Gift Stars Sports Club

Gift Stars Sports Club

Photos from Gift Stars Sports Club's post 21/12/2023

Gift Stars waxa ay idiin rajaynayaan sanad farxad leh munaasibadda maalinta kubbadda kolayga adduunka

28/11/2023

HEEGAN 🆚️ GIFT STARS
🏟 - Wish Stadium
🕞 - 03:30pm
📍 - Talaado
🗓 - 28/11/2023

Photos from Gift Stars Sports Club's post 18/11/2023

SAWIRRO: OFC 37-80 Gift Star.Horyaalka Kubbadda Kolleyga Soomaaliya.

Photos from Gift Stars Sports Club's post 05/11/2023

SAWIRO | Somali Fruit 5️⃣4️⃣➖7️⃣5️⃣ Gift Stars

Horyaalka Kubadda Koleyga Soomaaliya.⛹🏾

05/11/2023
02/11/2023

Jadwalka wareegga labaad ee Horyaalka Kubadda Koleyga Soomaaliya 2022-23. Kulamada wareegga labaad ayaa bilaaban doona 5 November 2023 wuxuuna soo idlaan doonaa 15 December 2023.

01/11/2023

Faisal Aden mastered the ability to dribble the ball with both hands equally, as well as his cross-move or beating the defender in cross-dribbling and creating space to shoot the ball on his face.

01/11/2023

Kala sareynta Horyaalka K/Koleyga Soomaaliya..⛹️‍♂️🇸🇴

31/10/2023

GOOS GOOS | Gift Stars 🆚 Dekedaha .. ⛹🏾

Horyaalka Kubadda Koleyga 🇸🇴 2023.

Photos from Gift Stars Sports Club's post 28/10/2023

SAWIRRO: Gifti Stars 64-57 Dekedaha. Horyaalka Kubbadda Kolleyga Soomaaliya.📷Carab Saalah production

26/10/2023

⛹️‍♂️ - Gift Stars Sports Club 🆚️ Dekedaha FC
🏟 - Wish Stadium
🕞 - 03:30pm
📍 - Jimco
🗓 - 27/10/2023

25/10/2023

HAMBALYO | Waxaan halkan Hambalyo Qalin Jabin Farxadeed uga dirayaa walaasheen qaaliga Sabarin Nur Hassan.

" Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Gift Stars Sports Club waxay ku faraxsan yahiin guusha aad ka gaartay gaartay qayb ka mid ah Hankaaga Waxbarasho. Waxaan kuleeyahay dadaalka halkaas kasii wad Rabina ha kugu anfaco cilmigaad baratay"..👩‍🎓

19/10/2023

Gift Stars Sports Club
IN RECOGNITION OF THEIR OUTSTANDING PERFORMANCE AND ACHIEVEMENT DURING THE ARAB CLUB CHAMPIONSHIP AND THEIR SIGNIFICANT CONTRIBUTION IN SOMALI WOMEN IN SPORT.

Photos from Gift Stars Sports Club's post 19/10/2023

FT |⛹️‍♂️| Gift Stars 7️⃣1️⃣ 🆚️ 6️⃣2️⃣ Horseed

Photos from Gift Stars Sports Club's post 19/10/2023

SAWIRADA | Somali Women Awards 2023..

Photos from Gift Stars Sports Club's post 19/10/2023

HAMBALYO | Gabdhaha Kubadda Koleyga Gift Sports Club oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Somali Women Awards 2023.🇸🇴⛹🏿‍♀️

18/10/2023

⛹️‍♂️ - Gift Stars Sports Club 🆚️ Horseed Sports Club
🏟 - Wish Stadium
🕞 - 03:30pm
📍 - Khamiis
🗓 - 19/10/2023

14/10/2023

Kaliya ma'aha in lala ciyaarayo ee waa in loo faa'ideeyo ..⛹️‍♂️

14/10/2023

GOOS GOOS | Kulankii 13’aad ee Horyaalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed 👉🏾 Gift Stars 🆚 Heegan ⛹🏾

13/10/2023

CAQABADO XAL U BAAHAN ...⛹️‍♂️

Markan anigoo ku hadlayna magaca Gift Stars Sports Club waxaan si furan halkan ugu soo bandhigaynaa caqabado badan oo u baahan in xal laga gaaro, ma jecleyn inaan qormadan aan halkan ku soo gudbino balse waxaa qasbaysa inaysan jirin isbedelo lagu sameeyay caqabo badan oo dhibaato ku ah habsami u socodka ciyaaraha gaar ahaan tan aan maanta ka hadlayno oo ah Kubadda Koleyga oo looga baahan yahay in Xiriirka uu xal deg deg ah uu ka gaaro.

