Luuja Brone

dadka daacada ah farxad aye kunool yihiin xitaa hadey faqiiro yihiin ayaga

03/04/2024

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا. 🥰

06/03/2024

I have reached 900 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

08/12/2023

Watch unhinged 🎞️movie

08/12/2023

Watch the fearway 🎞️movie

07/11/2023

Balan teenu waa saas dumarland 🤣

18/07/2023

lawo qof oo isku ah
makala wado waxi oo ka wadona
ayuu kuu ahaa istaqaro tuko dheh

21/06/2023

Alle waxo dhahay jinka iyo insiga
waxan u abuuray iney I caabudaan
salaada waa xiriirka niga dhaxeyo
adiga iyo rabigaaga halagu adkaado

18/06/2023

Qofka sida dhabta ahi kuu jecel
Wa midka adigo hadal ku fahmikara. 🥰

08/06/2023

Hadadad aragtid ceeb oo walalkaa leyahay
asiga unasetexey lkn ceebihiisa hasii faafin
oo mujtamaca hakenin walalkaa ileyn

aduun iyo aaqiro kala badan

عن ابي هريرة رضي اللَّه عنه قال :
قال النبي محمد صلى الله عليه وسلم.
((لايستر عبد عبدا في الدنيا إلا ستره الله يوم القيامة))

08/06/2023

dadka intaad
ku mashquuli laheed

ceebahaaga
ku mashquul. 🥺

02/06/2023

Xikmadaani waxaay leedahay

1)Hadaad karaameyso quf wanaagsan waad
Milkisa, macnaheedo Uu Yahayqufkaasi waxaad
Kahesha saaxibtinimo wanaagsan iyo xirir
Qoto dheer wuna kuu abaal gudaya wanaagad
Usameysay .

2) hadaad karaameyso quf xun waxaad kala
Kulanta xumaan, qadarin la,aan badan
iyo inu wanaagad usameysay xumaan kuugu
Balalo, waxkasta o aad ugu caqli cilisane
U kahoyimaado,

Tani wa calaamadaha lagu kala garto
Qufka wanaagsan iyo qufka xun
o damiir laawaha ah

Sidaasi darteed kafiirso qufka aad
Lasaaxibeeysa

02/06/2023

Hooyo mcn abaal kagana

Jano Allaha ka dhigo 😭

01/06/2023

Jaceelku waa dareen
Iyo naxariis 😍🥰

01/06/2023

Adigan hubaashii kugu ahay

Halyeey dumar xapipi 🤭😍🥰

24/05/2023

markasto tahay . 👍

markasto tahayna 🤐

24/05/2023

Haku tiir sanan jacelka wayo
Wa mid naadir ah inta badan
Hana ku tiir sanan bini aadamka
Asaga wa mid qayaano badan

19/05/2023

Waxe ku leyihin ninka raga wax majeclado nabigena صلي الله عليه وسلم aya wax jecladay
Taasaa ah rganimada dhabta
in dareema haaga aad ka run sheegto

17/05/2023

Aduunkaan hadan ka faaruqu
waxaa dhamaa doono
Qosol keyga iyo waalideyda. 🙄

16/05/2023

Noloshaan maanta qofka runta sheega waa ku qariib balanta iyo daacadana waa ku qariib

16/05/2023

wax badan aad dawa taagneed inbadan oo kudiday ma idin so martay kadib aad ogatay iney qeer kuu eheyn 🤔

12/05/2023

( ربي اني لما انزلت إلي من غير فقير )

Qofki ubahan intaas aqriso ducadan ?

1. cabsi gudaha iyo dibada.
2. Guri
3. Dagnaasho
4. Shaqo
5. xaas ama nin

28/04/2023

Roobka manta ka DA ay xamar cadde
aan ku xamdino nimcada rabi 🤲
Ilaahna ha amaan sado umadeena
insha alalah 😱

27/04/2023

ولا يبقي في قلب العبد إلي الله
عش حياتك ، ولا ترهق نفسك بالتفكير

27/04/2023

عين المحب مابتشوف عيوب
وعقل المحب يحب العيوب
وقلب المحب يتقبل العيوب

jecel ka Indhaha ma arko cillad

jecel ka maskaxda ayaa jecel cillado,

jecel ka qalbiga wuxuu aqbalaa cillad

26/04/2023

Qalbiga raja dhowrayaa
Qofkii dhibay buu tabaa
Mid dhowraayuu nacaa

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا. 🥰
Watch unhinged 🎞️movie
Watch the fearway 🎞️movie
Balan teenu waa saas dumarland 🤣
#ILAAHEY lawo qof oo #qeer isku ahmakala wado waxi oo ka wadona #shar ayuu kuu ahaa #salaad istaqaro tuko #alxamdulilah ...
Qofka sida dhabta ahi kuu jecel Wa midka adigo hadal ku fahmikara. 🥰
Hadadad aragtid ceeb oo walalkaa leyahay asiga unasetexey lkn ceebihiisa hasii faafin oo mujtamaca hakenin walalkaa iley...
#ceebaha dadka intaad ku mashquuli laheed#adiga ceebahaaga ku mashquul.  🥺

Category

Telephone

Website

Address


Xamar Weyne
Mogadisho
Other Writers in Mogadisho (show all)
Aarka wiil somaliyed Aarka wiil somaliyed
Jidka Sanco
Mogadisho

Runtu waa biyo k**a dhib caan

Purity of soul Purity of soul
Aashia303616@gmail. Com
Mogadisho

The Nuun The Nuun
Mogadishu
Mogadisho, 252

Arimaha islaamka iyo isbadalka dunida

Carwo Hanti Dhowr Carwo Hanti Dhowr
Mogadisho

welcone

Hassan Kafi Hassan Kafi
Banaadir
Mogadisho

Ilyas Bin Sh Mukhtar Ilyas Bin Sh Mukhtar
Mogadisho

🤍رَبِّ إنِي لِمَا أنزَلتَ إلَيَّ مِن خَيرٍ فَقِيرٌ❤

Dhaqanyahan dadma dhibe Dhaqanyahan dadma dhibe
Mogadisho, 4012

Talada reerka

MMuse Hassan MMuse Hassan
Hamar Jajab
Mogadisho, 630

I'm a lecturer; blogger; vivid reader; aspiring writer; and college educated citizen. I like to read

Liban Qaran Liban Qaran
Mogadisho

fun

Zakaria Ali Zakaria Ali
Old Hamer
Mogadisho

Ruux Diida Sinaantiina Ha Yeelin Sareyntiisa

Qaraaxo Qaraaxo
Mogadisho, Banadir
Mogadisho

Waan ku daryeelayaa Waan ku xafidayaa Ilintaada waan tirayaa Ilaa geerida iiga timaado

Mohamed anshax Mohamed anshax
Mogadisho