Dekedda Sports Club, Mogadishu Videos

Videos by Dekedda Sports Club in Mogadishu. Welcome to the Official Page of Dekeda Sports Club

CHAMPIONS CHAMPIONS CHAMPIONS 🏆 🥇 💪💪

#alwayscadcadka ⚪🔵

#xogwentadalka 💪💪

Dekedda Sports Club

Other Dekedda Sports Club videos

CHAMPIONS CHAMPIONS CHAMPIONS 🏆 🥇 💪💪 #alwayscadcadka ⚪🔵 #xogwentadalka 💪💪 Dekedda Sports Club

Daawo : Goos-gooska Wacdarihii aan ka dhignay kulanka galabta aan la yeelanay Kooxda Madbacada. #Dekedda Sports Club Xigasho:Astan Sports.

Wareysiyo ciyaarteeni shalay 🙌👏💪 #generaldaudcup Xuquqda: AZUL Sports Dekedda Sports Club 💪💪

Goos gooska ciyaarti galabta 👏🙌 #generaldaudcup Xuquda: AZUL Sports Dekedda Sports Club 💪💪

Ciyaaryahan Idiris Amiin Cali oo ka warbixiyay diyaar garowga Kooxda. #Dekedda #sports #Somalia

Maamulka Naadiga oo dar dar gilinayo tabarka kooxda. #Dekedda #sports #Somalia

Naadiga oo wada diyaar garowgii ugu danbeeyay. #Dekedda #sports #Somalia

Ciyaaryahan Xasan Ibraahim Cali (Xaseey) oo ka warbixiyay diyaar garowga Kooxda. #Dekedda #sports #Somalia

Macalin Saadaq Ibrahim Obama oo ka war bixiyay ciyaarta afar dhamaadka wiilasha yar yar ee Kubada Gacanta. Dekedaha vs Horseed. #Dekedda #sports #Somalia

Xoghayaha kooxda, Mudane Kuwaataro oo faahfaahin ka bixiyay u diyaar garowga kooxda ee tartanka Gen. Da'ud, oo dhawaan furmayo.

WAREYSI: "Sida Waafaqsan Sharciga Kubadda Cagta Ciyaartoyga Mar haddii uu Hashiiskiisa dhammaado waxa uu ku bixi karaa beec xorta ah sidaas darteed waxa uu aadi karaa Kooxda uu markaasi dantiisa ka arko". Xoghaya Naadiga Dekedda Sports Club Cabdullahi Bashiir Nur Kuwaataro oo faahfahin ka bixiyay Sida uu kooxda ku yimid Ciyaaryahan Suleyman Siidcali

Tababarki Saakay ee stadium muqdisho 🔥⚽️ #Dekedda #sports #Somalia Dekedda Sports Club💪💪

Tababarki saakay stadium muqdisho ⚽️🔥 #Dekedda #sports #Somalia Dekedda Sports Club💪💪

Waxaa si xowli ah u socda tababarka iyo diyaar garowga Naadiga.❤💥 #Dekedda #Somalia #sports Dekedda Sports Club 💪 💪

Ciyaartoyda & tababar maalmeedka.

Diyaar garowga naadiga 🔥⚽️✌️ #Dekedda #sports #Somalia Dekedda Sports Club💪💪

C/risaaq Axmed Nuur ayaa ciyaarta tayniska ka guuleystay saaxibkiis Xasan C/qaadir Cadow Forfeit.

Kooxda Dekaddaha oo ku jira Tababar maalmoodkooda. #Dekedda #sports #Somalia

Xoghayaha Naadiga mudane Cabdullaahi Bashiir (Kuwaataro)oo sharaxaad ka bixiyay u diyaar garowga Horyaalka iyo Gen.Da'ud. #Dekedda #sports #Somalia Dekedda Sports Club

Naadiga iyo sare uqaadida Tababarka ⚽️💥 #Dekedda #sports #Somalia Dekedda Sports Club💪💪

Tababarka maanta.

Ciyaartowda Naadiga Dekedda oo ku jira tababarkooda. Dekedda #Sports #Somalia Dekedda Sports Club 💪💪

Kooxda kubada cagta ee dekeddaha Muqdisho oo isu diyaarinaya ka qayb galka tartan ciyaareedada soo socda. #Dekedda #Sports #Somalia

Naadiga Dekeddaha oo isu diyaarinayo tartanka . Horyaalka : maamulka Naadiga ayaa ku dadaalaya kor u qaadida xirfadda ciyaartoyda iyo leylintooda.

Daawo goos gooska kulanki aan81-73 uga adkaanay Horseed Horyaalka kubadda kolayga Soomaaliya 2021-2022. Xuquuqda Muuqaalka: Asal Sports
Xuquuqda muuqaalka: Asal Sports

Daawo Goos Gooska : Kulanki aan wajahnay Saxafi, kaasoo ahaa kulankeeni u dambeeyay ee Horaalka.
Daawo Goos Gooska : Kulanki aan wajahnay Saxafi, kaasoo ahaa kulankeeni u dambeeyau ee Horaalka.

dabaaldegga ciyaartoyda Xulka qaranka 17 jirada iyo Stadium Muqdsho.
dabaaldegga ciyaartoyda Xulka qaranka 17 jirada iyo Stadium Mogadishu

gooska kulanki aan 2-1 uga badinay MCC
Goos Gooska kulanki aan 2-1 uga badinay MCC

Goos Goos:- Dekadaha 80 Plasma 52. Tartanka Horyaalka k/koleyga Soomaaliya 2021-2022. Xuquuqda muuqaalla: Asal Sports

Daawo goos gooska kulanki an barbaraha 1-1 la galnay Elman