TIENS GROUP Somalia

Dawadu waa herbal
+252617268841

Company ga TIENS waxyaabo badan buu soo
saaraa , balse anaga ahaan waxaan ka dalbanaa
food supplements/ cunto caawiyeyaasha waa
waxsoosaar tayo leh oo Lagu daweyn karo cudur
walba oo dadka Ku dhaca .

08/12/2020

MA JIRTO WAX SI BILAASH LOO HELO

NOLOSHU QIIMO AYEE KA BAHAN TAHAY

DADAAL DHEERAD AH ISBADAL MUUQDA

HADAD AAMINTO KARTIDA QOF NIMADA

AWOODADA SHAQSI DADAALKADA

AAMINTO INAAD GUULEYSAN NEYSO

INAA LAKA BADINEYN INTAAS WAXA EE

KA XIRAN TAHAY IN AAD WALIGAA IS

DHIIBIN NEVER GIVE UP NEVER GIVE UP

08/12/2020

Qabriyada Waxaa Ka Buuxa Dad Badan Oo Ku

Fikiri Jiray Marka Aad Weynaato Ayaa Wax

Wanaagsan Qabanaysaa Ama Sanadka Dambe Ayaa Isbedel Samaynaysaa.

Majiro Qof Lagula Balamay Inuu Sii Noolaanayo

Ilaa Uu Waayeel Ka Noqonaayo Ha Sugin Waqti

Kale Haddii Saaki Waaggu Kuu Baryay Ilbidhiqsi

Kasta Aad Neefsataa Waa Fursad Kale Oo Alle Ku Siyay Ee Ka Faa’Ideyso.

Maalin Kale Oo Qurux Badan Rabow Maalineynan Ka Yeel Maalin Wanaagsan.

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 08/12/2020

Masha ALLAAH Look at this

woooow Amazing

when you have ,

like this for

sure you will succeed insha ALLAAH

's

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 07/12/2020

"caafimaad qabka dumarka waa wadada kaliya lagu heli karo bulsho caafimad qabta"

baaritaan ay sameesay hay'ada caafimaadka aduunka oo marka laso gaabiyo magaceeda looyqaano (WHO) dumarka kunool dunida

boqolkiiba sideetan 80% in ay la il daranyihiin xanuunada Ama dhibaatoyinka ku dhaca habdhiska taranka (Gynocological problems),

boqolkiiba lixdan iyo sadax 63% oo kamid ah dumarkaas waxa usabab ah xanuunkooda agabka ay isticmaalayaan xilliga dhiiga caadada Ama xeydka sida xafayada Ama always ta sidad utaqaan.

AIRIZ SANITARY NAPKIN
waa xafayad ama always sidaad utaqaano kaaso kasameysan suuf jilicsan oo waliba daaweysan, wuxuuna dhameystirayaa baahida

dumarka ee xilliga caadada Ama xeydka. waana xal cusub oo lohelay dhamaan dhibaatoyinka laxiriira caadada iyo habdhiska taranka ee dumarka.

faaidooyinka ay leedahay AIRIZ SANITARY NAPKIN

1) Waa qashin saar (cleansing) waxey awood uleedahay waxwalba oo wasaq ah iney soo saarto iyadoo soo nuugeysa.

2) Waxey ka hortagtaa bakteeriyada dhibaatada wadata iyo fangalka (protect harmful bacteria and fungi).

3) AIRIZ SANITARY NAPKIN waxey
kasameesantahay wax yaabo dabiici ah oo kujirin kiimiko (chemical).

4) Waxey ufiicantahay cuncunka iyo caabuqa (irritation and infection) ku dhaca xubinta taranka ee dumarka.

5) Waxey ufiicantahay xanuunada yimaada xiliga caadada sida dhabar xanuun calool (xundhur) xanuun iyo wixii lamid ah.

6) Waxey kahortagtaa cabuqa ku dhaca marinka kaadi mareenka ee dumarka (urinary tract infections).

7) waxey leedahay sideed lakab (8 layers) oo midba faaido gooni ah leh☝☝☝☝☝
kuhelikaraa?

Waxad naga lasoo xiriiri kartaa whtsapp

+252617268841

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 06/12/2020

Waa dhalinyaro somaliyeed oo ka dhabeeyey hadafkooda una hagar baxay bulshadooda gaarsiiyeyna fursad caafimaad iyo mid dhaqaaale

Dhalinyaradan waxay abuureen hab ganacsiyeed wadankeena ku cusub waxay ku qaaadatay mudo 6 sano ah in ay dadku fahmaan shaqadan alxamdulillah maanta waxay xarumo ku leeyihiin dhamaan gobolada

wadanka caasimada mogdishona ilaa 5 xarumood ayaa ku yaaala hada waxa la howl gala in ka badan 60kun oo qof dhamaan Somalia hada shaqadani wey hirgashay qoysas

badan ayaa noloshooda maaraysay kuwa cusubna wey abuurtey dad badan ayaa ka abuuray dhaqaaale aad u tiro badan

Dhalinyaro badan wadanka bixi lahaana wey nagaysay dhalinyartani dhibkastoo ay ka mareen hirgalinta fursadan maanta midhaheedii ayaa la gaaray

Tanina guul kale oo umadeena usoo hoyatey iyo fursad cajiiba oo dhamaanteen ina deeqda
Aam midowno oo aan wax WADA qabsano


Kusoo dhawoow www.tiens.com

Wali dadku waxay la yaaabanyihiin sababta aan dadka ugu casuunmo fursada ganacsi

Taas mac naheedu waa


Ahmed
BETTER TIENS BETTER LIFE

05/12/2020

Tiens SOMALIA congratulation

Tiens waa hormar dhaqaale

Waa hormar cafimaad

Waa isbadal dhabaa

Waa mesha kaliya aad ka heleyso

Dhaqaale xoriyeed iyo waqti xoriyeed

05/12/2020

05/12/2020

XASAASIYADDA ISKA DAAWEE ADIGA OO GURIGAADA JOOGA.



Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka,
balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro,

Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtàan.

.

- Cun-cun sanka iyo indhaha ah.
-duuf kulul iyo ilmo kulul.
- Jirka oo ku cun-cuna,xoqma oo dhiiga.
- Nabro yar-yar oo guduud ah oo maqaarka kaasoo y
aaca oo cun cun badan bararna leh.
- Barar sanka carabka iyo indhaha ah.
- hindhiso ama neefta oo ku dhibta.
- qufac saaid ah mararka qaar.



Cilmi-baadhayaashu Ma caddeen wali sababta habka difaaca jidhku uu u sababo fal-celin xasaasiyad leh marka walxaha caadiga ah ee aan khatarta lahayn ay soo galaan jidhka.

Xasaasiyaddu qayb ka mid ah ayaa la socota hiddo-wadayaasha waalidiinta. Tani macnaheedu waxaa weeye waalidiinta ayaa u gudbin kara carruurtooda xasaasiyadda.

Xasaasiyad gaar u ah waalidiintada k**a dhaxli kartid Tusaale ahaan, haddii hooyadaadu xasaasiyad ku leedahay Digirta, macnaheedu maahan inaad adna digirta ay qasab tahay in aad xasaasiyad ku yeelato balse waxyaalo kale ayaad xasaasiyad ku yeelan kartaa oo aad ka dhaxli kartaa.

.

1= CAYAYAANKA: Qaniinyada kaneecada,in aad caaro taabato ama baran-baro.
2=CUNTADA: Hilibka kaluunka, looska, caanaha,digirta,ukunta iyo qaar kale oo badan.
3=DAAWADA: sida Penicillin ama sulfa iyo qaar kale.

Qof walbana xaasaasiyada waxaa ku kiciya shey ama dhowr shey oo kuwaan kamid ah,
Waana muhiim qofku in uu ogaado waxa ku kiciya xasaasiyada si uu uga dheeraado.

.

Habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo xasaasiyadda waa in laga fogaado wax kasta oo kugu kicinaya xasaasiyad, Haddii aysan suurtagal ahayn, waxaa jira fursado daaweyn ah oo la heli karo.

Daawada xasaasiyadda waa in laxiraa dheecaanka histamine oo ah kan kiciya xasaasiyada si dheecaankaas loo xirana waa in la qaataa daawada antihistamines ka ah.

SIDEE ADIGA OO XAAFADAADA JOOGA AAD ISKAGA DAAWEYN KARTAA XASAASIYADA❓

1=

moosku waxa ku jirta maado layiraahdo antioxidant taas oo aad faaiido ugu leh in ay baabiso dhamaan bararka iyo nabarada ay keentey xasaasiyadu.
Sidoo kale waxaa ku jirta patashiyum oo isku dheeli tireysa biyaha dhecaanada jirka ay saameysey xasaasiyadu.

Hadii aad cun-cun faro badan maqaarka ku leedahay soo qaado diirka mooska kadib si fiican ugu xoq meelaha ku cun-cunaya ama nabarada iyo bararka leh.

2= .

In aad cabto mar walba cabitaan liin rasiin ah ayaa kaa caawineysa in aad ka hortagto xasaasiyada jirka,
Kumiiro galaas barkiis oo biyo ah liinta kuna darso qaado malab ah cabna aroor walba.
Taas ayaa ka hortag u ah xasaasiyada  daawana u ah jirkana kasaari doonta sunta.

3=

Sanjabiisha waxa ay qani ku tahay Antihistamin oo awood u leh in ay xir-xirto unugyada Soo saaraya Histaminta kicisa xasaasiyadda

Ku isticmaal sanjabiisha in aad shaah kulul ku darsato dabadeed aad cabto ama caadi aad u ruugto oo aad cunto maalin walb.

4=

Hadii aad xasaasiyad jirka ah leedahay iyo cun-cun siyaado ah babaygu waa daawo muhiim ah oo aad ku raysan karto hadaad isticmaasho,

Soo qaado babayga si fiican u mar-mari meelaha aad xasaasiyada ku leedahay daawo wanaagsan oo aad ku raysan karto ayuu leeyahay babaygu.

5=

Toontu waxay hormarisa difaaca jirka sidoo kale waxa ay koontaroosha elerjiga waxayna daawo utahay caabuqyada kala duwan,madax xanuunka iyo Hindhissada.

