Fardowso Mahamud Sahal

Fardowso Mahamud Sahal

Journalist covering social issues. 🎤 🎥

Photos from Fardowso Mahamud Sahal's post 25/08/2024

Mulkiilihii Barta Telegaram ayaa lagu xiray Faransiiska, wuxuu ka duulayay Garoonka Bourget Airport ee ka baxsan Paris fiidnimadii Sabtida isagoo watay Diyaaradiisa gaarka ah.
Warbaahinta France ayaa warkaan kasoo xigatay ilo aan la magacaabin.

Waxaa Loo heysta ka ganacsiga Daroogada, lacag dhaqis, iyo in Telegaram ay tahay meel fududeysa Danbiyada.

18/08/2024

Q 7-aad: Xaas Tuulo.

Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.

17/08/2024

Diyaaradii ugu urka badneyd ee aan ku safray!

06/08/2024

Q 6-aad: Xaas Tuulo.

Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.

02/08/2024

Q 5-aad: Xaas Tuulo.

Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.

30/07/2024

Muxuu qoorqoor Shacabka Galmudug ugu hagraday halganka iska Xoreynta Khawaarijta?

21/07/2024

Maxk**adda Daahir Alasow kiiskii Mama Saafi oo 30 sano ka hor ahaa hadii ay tix raaceeda heshay waxay qabatay shaqo wanaagsan.

11/07/2024

Xaas Tuulo 2-aad

Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.

Waxayna xuquuqdu u dhowran tahay Team Penton.

06/07/2024

Maxaad ka og tahay Buuraha Dabka ah daad iyo barafku damin waayay kumanaan sano?

17/06/2024

Maahmaahyada Soomaalida oo dhan waa wada niyad jab!

1- “Naag aan Barkinteeda ilmo qoyn reer ma dhaqato” micnaha ciil iyo murugo darteed.

2- “Naag waxaa ka ilmo dhameeya nin ay ka ilin dhameysay”

3- “naagtu hadii aad shaqo la’aan tahayna wey kaa tageysaa hadii aad shaqada ku mashquushidna wey kaa tageysaa”

16/06/2024

Ciida si nidaamsan ayay Dadkii tagay ugu Tukadeen Masjidka Cali Jimcaale, Ciidihii h**e wuu ka duwanaa maanta.

16/06/2024

Maanta Masjidka Cali Jimcale waxaa Towxiidka loogu qabtay walaal ka yimid Uganda sida ay ii sheegeen Dad ku jiray gudaha Masjid.

Waa nicmo weyn❤️

Photos from Fardowso Mahamud Sahal's post 12/06/2024

Waan Faraxsanahay Maanta waxay ahayd Maalin weyn Kiin H Fakat iyo Ayaan Haaji Adan, oo labaduba ka tirsan Bahda Warbaahinta ayay qalinjabintoodu ahayd.

Waxaan idiin Hambalyeynaya waxaana idiin rajeeyey waxbarasho anfac leh iyo in iina ka mid noqon kumanaanka Shahaadooyinkoodii aboorku cunay shaqo la’aan darteed.
🖤 🧑‍🎓 👏🏻

11/06/2024

Xusuus murugo leh: 30 sano ka hor ayuu xusuusanaya wixii ku dhacay maalin axad ah Qoraa Salaad Hassan😭

Muqdisho 1994!

09/06/2024

Indian🇮🇳: “Soomaalida Caafimaadka u doonta Dalka India dhibaatooyinka ugu badan iyaga ayaa isku gaysta"n

“Luuqadda English Dadka aan aqoon way ku jabeen Wadankaas”

Ismael Abdi oo Mudo Sanad ah Joogay India 🇮🇳

07/06/2024

Wiilka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Maxk**ad saaran xili Odeygu shaqadiisa uu ku mashquulsan yahay!

Sharciga cidina k**a weyna this is America!

