Barbaarta news

Sedex Goor Xaq Mudaneey Ogaalkii
Dhaqakaay Xildhibaankii Noloshaay
Xuduntaan Ka Beermaay
� Hooyo�

02/05/2024

Tiktok Somali Talent kuwa ugu qosolka badnaa 😀😀😀fadlan na follow garee haduu kusoo gaaro

22/04/2024

Goormaa kabexeena Cuqubadaan Naheesato 🥹🥹🥺

17/04/2024

Walaalky iga weyn makaa dhigan karaa 😂😂😂

01/04/2024

Dooddii Ugu Macquulsanayd Ee Aan Dhagaysto Dastuurka....

26/03/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa abaalmarinno ku maamuusay guuleystayaasha kaalimaha h**e ka galay Tartanka Quuraanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan.

24/03/2024

Bishaan waa bisha nafta yar garaash la geyn la geyn lahaa oo wixii ka qaldan dhan laga sixi lahaa, Navigator-ka ama jiheeyaha haddii uu ka xumaana loogu hagaajin lahaa, si waddo saxan ay u qaado.

Is waydii baabuur halleysan (xun), oo meesha aad u socotay maahee waddo qaldan oo xun ku socda, cumrigaaga dhan ma saarnaan lahayd, darawalna maka ahaan lahayd?

Sidaasi si lamid ah nafta laftirkeeda haddii ay kaa xumaato, waddo qaldanna ku socoto waa lamid.

Marka aan hagaajino nafta yar insha Allah.
Ilaahay waxaan ka baryeenaa inuu nagu kaalmeeyo arrinkaas.

Ramadaan Mubaarak

31/01/2023

Sister your talk is beautiful as much as your face is beautiful… I will pray for your happiness …

31/01/2023

Inaa Tidhaahdo Gabadh 2 Bil Ayaa Is Qabaynaa Kadib Waan Kala Tagaynaa Dhagayso Jawaabta shiikh Mustafe

30/01/2023

my name dhukh dhukh kulaha😂😂😂

30/01/2023

Nimcooyinka Alle Ayey Ka Mid Tahay Ishan🤔

29/01/2023

Ragna meshan bey sidi dumarka isku caaynayan halka ragna duurka ku jiran side dadkoda nabad ugu nolal lahayen💪🏼

17/12/2022

Gabadhan Hooyadeed ayaa habeen Madow Bannaanka guriga uga saartay si ninkeeda u ogaan in iyadu dhashay.

Gabadhan hooyadeed iyo aabaheed waxa ay kala tageen iyada oo jirta shan sanno, waxa ayna isku dhaleen aabaheed iyo hooyadeed lix carruur ah ay ku jirto, labada waalid ayaana carruurtii u kala qaatay min saddex midba gaar la degay .

Gabadhan waxa ay kamid noqotay carruurtii uu qaatay aabaheed, waxa uuna la aaday dhinaca Itoobiya uu ku noolaa, halka hooyadeed iyo saddex la dhalatay ku hareen deegaanada maamulka Somaliland.

Sida ay sheegtay gabadhan aabaheed agteeda kuma aysan helin xannaaneen fiican iyo waxbarasho, waxa ayna gabadhan dhaxda ka gashay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah oo nafteeda saameyn badan ku yeesho.

Gabadhan ayaana markii hooyadeed u timid ka codsatay in ay la joogto, balse hooyadeed xujo uga dhigtay in aabaheed biil siiyo, haddii aan biil uusan bixina aabaheed bannaanka guriga looga saaro oo laga eryo.

Hooyada dhashay gabadhan waxa ay guursatay nin , waxa ayna u sheegtay ninkaasi in kaliya heesato saddex carruur ah sidaana ku guursaday, waxaana dhacday in muddo kaddib gabadhan timaado Hargeysa kuna soo degto guriga hooyadeed, balse lama aysan kulmin farxadii ay fileysay iyo jaceylkii hooyanimo .