Hadaba si aad uhesho daawoyin kuhaboon
Xanuun kan waxaad laxariiri kartaa
What's up kan +252617268841

Siina share garey si qof walpo upaahan
Uga faaideesto ➡➡➡➡MAHADSANIDIIN

04/12/2020

Waa qaar ka mida dadka noloshooda badalay ee u danbaysay
Waxay inala wadaagi doonaan halka ay ka yimaadeen ka hor fursad dahabiga ah sida noloshoodu ahayd caqabadihii ay ka gudbeen iyo halka ay maanta joogaan

Kuwani waa haldoor kuwani waa tusaale dhamaan umada somaliyeed kuwani waa cadayn in la guuleysan karo noloshana la badali karo
Aan u istaagno kuna hambaliyeyno guusha ay gareeen tuusalena ka dhigano





Xigasho Khalid Ahmed Mohamoud

03/12/2020



iyo kadimareenka
waa mid ku badan dhulkeena, taas oo ay ugu
wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena.

Maxey ka samaysan yihin dhagaxaantaas❓

horta dhagaxaantani maaha sida kuwa ciida ka
samaysan iyo macdanaha kle ee aynu dhulka ku

aragno, ee kuwani waa kuwo ka duwan kana
jilicsan kana samaysma macdan laga helo kaadida
iyo jidhkeena, taas oo ayno ka helno cuntooyinka
aynu quudano .

Dhagaxantani waxaa leeyihiin dhawr nooc , se waxaa ugu muhiimsan afartani nooc
calcium stone (75%)
Struvite stones (15%)
Uric acid stones (6%)
Cystine stones (2%)

1, Markaa ka ugu badan waa (calcium oxalate) kaas oo samaysma marka uu qofku cuno cunto aashatadu

ama dhandhanaanku ku badanyahay/cusbadu .
(calcium oxalate) sideedabana waa cusbo aashato
wadata (salt of oxalic acid).

2, (struvite stones) noocani
waxa keena waa caabuq ku raaga kalyaha ama kaadi mareenka (chronic urinary tract infections)
markaa bacteeriyaa keenta cabuqaas ayaa waxa

kaadida ku sii daysaa macdan loo yaqaano (ammonium,) ammoniumtaasina waxaa la fal gashaa macdan kale oo kaadida laga helo oo looyaqaano (phosphate,)falgalkaasina waxaa uu sababayaa inuu dhagax samaysmo .

3, (uric acid stones) noocasina inta bdan waxaa keena hilibka kalunka iyo macdano kale oo badan

Maxaa keena in dhagaxaantu kilyahaaga fadhiistaan❓

kolay waxkastaba wax bey ku yimadaan, sideedaba dhagaxaantu ma fadhiistaan kilyaha oo kali ah, ee waxe fadhiisan karaan meelkasta oo kamid ah kaadi mareenka.

haday tahay kaadi haysta, tuunbooyinka kaadida ka soo qaada kilyaha iyo inta u dhaxaysa kaadi haysta iyo ibta kaadidu ka soo baxayso .

Waxaa jira qodobo caawiya ama ka qayb qaata in dhagaxaantu ku samaysanto kilyaha ama
Kaadi mareenka .

Fuuq bax ama biyaha oo jidhkaaga ku yaraaada sida qofka oo hawl adag qabtay biyo badan ka bexeen islamarkaana aanu wax biyo ah cabin iyo qofka oo sidiisaba aan biyaha cabin ama aan joogtaynin.

Caabuq ku dhaca kalyaha iyo kaadi mareenka
Xanibaad (obstruction) kaadi mareenka
iyo dhawr qodob oo kale sida boratiinka oo la badsado iyo cuduro la kala dhaxlo
Dadka fadhigoodu badanyahay ee saacado badan fadhiyaa waa ugu halis badanyihiin dhagaxaanta kalyaha kuwa fadhigoodu yaryahay.





In aad qaliin marto oo lagaa soo saaro
Dhagaxaanta meesha kujirto
Kadibna aad isticmaasho daawoyinka DR ka kuu qoray
AMA
Inaa aad iska daaweyso adigoona lagu qalin
Shaqadaada ne iska wato
Muddo kooban ne uskaaga dapar jarto xanuunkan


Adigoona qaliin marin waxaad laxariiri kartaa
What's up kan +252617268841

Una sii share garey si dadka oo dhan uga faaidestan

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 03/12/2020

What a powerfull product are coming this

month is available come soooooooon

New year new products new progress

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 02/12/2020

Caado wareerka waa xaalad aad u badan, badanaa dumarkane boqolkiiba illaa 30% ay ka sheegtaan, waxaa loo kala qaybiyaa illaa 4 qeybood:
A- Caadada oo kala fogaato (35 maalmood iyo wixii ka badan)
B- Caadada oo isku soo dhawaato (bishii laba jeer ama ka badan)
C- Caadada oo mudadeeda dheeraato (dhiig bax leh)
D- Caadada oo la waayo (saddax illaa lex bilood ama ka badanba)

Waxyaabaha aan cudurka ahayn oo keeni karo waxaa ka mid ah:

1- Diiqada, welwelka, caadifadda iyo cabsida ama naxtinta
2- Caadada marka ay cusubtahay waxay qaldantaa dhowr bilood inta ay ka tooseyso
3- Cunno xumida iyo mataga joogtada ah
4- Jimicsiga badan (badanaa haweenka jimicsiga badsada caadadooda way qaldantaa).
5- Daawooyinka qaar sida kuwa uurka looga hortago.
6- Cabsi uur ama qofka inuu ka welwelo in uu uur qaadi waayo markii arooska uu cusub yahay oo kale.
7- Sigaarka iyo cabidda aalkoloda ama maandooriyayaasha kale.
8- Naasnuujinta.
9- Xilliga h**e ee dhalmo dheyska.
10- Haddii aad xiran tahay qalabka uur ka hortagga.
11- Miisaankaaga oo si dhakhso ah u koro ama u dhaco.
12- Haddii mar dhow aad dilantay ama lagu soo xaaqay.

