SalaamProperties
Nearby finance companies
Mogadisho
00010
252
Maka al Mukarama With Taleex Street
Maka Al-Mukarramah Street
faysal3@gmail. com, Muqdisho
Dar salaaam village
Muqdisho
, Mogadisho
Mogadishu Aden Ade International Airport Road
Daarusalaam Properties is the first large scale housing project in Somalia ever, with over two thous SALAAM Properties was established in 2014.
The Company was formed to develop well designed, competitively priced real estate in Mogadishu. Over the past years we’ve been consistent in our objective of contributing our quota to the growth and development of Somali’s economy as well as improving the lot of individuals and corporate clients through investment in real estate, general investment finance and management services. SALAAM Propertie
Kusoo dhawoow Darusalaam services.
Darusalaam Amusement Park
Darusalaam Hospital
Darusalaam international Academic school IGCSE with integrated islamic study
Barako hypermarket
GADO DEGAAN HA GADAN GURI.
Mashruuca mumtaaz estate, waxa uu uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.
Mumtaaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, ah garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.
Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.
DARUSALAAM WAA DEGAAN DHAMEEYSTIRAN.
ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.
Kusoodhawoow Villa Mumtaaz B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari galikarto,
A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Three Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Three Car Parking
J- 300 meters square
Mashruuca mumtaaz estate, waxa uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.
Mautaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, ah garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.
Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.
ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.
Welcome Villa Mumtaaz A, waa villa Shub ah oo ka kooban 6 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko.
A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Five Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Five Car Parking
J- 600 meters square
Mashruuca mumtaaz estate waxa u so gaaray heer gabogabo ah waxa uuna noqondoonaa estate-ka ugu balaaran uguna service-ka fiican ee abid laga dhiso darusalaam city, ee is diwan gali si aad uga mid noqoto kumanaanka qof ee horay uga faideystay mashariicda ay dhistay Buruj construction and real estate co, oo ay maal galinayso Salaam Somali Bank.
Villa Mumtaaz B 4+1 (300sqm)
Waxay ka kooban tahay
A- Master room
B- Three bedrooms
C- Living room & dining
D- Two bathrooms
E- Kitchen
F- laundry
G- Veranda
H- Two Parking
LOCATION: DARUSALAAM CITY MUMTAAZ ESTATE NORTH.
Mudane/ Marwo tikidka Beerta Daarusalaam book garayso yaysan ka dhamanine adigoo adeegsanaya lambarkan gaaban *5555 #
Beerta Darusalaam ku dalxiis macaanaa
Si fudud u jaro tikidka Beerta Daarusalaam adigoo adeegsanaya lambarkan: *5555 #
Kuso dhawoow Playground-ka ugu wayn Somalia.
وما ادراك دار السلام
Beerta Darusalaam Maqashaye ma booqatay, bal so booqo ciidul fidri Mubarak ee so socota oo caruurta kafarxi maalmaha ciida ileen maalinkasta ciid mahan. كل يوم مش عيد
Waxa halkaas kugu diyaar ah qalabka kala duwan sida
1- Gawarida electric ah
2- Doomaha dalxiis-ka
3- Wiifowyada kala duwan ee electric ah
4- Train kii
5- Dabashi
6- Family Rooms
7- Goobaha nasiinada
8- Qalab-ka manual-ka ah
9- Fardaha booda
10- Xayawanaad-ka kala duwan ( yaxaas, waraabe, libaax, bakeyle, deero, sagaaro, shibit dureed, masas iyo Qaarkaloobadan)
11- Masajid wayn iyo maqayado laga cunteeyo
12- Gadiidka gurmad-ka ee Gar-gaarka dag daga dabdamis iyo Ambulance.
Balanteenu waa darusalaam playground iyo maalmaha ciida, kaalaya kaalaya oo ku dalxiisa oo ku dakeeya.
Mudanayaal, Marwooyin iyo muluqshoodhin ciida sanadka 2023 xagee ku ciidaysa adiga iyo caruurtaada.
Beerta Darusalaam waxa lagu so kordhiyay qalab cusub oo loogu talagalay in aad adiga iyo caruurtaada ku damashadaan
Nagula so Ciid Darusalaam Playground oo caruurta ka farxi maalmaha ciida كل يوم مش عيد
kusoo dhawoow Mashariicda Cusub ee Darusalaam City.
Muqdisho, Soomaaliya
Darusalaam City Mogadishu Somalia.
Guri dabaq ah G+1 bad-ka uu ku fadhiyo 600msq
(MANGO ESTATE)
Guri dabaq ah oo ka kooban:
Qaybta Hoose: Qaybta kore:
Fadhi iyo qado. Master room leh musqul blacony
Qol jiif ah. Fadhi
Jiko Sadex qol oo jiif ah
Musqul. Sadex musqulood
Parking shan gaari gali karto.
Waxa design gareeyay oo dhisay buruuj Constraction and real estate company waxaan ku maalgalinaya Salaam Somali Bank..
GADO DEGAAN HA GADAN GURI.
ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.
Darusalaam City Mogadishu Somalia.
