Banadir Social Workers League

"Bulshadu way Noo baahantahy Baraarujin Bay rabtaa"
"Bulshada waan u hadalnaa, waana la hadalnaa"

Photos from Banadir Social Workers League's post 12/08/2023

Sawiro: Shahaado bixin seminar ciwaan kiisu ahaa Using the law in social care

Photos from Banadir Social Workers League's post 10/08/2023

Sawiro: Waxaa manta inoo qabsomay seminar ciwaan kiisu ahaa ''Using the law in social care''

Photos from Banadir Social Workers League's post 10/08/2023

Waxaa goordhaw inoo bilawday seminar ciwaan kiisu yahay '' Using the law in social care ''
Banadir Social Workers League

10/08/2023

inoo kaalay galabta oo cilmi koror-so

06/08/2023

Xubno ka mid ah bahda Banadir Social Workers League oo ay hor kacayan gadomiyaha nadiga iyo ku xigeen-ka nadiga ayaa manta deeq buugag ah gaar siiyay ardayda Dugsiga Barakacayaasha Rajo-beer,

Guul ayaan u rajaynaynaa ardayga soomaliga meel walbo uu joogo

Photos from Banadir Social Workers League's post 05/08/2023

Xubno ka mid ah bahda Banadir Social Workers League oo ay hor kacayan gadomiyaha nadiga iyo ku xigeen-ka nadiga ayaa manta deeq buugag ah gaar siiyay ardayda Dugsiga Barakacayaasha Rajo-beer,

Sido kale kadib markii ay u kuur galeen xaaladooda waxbarasho waxaa ururka u cadaatay inay ardaydu u baahanyihiin caawimaad waxbarasho oo ay ugu h**eyso Agabkii&dharkii waxbarashada loogu tala galay.

Photos from Banadir Social Workers League's post 21/07/2023

Dhamaan Bahda Banadir Social Workers League waxay Hanbalyo u dirayaan Aisha Hassan Zubeir oo ka mid ah xubnaha nadiga.

17/05/2023

Dhamaan Bahda Banadir Social Workers League waxay Hanbalyo lee yihiin Nabila Ibra'him oo ka mid ah Xubnaha ugu firfirc**n ee nadiga.
Nabiila waxay kaalinta 1-aad ka gadhay Tartankii Buraanburka Hanbalyo

Photos from Banadir Social Workers League's post 20/04/2023

Waxaa galabta inoo qabsoomay afur wadareedkii sannadlaha ahaa ee bahda Banadir Social Workers League Sanad kiisi labaad

Sanad-kan waxaa shaahado sharaf lagu dhiirogaliyay xubnaha nadiga ka tirsan ee ka shaqeeyay arrimaha samafalka intii lagu jiray bisha ramadaan

BSWL

21/03/2023

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Adeegga bulshada maxay bahda Adeegga bulshada ugu dhigantahay?



Banadir Social Workers League.

07/03/2023

Dhamaan xubnaha naadiga Banadir Social Workers League waxey hambalyo u direyaan Abdirizak Mohamed Hassan "Abdirizak madaale " oo loo doortey gudoomiyaha guud kuliyada cilmiga adeega bulshada ee jaamacada city university of Mogadishu.

Hambalyo Ayaan leenahay Abdirizak, Waxaan u rajeenayaa in xilka Alle u fududeeyo.

19/02/2023

Asmo Osmaan Ahmed Maow Ayaa loo magacaabey xog haayaha guud ee Naadiga Banadir Social Workers League
Asma oo ahayd xubin firfirc**n ayaa hadda ku biirtey xukuumadda naadiga dedaalka ay halkaan kusoo gaartey ayaanan u dardaarmeynaa.
Hambalyo AsmaAllaha kula garab galo hawsha masuuliyadda culus ee laguu saarey.

