Ifiyaha sportska

Ifiyaha sportska

You may also like

Hugs xiaomi McGee
Hugs xiaomi McGee

sports

Photos from Ifiyaha sportska's post 09/09/2023

Waxa Uu Kulan Sogootin Oo loo Sameeyay Gudoomiyaha Kooxda Majaaango Liban Said Maxamed Saxiibkey Safar salama

Kooxdan Majaango Iyo Dhaman Bahda Kubada Cagta Jubbaland Weey Ku Xiisi Donan

Dhaman Ciyaartoyda iyo Maamulka Kooxda Majaango Waa ku Mahadsantihin Sida Sharafta Aad U sogootiseen Saxibkey Libaan saciid maxamed

20/11/2022

Waa garoonka Al Bayt Stadium oo maanta ay ka dhacaysa ciyaarta ugu horaysa Koobka Aduunka. Magaca Albayt waxaa laga keenay magac loo yaqaano teendho ay carabtu isticmaasho.

07/11/2022

Isku aadka Champions League wareega 16-ka oo dhameystiran.

07/11/2022

37 gool ayaa la dhaliyay isbuucaan ๐Ÿ™Œ

Inta ugu badan hal usbuuc kulan ilaa hadda xilli ciyaareedkan

28/10/2022

Hambalyo kooxda Gaadiidka oo ku guuleysatay horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya.

Macalin Daadir Amiin iyo wiilashiisa hambalyo ๐Ÿ‘๐Ÿพ

16/10/2022

Shalay Baajuun inuu yahay darteed ayaa loo yasayay loona faquuqayay maantana lugtiisa ayuu ku guul ugu horseeday Qaranka Soomaaliyeed.

Qabiil malaha ciyaaraha, Jareer & Jileec , Laan gaab & Laandheer midna meel k**a soo galo.

Duco Hooyo Ayuu Heer Kugaaray๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿฅฐ

16/10/2022

Guusha soomaaliya maxay ka yiraahdeen kooxda kalamaan

15/10/2022

Soomalinimada macaan badana ๐Ÿ˜ญ
Thank you hooyo โค๏ธ๐Ÿ† Allahu Akbar

15/10/2022

Allahu Akbar Soomaaliya oo ku guulaystay ciyaarihii 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

12/10/2022

Daawo Goolkii Guusha & Dabaldaga. xukkeena

Waa Taariik. Cusub. Yeeeeess. ๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ

12/10/2022

Hambalyo xulka qaranka U17 aya u gudbay koobka qaarada Afrika ee dโ€˜adoodu ka hoseeso 17.
Arintaan aya ah mid taarikh ah, madama xulkaan u noqon doono xul Somaliyed ki ugu h**eyay ee ka qeyb gala koobka qaarada Afrika

11/10/2022

Lionel Messi ayaa noqondona Ciyaartoy Barcelona xagaaga dambe asagoo uga wareegay Beeca xorta aha

07/10/2022

waxaan maanta muqdisho ka baxay Garsoorayaasha kala ah Hassan mohamed hagi
Hamza hagi abdi iyo Suleiman Bashir Sh/abdi
Omar Abdulkadir Artan oo dhax dhaxaadin doona Ciyaarta u dhaxeyso kooxaha FLAMBEAU DE CENTRE (BURUNDI) VS ZAMALEK SC (EGYPT )oo 09-10-2022 ka dhici doonta Dalka Masar.

06/10/2022

Pogba sixirkiisii la sheegayay miyaa ku dhacay odayga caawa nasiib daro ayaa ku dhacday si kasta oo uu goal ku dhalin karo fursado ah waa loo abuuray aaway hee

06/10/2022

Soomaliya ayaa u gudibtay 4 dhammaadka Cecafa Zone ka dib markii daโ€™yarta Ethopia ay mar kale guul darro kala kulmeen Tanzania.

Hambalyo Ocean stars ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Ifiyaha sportska's post 06/10/2022

Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Somaaliya Cali Shiine ayaa kulan xog iswaraysi ah la qaatay madaxda ururka kubadda cagta Jubbaland,iyadoona kulanka looga hadlay hormarinta isboortiska Jubbaland balaarinta garoonka kubadda cagta Waamo stadio ee magaalada Kismaayo.

Dhanka kale gudoomiyaha ayaa booqday xafiisyada ay ku shaqeyaan xiriirka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan garoonka kubadda cagta Waamo Stadio.

Photos from Ifiyaha sportska's post 05/10/2022

Safafka Rasmiga Chelsea vs Milan ilaa City,Real Madrid+Juventus

04/10/2022

Kala sareynta laliga ๐Ÿ’™๐Ÿ”โค FC Barcelona waa la joojin la'yahay !

19 dhibcood 21 ka mid ah.
โœ… 19 gool ayaa laga dhaliyay 1 kaliya.
โœ… Wali lagama badin.

Socios.com /

04/10/2022

Waa kuma xidigaan isku day haddaa qabiir sports tahay

Follow my page

03/10/2022

FOOS WAA WAADANIYAD RUNTII.

