Gardaadshe media

Gardaadshe media

You may also like

Bpydbc
Bpydbc
Hdfh
Hdfh

society & culture website

28/03/2023

Mansha allah wada dhalasho Eebe haidin barakeeyo garaadadayadi
Intaad noo heegantiin midnimo waan wada helnay ❤✊

23/03/2023

Alhamdulilaah

Ramadaan Mubarak🌼🌙❤️
Alle Hana waafajiyo Camalka Wanaagsan
Kuwii ka Faa'idaysta Allah naga dhigo,"🤲❤️🌙🕌 🌙


مُبارٓكٌ علٓيْكم شّٓهرُ رٓمضان

لو عشت كل يوم في حياتك كأنك في رمضان ستجد يوم القيامة عيدا

10/02/2023

Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta Laascaanood ayaa yiri:

"Somaliland wey ku fashilantay amniga Laascaanood sugidiisa markii 1aad, iyadoo magaalooyinka kale ee Somaliland ay nabad ahaayeen oo horumar gaareen 30kii sanno ee lasoo dhaafay, Ilaahay ha siyaadiyo hana kordhiyee waana bogaadinaynaa, dadkii markay u adkeysan waayeen dilalka qorsheysan oo ay kacdoomeen oo ka gadoodeen dilalka lagu dhameeyey waxgalkii bulshada, in dadkii banaanbaxay la dilo sax maaheyn, mida 3aad markay tashadeen oo ay isku yimaadeen waxgaradkooda go'aan iyaga maslaxadooda ah qaateen oo dhaheen Midnimada Soomaaliyeed baan rabnaa ma aheyn in lagu duulo oo madaafiic lagu garaaco oo lalaayo".

"Gar Ilaahay bay taqaan, runta in la sheego Ilaahay baa loogu dhawaanayaa" ayuu yiri Sheekh Umal.

10/02/2023

“Dilkii Qarsoodiga ahaa waxaa nalooku daray dilalkii Badheedhka ahaa Waxaanu iska difaacaynaa Cadowgaa , magaaladayadana anagaa haysana waxaan u Taaganahay Difaaca Dadkayaga , Dalkayaga , iyo sharaftayada “

Sh Maxmed Aadan Wali

09/02/2023

ciidanka xaq udirirka ee ssc oo War cad ushegay cadowga Jabhada snm ee argagixsda ah

Photos from Gardaadshe media's post 09/02/2023

DEGDEG:..... Saldhigii dhexe ee laascaanood oo la sudhay calankii khaatumo kii SNMta lags dejiyay....

Photos from Gardaadshe media's post 09/02/2023

Geela Xarago Dagaallan
==================
Bulshada degmada Goobweyne ee Buuhoodle ayaa ugu deeqay 40 Neef oo Geel ah , Kaas oo ay ugu talagaleen Mujaahidiinta Difaacaysa Shacabka Laascaanood .

Waxaana ay ku wareejiyeen Garaad C/Risaaq Garaad Soofe oo ku sii wareejiyey guddiga Isku dubaridka Laascaanood .

Sidoo kale , Dadka Reer Buuhoodle ayaa bixinaya 150 Neef ii Geel ah kaas oo inta dagaalku socdo la doonayo in ay ku xarago Dagaallamaaan Mujaahidiinta dalkooda difaacaya .

09/02/2023

Jabhada snm oo jabty isga cararaayo furiinta dagaalka

09/02/2023

Garaadka oo dhiiga uhuraya shacbkooda ssc oo kor ka ilaalinayo cadowga jabahd snm ee argagixsda

09/02/2023

Xaafado kamid ah Hargeysa iyo Burco waxa laga soo sheegayaa in shacab reer Laascaanood ah dadka qaar handadayaan oo guryaha lagu garacaayo.

Ceeb calayk, dad walaalo ah oo wada dhashay ayaad tihiin yaan dagaalkaasi shacab ahaan dhexdiina wax saamayn ah ku yeelan.

Dadka waayeelka, waxgaradka iyo dhalinyarada magaalooyinkaas ku nooli arrintaa wax haka qabteen.

09/02/2023

Maalintii afaraad ayuu dagaalka socdaa maxaa manta erey cusup noqodoono oo wali sugeenynaa

Ka habee
Ku lis
Ka gadhsii

???

09/02/2023

DEG;DEG: Saleebaan Diiriye guddoomiye ku xigeenkii gobalka Sool ayaa iminka iscasilay. Horgal xilligiisii waa dhammaaday ayuu yiri Saleebaan.

