigoo gacmaha iyo lugaha ka xiran ayaa maxkamad lii horkeenay, waxaana lii hor fadhiisiyay caruurteyda hortooda. Ninkaan xabsi dheer halagu xukumo nolosheena dhan ka bixi waa nin xanuunsan sidaas ayay gabdheyda igu hor tiri maxkamada horteeda. Naxariistii aabanimo way garan wayday

Intaas kadib waa lii xukumay 5 sanno xabsi iyo 3 sanno xabsi guri ayaa liigu xukumay, anigoo gacmaha iyo lugaha oo aan dhawac ka ahay oo ka xiran ayaa xabsi lii geeyay. Maalintaas kadib waxaa maskaxdeyda ka bixiyay inaa caruurtaas ani aan dhalay.

2018 anigoo xabsiga ku jiray ayay Hooyadeey dhimatay, geerida Hooyadeey darteed waxaa iigu dhacay sokor, waxaa lii diiday inaa tukado salaada sidokale waxaa lii diiday inaa soomo, marar qaar dharka ayaa liiga bixinaayay. Dhibaatooyin badan ayaa kala kulmay xabsiga intaa ku jiray.

Caruurta markii hooyadood oo sweden joogtay loo geeyay gabdhii oo dacwada iga gudbisay way dhimatay, caruurta kale sidaas oo kale ayaa ugu samray iyagane".

Aabe Daaud oo kunool dalka Mareynkanka ayaa sidaas yiri.

Bacadka Dalxiska Gobadlley

23/03/2023
15/03/2023

inaa lillaahi wanaa ileeyhi Raajicuun waxan murugta laqeyb sanayaa Ehelkii iyo asxabtii uu ka baxay wllkeen c/LAAHI Axamad Caddan oo ku geeriyooday magalada muqdisho samir iyo iimaan rabbi hanagasiiyo jannatul firdoso allh haku casuumo

12/03/2023

Manta waxa iso boqden siham boqrda karan genyada madow dad badan so dhawada page follow hala dhaho

07/03/2023

Inalilahi wa inailahi Rajicuun Geeri Xanuun badan
Idiriska iitaabo oo ah Majajilista Dadka ka Qosliya ayaa xaaskiisa ku geeriyootay Magalada muqdisho Ilaaheey janada Haka waraabiyo😥😢

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252