Waxyaabaha cudurka ah oo keeni karo caado wareerka waxaa ka mid ah:
1- Xaaladaha uu kacsanyahay ama uu dhacsan yahay qanjirka thyroodhka (Ka akhriso halkaan)
2- Xanuunada haweenka sida caabuqa minka, tubooyinka ama ugxansidayaasha.
3- Khalal ku dhaca hormoonada khaas ahaan kuwa kontoroola caadada.

4- Haddii aad qabtidxanuunka "ugxansidaha fiixda leh" (Ka akhriso halkaan)

Sida caadiga ah, haddii caadada la waayo xilligeeda waxa ugu h**eeyo oo lagu fekiro waa in uur uu jiro iyo in kale.
Haddii uusan uur jirin waxaa muhiim ah in qofka la gala taliyo waxyaabaha sida dabiiciga u keeno caado wareerka oo aan kor ku soo xusnay.
Haddii qofku daawo qaato caadada saamayn karto waa in lala socodsiiyo, cunno dheellitiran lagula dardaarmo, welwelka iyo walbahaarka la yareeyo, jimicsiga siyaadada ah laga fogaado IWM.

daweyaa cado wareer ka?

Walal waxa lo is tic malaa dawo yinka shashada kaga muqda wadawoyin herbal ah lana soo war shadeeyey hablo badan ay qateen dawoyinkaan uu alle kucafiyey wamahad alle.

kuhelikaraa?

Waxad naga lasoo xiriiri kartaa

+252617268841

01/12/2020

WAA MAXAY NETWORK MARKETING?

AMA NIDAMKA GANACSI CAALAMI KA AH

EE IIBKA TOOS KA AH EE NETWORK

MARKETING KA DAAWO MUQAALKAN
FAIDADA UU LEY YAHAY

30/11/2020

Dadka ugu quruxda badan dunida?

30/11/2020

Tiens Somalia congratulation program qurux badan Tiens waa hormar dhaqaale isbadal nololeed waa mesha kaliya guushada laku Farxo laku hampalyeyo si niyada waa mesha kaliya aad kuso ban dhigi karto kartida noloshada hamiga iyo awooda ku duukan inaad wax qabsan karto welcome Tiens welcome mel aad hormar ka samen karto welcome ganacsi caalami ah aad xor u tahay welcome mel aad ka heleyso dhaqaale xoriyeed iyo waqti xoriyeed congratulation congratulation tiens Somalia

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 29/11/2020

SU'AALAHA WARAYSIGA

Su'aal 1aad;
- Nooga warran naftaada?

Jawaab;
Inta badan 95% su'aashan waxay noqotaa midda ugu horraysa ee qofka la waydiiyo, waxaana lagu ogaadaa in tartamuhu leeyahay awood uu isugu keeni karo labada arrimood ee kala ah;
a. Bixin xogtiisoo dhammaystiran.
b. Waqtigoo uu soo koobo.

Waxaa qofka laga rajeeyaa jawaabtiisa iney ku jirto;
1. Magaciisa oo dhammaystiran.
2. Sanadka dhalashada.
3. Goobta uu ku dhalashay.
4. Goobta uu kusoo barbaaray.
5. Waxbarashadiisa diini iyo maadi.
6. Khibraddiisa shaqo iyo goobihii uu kasoo shaqeeyey.
7. Sababta uu ugasoo tagayo ama uga tagey shaqadii h**e.

Ka warran haddii lagu waydiin lahaa su'aasha ah;
- ?

Jawaab tadab waa mid radin rabto imbadan hadaba muhimada ogow in ad shaqalinimo uqal min adna tahay dhayman isbadal sameyn kara hadba hadii ad doney sid fursad hor mar buux da kuu leh waxad nagala soo xiriiri kartaa

what's up +252617268841

SHARE dheh si looga faa'iidaysto

28/11/2020

Bulsho weynta Soomaaliyed waxad noogu soo

hagaagi kartaan daawoyin dabiic ama organic

ah oo tayadoda lahubo lehna qaab loo

isticmaalo iyo xadi laga isticmaalo kuna fiican

ciribtirka cudurada maaraha loo wayey sida

,

,

,



,

ah,



,

-ka

Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada

, iyo

intaba.... Tijaabo

cadeyn ah oo lahubo daawo muuqaaladan....👇

Kala so xiriir numberkan : 0617268841

Ama WhatsApp ka cod noogu reeb waanu

kaaga jawaabeynaa InshaAllah.

WhatsApp number : +252617268841

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 28/11/2020

Adoo Africa jooga guushaada America hala daawado

Sida waxa yiri Eid Thahir Mohamed oo wiil da yar oo sawirkiisa la suray malagada new York ee xarun ganacsiyeedka aduunka gaar ahaan shaashada caanka ah Nasdaq ee time square

Ka dib markay shirkada caalamiga ah ee tiens ku abaal marisay dedaalkiisa shaqo uuna noqdey midka mida dadka international ah ee shirkadani ku faanto

Guushani waa mid usoo hoyatay qofkasta oo somali ah wuxuna Eid gaaray guushan xili aduunkuba uu xirnaa CIDna aanay rumaysanayn in la gaari karo guul noocan ah

Ugu danbayn shirkada tiens waa mid aan kusoo bandhigi karno awoodeena aduunkana aad wax kula qeybsankarto

27/11/2020

On November 24, Chinese time, the photos of Tiens International Lecturers were repeatedly broadcast on the large screen of NASDAQ in Times Square in New York, which fully demonstrated the international image of Tiens International Lecturers, and maximized Tiens' influence in the world. Congratulations! You are the best! Better Tiens, Better life!

