Manchester United Somali Fans, Mogadishu Videos

Videos by Manchester United Somali Fans in Mogadishu. Kani waa bogga rasmiga ah ee taageerayaasha Manchester United ee ku hadla Af- Soomaaliga waxaana lagu

Maa sha Allah, Axmad Diallo oo aqrinaayo aayatul Kursi .โค๏ธ๐Ÿ™

IG: (Cutzontheblock)

-Maankiz

Other Manchester United Somali Fans videos

Maa sha Allah, Axmad Diallo oo aqrinaayo aayatul Kursi .โค๏ธ๐Ÿ™ IG: (Cutzontheblock) -Maankiz

Mashiinka gool dhalinta Mason Greenwood Xili ciyaaredkan ๐Ÿฟ Credit: Karafooty (Parody) -Ramzic

Tagerayasha ๐Œ๐š๐ง ๐”๐ง๐ข๐ญ๐ž๐ iyo kooxduba wali saluug ayay ka muujinayan qaab ciyaareedka laacibkan, waxa se cajiib ah qaab ciyaareedka uso bandhigay kulankan. ๐Œ๐š๐ฌ๐จ๐ง ๐Œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ vs Luton Town. -๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ง

Falastiin
Kadib markii internetka iyo isgaarsiintii laga jaray Gaza. Tani waa Gaza oo madaacfiic ku socoto ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ Aan u duceyno walalaheen๐Ÿ˜ข

Falastiin waxay astaan โ€‹โ€‹u tahay cadaalad darada iyo dulmiga maanta ka jira caalamka. Fair play to the Celtic fans ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ

Hojlund oo la kaftamayo walaalkiis ciyaarta kadib๐Ÿ˜‚ Walaaltinimoโค๏ธ -Ramzic

๐๐ž๐ญ๐ž๐ซ ๐’๐œ๐ก๐ฆ๐ž๐ข๐œ๐ž๐ฅ iyo ๐‘๐ข๐จ ๐…๐ž๐ซ๐๐ข๐ง๐š๐ง๐ ayaa dabaal deg cajiib ah isla helay, kadib markii uu rigooreha badbaadiyay ๐€๐ง๐๐ซ๐ž ๐Ž๐ง๐š๐ง๐š.๐Ÿ”ฅ ๐Œ๐š๐ง ๐”๐ง๐ข๐ญ๐ž๐ legeds.๐Ÿ”ด -๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ง

Bulshada ku nool maagalada Manchester oo isugu soo baxay si ay u garab Istaagaan Shacabka Falastiin. Waxay ku dhawaaqayaan erayo ay ka mid yihiin " Falastiin xur bay noqoneysaa dhawaan." Magaalada Manchester calanka Falastiin ayaa lagu mideesanyahay maanta, No Red or Blue. -Maankiz

Mbapape vs Amrabat โšก๐Ÿ˜ค -Maankiz

Team Nusaarico, Jordan Omogbehin iyo MVP oo soo booqday macalinka Manchester United Erik Ten Hag. "Ma rabo inaan kula dagaalamo." Ayuu dhahay Ten Hag marki salaanta loo soo taagay.๐Ÿ˜‚ Wax ka weyn buu arkay odayga....๐Ÿ˜‚ -Maankiz

MM7 iyo LICHA Together know ๐Ÿ‘ฅ -Farxaan Cabdalla

Mason Mount [7] ๐Ÿ”ฅโœ… -Farxaan Cabdalla

Furitaanka tartanka somali fans premier league warta nabada ee xaafada buulo Admin-keenna Updywali Eega waa isku-xidhaha iyo qaban qaabiyaha guud ee hagaya tartanka, dhanka kale waxa uu hoggaaminaya kooxda Man Utd. - Maamulka

Daawo: muuqaal soo koobaya marxaladihii u dambeeyey ee kooxda Manchester United, oo uu maalmo ka hor diyaariyey Khaalid Libaax Yare. Khaalid waa wariye iyo falanqeeye Sports oo ka mid ah jamaahiirta United, waxaana uu si gaar ah ugu taxan yahay page-keenna: Page-kiisu waa kan ee haloo cimaamado maanta saaxiibayaal ๐Ÿ‘‡ https://www.facebook.com/profile.php?id=100063745260618&mibextid=ZbWKwL - Zakariye Fooxaali