06/06/2024

Madaxweyne Qaddafi iyo Dumarkii uu caanka ku ahaa iyo ujeedka uu Dumarkaas u adeegsan jiray maxaa ka og tahay?

Muuqaalka share dheh kuna soo biir Pageka.

Photos from Fardowso Mahamud Sahal's post 24/05/2024

Warar ayaa sheegaya in Jigjiga lagu jirdilay, Xidigga Hargeelle oo ahaa Wiil yar oo kusoo caan baxay markii sawiro 100 xabo uu Facebookgiisa mar keliya soo dhigay.

Wiilka yar waa in uu helaa cadaalad, Nabad gelyo, iyo waxbarashada aas-aasi ah.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Q 7-aad: Xaas Tuulo.Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.
Diyaaradii ugu urka badneyd ee aan ku safray!
Q 6-aad: Xaas Tuulo.Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.
Q 5-aad: Xaas Tuulo.Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.
H
Maxkamadda Daahir Alasow kiiskii Mama Saafi oo 30 sano ka hor ahaa hadii ay tix raaceeda heshay waxay qabatay shaqo wana...
Xaas Tuulo 2-aad Taxanahaan waxaan ku qaatay Heshiis na dhex maray Aniga iyo Penton oo ah jilaaga Dabeecada Keynan.Waxay...
Maxaad ka og tahay Buuraha Dabka ah daad iyo barafku damin waayay kumanaan sano?#Yanardag
Ciida si nidaamsan ayay Dadkii tagay ugu Tukadeen Masjidka Cali Jimcaale, Ciidihii hore wuu ka duwanaa maanta.
Maanta Masjidka Cali Jimcale waxaa Towxiidka loogu qabtay walaal ka yimid Uganda sida ay ii sheegeen Dad ku jiray gudaha...
Xusuus murugo leh: 30 sano ka hor ayuu xusuusanaya wixii ku dhacay maalin axad ah Qoraa Salaad Hassan😭Muqdisho 1994!
Indian🇮🇳: “Soomaalida Caafimaadka u doonta Dalka India dhibaatooyinka ugu badan iyaga ayaa isku gaysta"n “Luuqadda Engli...

Website

Address


Mogadishu
BN00100
Other Government Officials in Mogadishu (show all)
Afhayeenka beelweynta Hubeer Afhayeenka beelweynta Hubeer
100bi
Mogadishu, 244

Xog ogaal

Mohamed Abdukadir Mohamed Mohamed Abdukadir Mohamed
KM4
Mogadishu, 256

Waa bogga rasmiga ah ee Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Maxamed.

Olol Olol
Mogadishu

welcome

Adam I. Aw Hirsi Adam I. Aw Hirsi
The Villa
Mogadishu

The Minister of State for Environment & Climate Change

Mohamed A. Cujub Mohamed A. Cujub
Waberi
Mogadishu, 252

ASC waxan idinka mahad celinaya wacan ad usoo boqotay page-kani waxana kuso gudbin doona oo ad igala socon doontan ONLINE BUSSINES waxana so galin doona product-tiyal kala duwan in...

Hon.Abdirashid Mohamed Duale Hon.Abdirashid Mohamed Duale
N/A
Mogadishu

Hadalyar iyo Howlbadan Hiigsi iyo Hormar Hufnaan iyo Cadaalad

Hon.Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji Hon.Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji
MOE Building, Afgoi Road
Mogadishu, 252

MP, Formar Minister of Education,Culture & Higher Education, Somalia

Abdullahi Aden Kulane Abdullahi Aden Kulane
Mogadishu, 252

Member of Somalia Federal Parliament | Fmr NISA Chief of Staff & Villa Somalia Dep. Chief of Staff

Aran primary and secondary school Aran primary and secondary school
Banaadir
Mogadishu, 252

Ilyas Sheikh Ahmed Ilyas Sheikh Ahmed
Soddonka Street
Mogadishu

Member of Finance, Budget & International Cooperation Committee of the Somalia Federal Parliament.