Super Travel and Logistic Services

Super Travel and Logistic Services

Macmiil Super travel and logistic waxay kuu haysaa ticket gudaha wadanka ah iyo Dibada iyo Visa

05/05/2024

Ogaysiis dhamaan macmisheyna waxaa diyaar ah. Duulimaadkii. Khamiis kasta ahaa. Eee Mogadishu to Galdogob - Galdogob to Moqdisho.
Nala soo xariir
Mahadsanidiin.🙏

25/12/2023

Dhaman macaamiisheena sharafta leh. waxan ogaysinaynaa in maalin kasta oo khamiis Ah oo jiro flight ah
Mogdisho-Galdogob-Mogdisho.

Fadlan nala soo xiriir si aan kugu adeegno.

Mahadsanid..

03/11/2023
21/02/2023

Dhaman macaamiisheena waxan ogaysinaynaa in maalinta khamiista ee taariikhdu ku beegantahay 23Feb23 uu jiri doono dulimaadkeenii
Mogdisho-Galdogob-Mogdisho.

Waxan idin ka raali galinaynaa muddadii dulimaadyadeena hakad ku ku yimid,waxan rajaynaynaa in adeegeenu noqdo mid joogto ah.

Fadlan nala soo xiriir si aan kugu adeegno.

21/12/2022

Shirkadda Caalamiga ah ee Super waxay idin haysaa fursado waxbarasho oo wadanka china ah kulliyadda Engineering ka fadlan nala soo xiriir si aad faah faahin dheeraad ah u hesho.

18/12/2022

Shirkadda Caalamiga ah ee Super waxay idin haysaa fursado waxbarasho oo wadanka china ah fadlan nala soo xiriir si aad faah faahin u hesho.

02/12/2022

Super Travel waxay idiin samayn adeeg Cargo Mogdisho.Galdogob
Nala soo xiriir si aan kugu adeegno
61 4950321

28/11/2022

Maanta oo isniin ah ayay buuxsantay diyaaradda Khamiista Mogdisho-Galdogob,waxan ka raali galinaynaa macaamiil badan oo daafaha caalamka nagala soo xariiray inanan boosas u heli karin asbuucan,waxaa ka fakaraynaa inan soo siyaadino duulimaad 2aad asbuucii wana idinla soo wadaagi doonaa malinta aan ka dhigno

26/11/2022

Waxaa Dhamad ku dhow kuraasta diyaaradda Khamiista Mogdisho-Galdogob-Mogdisho fadlan nala soo xariir si aan ku siino adeeg hufan oo deg deg ah.

61 4950321

24/11/2022

Waxaa Soo xirnay counterka diyaaraddii Galdogob dulimaadkii ugu horeeyay ee rakaab ah.

22/11/2022

Qaar kamid ah dadka Somaliyeed ee Dagan gobolka Doolo ee dariska la ah Gobolka Mudug oo xiriiro nala soo sameyay ayaa soo dhaweyay dulimaadka cusub ee Mogdisho-Galdogob waxay noo sheegeen inay horay uga dagi jireen magaalooyin fog fog oo waqti iyo dhaqale badan ba ka bixi jiray.

22/11/2022

Maalin kaliya ayaa ka harsan Dulimaadkii taariikhiga ahaa ee Mogdisho Galdogob.

Majeceshahay inaad kamid noqoto dadka raacaya duulimaadkaas Fadlan nala soo xiriir si aan ku caawino.

+252614950321 Whatsap

22/11/2022

Maalin kaliya ayaa ka harsan Dulimaadkii taariikhiga ahaa ee Mogdisho Galdogob.

Majeceshahay inaad kamid noqoto dadka raacaya duulimaadkaas Fadlan nala soo xiriir si aan ku caawino.

+252614950321 Watsap

21/11/2022

Waxaa dhamaad ku dhow kuraasta diyaaradda ee duulimaadka Khamiista Mogdisho-Galdogob Mogdisho si aan kugu adeegno fadlan nala soo xiriir.

61 4950321 0907478915 Golis

19/11/2022

Ogaysiis Ku socda Qurbajoogta reer Galdogob.

19/11/2022

Dhamaan qurbajoogta kasoo jeeda Degmada Galdogob ee jooga daafaha caalamka waxan ku wargalinaynaa inan u samayno doono adeeg transit ah.Haddii aad soo raacdo diyaaradaha caalamiga ah ee kala ah Ethiopia Airlanes,Turkish Airlane iyo kuwa lamid ka ah waxaan toos kugu wareejin doonaa diyaaradda Mogdisho-Galdogob adiga oo jooga saacado kooban,kaliya nala soo xiriir inta adan jaran ticketka Internationalka si aan kugu aadino maalinta uu jiro duulimaadka Galdogob.

Sidoo kale waxa adeegan ka faaidaysan kara dadka ka imanaya wadamada Dariska sida Kenya iyo Itoobiya.

Airporka caalamiga ah ee Adan Adde waxaa diyaar kugu ah shaqaale si hufan kugu adeegi doona.

Fadlan nagala soo xiriira Watspyadan

61 4950321 +252617099101 +252615116711

19/11/2022

Waxaan bulshada ku xiran xafiiska Super Travel and Logistic Services ku wargalinaynaa in maalinimada Khamiista ah kuna beegan 24-NOV-2022 ay si toos ah uga dagi doonto diyaarad rakaab ah (Passenger Flight.) MOGADISHU TO GALDOGOB, GALDOGOB TO MOGADISHU.

Si aad u goosoto ticket kaaga Fadlan La xariir:-

0614950321, 0617099101 iyo 0615116711

WhatsApp +252614950321

waxaan diyaar u nahay in aan si hufan kuugu adeegno.

08/10/2022

Waxaan bulshada ku xiran xafiiska Super Travel and Logistic Services ku wargalinaynaa in maalinimada isniinta ah kuna beegan
10-Oct-2022 uu si toos ah uga dagi doonto diyaaradii ugu horeesay ee rakaab sida (Passenger Flight.) inshaa allah. MOGADISHU, GALDOGOB, MOGADISHU.

Fadlan yaan lagaa buuxin kuraasta diyaarada ee horey ugaar xafiisyada Muqdisho iyo Galdogob inshaa allah.

Wixii faahfaahin fadlan la xiriir.
Xafiiska Muqdisho 0614950321
Xafiiska Galdogob 0906832859

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Ogaysiis Ku socda Qurbajoogta reer Galdogob.

Category

Telephone

Website

Address


WADADA MAKA AL-MUKARAMAH, ISGOYSKA DABKA
Mogadishu