Banadir Social Workers League

31/01/2023

Sheekh Elyaas Maxamed Dable ayaa kulanka qeeb tiisa danbe duco iyo muxaadaro kusoo xiray

Banadir Social Workers League

30/01/2023

Ustaad Abdifitax Qaasim (Marwalbo waalidku wuu u baahan yahay in loo duceeyo oo quraana loo aqriyo)

Banadir Social Workers League

Photos from Banadir Social Workers League's post 10/12/2022

Aisha Hassan Zubeir oo kamid ah Xubnaha ugu firfircon ee naadiga Banadir Social Workers League ayaa maanta ka qayb gashay siminar sanadle ah oo ay qabtaan United Nations Association of Somalia kaas oo ay u qabteen ururada bulshada rayidka ah ee ku hawlan u doodida, hormarinta xuquuqul insaanka iyo sidoo kale ardayda iyo cilmi-baarayaal si ay uga caawiyaan inay si wanaagsan u fahmaan una aqoonsadaan arrimaha xuquuqul insaanka.

21/11/2022

Maalinta macalinka soomaaliyeed.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Banadir Social Workers League

Photos from Banadir Social Workers League's post 15/10/2022

Dhamaan xubnaha naadiga Banadir Social Workers League Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirka K/Cagta oo markii ugu h**eysay Soomaaliya u qaaday Koobka Bartamaha iyo Bariga Afrika ee CECAFA.

Waa Guul taariikhi ah, sharaf iyo magac ay Qaranka Soomaaliya u keeneen dhalinyarrada yaryar oo soo bandhigay xirfad sare oo K/Cagta ah.
Guul Somaliya. Guul xulkeenaa K/Cagta 17-ka jirka.

Photos from Banadir Social Workers League's post 13/10/2022

Hassan Raage oo ka tirsan golaha sare ee naadiga banaadir Social work league ayaa ka qeeb galey maalinta araga aduunka oo sanadkii hal mar la qabto,

Sanadkaan waxaa ka qeeb galey dad badan oo isugu jira aqoonyahano, bulshada rayidka, iyo kuwo kale oo araga la'

Naafanimadu ma ahn qofka oo indha la' balse waa qalbiga Meesha qofka naafo ka noqonayo. Sida Alle qur'an noogu sheegey
{ انها لا تعمي الابصار.. ولكن تعمي القلوب التي في الصدور..}

Banadir Social Workers League waxey u taagantahay una doodeysa in dadka naafada ah bulshada laga saarin, xaqna ay u leeyihiin in ay waxbartaan, shaqeystaan hormar walba oo bulshada ahna ay ka qeeb qaataan..

All people are equal regardless of their status and background.

Photos from Banadir Social Workers League's post 21/09/2022

Waxaa galabta inoo suurogashay Kulan Akhris qoraal iyo Adeegga bulshada oo aan ugu tallagalnay sare u qaadida aragtida akhris qoraalka ee adeegayaasha bulshadeena.

Waxaa kulanka kasoo qeyb galay haldoorro, adeegayaal bulsho iyo ardayda barata culluumta Aadanaha gaar ahaan cilmiga adeegga bulshada iyo Ustaadi Ibrahim Osman Afrah

Gunaanadka waxaa soo xeray gudoomiyaha naadiga BSWK mudane Abdinur Mohamed Hassan asiga oo ku booriyay dhammaan dadka kulanka kasoo qeyb galay in kor loo qaado wacyiga akhris qoraalka.

BSWK league
Xarunta AGA.

Photos from Banadir Social Workers League's post 09/09/2022

Waxaa si qurux badan inoogu soo dhamaaday Work shop kii ahaa (Team work and office management Skills) oo AAN siwada jir ah u qabaneeyay ururka Somali Child Welfare Association SOCWA

Waxaan raali galin Ka bixinaynaa asxaabta uu manta hoolka Ka buux samay oo meel aan munaasab eheen kala socday tabarka

Photos from Banadir Social Workers League's post 09/09/2022

Waxa goordhaw inoo bilaaban doona work shop kii ahaa Teamwork and office management
oo ay si wada jira u soo agaasimeen
Ururka Somali Child Welfare Association SOCWA & Naadiga Banadir Social Workers League

03/09/2022

Naadiga Banadir Social Workers League iyo ururka Somali Child Welfare Association SOCWA ayaa si wada jir ah u qaban doonaan jimcada soo socota seminar ku saabsan Team work and office management skills.

