Welcome khatumo state of soomalia

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Welcome khatumo state of soomalia, Political organisation, Muqdisho.

Photos from Welcome  khatumo state of soomalia's post 16/08/2023

"Jamac kediye cadaw uu og yahay baa dilay, waa cadaw uu wax ka badan 30 sano inooga digayey ee muxuu inooga baahan yabay caawa is waydii?
1. Wuxu inooga baahan yahay inaynu iska dayno faanka iyo beenta oo aynu fahamno inaynu nahay dhulbahante garanaya cadawgiisa saxda ah ee aan u kala abtirin.

2. baroor iyo tacsi inoogama baahna ee wuxu inaga rabaa inaysan ka dambayn isaaq ee loo aaro.

3. Jaamac wuxu wakhtigiisa geliyey in uu arko innagoo mid ah ee wixii ina mideeya aan ku dedaalno oo u rumayno riyadiisa.

4. Waxaa lagaa bilaabo caawa igaa guuraay dareenka Soomalinima ee igala dhexeeyey umada Soomaaliyeed guud ahaanba iyo gaar ahaanba inta lahelayoo 2baa midkood ( 1 Dowlaad Soomaaliyeed oo ka garaabta dhibkaa reer SSC laguu hayey mudada 8 bilood ah ee ah xasuuqa ciroole iyo ciyaalba.
2. Beelaha Soomaaliyeed oo ka garaaba dhibkaas dhacaay ee reer SSC laguu xasuuqay. )
, hadii 2daas lawaayo qofowna Muslim iyo gaalo midna hayga soo xigsaan!!!!!
☆ uguu danbayn reer SSC qofowna hadhaafin cadowgaga midkastuu yahay wax la xeeriyaana yaanay jiriin habaa yaraatee!!!! Taas ayaa inoo balana.
Hadalba gam wixii intaa kadanbeeya

Want your organization to be the top-listed Government Service in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Buran iga dheh❤Bikibiki lama rabeeMad ila baratantan
Eid wanagsan dhaman inta pagkan ku jirta Iyo dhamaan umada somaliyeed melwalba oo ay dafaha calamka ka jooganba gar ahaa...

Telephone

Website

Address


Muqdisho

Opening Hours

09:00 - 21:00
Other Political Organizations in Muqdisho (show all)
Xisbiga U.P.P Xisbiga U.P.P
Kaxda
Muqdisho, LABAAD

Astaanya Astaanya
YAQSHIID
Muqdisho, ASTAANYA

AFKAARTAADA XUR BAAD UTAHAY

Kaftanka Kubada cagta Kaftanka Kubada cagta
Muqdisho
Muqdisho, 252

Jiilka - Cusub "Dhalin iyo siyaasad" Jiilka - Cusub "Dhalin iyo siyaasad"
Muqdisho

Waa page ka dhabta ah Dhalainta Somaliyeed ee Donaya inay samata bixiyaan Dalkooda oo 30s Colaad S

Xornimo siiye umada islaamka Xornimo siiye umada islaamka
Hormuud Muqdisho
Muqdisho, 4095