Avv Muse Moalim Mohamed

Former Chairman of Banadir Regional Court of Somalia, Muse Moalim Mohamed. Previously First Deputy AG

Photos from Avv Muse Moalim Mohamed's post 11/08/2024

Suuqyada Soomaalidu ma gubtaan? Mase waa la gubaa?

Fajac aan u soo joognay ayey noqotay, waxaase ka sii daran in hay’ayadaha u xil saaran denbi baarista dalku aysan ku foogganeyn daba galka gubashadan soo laa laabatay oo si isku mid ah uga dhacday :
1. Jigjiga
2. Hargeysa
3. Muqdisha
4. Iyo in kaleba

Dhibaatooyinka dhaca waxa ay u dhacaan :
1. Si qorsheysan ama
2. Si iskeed ah (قوة قاهرة)

Cidda la rabo in ay kala saarto waxa ay dhacdadu ku qotonto oo ay Maxkamad ku geyso waa hey’adaha Baarista, nasiib darrase ma ka warqabo hal kiis oo ku saabsan suuq gubtay oo ay dhaqaajiyeen.

Musiibada Jowhar ka dhacday waxay la mid tahay wixi ka dhacay dhulka soomaaliyeed, waxaanse kula talinayaa in Hirshabelle State House ay qaaddo tillaab ugub u noqon doonta Soomaalida oo ah:

1. In la faro Boolisku in ay baaris deg deg ah billaabaan, hadii khubaro loo baahdana weydiistaan DFS.
2. In la qaado tillaab looga baaqsado soo noqoshada dhibta dhacday iyadoo lagu dhisaayo cashirada laga barto waxa dhacay .

Photos from ‎مجلس علماء الرباط المحمدي‎'s post 21/07/2024
21/07/2024

"رحل عن دنيانا اليوم السبت 14 من شهر محرم 1446هـ الموافق 20 يوليو 2024 م عالم فذ، مفتي الديار الصومالية السابق، فقيد الأمة المؤدي للمهة، الشيخ {عثمان بن الشيخ عمر حدغ }
"شيخ عام الطريقة الأحمدية الإدريسية في الأراضي الصومالية"
فقدت هذه البلاد إمام عالم، وشيخ قائم، أفنى حياته لخدمة الدين والإسلام، فقد أفنى عمره في محاريب العلم، وقام بتأدية الأمانة في جميع ربوع بلاده أرض الصومال، واليوم شيعت جنازته، وطويت سريرته، بما لم يفضي بكل ما فيها إلى أمة الإسلام
رحمه الله وربط علي قلوب أهله وأحبابه ومريديه بجميل الصبر والرضوان "

21/07/2024

وفاة العالم العلامة شيخ البلاد الصومالية
الشيخ عثمان ابن الشيخ عمر الشافعي الصوفي الأشعري ،

رحمه الله تعالى ورفع درجته في عليين !

نبذة عن سيرته رضي الله عنه
🌻اسْمُهُ: هُوَ الشَيْخُ عُثْمَاْن بْن الشَيْخ عُمَر بْن الشَيْخ دَاوُد المَشْهُوْرُ بـِ "حِـدِغْ " الأشْعَرِيّ الشَافِعِيّ العَيْلْ طَيْرِيّ ثُمّ المَقْدشِيّ.

🌱نشأته:

وُلِدَ الشَيْخُ فِيْ مَنْطِقَةٍ قَرِيْبَة مِنْ مَدِيْنَةِ "عَيْلْ طَيْرْ " بِإقْلِيْمِ جَلْجَدُوْدْ وَسطَ الصُوْمَالِ سَنَةَ ١٩٤٢م

🍀وَنَشَأَ فِيْ بَيْتِ عِلْمٍ حَيْثُ كَاْنَ جَدُهُ الْشَيْخ دَاْوُد بْن عُلُسَوُ بن عبيد دَاْعِيَةً إسْلَاْمِياً كَبِيْراً أحْيَى تَعَاْلِيْمَ الإسْلَاْمِ فِيْ أقْطَارٍ كَثِيْرَةٍ،