Qofwalbo oo daneenayo inuu Ka qeeb galo link ha Ku dhufto

https://chat.whatsapp.com/BcrehWS8ezLGBVP7flBNsj

Malinta :Jimco
Tarikhda:9/9/2022
Goobta: Jamacada AlMas

Photos from Banadir Social Workers League's post 25/08/2022

Dalxiis ay soo qaban qaabiyeen waaxda dhaqanka iyo ciyaaraha ee naadiga banaadir Social workers league ayaa galabta lagu qabtey degmada kaxda.

Dalxiiska waxaa kasoo qeeb galey xubnaha naadiga iyo dhalinyaro kale oo arimaha bulshada ka shaqeeya.

Wuxuu ahaa dalxiis qurux badan oo ay isku barteen dhalinyaro kala duwan, wuxuuna kusoo dhamaadey jawi nabdoon.

Dhiirigalinta dadka bulshada haldoorka u ah waa dhaqan ay tahay in bulshada uu ku bato, si loo joogteeyo dhaqamada wanaagsan,

22/08/2022

Dadka wadooyinka ku dayacan!!!

Ali waa 21 sani jir, waa wiil waayaha iyo wakhtigu ciiley. Wuxuu ku noolyahay jidadka magaalada muqdisho oo halkaas ayaa deegan iyo hoy u ah. Hooyadiisa iyo aabihiisa waxey dhinteen asoo aad u yar, waxaa loo geeyay eedadiisa, halkaas waa Meesha ay kasoo bilaabatey silaca iyo dhibaatada Ali uu maanta ku nool yahay. Eedadey way I garaaci jirtey waxey heysatey labo ilmo oo iga yaryaraa aniga, waxeyna dhigan jireen dugsi iyo iskuul, Ali ayaa sheegey in iskuul iyo Dugsi midna la geynin.

Markii aan todobo sano jirey ayaan kasoo cararey gurigii eedadey, waxaa raadsadey nolol kale, saaxibo cusub ayaan sameystey. Waxaan bartey daroogada, xashiishka iyo wax walbo oo xun.

Dabayaaqadii Sanadkii 2012, dowladii hassan Sheikh mohamuud waxey ina geysey xaruun nalagu xanaaneyo oo wax aan ku barano, nasiib darro muddo kadib waa nalaga soo bixiyay, waxaana ku laabaney noloshii h**e aan ku sugneen.

Ali, ayaa sheegey in uu jeclaan lahaa in uu waxbarto noloshiisa hormar ka gaaro, waagii aan yaraa waxaan jeclaa inaan waxbarto iskuulka aado, laakin fursad Uma helin!!!

Waxbarashada iyo caafimaad aduunka marka la joogo waa xuquuqaad aas aasi ah oo qofkasta heli karo, nasiib darro dagaaladii wadankeena ka dhacey iyo nidaamka dowliga oo aan hana qaadin darteed, waxa ay sababtey in waxbarashada iyo caafimaadka ay noqodaan wax individual ah oo qof leeyahay waliba laga ganacsado.

W/Q Abdirizak madaale oo ah Agaasimaha waxda Dhaqanka iyo ciyaaraha

Photos from Banadir Social Workers League's post 11/08/2022

11/8/2022

Xubno ka tirsan naadiga ayaa Waxay maanta booqdeen xaruunta maamo ugaaso oo ah meel ilmaha darbi jiifka ah lagu xanaaneeyo.

Naadiga Banaadir Social works league ayaa balan qaadey in ilmahaas ay kasaa cidi doonaan in ay u dhigaan waxbarashada maadiga.

Caawinta caruurtan waa wax waajib ku ah qof kasta inuu ka qeeb qaato, waxaana u mahadcelineyna aas aasaha xaruunta iyo macalimiinta wax bara oo wakhtigooda u hura.