1- Marka ciyaaraha socdaan waxaa jira hakadyo ku yimaada oo ay sababaan kooxaha qaarkood oo caadeystay inay sidaas sameeyeen mararka awood ahaan laga sareeyo waxay gaystaan aflagaado cad waxay iyagoo maamul, ciyaartooy iyo taageere leh handadaad ugu tagaan garsoorka miiska fadhiya haddana ma mutaan waxa sharciga qabo.

2- Waxaa dhacda cabaqabado garsoorka ka yimaada oo isfahamkooda liito sabab u ah waxay qaataan go'aamo qaldan maadaama qaarkood aysan u qalmin inay maamulaan ciyaaro adag. Mararka qaarka waxay u muuqanayaan kuwo garoonka dhexdiisa lagu tababarayo iyadoo la arkayo in qaladkooda isla meesha lagu saxaayo.

3- Ma jiro Kubado wanaagsan oo lagu ciyaaro oo tayo ahaan la mid ah midka ay ciyaaryahanada Kubadda Koleyga caalamka ay ku ciyaaraan.

4- Waxaa muhiim ah in lagu dhaqmo Sharciga Tartamada Koleyga Koleyga lagu dhaqi jiray oo aysan dhicin in iyadoo garoonka la joogo laga baaro Mobile sharciyada caalamka u qoran si loo qanciyo koox.

5- In dayactir ay u helaan goolasha lagu ciyaaro.

6- In lagu dadaalo go'aan qaadashada sharciga waafaqsan iyadoo meesha laga saaraayo in la fiiriyo xeer jajab iyo in dhinacyo kale wax laga fiiriyo taas oo keenaysa in sharciga uu daciif noqda islamarkaana aysan marnaba dhaqangelin nidaamka ciyaaraha lagu maamulo.

7- In Nalalka garoonka la hagaajiyo dhamaantood.

8- In Amniga garoonka lala kaashado laamaha Amniga (Booliiska) haddii ay ka dhacaan carqalado sababi karta gacan ka hadal si ay uga hortagaan, lana keeno boolis ku filan.

Si kastaba inta aan xuseyno waa mid muhiim u ah habsami u socodka ciyaaraha, Waxaana diyaar u nahay wax kasta oo u hogaansanaanta sharciga ah iyo garab istaagga howlaha XSKK balse waxaan xuseynaa caqabadahan oo sii socda inaan ka fiirsan doonno gabi ahaan ka sii mid noqoshada Kooxaha Tartamaya maadaama aan jecleyn inaan qeyb ka noqono meel aan sharciga iyo nidaamka loo wada hogaaansami karin.

Mahadsanidiin..🏀

Photos from Gift Stars Sports Club's post 12/10/2023

SAWIRO DHEERAAD AH | Kulankii galabta aan la yeelanay Heegan kuna soo idlaaday 7️⃣3️⃣-7️⃣0️⃣⛹🏻

Photos from Gift Stars Sports Club's post 12/10/2023

Gift Stars Sports Club 7️⃣3️⃣-7️⃣0️⃣ Heegan Sports Club Horyaalka Kubadda Koleyga 2022-2023

12/10/2023

⛹️‍♂️ - Gift Stars Sports Club 🆚️ Heegan Sports Club
🏟 - Wish Stadium
🕞 - 03:30pm
📍 - Khamiis
🗓 - 12/10/2023

Photos from Gift Stars Sports Club's post 05/10/2023

Gifta Star 8️⃣4️⃣-4️⃣9️⃣ OFC

Tartanka Horyaalka Kubadda Koleyga Soomaaliya..⛹️‍♂️

05/10/2023

Half Time : Gift Stars 4️⃣3️⃣ - 2️⃣8️⃣ O F C

05/10/2023

⛹🏿‍♀️- O.F.C 🆚 Gift stars
🏟 - Wish Stadium
🕞 - 03:30pm
📍 - khamiis
🗓 - 05/10/2023

04/10/2023

Gift Stars Sports Club .⛹️‍♀️

Super talented the trio siblings, Somali 🇸🇴 Basketball 🏀 Players, Anam Ali, Ayan Ali, and Admira Ali showcasing their skills.

