OneChelsea Somali Fans, Mogadishu Videos

Videos by OneChelsea Somali Fans in Mogadishu. Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta

🐐 GOAT-KA Fanka 🎢

πŸ’™ Abdikream Ali Shah oo ku damaashaadayo Stamford Bridge oo ah Hooyga Kooxda uu Taageeraha u yahay ee Chelsea.

πŸ’₯ The Son of Ali Tea was Doing Drogba Things at the Bridge. πŸ”₯πŸ˜‚

Other OneChelsea Somali Fans videos

🐐 GOAT-KA Fanka 🎢 πŸ’™ Abdikream Ali Shah oo ku damaashaadayo Stamford Bridge oo ah Hooyga Kooxda uu Taageeraha u yahay ee Chelsea. πŸ’₯ The Son of Ali Tea was Doing Drogba Things at the Bridge. πŸ”₯πŸ˜‚

Dib u xasuusin 2 sanno ka hor kooxda kubada cagta Chelsea ayaa hadiyad so gaarsisay Page-ka sida rasmiga ee u aqoonsan tahay #OneChelsea Somali Fans iyo taagerayaasha ku xeranπŸ’™ ( Aqoonsiga ) saxda ah ee aan ku muteysanay ka gudbitaanka wajiga 2aad ee xeendaabka taageerayaasha ay sida saxda u ah u aqoonsan tahay kooxda lehna xuquuqda gaarka ah, taasoo oo ku timid in ay 500 oo taageere soo raacaan Fan Club-ka aan ku leheen App-ka kooxda. Shahaadadan oo uu ku saxiixan yahay godoomiyaha kooxda BRUCE BUCK ayuu noo gudoomay agaasimaha Page-ka OneChelsea mudane Cubeyd Macalin Fardax oo ah madaale howl kar ah oo magac iyo maamuusba usoo hooyay Page-keena iyo dhamaan inta ku xeranba. Waxaan si aan lasoo koobi karin oo aad u qiimo badan ugu mahad celineenaa dhamaan taageerayaasha 600 ka badan ee kusoo biirtay Fan Club-ka aan ku leenahay App-ka kooxda 5th Stand, Mahadsanidiin la'aantiina nalama aqoonsadeen idinka ayaana heerkaas nasoo gaarsiiyay adeega aan idiin wadnana idinka ayaa qiimo u yeelay. πŸ’™ Waxaan sidoo kale u mahad celineenaa dhamaan taageerayaasha kale ee Page-ka ku xeran balse aan halkaas kusoo biirin wali waxaana leenahay waxaa jiro jaanis kale oo midkaan ka weyn ee nagu soo biira si aan u gaarno 1k oo ah xeendaabka 3aad ahna midka ugu qiimaha badan. Ugu dambeyn waxaan mahad balaaran u jeedineenaa dhamaan howl wadeenada Page-ka maamul ilaa Admin dhamaantiina waad mahadsan tihiin ( Si gaar ahna mudane Cubeyd Macalin Fardax oo ah isku xiraha howshaasi adag ) waxaan gaarnay guul kale oo weyn. Waxaa jiri doonaan farxado badan oo aan idiinla wadaagi doono maalmaha soo socda kuwaasi oo ku saleesan balan qaadyada kooxda ey inoo fidisay insha allah. #Maamulka

Pochettino mabadali donaa Tuchel ?? Dekz Yare 22

Ugu dambeeyn Chels is Back, Habeen dambe saacaan waan daawan doonaa.