Photos from Banadir Social Workers League's post 30/07/2022

Gudoomiyihii h**e ee naadiga Hussein Dhaakul iyo xukuumaddiisii ayaa si rasmi ah xil wareejin ugu sameeyey Gudoomiyaha Cusub Ee naadiga Abdinur Mohamed Micraaji iyo xukuumaddiisa cusub.

Waxaan u Mahad celinaynaa asxaabtii nagala soo qeeb gashay Xalfada sida
Gadoomiyaasha Ururada, masuuliyiinta iyo martidii nagala qayb gashey munaasabadda.

" Bulshada waan u hadalnaa, waana la hadalnaa "

Photos from Banadir Social Workers League's post 21/07/2022

21/7/2022

Wafdi ka tirsan naadiga oo ay hor kacayaan gudoomiyihii h**e ee naadiga, Mudane Hussen Dhaakul iyo gudoomiyaha cusub ee naadiga mudane Abdinur Mohamed Hassan (Micraaj) iyo xubnaha agaasime waaxeedyada oo booqasho ugu tagey ardeyda barata cilmiga adeega bulshada (Social work)ee jaamacada SIMAD oo soo dhoweyn heer sare ah u sameeyey naadiga ayaan anaguna kusoo dhoweyney naadiga,,

kulankaan ayaa kusoo beegmey xilli naadiga uu ka dhacay is bedel maamul, waxaanan rejeyneynaa in saaxiibada cusub ay qayb ka noqon doonaan, lana jaan qaadi doonaan is bedelka dhacay.

08/07/2022

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxa oo maalinka berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciidda.

Ciid wanaagsan.

Banaadir social workers League

05/07/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون !
Tacsi !

Waxaan ehelka, reerka iyo qaraabada ree Osman Ahmed Mocow uga tacsiyeyneynaa, geerida ku timid Adeer Osman Ahmed Mocow.

Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeyneynaa, Wallaasheen Asma Osman Ahmed iyo guud ahaan reer Mocow.

Waxaan alle uga baryeynaa inuu ku arsaaqo janooyinkiisa sare.

Photos from Banadir Social Workers League's post 01/07/2022

Sawiro:

Shahaado Bixinta Tababar kii manta ee ciwaan kiisu ahaa HUMANITARIAN PROJECT Management(Maamulka mashruuca bini'aadantinimo)

Banaadir social workers League

" Bulshada waan u hadalnaa, waana la hadalnaa "

Photos from Banadir Social Workers League's post 01/07/2022

1/7/2022

Waxaa sinabad ah inoogu soo dhamaaday work shop kii aan ugu talagalay qaar Ka mid Ardayda ugu firfir c**n ee jamacadaha Ku yaalo Gobolka Banaadir



" Bulshada waan u hadalnaa, waana la hadalnaa "

Photos from Banadir Social Workers League's post 01/07/2022

Waxaa si rasmi u daah-furmey work shop ciwan kiisu yahay Humanitarian project management ( Maamulka mashruuca bini'aadantinimo)
Kaas oo loogu talagalay Dhalinyaro kooban oo Ka kala socda jamacadaha Gobolka Banaadir

" Bulshada waan u hadalnaa, waana la hadalnaa "

29/06/2022

29/6/2022

Waxaan u hambalyeyneynaa Abdi Nour Mohamed Hassan ( Micraj ) oo maanta kusoo baxay gudoonka ugu sareeya naadiga Banaadir Social workers league

Sidoo kale waxaan Hambalyeyneynaa Gudoomiyihii Xilka wareejiyey Hussein Abdullaahi Hassan ( Dhaakul ) oo ahaa gudoomiyihii ugu h**eeyey ee naadiga kaas oo xilkaas haayey muddo laba sano ah.
Gudoomiyaha Cusub waxaan leenahay hambalyo.

