Abdi majid Hassan, Mogadishu Videos

Videos by Abdi majid Hassan in Mogadishu. Kusoo Dhawaada Bogga Rasmiga Ah Abdi majid Hassan

BARO Taariikh-da Aas-aaskii Magaalada Bajeela ee Koonfurta Gobolka mudug

Magaalo Difaaceedka Taariikh-da baal kaga jirta

Click to enable sound Next

Other Abdi majid Hassan videos

BARO Taariikh-da Aas-aaskii Magaalada Bajeela ee Koonfurta Gobolka mudug Magaalo Difaaceedka Taariikh-da baal kaga jirta

Afhayeenka Wasaarada Arimaha dibadda Mareykanka Matt Miller ayaa sheegay in dowlada Mareykanka ay aqoonsan tahay qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya taas oo ku saabsan xuduuda 1960.

Xildhibaan Mahdi M. Guuleed ayaa faahfaahinaya xeerka ay soo saareen Mudanayaasha Labada Aqal ee ku aaddan burinta is afgaradka maamulka Soomaliland iyo Ethiopia.

Afirkooy Daya.

Siyaasi Liibaan Axmed Xasan ayaa waqti galiyay Dagaalka Khawaarijta Galmudug looga saarayo Wadani Dalkiisa u daqnaday

'Waanadu waxay anfacaysa dadka Muuminiinta Ah Sheekhana waxan leeyahay ku soo dhawow Degmada Wisil' Gudoomiyaha Maxakamada Degmada Wisil Sheekh Cabdullaahi Macalin Cali.

Wariye Saadaq Saciid Nuur waxuu rabaa inuu Hobyo ka dhisto hotel elite 2.

Governo wali suugtii iyagoo cusub ayey soo wadaan wali maanta suuga la barawaynaayo waxaa iska leh adeer Farale. Sugaan waxuu ku birayaa sugaag kale oo furinta caad ku sugan.

Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cismaan Ahmed Cabdulle ayaa bulshada Bajeela ku booriyay inay la shaqeeyaan maamulka Cusub ee Bajeela

Warbixin baxa siyaarad 23aad Ee Shiikheena Sheikh Muxamad Cusmaan jimcaale RC Ayaa lagu qabtay magaalada Diimeedka Dawgaab Ee Gobolka mudug. Siyaarada ayaa looga hadalay dhibaatada khawaarijta aay ku hayaan dalka iyo sida aay ugu been shegaan diinta islaamka sidoo kale culimada ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro kooxda khawaarijta ah uu yahay mid waajiba ah garabna lasiiyo ciidamada dagaalka kula kooxda diinlaawasha ah. Siyaarada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimada Degmada Baxdo madaxa wacyigalinta ciidamada iyo gudoomiyaha gudiga dib u xoraynta konfurta gobolka mudug iyo taakulaynta ciidamada Shiikh cabdimanan shiikh Maxamed Cusmaan.

Beeshii governo iyo dowladoodii oo is kaashanayaa ayaa lafilayaa goordhow inay garaan caad dumaye iyo dabagalo illahay idankiis. Khawaarijtii firxadkooda ayaa ladaba jogaa. Abdi majid Hassan .

Wafdigii Nabadeynta ee ka socday Beesha Sacad ee uu Hogaaminayay Suldaan Cabdullaahi Cali Sheikh ayaa kulan kula qaatay Degmada Cadaado Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Reer Xaaji Saleemaan, oo uu hogaaminayay Suldaan Mawliid Sheikh Jaamac Odayaaaha iyo Waxgaradka Beesha Reer Xaaji Saleemaan ayaa dhankooda aqbalay in ay diyaar u yihiin dhaqan galinta Heshiiskii ay horay ula gaareen walaalohooda Beesha Cayr, Waxayna soo dhaweeyeen Dhexdhexaadinta Wafdiga Beesha Sacad garwadeenka ka yahay

Waxan maalmo ka hor booqday dariixa lagu-raqsay oo aay ku duugayahiin culimo fidinta diinta islaamka qeyb wayn ka soo qaatay culimada meshaas ku aasan waxaa ka mid ahaa intaan ka aqaan. 1 Shiikh Cali Samrat 2 Shiikh Cali Cilmiyare 3 Shiikh Cismaan Ciid 4 Shiikh Maxamed Cismaan iyo culimo kale oo badan illahay ha u wada naxariisto. Abdi majid Hassan .

