Celis iyo cuseeb online

waxan iibinaa alabaha celiska ah iyo cuseeb labadaba (we sell second hand goods) waxan iibinaa alaab walbo ,celis iyo cuseeb ah labadaba

04/01/2024

55 SMART SAMSUNG
$340 LAST QIIMAHA
XARUNTA KORONTADA
DEGMADA WADAJIR
61 5958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 04/01/2024

Fadhi dibada afare ah miis wato $390 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

03/01/2024

Faa’idooyinka naagta qaylada badani ay ninkeeda u leedahay:

1. Ninka naag qaylo badan qaba, isaga iyo Allihiis xiriirka ka dhexeeyaa waa uu xoogeysanayaa. Mar kastoo ay qayliso, waxa uu leeyahay: Xasbiyallaahu wa nicmal wakiil, Laa ilaa illal-Laahu Muxammadu Rasuulul-Laah, Laa xawla walaa quwwata illaa bil-Laah. Mar walba Ilaah buu xasuustaa.

2. Ninka naag qayla badan qabaa Jiim uma baahna iyo in uu is caateeyo. Raashinka hal mar marka uu qaato, ayay soo weeraraysaa, markaasna rabitaanku inta uu ka xirmo, ayuu ka istaagayaa. Sidaas darteed isagaaba naf ah.

3. Naag qaylo badan ninka qabaa qaraabadiisa aad buu u xiriiriyaa صلة الرحم maxaa yeelay guriga toos uma soo aadi karo oo qaylo ayaa ka soo horreysa. Markaas eeddooyin, abtiyaal, habaryaro ayuu ku soo wareegayaa oo isku soo daahinayaa inta aanu guriga imaan.

4. Ninka naag qaylo badan qabaa araggiisa ayuu laabtaa, maxaa yeelay dumar oo dhanba iyadaa u urisay. 😂🤣😂🤣😂🤣

Sabriye Musse

02/01/2024

Fadhi dibada miis wato $185 kala xarir 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 01/01/2024

Kuukar 4godle wato haan caag ah
Qiimaha: 165$
Xfda daarusalaam
Wac Whatsapp 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 01/01/2024

Fariij LG $234 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 31/12/2023

Wa la gatay mahadsanidin

30/12/2023

1. Asalka xaalka gabadha muslimadda ah waa: iney gurigeeda joogto.
(وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الأولى).
2. Haddey ku qasbanaato iney baxdo: ineysan soo bandhigin quruxdeeda oy soo xijaabato
(ولا يبدين زينتهن).
3. Haddey soconeyso: in ay degen u socoto oo aaney lugaheeda dhawaaq sameyn.
(ولا يضربن بأرجلهن ليعلم ما يخفين من زينتهن).
4. Haddey hadleyso: ineysan jijilcin codkeeda oy isa suura suureyn
(فلاتخضعن بالقول فيطمع الذي في قلبه مرض وقلن قولا معروفا).

Waa taa aadaabta gabadha uu qur'aankeena barayo gabdhaha muslimaatka ah.

Intaa gabadhi sameysa waxay ka nabad galeysaa doqon walba oo qalbigiisa xumaan ku jirto oo dhib u geysan lahaa gabadhaa.

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 30/12/2023

Fariij Keediye $125 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 30/12/2023

Tv 32inch smart ah $102 wa led kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 30/12/2023

Jiif dibada jodari wato 4shey ah $630 kala xarir 0619253349 4sheyga ama 0615958512

29/12/2023

Sawir dhif iyo naadir ah: Shan jiil oo is dhalay -Badhan, Sanaag, Somalia🇸🇴

Maxay isu noqonayaan?

📸Caarif Jama

27/12/2023

Qiimaha ku rabo 50$ 0617629929

26/12/2023

Fadhi afare ah $340 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

26/12/2023

Waxa usaxixey in u gabar kale lagursan donin, ma kusaxanyahey bal hala garamo, rag iyo dumurow ?

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 26/12/2023

Guridhamestiran $2150 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 25/12/2023

Fadhi miis wato afare ah $170 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 25/12/2023

Guridhamestiran $540 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 25/12/2023

Jiif dibada jodari wato $330 kala xarir 0619253349 3sheyga ama 0615958512

24/12/2023

𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 ➪ Muqdisho/ Daarusalaam
▶️𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 ->> Fadhi el Miis iyk Roog wato
⏺️𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 $120
𝗪𝗮𝗰📞0615958512 ama 0619253349

23/12/2023

Suuqa jimcaha

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 23/12/2023

Miis qado 6kursi $220 kala xarir 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 21/12/2023

Miis qado 6kursi nadiif ah $260 kala xarir 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 18/12/2023

Tv nakura 32inch astan wadato $100 dahman wareeg ah $65 kala xarir 0615958512

18/12/2023

Tv 📺 29inch ah $71 kala xarir 0615958512

Photos from Celis iyo cuseeb online's post 18/12/2023

Jiif dibada jodari wato shan shey ah iyo fadhi miis wato $1180 kala xarir 0615958512

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Wa la gatay mahadsanidin
Qiimaha ku rabo 50$ 0617629929
Fadhi afare ah $340 kala xarir 0619253349 ama wac 0615958512
Waxa  usaxixey in u gabar kale lagursan donin,  ma kusaxanyahey bal hala garamo, rag iyo dumurow ?
Suuqa jimcaha
Sidaane wa dhacda
Sheikh umal o fahfahinayo garacista dumarka
Nooca           gaariga Fuso TAARIKO           AJ Motor ka.      Motobiish  Color.           Blue $14000 kala xarir 0619...
Nooca           gaariga Fuso TAARIKO           AJ Motor ka.      Motobiish  Color.           Blue $14000 kala xarir 0619...
Jiif dibada jodari wato $440 kala xarir 0615958512 ama wac 0619253349

Telephone

Address

Maka Almukarama Street
Mogadishu
Other Advertising/Marketing in Mogadishu (show all)
1XBET PROMO CODE 1XBET PROMO CODE
Mogadishu, 252

AFRICA99 Waa Promo code Kaa caawinaya inaad lacago badan kasa mayso 1xbet.

Arale Advertising Agency Arale Advertising Agency
Nasru-diin Street
Mogadishu, 252

Arale Advertising Agency: waxay bixisaa adeegyada suuqgeynta, xayeysiiska & real estate issues.

ILJANNO-online ILJANNO-online
Mogadishu

arkaan souq online

Som Online Market Som Online Market
Bakaaro
Mogadishu, 0025

Carwo Xaraash furniture Carwo Xaraash furniture
Mogadishu, 252

Cawiye Online Business Cawiye Online Business
Mogadishu, 252

"your investment of today makes you successful tomorrow."

Ina Xaaraan Madaare Ina Xaaraan Madaare
Mogadishu

ku soo dhawaada gacmo furan

Shiiqow Electronic Company Shiiqow Electronic Company
Deynile
Mogadishu, 252

Ku soo dhawaada pagekaan oo aad ka heli doontaan qalabkii electronicska

Siidii medical & clinic center Siidii medical & clinic center
Alxayaat
Mogadishu

Helping People To Get Health

Suuqa Qalabka Macdanta Suuqa Qalabka Macdanta
Afgooye
Mogadishu

Travel agency

Mahad-Alle Page Mahad-Alle Page
Mugdisho Dhuusamreeb Somaalia
Mogadishu

My Real page Welcome every person open heart and open hand 🇸🇴💯