Abdirisak Abdullahi Ali
Page kaan waa page loogu talagalay arimaha bulshada
Waxay uga tagi jirtay ilmaheda yar Eey daacad u ah xiliyada ay goobaha dhaw aadayso, sida jimicsiga iyo goobaha dhaw marka ay kasoo dukaamaysanayso.
Maalin maalmaha kamid ah ayay aaday suuqa, oo ay Eygii uga tagtay canugeda yar, waxayna soo laabagay qolkii oo wada dhiig ah, markiiba waxay raadisay cunugii oo waxay aragtay dharkiisii oo jar jaran, xafaayadiisii oo meel gaar ah taal iyadoo dhiigu qariyay.
Dubra waxaa sariirta hoosteeda kasoo baxay Egyii oo markaas soo dhameestay cunista hilib fresh ah, taas oo aad moodo inuu aad ugu soo raaxeestay, waxay markiiba qaadatay ul' wayn oo waxay nafta ka jartay Eygii mudada daacada u'ahaa!!!
Iyadoo isleh ilmahaagii bal cad kamid ah inuu reebay eeg, ayay sariirta dhankeeda kale ku aragtay cunugeedii oo qaawan, dhoolla cadaynaya misna caafimaad qaba, iyo raqda Mas wayn oo halkaa lagu cunay, Eygii ay dishay ee daacada u ahaa ayaa badbaadiyay ilmaheda yar, kaas oo ladagaalamay Mas nuuca Jabisada loo yaqaan, oo uu halkaas Eygii ku dilay, kuna cunay qaar kamid ah Maskii☠️
Bal qiyaas sidaan dadka qaar u xukumno innagoo waxba hubsan, oo aan ku eedeeno wax aysan sameen. FADLAN HUBSO INTAADAN RUUX AMA XAWAYAAN DANBI DUSHA KA SAARIN.
Caawa waxaa inoo dhalantay bisha barakeysan ee Ramadan.
Sidaas darteeda waxaa loo baahan yahay qeyrkeeda in aan ka faaideysano hadii uu Alle na waafajiyo.
Waxaa loo baahan yahay in aad iska ilaaliso waxyaabaha soonkaaga dhibaato ku keeni kara waqtigaagana kaaga lumin kara waxyaabaha aanan munaasibka aheyn sida...
◾Turub
◾Laadhuu
◾Daawasha Filmaanta
◾Beenta
◾Xanta, iyo wax walboo uusan Alle raali ka aheyn.
Taas badelkeeda ku dadaal in aad waxyaabaha wanaagsan aad uga faaideysto waqtigaaga sida
◾Qur'aan aqris badan
◾Salaad badan
◾Istiqfaar badan
◾Towbad badan
◾In aad riximka xiriiriso
◾Samafalka waalidka
◾Hadii aad aboodo in aad afuriso qof aan afurka aboodin si aad u hesho ajarkiisa mid la eg adigoon ajarkaaga lagaa nusqaamineynin.
Malag ayaa samada ka dhawaaqaya oo dhahaya..
"يا باغي الخير أقبل , ويا باغي الشر أقصر"
Bishaan inta lagu guda jiro habeen walbo Alle Swt addoomo ayuu naarta ka xoreeyaa fadligaas aadka u weyn ayaa ku sugan, sidoo kale waxaa kaloo ku dhex jiro habeenadaas hal habeen oo kun bilood ka kheyr badan marka aan ka faaideysano oona ku dadaalno walaal.
Ramadan-kaan midka xigga in aad gaari doonto ma hubtid marka fursadaan hadda kuhor taalo ka faaideysto walaal.
Markale Ramadan Mubarak🙏
Follow page Abdirizak Abdullahi Ali
Caawa waa habeenka 15ka bisha Shacbaan. Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALLAAH, soo dajiyaa raxmad waxa uuna danbi-dhaaf ballaadhan u sameeyaa addoomadiisa.
Rasuulkeena scw wuxuu yidhi “ALLAAH addoomadiisa inta uu daalacdo habeenka 15 ka Shacbaan ayaa uu u wada danbi dhaafaa illaa laba qof mooyaane;
1- Qof ILLAAHEY cibaadadiisa cid kale la wadaajiya.
2- Qof cuqdad iyo xumaan caloosha ugu hayo qof kale oo walaalkii ah
Qofkii qof kale qalbiga wax ugu hayoow, caawa iska caafi.
Aynu is cafino walaalayaal cafis iyo saamax.
ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.
Aammiin Aammiin Aammiin.
Happy teachers day Hampalyo 21 November oo ku beegan maalinta macaliniinta aduunka. Macalinku waa tilmaame, toosiye, tabantaabiye; waa taraqa lagu shido xaabada la rabo inay iftiin dhaliso, iyo tooshka lagu qabto meesha mugdiga ah. Waxaan ka qeybgalay xaflada maalinta macalimiinta oo kadhaceysey school daaris oo kuyaalo dagmada dharkenley daaris school wuxuu idiinhaayaa waxbarasho lacag la'aan ah.
Yeeees hampalyo xulka qaranka Somalia
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wasiir maxamed bare mahadsanid farxadaan Alle kasoko adiga kow ka ah wiilasheena dadaal dheer ayey muujiyeen iyo macalinka
Somalia 3:1
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Mohamed Bare Mohamud oo si toos ah hambalyo ugu diray xiddigaha xulka 17 jirada Soomaaliya oo maanta guul ka gaaray dhiggooda Ethiopia.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Somali Mogadishu/Wardhiigleey
Mogadishu
Sheikh nuur online waa suuq badeecadada kuu iib geynayo badeecoyin kalane aad ka heleysid adeeg aad ku qanci doontid amano aas kala kulmi doontid
Bakaro Market
Mogadishu
"Adeeg Hufan qiimo ku rali galiya" "Hadda dalbo hada hel"
Wadnaha
Mogadishu, 252
Agab Market waa suuq online ah oo aad ka heli karto alaabihii u danbeeyay aduunka weliba qiimo aad uga jaban midka suuqa caadiga ah.
Bakaaro Market
Mogadishu, 252
Surca Online Market waa shirkad kuu sahlaysa in aad adeeg hesho adiga oo jooga gurigaga ama goobtada shaqada. Surca Online Market waa suuq aad hab casri ah uga dukaamaysan karto ad...
Hodan
Mogadishu, 00000
Abqari is a engineering academy that provides courses of civil engineering
Mogadishu, 2521
Waa Suuq Soomaalida ku cusub ,balse aad loola qabsaday , Alaabo raqiis ah oo tayo leh ayaan ku iibin