Hooyada dhashay gabadhan oo ka cabsi qabtay in ninkeeda ogaado in carruur saddex ka badan dhashay ayaa gabadheeda ku amartay in si degdeg ah ugu laabato Itoobiya, halka gabadha iyaduna rabtay in hooyadeed iyo walaalaheed kale la noolaato, nasiib darro ma dhicin hooyadii ayaana habeen madow gabadheeda guriga bannaanka uga saartay si ninkeeda uga qariso in ay dhashay saddex carruur ka badan , uu haddii uu ogadao ka baqday in saameyn ku yeesho xiriirkooda.

Qoys bur burka waxaa ka dhasha dhibaatooyin badan aan la mahdin oo caqabado iyo xanuun ku noqda carruurta ay isku dhalaan lamaanayaasha iyagu kala taga, waxa ayna noqotay qisada ku dhacday gabadhan mid dareen badan dadka galisay.

16/12/2022

Hassan Top Ayaa I sixray Nidaamiye😭😭

12/12/2022

CANJEERO DAAFI AYAAN KA DHIGAY CAAWA IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA

10/12/2022

youtuberka caanka ah ee ishowspeed aya oyinta iyo duufta isku daray kadib guldaradii portugal😅

09/12/2022

Qoftuu fulaysanaa🤣🤣🤣

08/12/2022

rajo aad ufican o.dowlad nimo aya I muqata marba askarigi laga ordi jiray hadi lagu faraxsanyahy

05/12/2022

Daanyeer miskiin ah ayaa korontadii ku dhacday

30/11/2022

MASLAXO SAALAX OO Xoog kula Dagtey Catoosh yare Bajaaj OO saarnaa🤣🤣

04/11/2022

Degdeg
Afhayeenka alshabab sheekh cali dhere oo sheegay inay tageeren qabiilada somalidu naf iyo maalba waxana kamida ayuu yidhi beesha warsangali oo uu umahadnaqay

31/10/2022

🤣🤣🤣🤣

25/10/2022

Dadka Tiktok Ka Tuugsada Waxbaa Ku Dhacay🤣🤣🤣

18/10/2022

😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

17/10/2022

Cod Aan Cadi ahyn Ku Luqaynayaa Hestii

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Tiktok Somali Talent  kuwa ugu qosolka badnaa 😀😀😀fadlan na follow garee haduu kusoo gaaro
Goormaa kabexeena Cuqubadaan Naheesato 🥹🥹🥺
Walaalky iga weyn makaa dhigan karaa  😂😂😂
Dooddii Ugu Macquulsanayd Ee Aan Dhagaysto Dastuurka....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa abaalmarinno ku maamuusay guuleystayaasha kaalimaha hore ka galay Tartanka Quuraanka Kar...
Sister your talk is beautiful as much as your face is beautiful… I will pray for your happiness …
Inaa Tidhaahdo Gabadh 2 Bil Ayaa Is Qabaynaa Kadib Waan Kala Tagaynaa Dhagayso Jawaabta shiikh Mustafe
my name dhukh dhukh kulaha😂😂😂
Nimcooyinka Alle Ayey Ka Mid Tahay Ishan🤔
Ragna meshan bey sidi dumarka isku caaynayan halka ragna duurka ku jiran side dadkoda nabad ugu nolal lahayen💪🏼
Gabadhan Hooyadeed ayaa habeen Madow Bannaanka guriga uga saartay si ninkeeda u ogaan in iyadu dhashay.  Gabadhan hooyad...
Ss

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Gen yahye Mohamed omar Gen yahye Mohamed omar
Oodweyne
Mogadishu

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Ilkacase Family Ilkacase Family
Mogadishu

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Aden boy Aden boy
Lambar 4
Mogadishu

Kusoobiir my page

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Codka Naafada Soomaaliyeed Codka Naafada Soomaaliyeed
Bakaro
Mogadishu

Disability activist and poor people

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.

Horn Africa Media Horn Africa Media
Maka Almukaram
Mogadishu

Islam is peaceful and prosperity