Soodir

Soodir waa barnaamij kuu sahlaya in aad ku shubato Xirmooyinka SomNet ee kala duwan, kana iibsato SomNet Simcard iyo Scratch Card.

27/07/2018

Allow noo dambi dhaaf

19/07/2018

​Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan macaamiisha Shirkadda Diyaaradaha Jubba Airways meel walbo ay joogaan Waxaan ku salaamayaa salaanta Islaamka ASWW Salaan kadib, Waxaan rabaa in aan idinkugu Bishaareeyo in maanta oo ay taariikdu tahay 18-Jul-2018 ay dib u bilowdeen duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdishu Jeddah, Jeddah Muqdishu iyo Muqdishu Dubai, Dubai Muqdishu ayadoo ay tahay diyaaradda aan isticmaali doono diyaarad casri ah oo ah Air Bus 320.
Waxaan idinka raaligelinaynaa mudadii yareyd ee macaamiishu transit ahaan meelo kala duwan u soo kala mareen,

sidoo kale waxaan macamiisheena kala jooga daafaha dunida ku wargalinaynaa in duulimaadyadoodii uu sidiisi caadiga ahaa uu ahaan doono waqtiga soo socda insha laahu, kana wel wel la aadaan arrinkii in uusan dib u soo noqon doonin insha laahu Waxaan idin rajeynayaa guul iyo horumar


Wa Billahi Towfiiq ​​
From Jubba Airways

15/07/2018

Soodir

Deg deg Ku Hel Somtel Data

Ka soo daji Appka Linkan

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.soodir.soodir

13/07/2018

Deg deg Ku Hel Somtel Data

Ka soo daji Appka Linkan

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.soodir.soodir

06/06/2018
17/04/2018

Macaamiil cilad ayaa kajirta gadashada daatada waxaana sabab u ah cilad kajirta dhanka salaam bank fadlan noo dulqaado inta laga xalinaayo.

06/04/2018

BISHAARO BISHAARO
Waxaan Soo Kordhinay Hormuud kuhadal ah oo qiimo jaban ood heli karto 24Hrs
Adiga Ka Faa'iideyso, Saaxiibkaana Oga Faa'iidey
Soo degso Barnaamijka Soodir ama Cusbooneysiiso oo Guji Link-ga hoose si aad uga faaiideeysato BISHAARADAAN.

10/03/2018

Si aad ugu shubato Sonnet Data garaac
*799*31600884*lacagta #
Wixii faafahjn ah la xadhiidh
0618371253

24/02/2018

we can get your visa
Do You Want Travel to Turkey?

23/02/2018

Soodir's cover photo

19/02/2018

Soodir Waa app Aad ka helayso Data ku raali geliso
Sida Aad Ugu shubato Garaac
*799*31600884*lacagta #
Geli Faahfahinta Salaam Bank Nambarkada Somnetka ah
Wixii Fahfaahin ah La Xariir 0618371253

24/11/2017

Trying to access the internet? Read this APN guide to find out how to connect your smart phone, so that you can browse the web.

Pay Monthly Settings

Tap the Menu button.
Tap Settings.
Tap Wireless and networks or More... (depending on your version of Android).
Tap Mobile Networks.
Tap Access point names.
Tap the Menu button.
Tap New APN.
Enter the following data into the on screen form, without changing any other settings:
Name Manx APN
APN somnet lte
Username somnet
Password "blank"
Tap the Menu button.
Tap Save.
Enable the newly-added APN by ensuring the line is ticked, or the radio button is lit by tapping on it.
Check the notification bar for 4G, H, 3G, E or G with up and down arrows beside it, which will indicate your connection is working.
Note: Open Data

14/11/2017

NEW SIMCARD Configuration

Kala soco muuqaalka hoose sida loo borogaraamiyo ama loo soo qabadsiiyo internetka simcard cusub ayadoo la isticmalayo internetka SomNet.
NB: Mobileka wax lagu sharraxayo waa Samsung C9 pro. kala soco taxanaha waxaan soo deyn doonaa casharo kale.

12/11/2017

Soodir

06/11/2017

Soo degso Barnaamijka Soodir ama Cusbooneysiiso oo Guji Link-ga hoose si aad uga faaiideeysato Qiimo dhimista xooggan.

ama si fudud ugu shubo oo garaac *799*31600884*Lacagta # Faah-faahinta Soo Raaci Numberka tusaale: 68 # # # # # # #
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.soodir.soodir

31/10/2017

Soodir waxaa lagu soo kordhiyay qeyb aad kaga iibsan karto Xirmooyinka Hormuud, weliba aad ku bixin karto kirada - qiimo raqiis ah. Update gareey Barnaamijka hadii uu horay kuugu shubnaa, ama soo degso oo guji Link-ga hoose. Mahadsanid.
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.soodir.soodir

23/10/2017

Xirmooyinka SOODIR ay iibiso waxa ay kala yihiin sida sawirka hoose ku xusan

16/10/2017

Habka Lacagta aad Data ugu shuban karto marka aad soo degsato barnaamijka kadib

16/10/2017

Sida Loo Soo dajiyo Barnaamijka Soodir

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

NEW SIMCARD Configuration
Habka Lacagta aad Data ugu shuban karto marka aad soo degsato barnaamijka kadib
Sida Loo Soo dajiyo Barnaamijka Soodir

Telephone

Address


Mogadishu
252
Other Internet Companies in Mogadishu (show all)
Hubaal Data Hubaal Data
Bakaaro
Mogadishu, 2233

Somtell internet iyo Ku Hadal Aya Naga Heleysa Sodhowow macamiil

Oomaar data service Oomaar data service
Mogadishu

internet compamy

Inaa Fatax Internet Data Service Inaa Fatax Internet Data Service
Iskooska Tarbuunka, Xamar Jadiid Iyo Haanta Dheer
Mogadishu

Waxaan Macaamiisheena sharafta leh ugu adeegnaa si hufan adeegyada SOMTEL Internet iyo ku hadalkaba.

Sky Data Service Sky Data Service
Howl Wadaag Street
Mogadishu

Ku hel si fudud kaarka ku hadal hormuud , somnet data iyo somtel data oo qiimo jaban ka dalbo halkaan *799*34383323*$# send faahfaahinta gali numberka urabto

Soomar Data Soomar Data
Makka Almukarama Street
Mogadishu, SO48124

SOOMAR DATA waa qeyb ka mid ah Shirkadda Online-ka Dalka ugu ballaaran ee SOOMAR, waxeyna gaar u iibisaa Data

Waaya Arag Online Service Waaya Arag Online Service
Mogadishu

WAAYA'ARAG ONLINE SERVICE waa Haqabtiraha Baahidada Internet Mid Qoys & Mid Shaqsiyadeedba

Wadajir Data Service Wadajir Data Service
Jaalle Siyad Road
Mogadishu

Rasmi Deta Services Rasmi Deta Services
Mogadishu

Ku hel si fudud kaarka ku hadal hormuud, somnet data iyo somtel data oo qiimo jaban ka dalbo halkaan

Naaleye Business Center Naaleye Business Center
Banaadir
Mogadishu

Saddax Buurood data Saddax Buurood data
Via Roma Xmr Weyne
Mogadishu

Salaam Data Service Salaam Data Service
30 Streat
Mogadishu, 252

salaam Data service waa shirkad bixisa adeeg data internet Qiima jaban ka hel marwalba qiima jaban