29/09/2023

Gift Stars Sports Club..⛹️‍♂️

Photos from Gift Stars Sports Club's post 29/09/2023

Full Time
Plasma 4️⃣5️⃣ - 8️⃣4️⃣ Gift Stars Sports Club

26/09/2023

🥉🏆

Photos from Gift Stars Sports Club's post 24/09/2023

Casho Sharaf Jaaliyadda Soomaliyeed Reer Australia ee SACOV u qabteen gabdhihii ka qaybgalay ciyaarihii Kubbada Koleyga Horyaalada wadamada Carbeed ee ka dhacay Dalka Morocco Kaalinta Seddexaad ka galay waxaan u rajeynayeen guul iyo horumar mastaq-balka iyo kaalinta Koowaada Iimshalaah.

Sidoo kale waxay u Mahadceliyeen Safaaradda Soomaaliya ee Morroco, Madaxda DFS iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mamulka Gift Stars Sports Club, XSKK iyo Suad Galow, Gani Nur Kaalinta xoogan ay qateen.

24/09/2023

Soo dhaweyntii gabdhahii Soomaliyed ee kasoo laabtay cayaarihii Horyaalada Carabta ee lagu qabtay dalka Morocco magaalada Marrekesh ayagoo kasoo hoyey guul galayna kaalinta 3'aad.

Soo-dhaweyntan Bahdii Kubadda Koleyga ayaa ku mahad gaar ahaan cayartooydii h**e oo uu ka mid yahay Yuusuf Doolow. Cadaawe Dheere, Mahad Farah Hair, Hussein iyo dhaman dadkii halkaa kusoo dhaweeyay oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Dr. Hussein Harakow, Said Shiinle, Abdifatah Hashi Qoordheere iyo Gabdhahii Soomaliyeed Waxaa Mahad qaas ah u mudan Aabaha gabdhaheena qiimaha badnaa Abdiwali Ali Warsame iyo Xaaskisa Istanbuul Seraar oo waqti badan galiyey in ay garaan guushan gabdhaha oo kala ah Ayaan, Incaam iyo Admiira..

Gift Stars Sports Club

Photos from Gift Stars Sports Club's post 21/09/2023

SAWIRO DHEERAAD AH | Naadiga Gift Stars oo ku guuleystay Tartan lagu Maamusaayay Maalinta Nabadda Adduunka oo ay ka qeybgaleen Kooxaha ugu Heerka Sareeya Kubadda Koleyga
Soomaaliyeed .

Gift Stars Sports Club

Photos from Gift Stars Sports Club's post 21/09/2023

Gift Stars Sports Club Oo ku guuleysatay Koobka lagu Maamuusaayay Maalinta Nabadda Adduunka oo ay ka qeybgaleen Afarta Koox ee ugu Sareysa Dalka oo kala ah Dekedda, Heegan, Horseed iyo Gift Stars.

Kulanka k**a danbeysta ah (Final) oo galabta isaga horyimid oo kasoo adkaatay iyo Gift Stars oo meel ku soo hubsatay haddaba Kulankii galabtana Heegan waxaan ku samirsiinay 54-48 oo aan Koobkii si Nabad ah aan kula hoyanay..🏆..⛹️‍♂️

🇸🇴

20/09/2023

⛹🏿‍♀️- Gift Stars 🆚 Heegan
🏟 - Wish Stadium
🕞 - 03:30pm
📍 - khamiis
🗓 - 21/09/2023

Photos from Gift Stars Sports Club's post 20/09/2023

Full Time :
Gift Stars Sports Club 5️⃣3️⃣—5️⃣1️⃣ Horseed Sports Club Koobka Maalinta Nabadda Adduunka..