One of Our Own .... Well Done Sir ✈️👇🧑‍🏫💼 we are going places .....😎

Tiens SOMALIA

26/11/2020

Digniin!! lagama hello Pharmacy!

Dhiig karka ayaa noqday mid ka mid ah cudurrada
ugu caansan adduunka, sababo dhowr ah oo ay
ugu wacan tahay

Cunto xumo ● cayilnaan ● shucuur iyo walaac jireed,
Iyo wixii lamid ah

Sidaa awgeed, waxaa suuragal ah inaan weerar
ku qaadno dhiig kar daqiiqad kasta haddii aan
la xanuunsan nahay dhiig kar ama aan ahayn
● taasi waa, marka akhriska kor ku xusan (cadaadiska systolic) uu yahay 170 mm Hg ama ka sareeya, ama akhriska hoose (cadaadiska diastolic) uu yahay
110 mm Hg ama ka sarreeya
Sababtoo ah weerarkan ama soo noqnoqoshada weeraradan, waxaa laga yaabaa inaan leenahay dhibaatooyin daran, oo ay ugu muhiimsan yihiin
● istaroog, ● dhiig bax maskaxda ku dhaca, ● wadno xanuun myocardial, iyo ● dhibaatooyin kalyaha ah, iyo ● kuwo kale.
Laakiin maxay yihiin astaamaha cudurka hal ama in
ka badan oo noo tilmaami kara dhacdada dhiig karka
oo markaa loo helo daaweyn habboon, oona iskaga
Iskaaga dabae jari karto.

Xabad xanuun daran.
Madax xanuun daran, oo badanaa weheliya
jahawareer iyo aragga oo xumaada.
●Lalabbo iyo matag.
● walaac daran iyo degganaansho la'aan.
● neefta oo ku qabata.
● suuxdinta.
● hurdada la'aan
● Kabuubyo iyo cuncun wejiga iyo madaxa ah.
● Guduudasho wajiga iyo addimada.

Calaamadaha kale na way ku yar yihiin. Sidaa darteed, marka astaamahani ay dhacaan, dhiig-karka waa in markiba wax laga qabto oo hoos loo dhigo cadaadiska lana daaweeyaa haddii uu dhaco inta aad nabad qabtid.


Sii aad uhesho daawo Tayo sare leh
kaana dabar jarayso fadlan nala soo xiriir +252617268841/

25/11/2020

masha alh mamo xanuuno badan imbadan

hayey uu alle ku cafiyey ayaa inoga waramaysa

waxii fah fahina laxiir tell 0617268841

[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha whatseapp linke hoos kuqoran👇

Whatsapp (+252617268841

23/11/2020

Today's quote: "If you pick the right people and give them the opportunity to spread their wings and put compensation as a carrier behind it you almost don't have to manage them."

TIENS Kenya is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Guest Speaker: Mr Yes and No. (Mr. Charles Wang) Director of Training - Tiens Africa

Topic: Business OPP Meeting: Compensation Plan and the current promotions
Time: Tuesday 630pm (1830hrs) East African Time

Join Zoom Meeting
https://us02web.zoom.us/j/84045187379

Meeting ID: 840 4518 7379

See you soon.... ❤️👍🙏🏼

22/11/2020

We are looking for fresh new talent in Tiens Kenya Training Department. we are open for applications
..Good Luck 🤗✈️🥰🤝

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 22/11/2020

Macaamil kusoo dhawow alaab caafimaad oo

dabiici ah haddii aad u bahanthy nagala soo

xariir WhatsApp Number +252617268841

22/11/2020

Dadki ku cafimaaday dawada alabaha cafimaad dabiici ka ah kamida wax soo saarka shirkada tiens xanunada aad ka u halista ah

21/11/2020

Matahay qof ka cabanaya xanuun ma

laxanuunsantahay Gaas, Sokor,

Dhiigkar, caado wareer, Taranka oo

dhibaata kaa haysato, Ragnimadaadii

oo yaraato, kilyaha oo dhagax kaaga

jira, luga xanuun, lafa xanuun, jilbo

xanuun, Kansar (Cancer) iyo cudur

kasta oo laguugu dhahay daawo

malahan ama la noolow hada waxaan

kuu haynaa daawooyin dabiici ah oo

aan lahaeyn wax kiimiko ah oo looga

caafimaado dhamaan cudurada aan

kor ku soo xusnay hadaba hadii aad

aaminsaneed In jiradaadu aynan

daawo laheen waxaad ogaataa In

Nabiga SCW uu yiri:- “Illahay cudur

masoo saaro ilaa uu daawadiisana soo

dajiyo” hadaba hadii aad

daneyneysid caafimaadkaada fadlan.
nagala soo xariir qeeybta Massengerka
OGOOW CAAFIMAADKAADA WAA

HANTIDAADA

Kala xiriir WhatsApp no = +252617268841 call

20/11/2020

Markaa tahay shaqaale qaadata mushaar laga

rabo; masruuf, kiro, waxbarasho, qaaraan,

caafimaad iyo qarashaad kale oo badan waa

adagtahay inaad gaarto hurumar dhaqaale.

