Ali Hassan Barkhadle

Welcome to Ali Hassan Barkhadle's dynamic world, where journalism meets engagement. Follow me thanks.

Welcome to the vibrant world of Ali Hassan Barkhadle, where journalism meets engagement and every visit promises a unique journey through the latest news and stories shaping our world. As a dedicated reporter with a keen eye for detail and a commitment to delivering accurate, timely information, Ali's page is a go-to destination for anyone seeking a deeper understanding of current events and trends.

04/08/2024

Hogaamiyihii Galmudug Mideyn lahaa Mudnaan sii lahaa, bulsho kori lahaa,dal hagaajin lahaa, Lii Power 🇸🇴

04/08/2024

Qaar kamid ah odoysha dhaqanka beesha reer qurdhaale ayaa bogaadiyey musharaxnimada
Cabdicasiis faarax aadan garee (Nuska) iyagoona adkeeyey siintiin lasiiyey xildhibanmada Nuska iyo balntii labada beelood ee kursiga iska leh.

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 03/08/2024

Gaalkacyo : Deegaanka oo halis ku jira ka dib baco iyo qashin buux dhaafiyay hareeraha Magaalada oo ay ku daadisay Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Qashinkaan oo aan kolkii h**e loo astayn goob ku habayn oo gaar ah ayay Gaadiidka Dowladda Hoose u xirtay nadaafadda ku daadiyaan Magaalada banaankeeda taais oo keentay in qashinku ku bido dhirta uuna dabar gooyo geedo badan oo nool , xoolahana dhibaato baaxad leh u geysto.

Sidee kuula muuqataa arintaan Halista ku ah Deegaanka ?

03/08/2024

Musharax Xildhibaan Nus farah garaase oo taageero kala kulmay bulshada leh kursiga uu doonayo.

03/08/2024

Lamaanahaan waxay doonayeen inay waqti farxadeed kusoo qaataan xeebta dalkooda balse waxay ka mid noqdeen dadkii ku geeriyooday werarkii bahalnimada ahaa ee kadhacay xeebta liido .

02/08/2024

Shalay ayu muqdisho kuso dhoweeyey Marwadiisa u dhashay 2gabdhood iyo wiil oo 4sano ah uga maqnaa dalka dibadiisa, maanta iyo xalay waqti wada qaateen ❤️

Caawa fiidkii markay xeebta liido dalxiis u tageena masiibadaas baa dhacday naxdin weynaa qadarku wa kan rabbi

Walalkeen samafale/saxafi H**e Bashiir Shaaciye waa noolyahay isbitaal digfeer ayu dhawac ahan u jiifaa xaaskiisiina hilbaheedi ayaa liido laga aruuriyey 😢 😭

Ilaahow janadii raxma sii walsheen Raxma Geesood Cabdinuur Cwa murugo taas ka wayn malahan wlhi 😢 😭 Waxay ahaayeen aabbe iyo hooyo garab walalnimo nasiiyey anaga gaar ahaan

02/08/2024

Update : Qarax ayaa lagu weeraray Hotel Peach View ee Muqdisho.

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 02/08/2024

Musharax Xildhibaan galmudug Cabdicasiis Faarax aadan garaase (Nuska)
Ayaa maanta gaalkacyo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Utaagan xilka Baarlamaanka Galmudug Sandka 2025-2029

munaasabadaan oo ahayd mid si heersare loosoo agaasimay ayaa waxaa ka sooqaybgalay Odoysha dhaqanka culimada dhalinyarada siyasiin Ururada Haweenka Ganacsatada iyo qaybaha kaduwan bulshada kurisga uu ku matilidoona ee reer mahad Barqadlle iyo qurdhaale

qaar kamid ah odysha dhaqanka haweenk culimada ayaa bogaadiyey musharax waxayna sheegen inay siiyeen codka lana shaqayn-doonaan musharaxa

02/08/2024

❤️ Liibaantii Galmudug.🇸🇴

31/07/2024

Weriye Ismaaciil Al-Ghoul iyo sawir qaade Raami Al-Refee oo u shaqeynayay telefishinka Aljazeera qeybteeda Carabiga ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo ay Israa'**l ku qaaday magaalada Gaza.

Weriyaashan ayaa ku sugnaa xiligii la duqeynayay afaafka h**e ee hogya hoggaamiyihii Xam**s Ismaaciil Han*y*h oo goor sii horreysay hab shirqool ah ay Israa’**l ugu dishay caasimadda Tehran ee Iiraan.

Israa’**l ayaa tan iyo bishii October ee sanadkii h**e xasuuq aan loo meel dayin ka wadda magaalada Gaza, waxay tan iyo markaas dishay dad ka badan afartan kun oo shacab ah oo u badan dumar iyo caruur, dadkaas waxaa ku jira in ka badan boqol suxufiyiin ah!

31/07/2024

Saakaba Haniya katagey dunidda aan joogno,

Allow unaxariisto hogaamiye mayal adag oo geesi ah ayuu ahaa .

30/07/2024

Deg Deg qoor qoor oo Shacabkiisa, Hagardaamo u maleegay.!