"Hadii Dhiig Soomaali kugu Jiro ha dhaafin Muuqaalkan oo dhiirgalinna u muuji Ciyaaryahanada Qarankeena Soomaaliye โฃ๏ธ๐Ÿ‘Œ

03/10/2022

Xulkeena Somalia ee 17 sano jirada ayaa dhulka ku jiiday Eithopia U17 ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโšฝ๏ธ

03/10/2022

SOMALIA Abdi Xafiid ayaa goal qurux badan dhaliyay 17-jirada xulka qaranka somali

SOMALIA vs ETHIOPOA

03/10/2022

HT ETHIOPOA ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น 0 -1 SOMALIA

Cabdixaafid Mohamed Abdi โšฝ๏ธ

Gool qurux badan oo ka yimid laacibka kooxda Elman ayaa hogaanka u dhiibay 17-jirada qaranka Soomaaliya.

Qeybta h**e waxey ku dhamaatay 0-1.

Maxaad rajeyneysaa qeybta labaad?

Aragtidaada ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ

03/10/2022

Ma waxaa jira qof aan heysan link-ga ciyaarta laga daawan karo.

ETHIOPIA ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น ve SOMALIA ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Haduu jiro, comment-ga ayaa soo dhigaa ee ka daawada halkaas.

03/10/2022

Sawirkaan waa ciyaartoyda 17-sano jirada dalka Uganda ee ka qeybgalaya tartanka ka socda Ethiopia oo ay wiilasheena ku jiraan.

Maxey kula tahay?๐Ÿ˜€

๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ

03/10/2022

CALANKA ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Furitaanka ciyaaraha ee maanta ๐Ÿ”ฅ iyo Calankeena.

03/10/2022

ETHIOPIA ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น vs SOMALIA ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Safkaan ayaa noo matali doona kulanka koowaad ee tartanka isreeb-reebka koobka qaramada Afrika ee dhalinyarada 17-jirada, gaar ahaan qeybta CECAFA.

Cabdulle ayaa hogaaminaya kooxda galabta.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด OCEAN STARS ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

03/10/2022

ETHIOPIA ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น vs SOMALIA ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (U17)

Maanta 4:00 Galabnimo ayey xiddigaha xulkeena Soomaaliya ee 17-jirada la ciyaari doonaan dhigooda Ethiopia.

Waa kulanka ugu horreeya ee wareega Group-yada, waana ciyaar muhiim ay oo wiilasheena la yeelan doonaan dalka tartanka martigalinaya.

Saddex dhibcood oo ay helaan galabta waxey ku dhaweyneysaa iney Semi Final-ka usoo baxaan maadaama group-ka dhan uu yahay 3-kooxood.

Maxaad u rajeyneysaa?

Aragtidaada ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ

03/10/2022

Garaoorayaasha kala ah: Hassan Mohamed Haji, Hamze Haji, Suleiman Sheikh Bashir iyo Omar Artan ayaa dhex-dhexaadin doona lugta h**e kulan ka tirsan wareega labaad ee isreeb-reebka hordhaca ah ee koobka kooxaha qaaradda Afrika (CAF Champions League).

Kulankaa wuxuu u dhaxeeyaa kooxaha FC Zamalek oo ka dhisan dalka Masar iyo kooxda reer Burundi ee Flambeau Du Center.

Ciyaartaan waxey ka dhici doontaa garoonka Azam Complex ee dalka Tanzania, halkaas oo ay guri ahaan u isticmaaleyso kooxda reer Burundi.

9-ka October ayaa lagu balansan yahay kulanka, waxaana la filayaa iney garsoorayaashaan u safraan Tanzania maalinta Khamiista.

Garsooraha dhexe waxaa noqon doona (Hassan Haji), labada calanhaye waxey noqon doonaan (Hamze hagi abdi) iyo (saleiman sheik bashir) halka Omar Artan uu noqon doono garsooraha afaraad.

Tani waxey ka dhigan tahay in kalsoonida lagu qabo garsoorayaasha Soomaalida ah ay sare u kaceyso, maadaana badi lagu aamino ciyaaraha ugu kulul qaaradda Afrika iyo kuwa FIFA intaba.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

CAJIIB: Wiil Taageero u ahaa Naadiga Chelsea oo isku dhiibay kooxda Arsenal Sababta ma Taqaana ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Xulka Qaranka 17-jirada oo soo gabagabeeyay tababarkooda ka hor safarkooda Itoobiya.
Koobkii aduunka ee Koonfur Afrika 2010kii waxa uu ahaa  koobkii 19-aad ee Koobka Adduun    Ogoow xaqiiqooyin kusaabsan k...
Daawo.Goos-Gooska kulankii Somali Preimer league Elman 1- 3 Horseed.
Daawo:Goos-Gooska kulankii Heegan 1-1 Saxafi   SOMALI PREMIER LEAGUE   Kulankii shalay galab
GOOS-GOOSKA KULANKII HEEGAN 3-0. JAZEERA.
Xariirka kubad cagta Degmada luuq
Maxaad Ka Taqaanaa 10-ka Ciyaartoy Ee Ugu Oohinta Badan Kubada Cagta?  Maxamed Cabdulaahi Digireey

Category

Website

Address


Mogadishu
Other Sports in Mogadishu (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

๏ฟฝHORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLL๏ฟฝ

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer ๏ฟฝ

Abdifitah Taban Abdifitah Taban
Mogadishu

Waba So Gashe FollowGa Ha igala Tagin๏ฟฝ