Photos from Banadir Social Workers League's post 27/05/2022

Naadiga Banaadir Social Works League Ayaa Maanta Oo jimca Ahayd Sameeyay Quraan wadareed iyo Duco Loogu duceenaayo Waalidiinteena dhintay Iyo Kuwa Xanuunsan, Qaybaha Kala duwan Ee Naadiga ayaa ka soo qayb galay Oo Ugu Horeeyo Godoomiyaha Naadiga,

01/05/2022

Ciid mubaarak Dhamaan umada muslimiinta meel kasto aad joogtaan Caafimaad ku ciida

Photos from Banadir Social Workers League's post 14/04/2022

Waxaa si habsami leh usii socda ololihii geeda beerista ee uu naadigu ka wadey caasimadda
Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al Anwaar wuxuu kamid yahay iskuulada aan ka sameyney olalaha Geeda beerista.
Al-Anwaar, Mogadishu, Somalia.

BAR. MADASHA DHALINYARADA XUSEEN XAAJI XASAN SNTV 10.4.2022. 12/04/2022

Gudoomiyaha naadiga BANAADIR SOCIAL WORKERS LEAGUE : HUSSEIN ABDULAHI HASSAN ayaa wareeysi uu kaga waramaayo wax qabadyada naadiga siiyey barnaamijka MADASHA DHALINYARADA EE TELEFISHINKA QARANKA SOOMALIYEED.

BAR. MADASHA DHALINYARADA XUSEEN XAAJI XASAN SNTV 10.4.2022. Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.Item ID: FCVNSMLAuthor Username: ...

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xubno ka mid ah bahda Banadir Social Workers League  oo ay hor kacayan gadomiyaha nadiga iyo ku xigeen-ka nadiga ayaa ma...
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Adeegga bulshada maxay bahda Adeegga bulshada ugu dhigantahay?#WSWD2023#worldsocialworkda...
Sheekh Elyaas Maxamed Dable ayaa kulanka qeeb tiisa danbe duco iyo muxaadaro kusoo xirayBanadir Social Workers League
Ustaad Abdifitax Qaasim  (Marwalbo waalidku wuu u baahan yahay in loo duceeyo oo quraana loo aqriyo)Banadir Social Worke...
Sanad-guuradda Naadiga Banaadir social workers
Abdimalik Cadaan ayaa Hambalyo la wadaagay Naadiga Banadir Social Workers League Sanad guurada Aasaaskooda.1st Aniverser...
Gudoomiyaha Somali Social Work Platform, Abdiwahab Suudi Nageeye  Ayaa dhankiisa  hambalyeeyey Naadiga Banadir Social Wo...
Prof. Abshir Amei Amei  oo kamid ah macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadaha S.I.U. iyo Simad university ayaa munaasabadda ...
Mustafa Sheikh Bashiir ooka tirsan macalimiinta jaamacadda mogadishu ayaa Hambalyo ku aadan sanad guurasa 1aad la wadaag...
Mukhtar Mohamed Abdi Rahman Ustaad Kaahiye  oo ah Sakrataarka Kulliyadda wax barashada ee jaamacadda mogadishu ayaa Hamb...

Category

Telephone

Address


Mogadishu
252
Other Social Services in Mogadishu (show all)
Mr ifiyaha dhalinta Mr ifiyaha dhalinta
Mogadishu

wax anshax xumo ah looma ogala pagekaan

Liiban Ali Liiban Ali
Mogadishu

ku xirnaw alle si aad noloshaada heer sare ugu gartid

Muno malabo Muno malabo
Mogadishu

Maamuus Nerwork Tv Maamuus Nerwork Tv
Capital Of Soomalia
Mogadishu, 000000000

Pae Mariya Pae Mariya
Mogadishu, 252

ku soo dha waad qalibi furan iyo waji furan markaad farax santihii bay ana ii dhantahay fansd

ASDA Page ASDA Page
Mogadishu

Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow
Mogadishu, KM4

Information about your business

Somalia Today. Somalia Today.
Mogadishu

Somali issue.

Mr Jiinow Mr Jiinow
Mogadishu

Blogger

Nootaayo haleel Nootaayo haleel
Mogadishu, 252

Liiban Ali Liiban Ali
Mogadishu

H. Zaki Hambo Libaax H. Zaki Hambo Libaax
Wadnaha
Mogadishu

Guushu shil maaha . Waa hawl adag , adkaysi , barasho , waxbarasho , naf hurid iyo waxa ugu bad