Guri dabaq ah G+1 bad-ka uu ku fadhiyo 300msq
(MANGO ESTATE)
GURI DABAQ AH G+1 OO KAKOOBAN:
QAYBTA HOOSE:: QAYBTA KORE::
Fadhi iyo qado. Master room leh musqul & blacony
Qol jiif ah. Sadex qol oo jiif ah labo balcony
Jiko. Hal musqul
2 Musqul
2 qol & musqul oo service ah
Parking labo gaari gali karto
Qaybta ugu korayso oo satuuxa ah.
Cash price ama installment plan wa ku diyaar.
Waxa design gareeyay oo dhisay buruuj Constraction and real estate company waxaan ku maalgalinaya Salaam Somali Bank.
GADO DEGAAN HA GADAN GURI.
ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.
WhatsApp +252615559479
Phine. +252611002233
Kusso dhawoow mashariicda cusub ee Darusalaam City Mogadishu Somalia.
GADO DEGAAN HA GADAN GURi
ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.
Darusalaam City Mogadishu Somalia.
Villa Tufaax 3+1 15*20= 300 msq
TUFAAX ESTATE
Master room leh musqul
Labo qol jiif
Fadhi
Labo musqul
Jiko
Barando
Parking sadex gaari
GADO DEGAAN HA GADAN GURi
Darusalaam City Mogadishu Somalia.
Guri dabaq ah G+1 bad-ka uu ku fadhiyo 600msq
(MANGO ESTATE)
Guri ka kooban:
Qaybta Hoose: Qaybta kore:
Fadhi iyo qado. Master room leh musqul blacony
Qol jiif ah. Fadhi
Sadex qol oo jiif ah
Jiko. Sadex musqulood
Musqul
Parking shan gaari gali karto.
Waxa design gareeyay oo dhisay buruuj Constraction and real estate company waxaan ku maalgalinaya Salaam Somali Bank.
Haday horay ku dhafeen fursadihii h**e hada yay ku dhaafin, waxan ku hayna fursado kale insha alllaah.
GADO DEGAAN HA GADAN GURI.
Darusalaam City Mogadishu Somalia.
Guri dabaq ah G+1 bad-ka uu ku fadhiyo 300msq
Guri ka kooba:
Qaybta Hoose: Qaybta kore:
Fadhi iyo qado. Master room leh musqul blacony
Qol jiif ah. Labo qol oo jiif ah
Jiko. Hal musqul
Musqul
2 qol oo service ah
Parking labo gaari gali karto.
Cash price $225,000 ama installment plan
Waxa design gareeyay oo dhisay buruuj Constraction and real estate company waxaan ku maalgalinaya Salaam Somali Bank.
Haday horay ku dhafeen fursadihii h**e hada yay ku dhaafin waxan ku hayna fursado kale insha alllaah.
GADO DEGAAN HA GADAN GURI.
Darusalaam city
FILO GOORDHOW
Bishaaro Bishaaro...
Shirkadda Dhismaha iyo Guriyeenta ee Buruuj Construction and Real Estate oo looga bartay dhisme casri ah oo quality leh ayaa soo bandhigi doonta Apartments casri ah iyo Qiimo ku raali galinaya..
Shirkadda Buruuj qaybteeda dhismaha wadooyinka iyo Buundooyinka aya maantay bilowday Dhismaha wado Laami ah oo xiriirisa Isgoysyada iyo wadadaas oo ah wado aad muhiim ugu ah gacansatada iyo gaadiidka isticmaala waxayna dhexmartaa Suuqa labaad ee Muqdisho ee Suuq-Bacaad.
Waxa u istaagay oo bixinaya qarashka ku baxaya wadadaas Rukta Ganacsiga Soomaaliyeed qaybteeda dhismaha wadooyinka waxayna horay u dhiseen wadooyin badan oo halbowle u ah magaalada Muqdisho.
.
Subax wngsn
G plus 3
Damashaadka Daawada Ciida u Dabaaldaga.
CIID WANAGSAN
NAGULA CIID FARXAD IYO DAMASHAAD
BEERTA DALXIISKA DAARUSALAAM CITY
CIID WANAGSAN . كل عام وانتم بخير
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Contact the business
Telephone
Website
Address
Darusalaam City
Mogadishu
252
Mogadishu, Banadir
Mogadishu, NASIIB224/7
Bilaajo 24/7 EXCHANGE https://wa.me/+252612306169 0612306169
GnDaud
Mogadishu, 252
Kusoo dhawoow kaaboy 1xbet waxaan u taaganahay waa qancinta macaamiisheena �
Mogadishu, Hamar
Mogadishu
hufan online Waxey ku fududeysay Habka lacag dhigista 1xbet ku mushtaax �
Mogadishu
Ahlan investment company waxay idiin qabaneysaa adeegyada maalgashiga sarifka lacagaha iyo talasiinta dadka raba inay maalgashi sameystaan
Address: Maka Al-mukarama Street, City Tower, Floor Two, Room 201, Mogadishu_Somalia
Mogadishu, 2526
FPAS founded in 2022, with aim of training Financial education and issuing Financial standards