Weligaa haku fekerin inaad ahaato shaqaale ku

feker inaad noqoto loo shaqeeye waxayna

kaaga xirantahay inaad hurto mid lamida

juhdiga uu bixiyey qofka aad u shaqayso.

Hadaba company TIENS waxa uu ku hayaa

fursad ganacsi caalami ah dhaqaale xoriyeed

iyo waqti xoriyeed aad ka gaareyso

ah kusameyn karto dhaqaale badan oo xalal ah

What's up farintaada nagu so dir
+252617268841

18/11/2020

Tiens has gone to onather level, it has shown the difference that we are not just a network marketing company but a family spread around the world .It has been always my dream that Tiens will one day be a household name and we are just about to be there.Yesterday I witnessed though virtual the world connected into one platform to celebrate the opening of e-commerce in 26 countries in Europe . In Africa the same is coming next year,we have been waiting patiently to get this golden chance, we are ready ,we are committed.
Thank you chairman Li in your dream we are together, we will support it all the way to completion. The plan is attractive ,promising and well calculated lets all work together, I know we shall make it ,Thank you for giving us an opportunity to be part of the big family .God bless Tiens family around the world .God bless Tiens in Africa .God bless our chairman Li our captain in this venture.

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 17/11/2020

Gacaliye dhammaan xubnaha qoyska Tiens:
Dhammaantiin waad salaaman tihiin!
Markay tahay 17 Noofambar 2020, kooxdu waxay qaban doontaa "Ka-gudubka Aragtida Beddelidda Cusub ; Hal Garab Oo Jidho Badan-Cusub Iskutallaab Istaraatijiyad Xuduudaha, Qaab Ganacsi Cusub, Urur Cusub, Meel Bilaabista Cusub, Si Wada Jir Ah Uga Faa'ideystaan ​​Suuqa Caalamiga ah, Abuur Caalamiya Big Union ”shirkii Hangzhou!
Kulan ayaa
1. Ku dhawaaq hawlgalka suuqa weyn ee YI E-commence Group Ltd.
2. La wadaag qaabka farsamada, qorshaha gawaarida iyo faa'iidooyinka barxadda e-commerce
3. Aqoonsiga guuleystayaasha gawaarida iyo kooxaha
4. Saxeex wada-hawlgalayaasha istiraatiijiyadeed ee Guddiga La-talinta Shiinaha / Xoogagga Gaarka ah / Hawl-wadeennada Beesha, Boqollaal Magaalo ama Gobollo, iyo Isbahaysi Ganacsi Dalxiis
5. Marqaati ka noqo bilowga rasmiga ah ee xubinta cusub e-commerce Yurub ee ka timaadda xudduudaha dibadda
6. Guddoomiyaha kooxdu wuxuu kuu keenayaa istiraatiijiyad cusub oo lagu sii daayo
Shirkan waxaa si toos ah looga baahin doonaa oo lala wadaagi doonaa la-hawlgalayaasha adduunka oo dhan! Waxaa sidoo kale jira marti sharaf qaas ah oo kusugan shirka si ay kuugu keenaan ikhtiyaari ikhtiyaari ikhtiyaari ikhtiyaari ah oo ay kooxdu fulin doonto, iyo waxyaabaha cajiibka ah ee qorshaha lagu qoro Nasdaq 2 sano gudahood!
Maxaad sugeysaa Ku deg deg inaad ku martiqaaddo lamaanayaal badan inay kaqeyb qaataan, fiiri, dhageyso, maqalka waa mala awaal, araggu waa aamin!
✅ JTMM, marxalad balaaran ayaa sugeysa inaad soo bandhigto
November Nofeembar 17, waxaan kugu arki doonnaa qolkeena tabinta tooska ah!
Xiriiriyaha tooska ah iyo waqtiga gaarka ah ayaa si gooni gooni ah loo ogeysiinayaa, fadlan fiiro gaar ah u yeelo waqtiga, mahadsanid.

Suuqgeynta Dibadda ee Tiens Group
13rd November 2020
Wixii faahfaahina kalasoo xiriir ah.
+252617268841

17/11/2020

Hello everyone!!!

On 17 November 2020, (Tomorrow) TIENS Group will hold the “The Transcendent Of The New Replacement Theory; One Body-Multiple Wings New Cross—Border Strategy, New Business Model, New Association, New Starting Point, Together Exploit The Global Market, Create A Global Big Union" summit in Hangzhou!

The conference will award the e-commerce platform car award, witness the launch of the global cross-border e-commerce sharing platform in Europe, launch the billion development global equity option incentive mechanism, establish the global advisory committee special forces and community operators, sign the hundreds of cities and thousands of counties enterprise alliance, partnership Travel Holdings Venture Alliance!

What are you waiting for? Hurry up to invite more partners to participate,hearing is fiction, seeing is believing!
✅ JTMM, a broader stage is waiting for you to display
✅ At 12:00 on November 17 (Beijing time), Kenya time:tomorrow 7:00am. Join with the event Live with the link below👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

https://live.hst.com/DEVoAQv37

16/11/2020

Suuqa furan ee caalamiga waxaa u xafladayn doona tariikhd hoos ku qoran 1 maalin kaliya ayaa ka harsan

15/11/2020

Noocyada Fursadaha Ganacsi
============================
Si aad hal-abuur ganacsi u samayso, adigoo ka faa'iidaysanaya awoodaada hal-abuur oo sidaynu soo sheegnay ku xidhan: aqoonta aad u leedahay waxa aad hal-abuurayso, xirfadaada feker rog-rogiseed iyo xiisaha aad u hayso, ayaad raadinaysaa fursad ganacsi. Fursadda ganacsi waxay u baahantahay in aad cayinto, dabeetana qiimayso in ay faa'iido keeni karto, ka dibna, aad maalgeliso.