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 30/07/2024

Guddoomiye kuxigeenka degmada Hobyo mukhtaar Abdullahi saalimow oo shir guddoomiyay shir looga hadlay amniga degmada hobyo iyo deegaanada hoos yimaada.

29/07/2024

Bosaaso oo Lugu dilay maamule kuxigeen Jamacadeed, sidoo kale waxaa maanta Lugu dilay wiil dhalinyaro ah oo sodohdiis toorey ku dhishay.

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 29/07/2024

Horjoogihii dhinaca maaliyada u qaabilsanaa kooxda As oo Maanta isku dhiibay laamaha amniga iyo Masuuliyiinta Degmada Hobyo.

27/07/2024

Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) oo booqasho ku tagey Isbitaalka guud ee Gaalkacyo ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo bulshada siiya adeeg Caafimaad oo lacag la,aan ah.

27/07/2024

Update Maleeyishaad kasoo kala jeeda waqooyiga iyo koofurta Degmada Balanbale ayaa Maanta dagaal khasaare gaystay ku dhax marey deegaano dhaca xadka Gobalka Galgaduud uu lawadaago DDS, Maleeshiyaadka qaarkood ayaa lasheegay inay adeegsanayaan hub dhawaan lugu bililiqeystay Degmada Cabudwaaq kaas oo dab kusii shidaya colaada qabaa,ilka.

27/07/2024

Waxaa maanta xoriyadiisa dib helay wariye Ali nuur salaad oo moqdisho ku xirnaa.🇸🇴

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 27/07/2024

Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) oo booqasho ku tagey Isbitaalka guud ee Gaalkacyo ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo bulshada siiya adeeg Caafimaad oo lacag la,aan ah.

Mudane Sheekeeye oo la kulmay Maamulka iyo Hawlwadeenada Isbitaalka ayaa ka dhageystay baahiyaha ka jira Isbitaalka oo qeybo ka mid ah ay dhawaan banaynayaan Hay,adihii Kaalmeyn jiray , goobaha qaar ee Isbitaalkana ay ka dhiman yihiin agabyo Caafimaad oo muhiim ah , wuxuuna mid mid u booqday bukaanada Isbitaalka jiifa oo uu xaaladooda dhageystay , lana qeybsaday xanuunka iyo marxaladda adag ee ay ku jiraan.

Ugu dambayn Musharrax Muxiyadiin Sheekeeye ayaa balan qaaday in uu gacan weyn ka geysan doono buuxinta baahiyaha Caafimaad ee ka jira Isbitaalka , haddii uuu duqa Degmada ku guuleystana uu Horumarin balaaran ku sameyn doono Isbitaalka guud ee Gaalkacyo , isagoo ugu baaqay hay,adaha Caafimaadka in aysan marnaba joojin Taageerada iyo garab istaagga Isbitaalka guud ee Gaalkacyo.

26/07/2024

Fariin culus oo Katimid Musharax madaxweyne Galmudug Lii Ahmed Hassan

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 24/07/2024

Madaxweyne Ahmed madoobe oo booqday jiidaha h**e ee ay kusugan ciidamada jubbaland.

22/07/2024

Abaal maleh siyaadiyiinta somaalida kawaran ninkii dhiiga kuu hurey ee keenay oraahdii Guusha ee somaali heshiis ah dunnidana laheshiis ah ee sababay in HSM guuleysto cawa lugu dulmiyo xukunkiisa asaga oo xabsiga ladhigay sawiro laga qaaday warbaahinta Dowlada lugu shaaciyay lugu eedeeyay Anshax xumo iyo sumcad dil qaran .

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 22/07/2024

Jabkii Saka khawaarijta karaacay deegaanka buula xaaji ee Jubbaland.

22/07/2024

Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaana guutada Birjeex ee ku sugan deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose ayaa saaka waabarigii h**e fashiliyay weerar ay soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada hasayeeshe waxa ku dhacay jab ay in badan ka qoomameen doonaan.

Halyeeyada Jubbaland oo hayay xogta Argagixisada ayaa markii horaba sii dajiyay qorshihii maleeshiyaadka Argagixisada loo naafeyn lahaa waxaana suura gashay in socodkii horaba ay dhexda usoo galeen ciidan u diyaarsanaa kana sii war qabay.

Saraakiisha hogaaminaysa ciidamada ku sugan deegaanka Buulo-Xaaji ayaa nala wadaagay in khasaaro lixaad leh la gaarsiiyay maaleeshiyaadkii weerarka soo qaaday sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay xubno kamida dhagarqabayaashii weerarka ahaa waxaana kujira mid kamida horjoogayaashii kooxdaasi watay.

21/07/2024

G/lle dhexe shiiq salaad oo Loo magacaabay Taliye kuxigenka ciidanka Boliska Galmudug.

Photos from Ali Hassan Barkhadle's post 21/07/2024

Waxaan halkaan hambalyo mug iyo miisaan leh uga dirayaaa walaashey Caasho Tarax Maxamed oo maantey buuggeeda qalinta jaamacadda difaacatey heerka koowaad ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO).