Beesha Sacad naf iyo maalba way iskugu geyeen dagaalka lagula jiro kooxda khawaarijta ah.

Wisil ilaa Hobyo

WAR-MURTIYADEED Kulan maalmo qaatay oo dhaxeeyay Guddigii Nabadaynta Beesha Sacad iyo Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Cayr ayaa War-murtiyadeed laga soo saaray galabtay Dhawaan Guddi ka socday Beesha Sacad ayaa ku baxday Xiisad Colaadeed oo sababtay Dhimasho taasoo dhexmartay Beelaha Cayr iyo Saleebaan.

Suugtii governo force iyo miyiga Shabelow illahay waa jabshay khawaarijta.

Shabelow cidii taqaan waakaas ciidamadu aay saaka jogaan. Abdi majid Hassan .

Nabadaa naas lanuugo leh waxan maalmahaan Howlo nabadayn ah u joognaa degmooyinka Cadaado iyo Dhuusmareeb. Nabadaynta walaalaha Ceyr iyo Sulaymaana meel Wanaagsan ayey maraysaa. Colaada qabiilku waxay nafis u tahay kooxda khawaarijta ah oo hada sii galbanaysa dagaalka furan hada waa kan khawaarijta oo kaliya.

WARBIXIN" Saqiiradii Sanooyinka u afduubnaa Khawaarijta oo hadda la midoobay Qoyskooda. "2sano kadib hadda ayaan ogaannay in aabbaheen Khawaarijtu dishay" Waxaa sidaa yiri Cabdixakiin iyo Cali-yare Oo muddo u xirnaa khawaarijta Kala xariir Agoontaa Telka 0615270657

Rer Cadaado maanta is wanaagsan ayey u soo dhaweyeen gudigii Beesha Sacad ee nabad ugu sucday walaalaha Ceyr iyo Sulaymaan.

Bulshada Soomaaliyeed Waa inay Caawi Ambiyo Cali Maxamuud oo Dhibane u ah khawaarijta Dhibane Ambiyo waxay u baahan tahay Caawimaad iyo Hiil walaal

Daawo Go,aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Badqabka Deegaanka kasoo lagu qabtay koonfurta Gobolka mudug

Bajeela hadaadan ku dalxiisin madaaba dalxiisay Bajeela waa magaalo dadkeedu Difaaca dalka qayb wayn ka qaatay waa dad goba oo martiqaadka ku wanaagsan. Abdi majid Hassan .

Sida rajadu aay tahay maalmaha soo socda konfurta gobolka mudug khawaarijta walaga xaqaayaa. Abdi majid Hassan .

Saqdhex xili ah ayuu garigii aan wadanay xalay nooga halaabay meel cidlo ah markaas ayaan wariye Baashi is warsanay. Abdi majid Hassan .

Ragu hobyo waa uu ka soo laabtay furimaha ayuuna ku soo laabtay. Abdi majid Hassan .

Gabdhaha Wargalo kaalin weyn ka qaadanaya Taakulada iyo dhiirogalinta Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka Gabdhuhu waa laf-dhabarka Xoreynta Dalka

Jaaliyadda Beesha Sacad ee ku n Nool Dalka Ingiriiska ayaa Deeq Lacageed oo gaaraysa 13000 Dollar ku wareejiyay Ciidamada Howlgalada ka wada koonfurta Gobolka mudug Abdi majid Hassan .

Beesha Sacad ayaa isla maanta deeq xoolo nool ah gudoojsiisay ciidamada xogga dalka gaar ahaan guutada Abuu-dujaana ee ku sugan degaanada bacadwayne iyo Camara. Taliyaha guutada 27aad ee Abuu-dujaana Gashaanle nuurdiin Macalin xuseen somaaliweynay sacad ku dayda ayuu yiri. Abdi majid Hassan .