Waxa muhiim ah in aynu marka h**e caddayno noocyada fursadaha loo kala qaybiyo si ay kuugu fududaato raadinta fursaddu. Schumpeter wuxuu sheegay in fursaduhu shan meelood ka yimaadaan:

1. Nooca koowaad, ee fursaddu waxay ka timaaddaa, wax soo saar cusub ama adeeg cusub. Fursaddu markan waxay ku jirtaa shayga cusub ama adeegga cusub ee la soo saaray lagu qanciyo dadka in ay isticmaalaan.

2. Nooca labaad ee fursaddu waxay ka timaaddaa suuq cusub oo aad shay ama adeeg jirey uga hesho dhul looga baahanyahay.

3. Nooca saddexaad, shay wax laga samayn jirey oo aad u hesho, alaab kaloo ceedhiin oo shayga laftiisii laga samayn karo, ama alaab ceedhiin oo aad ogaato wax kale oo laga samayn karo. Tusaale galleyda oo cunto ahaan loo isticmaalo ayaa gaas laga sameeyey waxay taasi badinaysaa baahida suuqa ee galleyda.

4. Nooca afraad, wuxuu ka yimaadaa hab cusub oo wax horay loo samayn jirey loo soo saari karo, kharashka wax soo saarkuna ku yaraanayo.

5. Nooca shanaad, wuxuu ku yimaadaa hab cusub oo wax horay u jirey loo abaabulo. Waxa ka mid ah alaabtii suuqa lagu iibinjirey oo internetka laga iibsado.

Si aad ganacsi u hal abuurto waa in aad ogtahay fursadaha suurtagalka ah ee jiri kara.🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧🕧w

Photos from TIENS GROUP Somalia's post 15/11/2020

Noqo TIENS Safiir Sumadeed Raadinta TIENS

waa talaabada ugu h**eysa ee wax looga

badalayo noloshaada iyo tan qoyskaaga

Dhamaanteen waxaan raadineynaa qaab

nololeed qumman - kaas oo ku lug leh lacag

la'aan walwal la'aan walwal la'aan iyo ciidaha

badan Gaaritaanka riyadaada waa runti hadda

waa suurtagal maxaa yeelay ka mid noqoshada TIENS waxay noqon doontaa

waxay ku siineysaa khariidad app si aad run

uga dhigto Bilow safarkaaga guusha maanta

Qaad tallaabada ugu horreysa ee nolosha aad runti u qalanto Nagu soo biir hadda

13/11/2020

Su-aal: Sheeg Geed weyn oo 12 laamood ka

baxeen laan kastana 30 Caleen ka baxday,

caleenkastana shan Ubax ka baxday , shanta

Ubax seddex inta iftiinka jireey bidhaamaan,

labana marka mugdi la galo ?

10/11/2020

Maqaalka maanta waa sheeko ku saabsan Timajare noqday Bilyaneer.

Ramesh Babu, wuxuu aabihiis dhintay asagoo 7 ama 8 sano jir ah. Aabihiis Wuxuu katagay hooyadiis iyo seddex caruur ah oo uu uga tagay dukaan saaloon ah. Qoyskii ayaa waayey daqligii soogali jiray, dantu waxay qasabtay in ay kireeyaan dukaankoodii saaloonka ahaa. hooyadood waxay bilowday shaqo, si ay ucaawiso caruurteeda iyo qoyska.

Ramesh Babu markii uu 13 jirsaday, wuxuu bilaabay inuu wareejiyo ama kaganacsado wargeysyada si uu u taageero daqliga yar ee qoyska soo gala. Sidookale wuxuu furtay timajare, In kastoo oo ku fiicnaa tacliinta, laakiin culeys dhaqaale awgii, wuu sii wadi waayey waxbarashadiisa. Wuxuu iskaga tagay iskuulka si uu u maareeyo timajaraha.

Ganacsigii tima-jaraha wuxuu bilaabay inuu si dhaqsi leh ukobco. Wuxuu shaqaalaysiiyey laba shaqaale oo timaha dadka u jara, maxaa yeelay isagu laftiisu ma ahayn timo-jare tababaran. Maalin maalmaha ka mid ah waxaa dhacday in labadiisii ​​shaqaale in ay maqnaadaan wuxuu ku khasbanaaday inuu jaro timaha asagoon aqoon ulaheen, haseyeeheen mudo kadib wuu bartay timajarka, wuxuuna ogaaday tayadiisa dabiiciga ah ee tima jarista. Markuu xoogaa tababar qaatay, wuxuu bilaabay inuu timo jarista si iskiis ah ugu shaqeesto. ganacsigiisa wuxuu noqday mid guuleysta.