Waxay soo baratay kulliyad aad u qiimo badan oo ah Culuumta Caafimaadka gaar ahaan qeybta Nurse. Cilmigaad baratay allaha kuu barakeeyo.

Waxaad tusaale u tahay qofkasta oo jecel inuu gaaro himaladiisa. Markale hambalyo walaashey.

21/07/2024

Ciidamadii oo yaaban 👀

20/07/2024

Galmudug maanta waxaa lugu Aaminaa Hogaaniye Liibaan Ahmed Hassan.❤️🇸🇴

20/07/2024

Allaha unaxariisto Sheikh cismaan Xidig waxuu ahaa caalim somaaliyeed oo kaalinweyn kulahaa faafinta diinteena Suuban, sidoo kalana waxuu qorey kutubo badan oo bulshada somaaliyeed iyo Dunidda Muslimkaaba ku faafay.

Shiiqa waxuu markasta dadka somaaliyeed ugu duceyn jiray nabad, wadajir horumar iyo in alle ku hanuuniyo wadooyinka toosan alle raaliga kayahay, waxuuna ahaa udub dhaxaad isku hayah Kumanaan xir ah kuwaas oo si toos ah uga faa,ideysan jiray aqoonta diineed ee alle ku irsaaqey.

19/07/2024

Xaaf, waa odaygii Sababay Galmudug mideysan, caasimadeeda Dagan, sidoo kalena Asaga ayaa sameeyay oo dhagax dhigay Xarumaha Dowlada ee maanta shaqeynaya sida Madaxtooyadda iyo wasaraddaha.

Macruufow, Nin soori qaaday sina Uma wanaagsana.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in دمشق?
Click here to claim your Sponsored Listing.

waxaa ina deeqa Soomaalinimo

waxaa ina deeqa Soomaalinimo

Videos (show all)

Qaar kamid ah odoysha dhaqanka beesha reer qurdhaale ayaa bogaadiyey musharaxnimada  Cabdicasiis faarax aadan garee (Nus...
Musharax Xildhibaan Nus farah garaase oo taageero kala kulmay bulshada leh kursiga uu doonayo.
Deg Deg qoor qoor oo Shacabkiisa, Hagardaamo u maleegay.!
Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) oo booqasho ku tagey Isbitaalka guud ee...
Ciidamadii oo yaaban 👀
Musharax Liibaan Ahmed Hassan, siyaasiga kaliya ee dhaxda u xirtay asaga oo wax xil ah Hayn xoreynta deegaanada Galmudug...
musharax xildhibaan Galmudug Cabdi casiis Faarax garaase(Nuska) ayaa gaaray Deeganka bandar-seed gobalka mudug isagoo ka...
Beesha Reer warsame Cabdille-Nimacle ayaa Dhaqanka iyo  Siyaasadda  u Wakiishay Afhyeenka odoyaasha dhaqanka Gobalka Mud...
Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar Sheekeeye ayaa garoonka kubadda Cagta ee Cabdullaahi ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo Khudbad dhameystiran oo uu kaga hadlay Waxqabadka Maamulka De...
Shiribka Maanta.!!
Musharraxa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Muxiyadiin Yuusuf Samatar ( Sheekeeye ) ayaa booqday qaar ka mid ah Xeryaha bar...

Telephone

Address


Alma Ohlmann-weg 1J 22529 Hamburg
دمشق
20095
Other دمشق public figures (show all)
SUN PROJECT SUN PROJECT
دمشق

SUN Project is producing and releasing psychedelic Trance music + live shows since 1996

Kitchen Cowboys Kitchen Cowboys
دمشق

Die Kitchen Cowboys sangen Lieder von Liebe und Schmerz, überall wo es Steckdosen gab. Seit 2014 reiten sie auf verschiedenen Wegen, aber immer der Sonne entgegen. Aus den Trümmern...

عبدالله الخياط _ Abdullah Alkeat عبدالله الخياط _ Abdullah Alkeat
دمشق
دمشق, المزة

ثق بالله _ ستنجح ��

جعفر أسعد jaafar asaad جعفر أسعد jaafar asaad
دمشق
دمشق

صفحة للفن الجميل

Farah Fashion Designs Farah Fashion Designs
دمشق
دمشق

سَتزهِرُ العينان بِما تمنتْ ، ولَو بعدَ حينُ..🍂

obada aldebs obada aldebs
دمشق
دمشق

Banda M1 Banda M1
دمشق
دمشق

عالمنا غير

Loewin Phoenix Loewin Phoenix
دمشق

Steinmetzin Hairstylistin TFP&PAY-Model Darstellerin: Gesang, Tanz & Schauspiel

Time Swim school Time Swim school
دمشق
دمشق

مدرسة السباح وسيم زويزر الحائزعلى عدد من الميداليات العربية والدولية مدرسة لتعليم السباحة النموذجي

Alia Albatal fashion designer Alia Albatal fashion designer
ريف دمشق
دمشق

عليا البطل مصممة أزياء

ياقوت _ yaqot ياقوت _ yaqot
ريف دمشق
دمشق, 68780

صفحة تهتم في نشر آيات القرآن الكريم