Ali Hassan Barkhadle, دمشق Videos

Videos by Ali Hassan Barkhadle in دمشق. Welcome to Ali Hassan Barkhadle's dynamic world, where journalism meets engagement. Follow me thanks.

Qaar kamid ah odoysha dhaqanka beesha reer qurdhaale ayaa bogaadiyey musharaxnimada Cabdicasiis faarax aadan garee (Nuska) iyagoona adkeeyey siintiin lasiiyey xildhibanmada Nuska iyo balntii labada beelood ee kursiga iska leh

Qaar kamid ah odoysha dhaqanka beesha reer qurdhaale ayaa bogaadiyey musharaxnimada
Cabdicasiis faarax aadan garee (Nuska) iyagoona adkeeyey siintiin lasiiyey xildhibanmada Nuska iyo balntii labada beelood ee kursiga iska leh.

Other Ali Hassan Barkhadle videos

Qaar kamid ah odoysha dhaqanka beesha reer qurdhaale ayaa bogaadiyey musharaxnimada Cabdicasiis faarax aadan garee (Nuska) iyagoona adkeeyey siintiin lasiiyey xildhibanmada Nuska iyo balntii labada beelood ee kursiga iska leh
Qaar kamid ah odoysha dhaqanka beesha reer qurdhaale ayaa bogaadiyey musharaxnimada Cabdicasiis faarax aadan garee (Nuska) iyagoona adkeeyey siintiin lasiiyey xildhibanmada Nuska iyo balntii labada beelood ee kursiga iska leh.

Musharax Xildhibaan Nus farah garaase oo taageero kala kulmay bulshada leh kursiga uu doonayo.

Deg Deg qoor qoor oo Shacabkiisa, Hagardaamo u maleegay.!

Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) oo booqasho ku tagey Isbitaalka guud ee Gaalkacyo ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo bulshada siiya adeeg Caafimaad oo lacag la,aan ah.

Ciidamadii oo yaaban 👀

Musharax Liibaan Ahmed Hassan, siyaasiga kaliya ee dhaxda u xirtay asaga oo wax xil ah Hayn xoreynta deegaanada Galmudug. Ninkii dadka iyo deegaanka u shaqeeyay iyo kiii kashaqeystay waa kala yaqaanaan Bulshada Galmudug. Lii for Galmudug.❤️✍🏼
Musharax Liibaan Ahmed Hassan, siyaasiga kaliya ee dhaxda u xirtay asaga oo wax xil ah Hayn xoreynta deegaanada Galmudug. Ninkii dadka iyo deegaanka u shaqeeyay iyo kiii kashaqeystay waa kala yaqaanaan Bulshada Galmudug. Lii Power for 4 ,Galmudug.❤️✍🏼

musharax xildhibaan Galmudug Cabdi casiis Faarax garaase(Nuska) ayaa gaaray Deeganka bandar-seed gobalka mudug isagoo kadhagaxdhigay Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Dhismaha Isbitaalkaan ayaa waxaa deegaanka ugu deeqay Xildhibaan Cabdicasiis Faarax Aadan Garaase oo mid ah Xildhibaanada golaha Deegaanka Dagmada dhuusa Mareeb ee Caasimadda Galmudug Guddoomiyaha Deegaanka Bandarseed cabdullahi maxamuud ciise iyo , qaar ka tirsan odayaasha iyo bulshada Deegaanka ayaa wadajir uga mahadceliyay Xildhibaan Abdi Casiis Nuska garashadiisa ku aadan sidii oga jawaabay Baahida deegaanka Bandarseed Xildhibaan Cabdicasiis Faarax Aadann ayaa sheegay inuu ka daqnaday Baahida dhanka Caafimaadka ee heysata Bulshada ku nool Deegaanka, Bandarseed

Beesha Reer warsame Cabdille-Nimacle ayaa Dhaqanka iyo Siyaasadda u Wakiishay Afhyeenka odoyaasha dhaqanka Gobalka Mudug Caaqil-dhiin Sheikh Abdi aadan.

Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar Sheekeeye ayaa garoonka kubadda Cagta ee Cabdullaahi Ciise ka furay Koob loo qabtay naadiyaasha heerka labaad si loo dhiirigeliyo dhalinyarada ka dib markii garoonka dayactir lagu sameeyay uu Musharraxu gacan ka geystay. #GaalkacyodhisanTalokudhisan #Sheekeeye4Gaalkacyo

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo Khudbad dhameystiran oo uu kaga hadlay Waxqabadka Maamulka Degmada Gaalkacyo intii uu Xafiiska Joogay ka jeediyay Kulanka Dadweynaha iyo Maamulka Dowladda Hoose.

Shiribka Maanta.!!

Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) ayaa booqday qaar ka mid ah Xeryaha barakacayaasha ee ku yaala Gaalkacyo oo ay ka jirto Xaalad Nololeed oo aad u adag. #Sheekeeye4Gaalkacyo #GaalkacyoDhisanTaloKudhisan

Shahiid.
Cornelkii Dalka dabadiisa uga yimid Xoreynta Dalka oo ku shahiiday Dagaalkii khawaarijta ee saka kadhacay Degmada Ceeldheer.

Hobyo
Mamulka Degmada Hobyo oo Mashaariic dhagax dhigay, Guddoomiya Hobyo Osmaan iyo Guddoomiye kuxigeenka Hobyo Mukhtaar Abdullahi Saalimow ayaa dhagax dhigay Xarunta Degmada Hobyo.

Mudug oo Barwaaqo ah.❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Keebaa is dhihi kartaa shaqadaan sidii la rabay buu uga soo baxay Labadan taliye Taliye saadaq joon iyo Taliye m.mahdi.

Rati-wayne
Rati-Wayne oo Balcad kasoo hadlay.👀

Deegaanka Xaaro Mudug Galmudug, waxuu kamid yahay deegaanada faca wayn ee Gobalka Mudug waxuuna leeyahay adeegyo bulsho oo Dhameystiran. Xaaro oo barwaaqo ah .❤️❤️

Wasiir fiqi.
Dalka hada waxaa xildhibaano ah kuwo aan xarfaan ahayn oo Ganuunacaya, sidaasi waxaa yiri wasiir Arimaha dabada,. Wasaaradda Arimaha dabada waa yaabtay, maxaa guul wadeyn ka quseeya.

Hooyo ku faraxsan deegaankeeda oo Helay nabad iyo Barwaaqo.❤️. 18 May ✍🏼