Dagaal culus ayaa isbuucii lasoo dhaafay nagu dhexmaray baraha bulshada. Taladaan siinayey muddasa badan maanta ayuu ila gartay.

Maalinta adag hoggaamiyuhu isagaa dadka kasoo dhexbaxa, hoggaaami dagaalka.

09/02/2023

Xabbaddii iminka ayaa si adag loogu lisayaa. Waa xabbad jihooyin badan ka socota.

Maanta waa maalin weyn oo taariikho qormayaan.

08/02/2023

“Ma aqbali karo in Muuse Biixi iyo Nuux-taani dadkayga edebdarro ku laayaan” Shalayba anigu dagaalka waan galay, ragga rejada ka qaba maamula Soomaalilaan waxaan leeyahay taasi way dhammaatay ee kasoo baxa oo jiida h**e isugu keenkeena.

Taliye Caabbi dheere ayaa iminka jiidda h**e ee dagaalka sidaas ka yiri.

08/02/2023

Soddon sano waxay maammiyeen yay matagayaane
Mi’ataynnadeennaa ku filan Maalin gelinkeed e.

Jab iyo naaso beel baa ku dhacay iiddoor oo, Maalin ba maalinka ka dambeeyaa dagaal Kii h**e ka culus baa ku dhacaya.💪💪💪

08/02/2023

“Laascaanood isaaq iyo Dhulbahante ayaa ku dagaalamaya argagaxiso iyo puntland ma joogto, ina biixiyow ciyaalkaaga labax walaahi waanu dagaalamynaa inta qof naga noolyahay”

Maayarka Laascaanood cabdirixin cali ismacil.

Mukhtaar Cabdi Jaamac

08/02/2023

Goojacadde waa la hareereeyay. Xero ayuu kujiraa ciidankii cadowgu. Kuwada, kuwada.

Allaahu akbar!

08/02/2023

AB+ B+, B-, A-, A+

Haddii dhiiggaagu intaa midkood yahay aadna joogtid Garoowe ama Laascaanood ama Kalabaydh fadlan aad cusbitaallada oo shub dhiiga 🩸

Dhalinyarada Lascanod jooga ee Live iskaga jira War dhiiga shuba saxibayaal Live waxba inoo tari maayee oo ugu yaraan La shaqeeya cusbitaalada waxa ugu yar Aad Qaban kartaan ku caawiya

08/02/2023

Dhalinyarada xirfada caafimaadka baratay waxaanu cod dheer idinka codsanaynaa inaad gobaha cafimaadka h**e u gaadhaan siiba dhakhtarka wayn iyo manhal yaan loo kala hadhin maanta waa maalin wayn

07/02/2023

Odayaasha Isaaqu ma khamrigay cabbaan horta? Wax alla waxii cimaamad dhaqan watay ayaa shir soo saaray. Waxa ay baaq nabadeed u dirayaan laba dhinac oo is dilaya; waa Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Muuse Biixi! K*k

Waxa ay rabaan in ay Muuse iyo Garaadka ku dhexdhexaadiyaan, si Isaaqnimo leh, oo Soomaalilaandnimo leh, oo xidinimo leh, oo dad is guursada leh, oo suqaar leh.......

Odayaalow Garaad Jaamac nabadda aad u waddaan intaad sarrifataan ku qayila, qaad badan bay idiin goysaaye. Carruurta reer Laascaanood waxa hoobiyaha la dhacaya waa wiilashiinnii, waxa Sool gardarrada ku jooga waa wiilashiinnii, waxa shalay 13ka Garaad weerarayna waa wiilashiinnii. Waa kee ninka Dhulbahante ee nabaddiinna raba maanta? Yaad se ka caqli-roon tihiin oo aad ku qancin kartaan dantiinna Isaaqnimo iyo dawladiinna Iiddoor?

War iska qayila, haddii aad wanaag rabtaanna ciidankiinna Sool kala baxa, waana tiirka koowaad ee wadahadal Isaaq iyo Dhulbahante dhex-mara.

By Gorod Jare

07/02/2023

07/02/2023

Cisbitaalkii weynaa ee Laascaanood kaydkii dhiiggu waa naga dhammaaday, fadlan qof walba ha so gadho .

