Manchester United Somali Fans

Manchester United Somali Fans

Kani waa bogga rasmiga ah ee taageerayaasha Manchester United ee ku hadla Af- Soomaaliga waxaana lagu

26/12/2023

Booskii uu caawa Garnacho dheelayay kawarama bal??

Ma oran karnaa booskaas wuu ku wanagsan yahay?

-Mankavic

26/12/2023

Viva Garnachoo Viva Garnachoo.

Our Hero. โค๐Ÿ’ฏ

-Farxaan Cabdalla

Photos from Manchester United Somali Fans's post 26/12/2023

Isku soo wada duub waa sawir katurjumaaya wixii Caawa masraxa riyada ka dhacay iyo sidoo kale wixii qabsaday tababare Unai Emry iyo ilmihiisa.

Markii aan sawirkaan qaadaaye tabiyihii ciyaarta ee reer Carbeed wuxuu kusoo Celcelinaaye "Lengeledow kooxdaan waa Manchester United kooxdani waa Shayaadiinta Cas cas kooxdani waa boqaradii soo laabashada meeshaana waa Masrixii riyada."

-Farxaan Cabdalla

26/12/2023

FT: Manchester United 3-2 Aston Villa

Garnacho [59' 71']
Hรธjlund [ 82']

Wiilasha United ayaa jawaab adag ka bixiyay laba gool Aston Villa ay dhaliyeen qeybtii horre ciyaarta. Manchester United ayaa qebtii labaad soo bandhigtay ciyaar cajiib ah.

Daqiiqadii ugu horreesay qeybtii labaad Garnacho ayaa dhaliyay gool cajiib ah uu gool hayaha ku maray balse waalaga diiday, balse wax yar ka dib laba gool oo deg deg ah ayuu dhaliyay taasoo ciyaarta ka dhigtay 2-2.

Daqiiqadii 82-aad Rusmus Hojlund ayaa si wanaagsan lugta ula hellay kubad uu soo laaday Bruno sidaas ayuuna kooxdiiisa seddexda dhibcood farta ugu saaray.

Weligaa haka shakin boqorada soo laabashada



-Maankiz

26/12/2023

Alejandro Garnacho.

Waa mustaqbalka kubadda cagta Manchester United.๐Ÿ”ด

FG:- Laacib dhif iyo naadir ah in la helo heerka kalsoonidiisa , xirfadiisa iyo da'diisa isma laha.

-Martin

26/12/2023

HT: Manchester United 0-2 Aston Villa

Ciyaar waa gallin dambe

-Maankiz

26/12/2023

Shaxda rasmiga kooxda Manchester United ay kaga hortageyso Aston Villa

Aragtidaada?

-Maankiz

Photos from Manchester United Somali Fans's post 26/12/2023

BREAKING: Kobbie Maino ayaa Ku soo bilowday safka kulanka Caawa.

Dhanka kale Marcus Rashford, Rasmus Hojlund iyo Garnacho ayaa ah weerarka afka h**e kooxda cawa.

Yaa dhalin doona goalka kowaad ee Kulanka?

Aragtidaada.

-Sacduush

26/12/2023

BREAKING: Luka Shaw Kuma jiro kooxda caawa Wajaheyso Aston Villa.

Aragtidaada.

-Sacduush

Photos from Manchester United Somali Fans's post 26/12/2023

๐Ÿ”ด๐Œ๐š๐ฌ๐จ๐ง ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ฐ๐จ๐จ๐ iyo qaab ciyaareedka uu kuso bandhigayo kooxda Getaffe.

๐ŸŸ๏ธ 15 Ciyaarood
โšฝ 5 Goal (๐‹๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š)
โšฝ 2 Goal (๐‚๐จ๐ฉ๐š ๐ƒ๐ž๐ฒ ๐‘๐ž๐ฒ)
๐Ÿ…ฐ๏ธ 4 Assist (๐‹๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š)
๐Ÿ…ฐ๏ธ 2 Assist (๐‚๐จ๐ฉ๐š ๐ƒ๐ž๐ฒ ๐‘๐ž๐ฒ)
๐Ÿ’ช 13 Goal ayuu ka qayb qaatay

FG:- Taas oo la micno ah in uu ciyaarkasta goal dhalinayay ama caawinayay, sidoo kale goalasha ay kooxdaas dhaliso isaga ayaa ah ciyaaryahankooda ugu fursad abuurista badan.

