Dekedda Sports Club

Dekedda Sports Club

Welcome to the Official Page of Dekeda Sports Club

Photos from Dekedda Sports Club's post 23/12/2023

Tababarki udambeeyay kahor kulanka finalka aan laciyaareeno dhigeena πŸ™Œβš½οΈπŸ‘€πŸ™‹β€β™‚οΈ

πŸ’ͺπŸ‘€

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 21/12/2023

Sawiro πŸ“Έ: Tababarki udambeeyay ee isbuuca πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈ

Pictures πŸ“Έ: Last training of the week πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

20/12/2023

🚨Dib loo dhigay 🚨

Waxaa dib loo dhigay ciyaartii fiinalka aan laciyaari laheen dhigeena sababo laxariiri geeridii kutimid allaha unaxariistee wasiiradii h**e wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha JFS oo aas qaran maalinta jimcaha loo kugu sameen doono magaalada muqdisho 😭😭

Innaa lillaahi waa inaaa ilayhi raajicuun 😭😭

Janadul fardowsa allaha haka waraabiyo aamiin aamiin 🀲🀲🀲

Dekedda Sports Club

Photos from Dekedda Sports Club's post 19/12/2023

Tababarki saakay ee engineer Yariisow Stadium πŸ™Œβš½οΈπŸ™‹β€β™‚οΈ

βšͺπŸ”΅

πŸ’ͺπŸ’ͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 18/12/2023

Tababarki saakay ee engineer Yariisow Stadium isku diyaarinta finalka koobka kubiirida East African Community πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈ

πŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 14/12/2023

Sawiro πŸ“Έ : Jeenyo 1 Dekedaha 3

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 14/12/2023

Sawiro πŸ“Έ : iskululeenta ciyaarta kahor πŸ™ŒπŸ™ŒπŸ‘€

πŸ™ŒπŸ™ŒπŸ‘€

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

14/12/2023

Safka galabta πŸ‘€πŸ™Œ

πŸ‘€πŸ™Œ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 14/12/2023

Sawiro πŸ“Έ : Ciyaartoyda oo soo gaaray garoonka πŸ™ŒπŸ‘€

πŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

14/12/2023

🚨 MATCH DAY 🚨

πŸ†š
🏟️MOGADISHO STADIUM
⏰3:30 PM
πŸ—“οΈ 14/12/2023
πŸ“ŒKHAMIIS

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

14/12/2023

Wadankeena Soomaaliya waxa uu ka mid noqday wadamada iyo bulshada ku bahoobay geeska Afrika ee East Africa Community sidaas daraadeed waxa ay Bahda Ciyaaraha weynantaas uga qayb qaadanayaan Koob kubada cagta ah oo u dhaxayn doona afarta koox ee L.L. P.P Jeenyo vs Dekadaha iyo MCC vs Elman .

Si aad u jarato ticket lasoo deg appka NASDA SPORTD oo ay hirgalisay wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga JFS

IOS πŸ“±πŸ‘‰https://shorturl.at/lxGNX
AndroidπŸ‘‰https://shorturl.at/lzHN9

Photos from Dekedda Sports Club's post 13/12/2023

Sawiro πŸ“Έ :Tababarki udambeeyay kahor kulanka beri aan laciyaareeno dhigeena πŸ‘€βš½οΈπŸ™Œ


πŸ™„πŸ™„

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 12/12/2023

Tababarki saakay ee garoonka jaamacadaha πŸ™Œβš½οΈπŸ’ͺπŸ‘€

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 11/12/2023

Sawiro πŸ“Έ :Tababarki saakay ee garoonka jaamacadaha stadium 🏟 πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

10/12/2023
10/12/2023
10/12/2023
Photos from Dekedda Sports Club's post 10/12/2023

Sawiro πŸ“Έ : Tababarki saakay ee garoonka jaamacadaha πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

09/12/2023
Photos from Dekedda Sports Club's post 09/12/2023
09/12/2023

Yaa arkay guddi fulin XSKK oo shiraayo weli pagekooda ama xilaa Social media hal mar mala soo geliyay sawiradooda iyagoo shiraayo Xiriir meesha ma jiree Xero nin leeyahay ayay noqotay

09/12/2023

Naadiga Dekedda waa Naadi facweyn ka tilmaaman Naadiyada kale dhaqaale ku bixiya horumarka isboortiga. Mushaaraadka ay siiyaaan ciyaartoyda iyo macalimiinta bishii Xiriirka Kubada Kolayga ma siiyo sanadkii. Bahda Kubadda Kolayga waa ay ka warheysaa in aad Garsoorayaasha aad Mushaarkooda maareyn weysay ku dhahday ka soo qaraabta kooxaha kooxdii lacag idin siiso firinbiga ugu hiiliya. Kooxdii ka soo horjeesatan aad ku sameyso go,aanka meesha soo gelisay oo ah ku takri fal awoodeed isku xishooda

Photos from Dekedda Sports Club's post 06/12/2023

SAWIROπŸ“Έ : DEKEDAHA 3 GAADIIDKA 2 πŸ™ŒπŸ‘€

πŸ† πŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

πŸ’ͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 06/12/2023

SAWIROπŸ“Έ : waxaan kusoo laabanay muqdisho anagoo champions ahπŸ† πŸ₯‡ πŸ’ͺ

Pictures:We came back to Mogadishu as championsπŸ† πŸ₯‡ πŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