Ramesh Babu sidookale wuxuu had iyo jeer jeclaa baabuurta, laakiin dhaqaale darro awgii hada ma,awoodo iibinta baabuur. Ka dib markii uu keydsaday lacag ku filan oo uu ka helay saaloonka qeybkalana deyn ahaan uu kuhelay ayaa ugu dambeyn wuxuu ku iibsaday gaari, wuxuuna iibsaday Maruti Omni. Ramesh Babu, badanaa ma isticmaali jirin gaariga, Maadaama uusan gaariga wax badan isticmaalin, wuxuu bilaabay inuu ka kireeyo gaariga dadka u baahan. Goor dambe, wuxuu ogaaday in kireynta gaawaarida inay u noqon karto il dhaqaale oo wanaagsan gaar ahaan qoyskiisa. Tanina waa markii uu soo galay ganacsiga kireynta gawaarida.

Wuxuu ku bilaabay kireynta gawaarida takaasida. Muddo ka dib, wuxuu bilaabay inuu iibsado gawaarida raaxada ujeedkiisana wuxuu ahaa inuu kireeyo. Go'aankaan wuxuu ahaa mid qatar ah maxaa yeelay isagu k**a warqabin halka macaamiishiisa uu kahelayo laakiin qataraha qaar waxaa kuhoosduugan fursado oo aan banaanka laga arkin ilaa aad gudaha ugasho mooyaane. Ramesh Babu ayaa iibsaday gaarigiisii ​​ugu h**eeyay oo nooca raaxada ah, kaasoo ahaa Mercedes Benz.

Ganacsigiisii wuxuu noqday mid si heer sare ah loogu guuleystay. Wuxuu sameestay shirkad "Ramesh Tours iyo Travels Private Limited" shirkadiisa oo markii h**e kubilaabay 1 baabuur ayaa hadda leh ku dhowaad 200 oo baabuur oo ay ku jiraan gawaarida la soo dejiyo-Rolls-Royce Silver Ghost, Mercedes C, E and S class iyo BMW 5, 6 iyo 7 series. Ramesh Babu wali wuxuu mararka qaar kashaqeeyaa tima jarahiisa. wuxuu timahakujaraa $1. Waxaa looyaqaanaa magaca “ timajaraha Bilyaneerka ah” waa mid ka mid ah timajarayaasha ugu qanisan dalka hindiya.

Noloshu waa sheekooyin mucjisooyin ah oo maalin kasta dhaca; waxaan si uun ugu guuldareysaneynaa inaan ogaano wax yaabaha nagudhacaya. Hareerahaaga fiiri; waxaad heysataa hoy aad seexato, cunto aad cuni karto iyo qaar aad jeceshahay inaad ku soo toosto. Miyaanay noloshu ahayn mucjiso lafteeda?

Kafaaideeso cimrigaaga sameeso shaqo kuu gaar ah xisaabtana kudarso waxaan loo rafaadin lamahelo sababtoo ah Ramesh babu si uu unoqdo bilyaneer danta waxay kuqasabtay inuu kaharo waxbarashadiisa.. Somali hadaa nahay waxaa nagula xantaa, inaa jecelnahay in aan shaqada kabilawno xafiis iyo meelsare, hase yeeshee muhiimado waxa waaye, ama meelsare kabilaw ama meel hoose marwalba kudadaal inaa lahaado ganacsi kuu gaar ah..

N.B Qaddari oo ku mahadnaq waxa aad heysato maxaa yeelay qof walba nasiib uma yeelan.

Qalinkii✍: Liban Osman

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

MA JIRTO WAX SI BILAASH  LOO  HELO NOLOSHU QIIMO AYEE KA BAHAN TAHAYDADAAL DHEERAD AH ISBADAL MUUQDA HADAD AAMINTO KARTI...
#Positive_attitude#negative_attitude Dadka ugu quruxda badan dunida?
Dadki ku cafimaaday dawada alabaha cafimaad dabiici ka ah kamida wax soo saarka shirkada tiens xanunada aad ka u halista...
Matahay qof ka cabanaya xanuun ma laxanuunsantahay Gaas, Sokor, Dhiigkar, caado wareer, Taranka oo dhibaata kaa haysato,...
Waa maxay cudurka macaanka (#Diabetes)?!!Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan  dadka qabaahina...
Company caalami ka bulshada laba shey buu ka cawinaya CAFIMAAD & HANTI CONTACT what's up +252617268841 call

Category

Telephone

Address


Mogadishu
Other Health/Beauty in Mogadishu (show all)
drs_zamzam_mohamed drs_zamzam_mohamed
Zm8814407@gamil. Com
Mogadishu, ZAMZAM6829

HAJOW Libaah12 HAJOW Libaah12
KARAAN
Mogadishu, HAJO12

HAJOW

Hassan abdullahi omar Hassan abdullahi omar
Maka-al Mukarama-street
Mogadishu, 252

hiigsi herbal hiigsi herbal
Mogadishu

herbal and online market

Xarunta cafimadka Xarunta cafimadka
Muqdisho
Mogadishu, WARTANABADA

Al Huda Herbal SB_Beauty Al Huda Herbal SB_Beauty
Km4 Road
Mogadishu

Al Huda Herbal SB Beauty Waxay u taagantahay mar walba in Macaameysheda u adeegto mar walba

Wadani ina cabdulahi Wadani ina cabdulahi
Mogadishu

How much dirt do you have?

Kabtan ayuub Kabtan ayuub
Mogadishu

cheno

Muxyadin Abdikadir Muxyadin Abdikadir
Mogadishu, Banadir
Mogadishu, ASCWLLWAADKUMAHADSANTAHYBOQASHADAAADNASOOBOQATAYWELCOME�FLOWANDLIKE�SINAXARIISLE