Fariin hada ka timi laascanood Dhiiga hala shubo dhalinyaro

07/02/2023

Dadkan magalada ku jira ee hagaya argagixisada snm ee hoobiyaha lala beegsanayo caruuurta iyo haweenka hala baadho jamahiirtuna sida ugu dhakhsiyaha badan ha shaqo galaan

07/02/2023

Buurihii magaaladda ku dhawaa waa laga jafay jiridiii soo duushay, goojacadde ayaa la isku hor fadhiyaa, xabadiina waa istaagtay, goojacadde-na beri baa laga jafayaa, walle kanni waqti badan qaadan maayo!

DarwiishTV

07/02/2023

Aar soo gandoodsaday wuxuu gaadho waa dili
Goonyaha hadii lagaga ciyo guuldaraa dhici
🦁👲🐎

24/01/2023

Ugaadhyahanku Jaynayska waa labo Jibaarkood
Jigta iyo daryaankiyo Jaanta iyo xoogga
Jidka ay marayaan nafluhu baqe ma joogaane
Jibbe maan la dhalan baa u dhiman jaciyo baaruude

Abwaan Aw Khadir Aw-Aadam🐎❤️🇸🇴

Photos from Gardaadshe media's post 24/01/2023

Gacal kala maqnaan jiray iyo geelba wuu isu-ololaa

Photos from Gardaadshe media's post 24/01/2023

So dhawayti saaka iyo xaruntii Tukaraq oo jamaahiirtu la wareegeen

Soodhawaynta Garaad Abdilaahi Garaad Saleebaan.

23/01/2023

Allahu akbar❤

Garaad Jaamac Garaad Cali.

Photos from Gardaadshe media's post 22/01/2023

Beri waa malin weyn wlhy illahay haina gaadhsiiyo allahu akbar🙏

Garaad jaamac garaad cali

Want your business to be the top-listed Photography Service in Kampala?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Alhamdulilaah Ramadaan Mubarak🌼🌙❤️ Alle Hana waafajiyo Camalka WanaagsanKuwii ka Faa'idaysta Allah naga dhigo,"🤲❤️🌙🕌 🌙  ...
ciidanka xaq udirirka ee ssc oo War cad ushegay cadowga Jabhada snm ee argagixsda ah
Jabhada snm oo jabty isga cararaayo furiinta dagaalka
Ugaadhyahanku Jaynayska waa labo Jibaarkood  Jigta iyo daryaankiyo Jaanta iyo xooggaJidka ay marayaan nafluhu baqe ma jo...
SanadGuuro wacan.reer khaatumo 💙🐎#KhaatumoState ❤️
Jaamac kediye dhulbahante si walba ula hadal hadey wax maqlayaan
Quluubteena mida Guuleysta dadkeygow #geeddi_xinjiro_leh ..#snmmustbeout#dareenshacab❤✊😥🇸🇴
Caawa iyo laascanood oo darawiishti la wareegtay gobanimo 🇸🇴❤✊
Raganimo 💯❤️‍🔥
Beutifull place

Category

Telephone

Website

Address


Tank Hill Road
Kampala
8984
Other Photographers in Kampala (show all)
L N F The U N D I S P U T E D L N F The U N D I S P U T E D
Mbuya
Kampala, 00256

#lnf_undisputed Living life by a different philosophy.

Margie Photography Margie Photography
Luwumu Street
Kampala

Home of Photography and videography

Mearg Photography - M.G Photos Mearg Photography - M.G Photos
Gaba Road, Kabalagala
Kampala

we give a good high quality video and photo services

Xzent Montage Xzent Montage
Kampala, 256

I Take Pictures & Videos

City Birding Uganda City Birding Uganda
Kahuku, Entebbe
Kampala, 00256

City Birds Uganda is a tour and travel company that is aiming at providing tourism services around.

Sporshiya Simmi Sporshiya Simmi
Kampala

�অন্যের হাসিতেই আমি নিজের সুখ খুঁজে পাই😊

Sami yatana photography Sami yatana photography
Kampala

Yatana is a photo studio with years of experience in the fields of photography and videography. ያታና

The Source Studio The Source Studio
The Source Studio Nansana
Kampala

For Professional TV Commercials, Music Videos, Film Productions, Photography,& Advertisements.

BRIGHT GRAPHICS AND PHOTOGRAPHY BRIGHT GRAPHICS AND PHOTOGRAPHY
Kampala

We bring Culture and beauty into reality using photography.

Truth vbyz Truth vbyz
Kampala

SG Photography SG Photography
Salaama Road
Kampala, BINZAALI

We make memories LIVE

Ricko Lyrics Ricko Lyrics
Kampala

High end portraits,,