πŸ’ͺπŸ’ͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

05/12/2023

CHAMPIONS CHAMPIONS CHAMPIONS πŸ† πŸ₯‡ πŸ’ͺπŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

πŸ’ͺπŸ’ͺ

Dekedda Sports Club

Photos from Dekedda Sports Club's post 05/12/2023

We are champions πŸ† πŸ₯‡ πŸ… 😎

πŸ’ͺ

πŸ”΅βšͺπŸ’ͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

05/12/2023

CHAMPIONS πŸ† πŸ₯‡ πŸ’ͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

05/12/2023

Half time
Dekedaha 2 gaadiidka 0

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 05/12/2023

Sawiro: iskululeenta ciyaarta kahor πŸ™Œ

πŸ™Œ

πŸ”΅βšͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

05/12/2023

Safka galabta πŸ™Œ





Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

05/12/2023

π…πˆππ€π‹ : Tartanka super cup 2023.

πŸ†š
🏟️Dr ayuub stadium
⏰3:00 PM
πŸ—“οΈ 5/12/2023
πŸ“ŒTalaado

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 05/12/2023

SAWIROπŸ“Έ :Isbaraarujinta Ka Hor Cayaarta Maanta.

πŸ™‹β€β™‚οΈ

βšͺπŸ”΅

πŸ‘€

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 05/12/2023

Waxaan diyaar u nahay finalka super cup-kaπŸ™ŒπŸ‘€πŸ’ͺ

We are ready super cup final πŸ™Œβš½οΈπŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

🏟

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 04/12/2023

SawiroπŸ“Έ: waxaa tababarki udambeeyay ku sameenay garoonka kahor kulanka finalka aan laciyaareeno dhigeena πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈ

πŸ’ͺπŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 04/12/2023

✈ 😴

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 04/12/2023

Hello baydhabo ✈

Dekedda Sports Club πŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 03/12/2023

SawiroπŸ“Έ :Tababarki udambeeyay kahor kulanka super cupka aan kula ciyaareeno magaalada baydhabo dhigeena πŸ‘€πŸ™ŒπŸ’ͺ

πŸ‘€πŸ’ͺπŸ’ͺ

βšͺπŸ”΅

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Photos from Dekedda Sports Club's post 02/12/2023

SawiroπŸ“Έ : Tababarki uh**eeyay ee isbuuca isku diyaarinta super cupka iyo horyaalka somalia national league πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈπŸ’ͺ

πŸ™ŒπŸ‘€βš½οΈπŸ’ͺ

Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

CHAMPIONS  CHAMPIONS CHAMPIONS πŸ† πŸ₯‡ πŸ’ͺπŸ’ͺ#alwayscadcadka βšͺπŸ”΅#xogwentadalka πŸ’ͺπŸ’ͺDekedda Sports Club
Daawo : Goos-gooska Wacdarihii aan ka dhignay kulanka galabta aan la yeelanay Kooxda Madbacada.#Dekedda Sports ClubXigas...
Wareysiyo ciyaarteeni shalay πŸ™ŒπŸ‘πŸ’ͺ#generaldaudcup Xuquqda: AZUL Sports Dekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ
Goos gooska ciyaarti galabta πŸ‘πŸ™Œ#generaldaudcup Xuquda: AZUL SportsDekedda Sports Club πŸ’ͺπŸ’ͺ
Ciyaaryahan Idiris Amiin Cali oo ka warbixiyay diyaar garowga Kooxda.#Dekedda #sports #Somalia
Maamulka Naadiga oo dar dar gilinayo tabarka kooxda.#Dekedda#sports#Somalia
Naadiga oo wada diyaar garowgii ugu danbeeyay.#Dekedda #sports #Somalia
Ciyaaryahan Xasan Ibraahim Cali (Xaseey) oo ka warbixiyay diyaar garowga Kooxda.#Dekedda #sports #Somalia
Macalin Saadaq Ibrahim Obama oo  ka war bixiyay ciyaarta afar dhamaadka wiilasha yar yar ee Kubada Gacanta.Dekedaha vs H...
Xoghayaha kooxda, Mudane Kuwaataro oo faahfaahin ka bixiyay u diyaar garowga kooxda ee tartanka Gen. Da'ud, oo dhawaan f...
WAREYSI: "Sida Waafaqsan Sharciga Kubadda Cagta Ciyaartoyga Mar haddii uu Hashiiskiisa dhammaado waxa uu ku bixi karaa b...
Tababarki Saakay ee stadium muqdisho πŸ”₯⚽️#Dekedda#sports#SomaliaDekedda Sports ClubπŸ’ͺπŸ’ͺ

Category

Telephone

Address


Hamar Jajab Port Road
Mogadishu
Other Mogadishu gyms & sports facilities (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Jidda Academy Jidda Academy
Kaaraan
Mogadishu

Jidda Academy waa football Academy ka dhisan dagmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

οΏ½HORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLLοΏ½

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer οΏ½