Madasha Samatabixinta KGS

Madasha Samatabixinta KGS

MSKGs waa madal ay kumideesanyihin dhammaan bulshada KGS

24/08/2024

Warsaxaafadeedka Madasha Samatabixnta KGS.

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 06/08/2024

Waxaa maanta shir is xog waraysi ah isugu yimid hogaanka sare ee madasha samatabixin KGS oo ay hogaaminayeen gudoonka Madasha waxaana lagu falan qeeyay xaalada ,siyaasadeed ee guud ahaan dalka gaar ahaan mida KGS waxaa sidoo kale wax la iska waydiyey xaladaha Amni iyo dhaqaalaha deeganada KGS oo degaal beeleediyo ku soo noq noqday waxaana aad loo lafaguray xaaladda nololeed ee deegaanada KGS ay marayso meeshii ugu xumayd abid taas oo laga yaabo in ay sababto macluul kadib markii dhamaan ilahii dhaqaalaha iyo fursadihii shaqaalaysinta loo gacan geliyay jufa hoosaadka laftagareen.
Waxaa sidoo kale laga hadlay in balantii Madaxwayne Hasan iyo go,aanadii NCC ee doorashooyinka lagaaray loona baahanyahay in ay dhaqso loo bilaabo ololaha doorishoonka oo aan mar labaad la isku dayin in waqti kale oo sharci daro ah loo kordhiyo rajiimka KGS ee laftagareen.

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 06/08/2024

Waxaa maanta shir is xog waraysi ah isugu yimid hogaanka sare ee madasha samatabixin KGS oo ay hogaaminayeen gudoonka Madasha waxaana lagu falan qeeyay xaalada ,siyaasadeed ee guud ahaan dalka gaar ahaan mida KGS waxaa sidoo kale wax la iska waydiyey xaladaha Amni iyo dhaqaalaha deeganada KGS oo degaal beeleediyo ku soo noq noqday waxaan aad loo lafaguray xaalada nololeed ee deeganada KGS ay marayso meeshii ugu xumayd abid taas oo laga yaabo in ay sababto macluul kadib markii dhamaan ilahii dhaqaalaha iyo fursadihii shaqaalaysinta loo gacan geliyay jufa hoosaadka laftagareen.
Waxaa sidoo kale laga hadlay in balantii Madaxwayne Hasan iyo go,aanadii NCC ee doorashooyinka lagaaray loona baahanyahay in ay dhaqso loo bilaabo ololaha doorishoonka oo aan mar labaad la isku dayin in waqti kale oo sharci daro ah loo kordhiyo rajiimka KGS ee laftagareen.

13/07/2024

Waxaa maanta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kulan is xog waraysi ah ku yeeshay qaar ka mid ah gudoonka Madasha Samatabixinta KGS oo ugu h**eeya gudoomiye ku xigeenka 1Aad ee Madasha Damatabixinta KGS Dr Mohamed Nuurani Bakar wuxuuna ahaa kulan Aad u qiimo badan kuna soo dhamaaday guul

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 09/07/2024
Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 09/07/2024

إنا لله وإناإليه راجعون: كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ ۗ
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun, Madasha Samatabixinta KGS waxay halkan uga tacsiyeynaysaa qoyska, ehelada, qaraabada,, iyo dhamaan umada soomaalida guud ahaan, geerida xanuunka badan ee ku timid Dr. Mohamed Ali Hamud oo ku geeriyoodey dalka Australia gaar ahaan Magaalada MELBOURNE, Samir iyo iimaan alla hanaga siiyo, marti la jecel yahayna alla haka dhigo, janatul fardowsana alla ha geeyo.