War bixinti ugu dambeesay Iibka Manchester United
Xaalada Iibka Manchester United halka ayee mareysaa, Sheikh Jassim oo weli wax dalab ah soo gudbin xilli Jim Ratcliffe uu waqti horre is sii xaadiriyay. Xuquuqda Muuqaalka: [via Sky Sports / Sky Sports Football , ] Soo jeedinta: Maankiz, Anam iyo Gurey Haddii aad ka heshay barnaamijkan fadlan share dheh si ay u arkaan saaxibada kale ee Manchester United nala taageero.. Mahadsanid.

Iibka kooxda Manchester United, war bixinti ugu dambeesay
Warbixintii ugu dambeesay Iibka kooxda Manchester United iyo sababta Sheikh Jassim uusan weli dalab u soo gudbin. Xuquuqda Muuqaalka: [via Sky Sports / Sky Sports Football ] Soo jeedinta: Maankiz, Anam iyo Leylo oo ka mid ah Jamaahirta Man United kuna xeran Boggaan.

Dalabka Qatar ee Manchester United
Warbixinti ugu dambeesay xaallada Iibka kooxda Manchester United ๐Ÿ’ฅ Xuquuqda Muuqaalka: [via Sky Sports /Sky Sports Football ] Soo jeedinta: Maankiz iyo Gurey

Erik Ten Hag oo si weyn loogu soo dhaweeyay qolka lebiska, laakiin farxada ka muuqato Avram Glazer shaki weyn ayee i gelisay aniga.๐Ÿ™„ -Maankiz

Ten Hag iyo wiilashiisa oo isla debaal degaya.๐Ÿ”ฅโค๏ธ Waa Video Iconic ah.๐Ÿ”ฅ -Mankavic

Bruno : "Waa noqon kartaa xiddiga garoonka laakiin wali waxaa tahay darawalkayga isboobsii marka." Fred : "Ixushmeey bro." ๐Ÿ˜ Waa kaftan yar oo dhexmaray Bruno iyo Fred oo kulankii shallay kuguuleestay xiddigii garoonka. -Farxaan Cabdalla

Marcel Sabitzer oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee Munich ka hor inta uusan u duulin Manchester. "Chelsea mise Manchester United kooxdee ku biireysaa." Ayuu waydiinayaa shaqsiga muuqaalka duubayaa, Sabitzer ayaa ku jawaabaayo " Sug wax yar waad arki doontaa." Xaqiijin: Sabitzer ayaa heshiis buuxa la gaaray kooxda Manchester United wuxuuna iska diiday mashruuca kooxda Chelsea u soo bandhigtay.๐Ÿ”ด -Maankiz

Kubad hadii aad ciyaareyso waa leysaga baashaalaa, ee culeys leysma saaro. YAAH! caara-caaro culeysba idinka ayuu idiin heystaa aaaa๐Ÿ˜†๐Ÿ™†โ€โ™‚๏ธ -Anam

Carlos Casemiro๐Ÿ˜‚ Dhaqtarki daaweenaayay ayuu la dagaalayaa! War i daa maxaad iigu dhagan tahay garoonka aan galee ayuu taagan yahay. Dhaqtarkiina wuxuu leeyahay 'Xanuun ayaa ku hayee ee hal daqiiqo naso.'๐Ÿ˜‚ Geesi naga soo daahay, war ninkaan qandaraaska haloo dheereeyo.๐Ÿ”ฅ -Maankiz

DIGNIIN Hadii aadan ahayn United Fan ha isku daawan muuqaalkaan. ๐Ÿ˜‚ Casemiro Aabaha dhiiga, taageerayaashaas hadaa ku Jiri lahayd kawaran?. @perfect_prout - Nazal

๐Ÿ“ฝ Diyaarad qaas ah ayaa Wout Weghorst kasoo qaaday Istanbul. - Nazal