๐Œ๐š๐ฌ๐จ๐ง ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ฐ๐จ๐จ๐๐Ÿ”ฅโญ๏ธ

Aragtidaada?

-๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ง

26/12/2023

Sir Jim Ratcliffe ayaa farriin qaraal ah u diray taageerayaasha kooxda Manchester United:

Qoraalkaas oo dheer waxa ka mid ahaa:

โ€œIsbeddelku waxa uu qaadan karaa waqti dheer, balse waxaan si wadajir ah u dooneynaa inaan gacan ka geysanno sidii Manchester United aan ugu celin lahayn halka ay kooxdu u qalanto, taas oo ah figta ugu sareysa ee Ingiriiska, Yurub iyo Kubadda Cagta Adduunka. ๐‘€๐‘Ž๐‘ ๐‘ข๐‘ข๐‘™๐‘–๐‘ฆ๐‘Ž๐‘‘๐‘‘๐‘Ž๐‘Ž๐‘  ๐‘ค๐‘Ž๐‘ฅ๐‘Ž๐‘Ž๐‘› ๐‘ข ๐‘ž๐‘Ž๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž๐‘›๐‘Ž๐‘ฆ๐‘Ž๐‘Ž ๐‘ ๐‘– ๐‘‘โ„Ž๐‘Ž๐‘ ๐‘Žโ„Ž".

Ratcliffe waxa ku soo khatimay farriintiisa:

"Fadlan la socda, si cad ugama hadali doonno arrimaha naadiga ilaa inta heshiiska si toos ah loo dhammaystirayo."

- Zakariye Fooxaali

26/12/2023

Erik Ten Hag: "Taageerayaasha Manchester united aad bey nooga niyad jabeen waxaana rajeena inaan wax walbo Saxno oon wadadeedii kusoo celino, waa inaan isbadal la imaanaa sidoo kalana aad baan ugu mahadcelinaynaa Taageerayaashena sababtoo ah markasta way nagarab taagan yihiin, waxaan sidoo kale meesha ka marneen inaan caawin ubaahanahay laakiin marka h**e aniga iyo kooxdaba waa inaan wax walbo sidooda kusoo celinaa."

-Farxaan Cabdalla

26/12/2023

Barnaamijka saadaalinta shaxda:

kawarama hadii aan kusoo galno kuanka aan caawa kusoo dhaween doono kooxda Aston villa Geggada Old-Trafford.

Aragtidaada maxaad kabadali leheed ?

-Farxaan Cabdalla.

26/12/2023

๐—ž ๐—จ ๐—Ÿ ๐—” ๐—ก ๐—ž ๐—” ๐—  ๐—” ๐—” ๐—ก ๐—ง ๐—”

๐‡๐Ž๐‘๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐๐‘๐„๐Œ๐ˆ๐„๐‘ ๐‹๐„๐€๐†๐”๐„

๐ŸŽฎ Manchester United ๐Ÿ†š AstonVilla
๐ŸŸ Garoonka: Old Trafford
โฐ Wakhtiga: 11:00-pm, xilliga geeska Afrika
๐Ÿ—“Taariikhda: Talaada, 2023-Dec-26แต—สฐ
๐Ÿ‘คGarsooraha: Craig Pawson
โณ๏ธ VAR: Stuart Attwell

โ— Manchester United ayaan wax guuldaro ah la kulmin 19 kii kulan ee ugu danbeeyay ee ay ku ciyaartay garoonkeeda Old Trafford maalinta caanka ah ee Boxing Day (W16 D3).

โ— United ayaa dheelaysa kulankeedii koowaad tan iyo markii uu u baryey waaga cusub ee uu hoggaaminaya Sir Jim Ratcliffe.

โ—Man Utd ayaa badisay 38 ka mid ah 56 kulan oo Premier League ah oo ay la ciyaartay kooxda Aston Villa.

โ— Taariikhda horyaalka Ingiriiska, Man Utd (53) waa kooxda guulaha u badan gaadhay maalinta Boxing Day.