Aamin Aamin Aamin Aamin

08/07/2024
08/07/2024

Baaq nabadeed

Afhayeenka madasha samatabixinta koofirgalbeed Soomaaliya Hassan Macalin yusuf Hassan Black Ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah Ee ku dagaalamaya degmooyinka kala ah QORYOOLEY iyo LUUQ

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 03/07/2024

Tacsi

Gudoomiye k-xigeenka madasha samata bixinta KGS
Md Mohamed Nurein Bakar
Ayaa gaaray safaarada somaliya ee dalka kenya halkaas oo la dhigay buuga tacsida isla markaana saxiixay booga tacsida
Iyaagoo qoyska uga tacsiyeyay geerida Prof jawari
Isla markaa na u duceeyay marxuumka

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 30/06/2024

Tacsi
Gudoomiyaha golaha shacabka
Md sheekh aadan maxamed nuur MADOOWE
Ayaa maanta magaala muqdisho si rasmi ah uga furay
Buuga tacsiyada qaran ee
Prof maxamed sheekh cusmaan jawaari
Oo 28 kii bishan June ku geeriyooday hooyga uu ka degenaa magalada muqdisho

Gudoomiyaha madasha samata bixinta KGS
Md Maxamuud Macalin Yaxye iyo
GX2aad ee Madaha md Xuseen cali macalin iyo xubno ka tirsan madasha samatabixinta KGS
Ayaa gaaray halka la dhigay buuga tacsida isla markaana saxiixay booga tacsida
Iyaagoo qoyska uga tacsiyeyay geerida Prof jawari
Isla markaa na u duceeyay marxuumka

28/06/2024

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
waxaan halkaan tacsi tiinraayo le uga dirayaa dhamaan umada somaliyeed
gaar ahaan familkiisa Rabi ha unaxriisto Godoomihii h**e baar-lamaanka Prof Mohamed osman Jawaari Samir iimaan Allah naga wada siiyo kitaak gacanta mid Allh kasiiyo😭😭😭

25/06/2024

Hambalyo Madasha sanatabixnta KGS Waxaay halkan ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Umadda Somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Reer KG munaasabadda 26 June 1960 kii waa maalinta xurriyada Umadda Soomaaliyeed

24/06/2024

Dhibaatada ka soo cusboonaatey Qoryooley iyo sababta keentey sii seeda dheeranshaha dhibka.

07/06/2024
16/05/2024
16/05/2024
16/05/2024
16/05/2024
16/05/2024
15/04/2024

BISMILAAH
BAAQ NABADEED
Af hayeenka MSKGS Ayaaa halkaan baaq nabadeed ugu diraayaa Dadka walaalaha ah ee ku Dagaalamaaya

Degmooyinka kala ah

DIIN SOOR,
BARAAWE,
WENLA WEEYN,
QORYOOLEY,
BUUR HAKABA,

iyo Deegaano kale oo ayagana hadeer la soo warinaayo in ay shaqaqoyin ka soo if baxaayaan,

Waxaan cod dheer kuleeyahay walaaliyaal joojiya dagaalka Dagaal wiil baa ku dhinto ee wiil kuma dhasho

Waxaa muuqata in aad weeyseen walaal iyo maamul idiin damqado oo dhexdiina gala oo gacantiina qabta
Waxaad ogaataan in midka aad dileeyso uu yahay walaalkaa yahayna garab adiga kaa maqan

Marka ay carada kaa dhamaatana aad ugu h**eeyso ruuxa soo tabaayo
Walaaliyaaal hala baajiyo daadinta dhiiga muslimiinta aar ahaan dhiiga walaalaha dhalashada iyo dhiig wadaaga ee laysku leeynaayo.

Waxaan baaq u dirayaa bulshada KGS qeybaha kala duwan oo ay ugu h**eeyan masuuliyiinta ku metela Dowlada dhaxeba

Xildhibaanada heer federal
Culumaau diinka
Oday dhaqameedyada
Aqoon yahanada
Ganacsatada
Dhalinyarada
Haweenka

Waxaan ugu Baaqeynaa in si deg deg ah loo dhex galo Dadka Walalaha ah ee ku Dagaalamaayo.
Deegaanada KGS gaar ahaan degmoyinka aan kor ku soo xusnay

Afhayeenka MSKGS md Hassan Moalin Yusuf
Wabillaahi towfiiq

14/04/2024

Baaq xabad joojin ku aadan
Deegaanada ay dagaalada ka socdaan ee
Koonfurgalbeed
Sida
Diin soor, Baraawe, qoryooley, Buur hakaba, Wanla weeyn,

31/03/2024

Bismillaah Asalaamu caleykum

Waxa halkan baaq nabadeed uga
Direyna dhamaan dhinacyada ku Dagalamaayo Degmada diinsoor iyo beelaha Ay ku kala Abtirsadaan.

Afayahenka madasha mudane Hassan black

28/03/2024

Afayaheenka madasha mudane Hassan Black oo fariin nabadeed diraya

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 02/03/2024

Maanta oo ay tahay taariikhda 28/02/2024, waxaa shir ugu qabsoomay Madasha Samatabixinta KGS, Magaalada Mogadishu- Hayat Hall, Shirkaas oo Guddoominaayey Guddoomiyaha Madasha, oo ay ka soo qeebgaleen Madasha labadeedi gole, ayaa waxa warbixin looga dhageestay Guddoomiyaha oo safar Shaqo dalka dibadiisa ugu maqanaa iyo xubnaha Madasha.
Kadibna waxaa Golaha la horkeenay, ajandiyaal muhiim ah , hortebinna uleh madasha.
Sida:
1- Wax ka badelka iyo wax ku darista xeerka madasha.
2- Ansixinta Miisaaniyadda Madasha.
3- Ansixinta Xoghayaha iyo Afhayeenka Madasha.

Guddoomiyaha madasha oo golaha kula dardaarmay , Adkaynta midnimada iyo wada jirka, Xaqiijinta Ahdaaftii loo aas aasay madasha.

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 23/02/2024

Xobno kabtirsan Madasha Samata bixinta KGS , oo ku nool magaalada Nairobi- Kenya , iyo Guddoomiyaha Madasha oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Nairobi, ayaa maanta kulan is xog wareeysa ah ku yeeshay Hotel Serena Nairobi.
Kulanka oo looga hadlay Xaaladda siyaasadda iyo garab istaaga Dowladda halgenka ay ugu jirto difaaca dalka iyo midnimada umadda soomaaliyeed, iyo ku gacansiinta bilowga feeska labaad ee loogu xureeynaayo Khawaarijta dalka, sidoo kale in la dardar gelyo hawlaha madasha , iyo udiyaar garowga sidii doorossho xur iyo xalaal ah ugu dhici lahayd KGS .
Loona badelo Maamulka sharci darada ku dhisan, oo regaadiyey habsami usocodka dowlinamada curdunka ah ee soomaali.

Photos from Madasha Samatabixinta KGS's post 23/02/2024

Guddoomiyaha Madasha Samata bixinta KGS Mudane Maxamuud Macalin Yaxya oo ka qayb galay Xaflada lagu Xusaayey Afka Maayda, xafladaas oo ay soo diyaariyeen Maayso, oo ah urur dhalan yaro reer KGS oo ku nool Magaalada Nairobi, Guddoomiyaha oo si wanaagsan loogu maamuuseey xafladda khudbadna ka jeediyey asagoo ku hadlaayey Afka madasha.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Baaq nabadeed Afhayeenka madasha samatabixinta koofirgalbeed Soomaaliya Hassan Macalin yusuf Hassan Black  Ayaa baaq nab...
Dhibaatada ka soo cusboonaatey Qoryooley iyo sababta keentey sii seeda dheeranshaha dhibka.
Baaq xabad joojin ku aadan Deegaanada ay dagaalada ka socdaan ee Koonfurgalbeed Sida Diin soor, Baraawe, qoryooley, Buur...
Baaq nabadeed
Baaq nabadeed
Kulan ay isagu yimaadeen dhammaan siyaasiinta KGS oo looga arinsanaayay arimaha doorashooyinka oo waqtigooda waxba aa ka...

Telephone

Address


Km4 Hodan
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00