🍀فَحَفِظَ الشَيْخُ عُثْمَان القَرْآنَ الكَرِيْمَ فِيْ العَاْشِرَةِ مِنْ عُمْرِهِ وَالتَحَقَ وَعُمْرُهُ "١١ "عَاْماً بِدُرُوْسِ عَمّهِ القَاْضِيْ الشَيْخُ عَبد اللهِ بْن الشَيْخ دَاْوُد فِيْ مَسْجِدِ "عَيْلْ طَيْرْ" وَدَرَسَ عِنْدَهُ العُلُوْمَ الْشَرْعِيّةِ وَاللّغَوِيّةِ

🍀ثُمّ رَحَلَ إلَىْ العَاصِمَةِ مَقَدِيْشَوْ عَاْم ١٩٦٠م وَدَرَسَ عِنْدَ أعْيَانِ عُلَمَاءِ العَصرِوَمِنْ أجَلّهِمْ عَمِيْدُ القُضَاةِ الشَيْخُ أبُوْ بَكَر بْن الشَيْخ مُحيِي الدّيْنِ وَفَقِيْه الدِيَارِ الصُوْمَاْلِيّةِالشَيْخ حُسَيْن مُحمّد مَحمُود "عَطَا" وَالعَلّاْمَة الشَيخُ حُسَيْن بن الشَيْخ مُحَمّد وَالشَيْخ عَبدِ الرَحمَن طُوبْ وَالشَيخ أحْمَد بَيرُوْت الهَرَرِيّ وَغَيْرهِم مِنْ كِبَارِ المَشَايِخِ

🍀وَأجَاْزَهُ فِيْ الْحَدِيْثِ العَلّامَة الشَيْخ مُحَمّد أحْمَد مَحمُوْد الشَهِيْرِ بـِ " أَبَا" الشَيْخ محَمّد نُوْر بْن الشَيْخ إبْرَاْهِيْم بْن مُعَلّمْ سِرَاج حَفِظَهُمَا اللهُ.

🍀وَقَدْ أتْقَنَ الْشَيْخُ العُلُوْمَ الإسْلَاْمِيّةِ فِقْهاً وَأُصُوْلاً وَحَدِيْثاً وَتَفْسِيْراً وَلُغَةً، وَبَعدَ أنْ ضَرَبَ بِنَصِيْبٍ وَاْفِرٍ فِيْ المَعَارِفِ الشَرْعِيّةِ وَاللّغَوِيّةِ جَنَحَ إلَى التَصَوُّفِ وَأَخَذَ إجَاْزَةَ الطَرِيْقَةِ الإدْرِيْسِيّةِ عَنْ عَمّهِ الشَيْخ أحْمَد بن الشَيْخ دَاْوُد عَنِ الشَيْخِ مُحَمّد بْنُ الشَيْخِ عَلَيّ مَيه عَن أبِيْهِ الشَيْخ عَلَيّ مَيَه الْمَرْكِيّ عَن الْشَيخِ حَسَنْ بْن مُعَلّم مُؤْمِن البَصرِيّ عَن الْشَيْخِ عَبْد الرَحْمَن بْن مَحمُوْد عَن السَيّدِ أحْمَد بْن إدْرِيْس، وَلَهُ أسَاْنِيْد أخْرَىْ فِيْ هِذِهِ الْطَرِيْقَةِ وَقَدْ أُذِنَ لَهُ.....

20/07/2024

إنا لله وإناإليه راجعون

Umadda Soomaaliyeed iyo Caalamka muslimiintaba Alle ha ka sabar siiyo Caalimka ka baxay ee uu Alle naga oofsaday, jannatul fidows ne Alle ha nagu kulmiyo.

28/06/2024

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun.

Waxaan Umadda, ehelka iyo qoyska uga tacsiyeynayaa geerida Prof Mohamed Sh Osman Jawaari, waxaana Alle SWT uga baryaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo.

16/06/2024

Acmaasha Alle ha na aqbalo, ducada xujaydana Alle ha u aqbalo Dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

09/04/2024

كل عام وأنتم بخير .

30/03/2024

Dastuur aayad quraan maaha ee goor kasto ayaa wax laga bedeli karaa, maantase waa guul hadii Soomaali aan loo qoreyn dastuurkeeda.

28/03/2024

Dadaalka wax ka bedelka dastuurka ee ay gardaadiyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS , gudiga madaxa banaan ee dastuurka iyo Guddiga Dastuurka Baarlamaanka FS , waxa aan ujoognay habki dhega nuglaanta iyo tixgelinta laheyd ee ay u ballaariyeen talada.