Saadaashaada kulanka caawa โฌ‡๏ธ

๐Ÿ“ท Sawirka: MUSF-Armaan Design

- Zakariye Fooxaali

Photos from Manchester United Somali Fans's post 25/12/2023

Maanta oo kale 2005 Manchester United ayaa la soo wareegtay Nemanja Vidic isagoo kula guuleystay koobabkii ugu muhiim sanaa sida.

Premier League ๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†
UEFA Champions League ๐Ÿ†
FIFA Club World Cup๐Ÿ†

Mid kamida daafacyadii ugu fiicnaa ee soo mara horyaalka Premier League iyo taariikhda kubadda cagta.๐Ÿ”ด๐Ÿ‘

-Baliil

24/12/2023

Hal sanno ka hor๐Ÿ‘‡

Jim Ratcliffe waa bilyaneer taageero kooxda Manchester United Waa maalqabeenka ugu qanisan Britain.

Sida laga soo xigtay FORBES wuxuu xitaa ka taajirsan yahay milkiilihi horre kooxda Blues Roman Abramovich isagoo leh hanti kor u dhaafeysa 20.27 bilyan oo ginni. Ratcliffe waa aasaasaha iyo guddoomiyaha Ineos oo ah shirkadda afaraad ee ugu weyn kiimikada adduunka.

Ma'ahan marki ugu horreesay ee lala xiriiriyo iibsashada kooxda Manchester United 2019 Mar wax laga weydiiyay in uu Manchester United ka iibsanaayo qoyska Glazer ayuu sidan yiri:

" Waxay qarasha gareeyeen lacag aad u badan, ma aysan dooran macalinka saxda ah ee ku haboon kooxda. Waxay lacag badan si doqonimo ah ugu bixiyeen ciyaartoy liidato sida Fred xaqiiqdi kooxdeyda caruurnimada aadbay u dhibaatooneysaa."

" Waqti badan ayaan ku bixinay inaan eegno kooxaha Premier League. Waa riyo haddii aan la wareegaayo kooxdeeda caruurnimada balse taas waxay la mid tahay galaas eber ah adiga oo ka raadiyay biyo aad cabto."

Taageerayaasha ayaa muddo dheer ka mudaaharaadayay maamulka United ee Glazers , iyadoo lagu balan san yahay in uu ka dhoco Old Trafford hebeenka Isniinta mudaaharaad xoogan oo loogu soo hor jeero Glazers.

Jim Ratcliffe ayaa haatan la sheegayaa in uu u gudbin doono reer Glazers dalab aad u xoogan si uu ugula wareego Manchester United isagoo ka faa'ideesanaayo cadaadiska xoogan ee saaran qoyskaan aadka loogu nacay Old Trafford.

Ma yahay ninkii saxda ahaa ee ku haboonaa Manchester United?

-Maankiz

24/12/2023

Joog dheerahan ay Manchester United raadinaysay tan iyo bisha June waxaa uu joogaa kooxda ay maataanaha yihiin Man United ee Nice oo leh Sir Jim Ratcliffe oo iibsaday 2019 cawa na wuxuu iibsaday shere-ka Manchester United waliba waxaa uu ka mas'uul yahay qeebaha kooxda ee quseeya sports-ka.

Tottenham ayaa wadahadalo la furtay Jean Clair Todibo kasoo ay doonayso inay la wareegto bisha Janaayo. Inkastoo heshiiska xiddigan la filaayo inay ku dhibtoon doonta Tottenham maadaama Milkiilaha kooxda leh laacibkan ee Nice uu yahay ninka doonayo inuu %25 ku iibsado United Sir Jim Ratcliffe kasoo laga filan karo inuu ku riixo laacibkan ku biirida Manchester United oo ay raadinaysay xiddigan tan iyo bishii June.[Fabrizio Romano]

Horta yarkaan ma daawatay? aniga habeen aa u fadhiistay waa macquul.

24/12/2023

Qeyb ka mid ah Bayaanka ka soo baxay Manchester United ayaa sidan lagu yiri

"INEOS Group ayaa ka faalo qaaday mas'uuliyadda maaraynta hawlaha kubbadda cagta ee naadiga."

Micnaha haatan wixii ka dambeeyo reer Glazers shaqo kuma lahan arimaha kubbada cagta ee kooxda. Wax walbo oo ku saabsan Manchester United sida heshiisyada ciyaartoyda, xulashada macalinka iyo maal gelinta kooxda intaba waxaa la wareegay oo iibsaday Sir Jim Ratcliffe.

Waa cusub ayaa inoo dhashay wuxuuse noqon doono lama sheegi kari balse waxaa la hubaa Glazers arimaha kubbada cagta haddiiba lagala wareegay waa guul weyn oo kooxda iyo taageerayaashaba usoo hooyatay.

-Maankiz

24/12/2023

Sir Jim Ratcliffe 2019 Mar wax laga weydiiyay in uu Manchester United ka iibsanaayo qoyska Glazer ayuu sidan yiri:

"Waxay qarasha gareeyeen lacag aad u badan, ma aysan dooran macalinka saxda ah ee ku haboon kooxda, mar walbo xulasho qaldan ayee sameeyaan. Waxay lacag badan si doqonimo ah ugu bixiyeen ciyaartoy liidato sida Fred xaqiiqdi kooxdeyda caruurnimada aadbay u dhibaatooneysaa."

" Waqti badan ayaan ku bixinay inaan eegno kooxaha Premier League. Waa riyo haddii aan la wareegaayo kooxdeeda caruurnimada balse taas waxay la mid tahay galaas eber ah adiga oo ka raadiyay biyo aad cabto."

Haatan wuxuu iibsaday qeybta Sports-ka ee Manchester United isaga ayaaana maamuli doono.๐Ÿ˜

-Maankiz

24/12/2023

Sir Jim Ratcliffe ayaa sidan yir:

"Dhammaanteen waxaan dooneynaa inaan aragno Manchester United oo joogta halkii ay ka timid, halkaas oo ah meesha ugu sareysa kubada cagta taasina si wada jir ah ayaan ugu shaqeyn doobaa."

-Maankiz

24/12/2023

Rasmi: Manchester United ayaa ku dhawaaqday in Sir Jim Ratcliffe uu la wareegay saamiga kooxda 25%. Haatan wixii ka dambeeyo INEOS group ayaa guud ahaan maamuli doonto shaqada Sports-ka ee kooxda Manchester United.

A new era have started

-Maankiz

Photos from Manchester United Somali Fans's post 24/12/2023

ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ (ุณุงุฆู„ูŠู† ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰ ุฃู† ูŠุจุงุฑูƒ ู„ู‡ู…ุง ูˆุนู„ูŠู‡ู…ุง ูˆุฃู† ูŠุฌู…ุน ุจูŠู†ู‡ู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ)
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa farxaddana la wadaagayaa walaalkey marna sxbkeey Ibrahim Abdullahi iyo walaashey Drs Sa'dia Mohiadin Yalahow oo maherkooda ka dhacay magaalada muqdisho, kuwii isku waara oowlaad saalixa kala hela, abkow iyo awooto isku duqooba allah ka dhigo๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ

Ibrahim Waa tageero weyn.

24/12/2023

Scott McTominay ayaa loo doortay ciyaaryahankii ugu fiicnaa xulka Scotland sanadka 2023.๐Ÿ”ด๐Ÿ‘

-Baliil

24/12/2023

Antony iyo Garnacho isku darkooda hal baas ayee gaarsiyeen Rasmus Hojlund ciyaartii shallay. Waa tiradii ugu yareed weerar yahan Manchester United u ciyaaro kubad la gaarsiyo taarikhda Premier League.

Sidoo kale Hรธjlund ayaa ah weerar yahanka fursadaha ugu yar kubad loo abuuray xilli ciyaaredan shanta horyaal ugu weyn Yurub.

Ninkaan isagoo dulmane ah ayaad waxaad arkeysaa taageere Manchester United oo ku dhagan!!! ๐Ÿคท

-Maankiz

23/12/2023

FT: West Ham 2-0Manchester United

-Maankiz

23/12/2023

Bruno Fernandes ayaa ciyaaray 70kulan xul iyo kooxba sanadkan sii dhamaanaya ee 2023 isagoona qaab ciyaared qurux badan soo bandhigay. ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ด๐Ÿ‘

โœ…๏ธ25 goals
โœ…๏ธ 26 assists

23/12/2023

HT: West Ham 0-0 Manchester United

Garnacho ayaa dayacay dhowr fursad qaali ah uu hoggaanka ugu dhiibi karay kooxdiisa.

Antony iyo Mainoo ayaa si wanaagsan u dheelay qeybtii horre. Balse Weli cashir lagama baran fursadahan la qasaarinaayo!

Aragtidaada

-Maankiz

23/12/2023

Manchester United waa kooxda ugu badan ee xaggaagan isticmaashay ciyaartoyda academyada.

Maanta kaliya 7 ciyaar oo ka soo qalan jebisay Academiyada kooxda ayaa wajaheyso West Ham waxayna kala yihiin.

Evans
Kambwala
McTominay
Mainoo
Garnacho
Bennett
Hannibal
Rashford

-Maankiz

23/12/2023

๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ฎ๐ฌ ๐‡๐จ๐ฃ๐ฅ๐ฎ๐ง๐. โšช๏ธโญ๏ธ

Waa nooca ciyaaryahan No.9 ah ee dhameystiran dhinac walba sida:- Passka, iyo dhalintaba.

Aragtidaada?

-๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ง

23/12/2023

Shaxda rasmiga kooxda Manchester United

Da'yarka Kambwala oo ku soo bilowday kullankiisa ugu horreeyay Manchester United.

Aragtidaada?

-Maankiz

23/12/2023

๐Ÿ—ฃ Erik ten Hag: "Waxaan aaminsanahay in Hojlund iyo Rashford ay awoodaan inay goolal badan dhaliyaan".

"Rashford xilli ciyaareedkii h**e waxa uu cadeeyay in uu dhalin karo goolal badan marka uu ku jiro qaab ciyaareedkiisa ugu fiican, isaga waxa uu dhalin doona goolal badan waana hubaa midaa".

Rashyy miyuu shabaqa soo taaban doonaa kulanka galabta Man Utd Vs West Ham?

-Baliil

23/12/2023

Warbaahinta ayaa qoreyso in Daโ€™ yarka cajiibka ah ee Kobbie Mainoo uu ka maqanan doono kooxda kulanka maanta ee West Ham laakiin wuxuu tababarka shalay la qaatay kooxda.

-Ramzic

23/12/2023

๐Œ๐š๐ง๐œ๐ก๐ž๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐”๐ง๐ข๐ญ๐ž๐ ayaa ku ciyaari doonta maaliyadeeda 3aad ee xilli ciyaareedkan kulanka maanta ee Westham.โšช๏ธ

Guul GGMU.๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด

-๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ง

23/12/2023

๐—ž ๐—จ ๐—Ÿ ๐—” ๐—ก ๐—ž ๐—” ๐—  ๐—” ๐—” ๐—ก ๐—ง ๐—”

๐‡๐Ž๐‘๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐๐‘๐„๐Œ๐ˆ๐„๐‘ ๐‹๐„๐€๐†๐”๐„

๐ŸŽฎ West Ham United ๐Ÿ†š Manchester United
๐ŸŸ Garoonka: London Staduim
โฐ Wakhtiga: 03:30-pm, xilliga geeska Afrika
๐Ÿ—“Taariikhda: Sabti, 2023-Dec-23rd
๐Ÿ‘คGarsooraha: Simon Hooper
๐Ÿ–ฅ VAR: Paul Tierney

โ— Kulankan ayaa ah kii 127-aad ee ay is arkaan labadan kooxood tartamada oo dhan, 64 ka mid ah waxa badisay Manchester United.

โ— Man United ayaa badisay kaliya labo ka mid ah lixdii kulan ee ugu danbeyeey ee ay Premier League ee ay martida u noqoto West Ham.

โ— Utd ayaa badisay kaliya hal kulan lixdii kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan, Erik ten Hag ayaana rajeynaya in uu helo guushii 2-aad bishan December.

โ— Wayne Rooney ayaa weli ah kan goolasha ugu badan ka dhaliyey kulankaan. (11).

Saadaashaada kulanka galabta โฌ‡๏ธ

๐Ÿ“ท Sawirka: MUSF-Eega Graphics

- Zakariye Fooxaali

Photos from Manchester United Somali Fans's post 22/12/2023

BREAKING: Tababare Erik ten Hag ayaa sheegay in Mason Mount, Lisandro Martรญnez iyo Casemiro ay garoomada dib ugu soo laaban doonan Sanadka Cusub.

Ma loo xiisay ciyaartoydaan?

Aragtidaada.

-Sacduush

Photos from Manchester United Somali Fans's post 22/12/2023

๐Ÿ“ท - Sawirada Ciyaartoyda oo u duulaya London halkaas oo ay Kula ciyaari doonaan kooxda ku ciyaarta Londan stadium ee wast ham united.๐ŸŸ๏ธ

Aragtidaada.

-Sacduush

22/12/2023

Caawa ama berri filo ku dhawaaqista in Sir Jin Ratcliffe uu iibsaday saamiga kooxda Manchester United 25%.

Shirkada Ineos ayaa guud ahaan maamuli doonto qeybta Kubbada cagta ee Manchester United reer Glazers-na wax shaqo ah kuma lahaan doonaan waxa ka dhaca arimaha Sportska ee kooxda.

-Maankiz

22/12/2023

Ander Herrera oo xusaya maaliyaddii Man Utd ee sannadihii siddeetameeyadii (1980s). ๐Ÿ”ด

Once a red, always a red โค๏ธ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

- Zakariye Fooxaali

22/12/2023

Farhan Hashi oo ah saaxib ku xirran bogan ayaa naga codsanaayo in aan la raadino walaashiisa uu nolol iyo geeri ku la'yahay laguna magacaabo Ikraan Ciise Haashi way xanuunsan tahay madaxa ayaa loogu jiraa mana la oga meesha ay cirib dhigtay.

Fadlan qofkii arka waxaa si naxriis ah loogu codsanayaa in uu ku soo hago taleefonadan ama postigan ha share gareeyo si dad badan u gaaro.

0615894439
0615727229
0615777745
0618071364

-Maankiz

22/12/2023

Eric Ten Hag ayaa sheegay in Lindlof uu qaliin maray sida darteed oo u mudo dhowr isbuuc ah garoomada ka maqnaan doono.

Get well soon Mr Ice Man โค๏ธ

-Miinka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Maa sha Allah,  Axmad Diallo oo aqrinaayo aayatul Kursi .โค๏ธ๐Ÿ™IG: (Cutzontheblock)-Maankiz
Mashiinka gool dhalinta Mason Greenwood Xili ciyaaredkan ๐ŸฟCredit: Karafooty (Parody)-Ramzic
Tagerayasha ๐Œ๐š๐ง ๐”๐ง๐ข๐ญ๐ž๐ iyo kooxduba wali saluug ayay ka muujinayan qaab ciyaareedka laacibkan, waxa se cajiib ah qaab ci...
Falastiin
Falastiin waxay astaan โ€‹โ€‹u tahay cadaalad darada iyo dulmiga maanta ka jira caalamka.Fair play to the Celtic fans ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ
Hojlund oo la kaftamayo walaalkiis ciyaarta kadib๐Ÿ˜‚Walaaltinimoโค๏ธ-Ramzic
๐๐ž๐ญ๐ž๐ซ ๐’๐œ๐ก๐ฆ๐ž๐ข๐œ๐ž๐ฅ iyo ๐‘๐ข๐จ ๐…๐ž๐ซ๐๐ข๐ง๐š๐ง๐ ayaa dabaal deg cajiib ah isla helay, kadib markii uu rigooreha badbaadiyay ๐€๐ง๐๐ซ๐ž ๐Ž๐ง๐š๐ง...
Bulshada ku nool maagalada Manchester oo isugu soo baxay si ay u garab Istaagaan Shacabka Falastiin. Waxay ku dhawaaqaya...

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Sports in Mogadishu (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

๏ฟฝHORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLL๏ฟฝ

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer ๏ฟฝ

Abdifitah Taban Abdifitah Taban
Mogadishu

Waba So Gashe FollowGa Ha igala Tagin๏ฟฝ