19/09/2023

FT : Gift Stars 5️⃣3️⃣➖️5️⃣1️⃣ Horseed

19/09/2023

H-T : Gift Stars 2️⃣6️⃣-2️⃣2️⃣ Horseed

Photos from Gift Stars Sports Club's post 18/09/2023

Shirkadda Agabka Ciyaaraha Ballistic ee magaalada Cleveland Ohio ee dalka Mareykanka ayaa qalab isboorti ugu deeqay Gift Stars Sports Club , Agabkan oo naadiga uu ka guddoomay Suad Galow oo ka mid ah Saamileyda Shirkadda si weyna ugu shaqeysa horumarinta isboortiga gaar ahaan Kubadda Koleyga Soomaaliyeed ayaa isugu jiray dhar iyo boorso.

Guddoomiyaha Naadiga Said BUUNA ayaa ugu Mahadceliyay Shirkadda garab istaaggooda iyo sida ay mar walba uga qeybqaadanayso horumarinta isboortiga Soomaaliyeed.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Faisal Aden mastered the ability to dribble the ball with both hands equally, as well as his cross-move or beating the d...
GOOS GOOS |  Gift Stars 🆚 Dekedaha .. ⛹🏾Horyaalka Kubadda Koleyga 🇸🇴 2023.
Kaliya ma'aha in lala ciyaarayo ee waa in loo faa'ideeyo ..⛹️‍♂️#FaisalAden#SomaliBasketball
GOOS GOOS |  Kulankii 13’aad ee Horyaalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed 👉🏾 Gift Stars 🆚 Heegan ⛹🏾
Ayaan , admira and Ayan Gift Stars Sports Club
🥉🏆
DAAWO | Muuqaal Wacdaraha Gabdhaha Gift Stars iyo Gudddoonsiinta Abaalmarinada “All Arab Woman Club Champion 2023 🇲🇦”..
Furitaanka All arab club Woman  champions
Haddii aan hore wacdarahii Admira Cali aan idin tusnay, Markanna #Ayaan oo lambarka 12 wadata iyo #Amaan oo ah lambar 8 ...
NALA DAAWO WACDARAHA | Admira Ali oo qeyb ka ah xiddigaha Gift Stars ee ka qeybqaadanaya ciyaaraha dhawaan ka dhacaya Ma...
MARKII SADDEXAAD.. ⛹🏾KOOBKA  JEN. DAA’UUD.#GiftStars
WARBIXIN | Gift Stars Sports Club oo taageero Agab iyo mid isboortis ugu deeqday Ciyaartoyda baahiyaha gaarka qaba (Ampu...

Category

Address


Shibis District/Behani
Mogadishu
29V2+J28
Other Sports Clubs in Mogadishu (show all)
Jidda Academy Jidda Academy
Kaaraan
Mogadishu

Jidda Academy waa football Academy ka dhisan dagmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Qaarami Sports Qaarami Sports
Mogadishu, 00252

Dhiblaawe Sarifle Dhiblaawe Sarifle
Mogadishu

Eder militao Eder militao
Mogadishu

ITAAL Football Academy ITAAL Football Academy
Wadajir
Mogadishu, 252

ITAAL Football Academy is the Somalia’s first private football academy, a development center for p

Wadajir Football Academy Wadajir Football Academy
Ex Shineemo Ducaale
Mogadishu

Wadajir Football Academy waa xarun lagu tababaro dhalinta dad dooda ay ka yartahay 16 sano jir. waxaanaa loo diyaarina in ay badalaan mustaqbalka kubadda cagta

Abdihakim Arab Abdihakim Arab
Mogadishu

Anas aarnool official Anas aarnool official
Mogadishu

Liverpool

ELMAN Empire ELMAN Empire
Elmanempire
Mogadishu

PSG Somalia Fans PSG Somalia Fans
Mogadishu

Halkani waa Bage-ka Rasmiga TaagerayaaaSha PSG ee Soomaaliyeed Waxaad Kala Socon doontaa Wax walpo K

Xidig poi Xidig poi
Mogadishu

Intertaiment

Jeenyo FC Jeenyo FC
Mogadishu
Mogadishu

Welcom to Jeenyo Football Club's official page. Jeenyo FC is established in 1948, Somalia's second o