Mahadsanidiin.

28/03/2024

أبعث حروف التهاني للخليفة/دكتور Khaliif Abdulkadir Moallim Noor سفير البلاد لدى منظمة التعاون الإسلامي Oic .
كان الله في عونكم ، وبارك الله جهودكم .

11/03/2024

يقول المصطفي عليه الصلاة والسلام : صوموا تصحوا. وورد في القرآن الكريم "وَأَن تَصُومُوا خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ إِن كُنتُمْ تَعْلَمُونَ"

رمضان كريم.

10/03/2024

Madaxda soo dhigtay bilashada waxaa laga rabaa in ay sheegaan dalka ay joogaan .
Kuwa dalka joogana ha soo bandhigeen qofki arkay

24/02/2024

Ducada 15 ka shacbaan,.
Alle ha nagu daro kuwa la dhaafay denbegooda.
Laba qof oo cuqdad isu qabto looma denbi dhaafo ee saamaxaadda ka hor mari inta aadan duceysan.

رواه البيهقي في شعب الإيمان عن أبي ثعلبة الخشني رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: " إذا كان ليلة النصف من شعبان اطلع الله إلى خلقه، فيغفر للمؤمنين، ويملي للكافرين، ويدع أهل الحقد بحقدهم حتى يدعوه"

20/02/2024

علم التزكية.

08/02/2024

Barakada iyo kheryka Habiinka dheelminta Nabigeynna Allow nagu arzuq.

Waa habiin qiimo badan oo weyn oo fadli badan,.

01/02/2024
01/02/2024

بسم الله الذي لايضر مع اسمه شي ء في الارص ولا في السماء.

31/01/2024

Xuska geesiyada hormuudka u noqday dalkeyna iyo qaaraddan cagaaran, waxa ay marin tilmaameed u yahay geesiyada maanta iyo kuwa berri.

Alle ha u naxriisto Mwne Adam Abdulle .

29/01/2024

Munaasabadda Shir sanad-laha Garsoor awgeed

29/01/2024

Hambalyo GM, Rigoore waa iska nasiib Lkn Hirshabeelle ciyaar qurux badan ayey soo bandhigeen.

24/01/2024

Meel marinta Habraaca Wax ka badalka Dastuurka, waxa uu bog cusub u furayaa Dalka.
waqti dhaw iyo Dastuur aan KMG aheyn.

Guul wacan.

08/01/2024

Hambalyo ciyaatoyda Banaadir.

28/12/2023

Alle waa noo aqbalay oo maanta Xamar waa roobeystay, الحمدلله.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

كل عام وأنتم بخير .
Howsha nabadda Alle ha fududeeyo.
Suldan Ahmet. جمعة سعيدة
مساء الخير ، وجمعة سعيدة .
Shacbiga Soomaaliyeed ee aan jeclahay, waxaan halkan u marinayaa hanbalyada Ciidul-fidriga, aniga oo u rajeynaayo kheyr ...
Dayaca aan ka daryeelno da'yarta.Waxa ka heysto jiilka maanta maan-dooriyaha cidna kama qarsana ee waxa maqan xil-kasnim...
Intaas hadii uu shirku meel mariyo waa guul billaw ah, lkn wixi intaas ka sokeeyo waa qawda maqashii.
Masjidka a #3aad ee caalamka ee ugu weyn Africa waxa uu ku yaallaa الجزائر.Goordhaw masjidka Khaliif Abdulkadir Moallim ...
بداية السنة 2023 اللهم في هذه السنة الجديدة  ، أكف أهلي وأصحابي بحلالك عن حرامك، وأغنهِم وبفضلك عمّن سواك، اللهم جنّبهم ...
Macaanta ka tirsanaanta bulshada muslinka ah, waxaa dareemayo qofki dhuuxa safarkan oo kale.Jumca wanaagsan
Jumca wabaagsan.﴿إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْ...
Laascaanood hadii ay tahay halka loo adeegsanayo hubkaas, in laga aamusnaado waxay qiimo dileysaa insaaniyadda.Madaxda d...

Category

Telephone

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

🛑 Somali YouTuber

Hiigsi fashion co. Hiigsi fashion co.
Mogadishu

xarago fashion co.

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye