Videos by Barbaarta news in Mogadishu. Sedex Goor Xaq Mudaneey Ogaalkii Dhaqakaay Xildhibaankii Noloshaay Xuduntaan Ka Beermaay � Hooyo�
Tiktok Somali Talent kuwa ugu qosolka badnaa 😀😀😀fadlan na follow garee haduu kusoo gaaro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa abaalmarinno ku maamuusay guuleystayaasha kaalimaha hore ka galay Tartanka Quuraanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan.
Inaa Tidhaahdo Gabadh 2 Bil Ayaa Is Qabaynaa Kadib Waan Kala Tagaynaa Dhagayso Jawaabta shiikh Mustafe
Inaa Tidhaahdo Gabadh 2 Bil Ayaa Is Qabaynaa Kadib Waan Kala Tagaynaa Dhagayso Jawaabta shiikh Mustafe
Ragna meshan bey sidi dumarka isku caaynayan halka ragna duurka ku jiran side dadkoda nabad ugu nolal lahayen💪🏼
Ragna meshan bey sidi dumarka isku caaynayan halka ragna duurka ku jiran side dadkoda nabad ugu nolal lahayen💪🏼
Gabadhan Hooyadeed ayaa habeen Madow Bannaanka guriga uga saartay si ninkeeda u ogaan in iyadu dhashay. Gabadhan hooyadeed iyo aabaheed waxa ay kala tageen iyada oo jirta shan sanno, waxa ayna isku dhaleen aabaheed iyo hooyadeed lix carruur ah ay ku jirt
Gabadhan Hooyadeed ayaa habeen Madow Bannaanka guriga uga saartay si ninkeeda u ogaan in iyadu dhashay.
Gabadhan hooyadeed iyo aabaheed waxa ay kala tageen iyada oo jirta shan sanno, waxa ayna isku dhaleen aabaheed iyo hooyadeed lix carruur ah ay ku jirto, labada waalid ayaana carruurtii u kala qaatay min saddex midba gaar la degay .
Gabadhan waxa ay kamid noqotay carruurtii uu qaatay aabaheed, waxa uuna la aaday dhinaca Itoobiya uu ku noolaa, halka hooyadeed iyo saddex la dhalatay ku hareen deegaanada maamulka Somaliland.
Sida ay sheegtay gabadhan aabaheed agteeda kuma aysan helin xannaaneen fiican iyo waxbarasho, waxa ayna gabadhan dhaxda ka gashay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah oo nafteeda saameyn badan ku yeesho.
Gabadhan ayaana markii hooyadeed u timid ka codsatay in ay la joogto, balse hooyadeed xujo uga dhigtay in aabaheed biil siiyo, haddii aan biil uusan bixina aabaheed bannaanka guriga looga saaro oo laga eryo.
Hooyada dhashay gabadhan waxa ay guursatay nin , waxa ayna u sheegtay ninkaasi in kaliya heesato saddex carruur ah sidaana ku guursaday, waxaana dhacday in muddo kaddib gabadhan timaado Hargeysa kuna soo degto guriga hooyadeed, balse lama aysan kulmin farxadii ay fileysay iyo jaceylkii hooyanimo .
Hooyada dhashay gabadhan oo ka cabsi qabtay in ninkeeda ogaado in carruur saddex ka badan dhashay ayaa gabadheeda ku amartay in si degdeg ah ugu laabato Itoobiya, halka gabadha iyaduna rabtay in hooyadeed iyo walaalaheed kale la noolaato, nasiib darro ma dhicin hooyadii ayaana habeen madow gabadheeda guriga bannaanka uga saartay si ninkeeda uga qariso in ay dhashay saddex carruur ka badan , uu haddii uu ogadao ka baqday in saameyn ku yeesho xiriirkooda.
Qoys bur burka waxaa ka dhasha dhibaatooyin badan aan la mahdin oo caqabado iyo xanuun ku noqda carruurta ay isku dhalaan lamaanayaasha iyagu kala taga, waxa ayna noqotay qisada ku dhacday gabadhan mid dareen badan dadka galisay.
CANJEERO DAAFI AYAAN KA DHIGAY CAAWA IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA
CANJEERO DAAFI AYAAN KA DHIGAY CAAWA IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA
youtuberka caanka ah ee ishowspeed aya oyinta iyo duufta isku daray kadib guldaradii portugal😅
youtuberka caanka ah ee ishowspeed aya oyinta iyo duufta isku daray kadib guldaradii portugal😅