Gallagher ayaa kubada uga soo Karoosay Mudryk meel 20 Meter u jirto Goolkeena, 20 ilbiriqsi kadib isla Gallagher ayaa imaaday meel 20 Meter u jirto Goolka City, kadibna darbo Xoogan ayuu la beegsaday shabaqa taasoo keentay in uu Jackson dhaliyo Goolka 3-aad. Micnaha dhabta ah ee Box to Box 😱😲

Shabalala Oo Caawa Ka Qeyliyay Armando Broja¹⁹, Atttttttattttttttttt Kulaha🀣🀣 Muuqalka Share Gareeya saxibayaal. β–ͺ︎CaaqiL Yareβ–ͺ︎

Tageero yaasha chelsea" iyo Man city " oo saadaliyay kulanka dhax mari doono Chelsea vs man city Dekz Yare 22

39 Birta Nool πŸ’ͺ🏾 Yarkii Romero ahaa Tabartiisaa ka tusay, Qub Qacdana waan kaa badiyaa cml. 🀣

Xasuuq wuu dhaafay wixii xalay Tottenham kudhacay 4-1 Dekz Yare 22

Subax Wanaagsan OneChelsea πŸ’™ Soo saadaali ciyaarta caawa.

Dood Adag" shaxdee jeclaan laheed in looga hortago Tottenham! Dekz Yare 22 ayaa igala qeyb galay CAAQIL YARE

Adminada Page-ka oo sadaaliyay kulanka xiisaha badan ee Chelsea vs Tottenham! Dekz Yare 22

Silva and Reece πŸ’™πŸ«‚

Hazard qalbiyada tageero yaasha buluuga kama bixi doono! Dekz Yare 22

Caajis ma dareemoosaa, Koob Shaah ah soo shubo, Kadibna Clip-kan yar ku caajis baxso. Argagax Boy Doing Argagax Skills. πŸ”₯

Mudryk oo fariin Culus hawada u mariyay Kooxaha Premier League-ga. 🀣🀣 Mish Wah πŸ”₯πŸ”₯

Tageero yaasha Chelsea oo saadaaliyay ciyaarta Arsenal vs Chelsea @Caaqil Yare

PalestineπŸ‡΅πŸ‡Έ Inkastoo Musiibada walalahen Palestine ku Dhacayan Ay thy wax Aad looga xumaado Balse Wa Naga Nasiib Badanyihin Wlh. Fitnada Aduunka Ka socoto Bu ilahey Ka badbadiye ileen Hadii Dagaladan ku Dhintaan Wa shuhado Wana Ahlu janno. Dadka Nabada Heysto Wakas Fasahaad waxaan ahen may ka faiden Wadamada Carabta Tusaale waxa kugu Filan intooda Badan wa Gaalo kalkaal. Video gaan Hoose Marka dawade Qalbiga ii qaboobay Wlh Si Walboy isku bahestan Ugu dambeyn Musliminta Guleysan. ~Eisse Abdekader

Maxey dambi sameeyeen?? Waxey sameeyeen kalia iney muslimiin yihiin

Mid cadaan ah ayaa laga haayaa oraahdan πŸ—£ " This is what Somali's call Argagax and it means Dangerous " 🀣πŸ”₯

Enzo fernandez maxey ka aamin san yihiin Tageero yaasha Chelsea waxaan kawarestay admin- Dekz Yare 22 @Caaqil Yare

Ecuadorian Blue πŸ”₯πŸ’™

Noni πŸ”₯

Qiyaaliga ugu weyn iyo heerka ugu liidato ee Aqoon Kubadeed waa oraahda ah " Hazard dhulka halista ma aado " Oraahdaas waxaa dhoho yar Shactiroole ah oo Kubada ku shactireeyo laguna magacaabo Shaba Laala kaasoo muuqalka uu ku bilaabanayo. Hadaba Henry miyaa jaahil ah tolow ?

Mid kamid ah wax yaabihii ugu sahlanaa ee uu Hazard nagu soo madadaaliyay.

It's a Chels Day Bbe πŸ’™πŸ”₯

Taageero yaasha Chelsea oo saadaliyay kulanka Chelsea vs Banley Waa Barnaamijka sadaalinta isbuuca ka qeyb qaado tageere Dekz Yare 22

Caicedo waa ciyaal suuq weyn Dekz Yare 22

Mudryk πŸ—£οΈ Hi πŸ‘‹ Chelsea fans Dekz Yare 22

Mudryk waa ciyaal suuq weyn wuxuu taagan yahay alaabta aan dhaliyay iiga sheekeeya 🀣 Palmer waana shaafiyay City waa Mahadsantihiin 🀣 Dekz Yare 22