Suuqa Xoolaha TV, Mogadishu Videos

Videos by Suuqa Xoolaha TV in Mogadishu. Codka Shacabka🎤

Shirka Amniga Gobalka mudug ee labada dowlad gobaleed ee Galmudug iyo Puntland ayaa ka qabsoomay Galkacyo iyadoo laga soo saaray qodabo la xariira iskaashiga amniga iyo ciribtirka argagixisada

Click to enable sound Next

Other Suuqa Xoolaha TV videos

Shirka Amniga Gobalka mudug ee labada dowlad gobaleed ee Galmudug iyo Puntland ayaa ka qabsoomay Galkacyo iyadoo laga soo saaray qodabo la xariira iskaashiga amniga iyo ciribtirka argagixisada

Munaasabadda Magacaabista Golaha Wasiirrada

Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani oo ka hadlay Wada hadaladii ay Kula jireen xukuumada iyo Talaabada ay qaadi doonaan Mucaaradku.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo koofur.

Maamulka gobolka Hiiraan oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalo lagula dagaalamayo kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab ka wada deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha maadaama ay dalka imaanayaan madax iyo wufuud heer sare ah. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliska Booliska in ay diyaariyaan gaadiid goobaha caafimaadka lagu geeyo dadka ay la soo darsaan xaaladaha caafimaad inta ay jidadku xiran yihiin.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Caasimada Maalinta Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo uu kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Amniga DFS, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska iyo Nabadsugida, Dhamaan Saraakiisha Saldhigyada iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.