SHARE

SHARE

You may also like

Mohiuddn khan
Mohiuddn khan

funy

04/22/2022

Ceel waaq waxa ka socdo ma doorashaa mise waa b**b

Follow dheh page

04/22/2022

Farmaajo wuu Diiday Doorashooyinka ka socda Ceelwaaq iyo Garbahaareey. Wuxuuna yiri “cid kasta oo doorashadaas kusoo baxda k**a qeyb qaadan karto Doorashooyinka Guddoonka barlamaanka iyo tan Madaxweynaha”

04/20/2022

Gud; Faysal Ali Waraabe ayaa sheegay in Muuse kursiga iska soo wareejinayo maadama oo dalka wadi kari waayey. Faysal wuxu ku hanjabay in marka Ramadaan dhamaato ay is mudan doonnaan Muuse.

Photos from SHARE's post 04/20/2022

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa lacag dhan ku $72932 kuwareejiyey gudida Gurmada abaaraha ee suuqa waheen ee magaalada Hargaysa ,,.

04/20/2022

Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash ayaa maanta la hadli doono Shacabka Puntland.
Isagoo ka hadli doona damaca gurracan ee Saciid Deni, ee ah inuu doonayo inuu baalmaro shaciga Puntland.
Deni oo aan wali iska casilin xilka madaxweynaha Puntland ayaa doonaya in hadii uu jagada Madaxweynaha Somaliya kusoo guuldareesto uu dib ugu soo laabto tan Puntland
Lakin Axmed Karaash ayaa ka hor istaagi doona. Mana u noqon doonto Saciid Dani Caqli soconaya.

04/19/2022

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi"Markay Ramadaantu dhamaato Muuse ama madaxweynuu noqon ama kursiguu iska soo wareejin.”

Aragtidaada?

04/19/2022

Deg deg: 12 ka mid ahaa 15 Weriye ee ku xidhnaa Xarunta Dembi Baadhista ee Magaalada hargeysa, ayaa maanta la sii daayey ka dib markii ay xidhnaayeen muddo lix cisho ah.
Weriyayaasha la sii daayey ayaa waxa laga reebay oo aan la sii dayn 3 Weriye oo kala ahaa Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Cali Khaliif.

04/18/2022

DAHIR CALASOW & EGLAN SHOW O ISKU DAGAALAY HESHIISKII NACIIMO JOKAR & ILKACASE DAAWO

04/18/2022

Sharma boy O Heesta Shidan Uqaade Muwado Yariisey

04/18/2022

Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay Suldaan Hassan Obsiiye, oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal. Suldaanka ayay Ciidamada Ammaanku kasoo qaateen gurigiisa oo Boorama ku yaal waxaana loo dhaadhiciyay xabsiga Hargeysa.
Hay'addaha Amnigu weli faahfaahin k**a bixin ujeedada ka dambaysa xadhiga Suldaanka, waxa se jira Tuhuno la xiriira in uu dhowaan booqasho ku tegey Xamar.

04/18/2022

Ciyal weero oo gacanta ku dhigay wiil
Kadibna dilay siday la ii xaqiijiyeen dadkii xfda
Diintii islaamka ahi ma baneynin in qof muslim ahi dhiigiisa lagu xadgudbo ashahaadanayo

04/18/2022

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay wax ka bedelka habraaca kmg ah ee u gaarka ah doorshooyinka labada gole Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wax ka bedelka habraacan waxaa haa ku ogolaatay 190-Mudane todoba Xildhibaan ayaa diiday lixna waa ay ka aamustay.

04/16/2022

Taasbiixsi

Photos from SHARE's post 04/16/2022

Waxaa Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay:
1. Mohamud Mohamed Jimale GSH #098
2. Abdullahi Aden Kulane GSH #040
3. Jawahir Adawe Abdi GSH #155

Photos from SHARE's post 04/16/2022

Waxaa goordhow furmi doona Baarlamnanka 11-aad Kalfadhigiisa 1-aad, Kulankiisa 1-aad
Ajendaha Kulanka Maanta waa
1-Furitaanka aayadaha Qur’aanka Kariimka
2-Ansixinta Ajendaha
3-Dhaarinta Xildhibaano ka maqnaa dhaartii h**e
4-Hadal-jeedinta Guddoomiyaha KMG ah Xil.Cabdisalaam Axmed Liibaan
5-Qeybinta Dastuurka
6-Qeybinta Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka
7-Qeybinta habraac kumeel gaar ah ee kalaguurka Baarlamanka 10-aad iyo baarlamanka 11-aad iyo xeerhoosaadka u gaar ah doorashooyinka Guddomiyaha Golaha Shacabka Iyo Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaliya iyo Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya

04/16/2022

Maxk**adda Hargeysa ayaa saaka la horkeenay weriyayaashii Hargeysa ku xirnaa, waxaana la amray in shan maalmood oo Rumaan ama xabsi-kuhayn la sii hayo. Weriyayaashan waxaa ku jirra Maxamed Cabdi Ilig oo caafimaadkiisa laga deyrinayo.

Photos from SHARE's post 04/16/2022

Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa gaaray Xarunta Golaha Aqalka Sare oo maanta yeelanaya kulankoodii koowaad.

04/16/2022

Maxk**ada Gobolka Maroodijeex ayaa amartay in deg deg dakhtar loo geeyo Weriye Maxamed Cabdi Sheekh Ilig oo naqasku hayo islamarkaana xanuun badan dareemaya.

Photos from SHARE's post 04/15/2022

Xildhibaan Mohamed Hassan Mohamed (Murjaan) GSH #195, ayaa ka mid ahaa Mudanayaashii Shalay 14.04.2022 qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Photos from SHARE's post 04/15/2022

Halkan ka dheeho sawirada Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee maanta oo jimco ah gudiga doorashooyinka soomaaliya ay gudoonsiiyeen shahaadada xildhibaanimadda.

04/15/2022

Amiin Arts

04/14/2022

Waxaa sharaf wayn ii ahayd in aan maanta ka qayb galo munaasabadda lagu dhaarinayay xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka 11aad ee JFS. Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan waqti lasoo qaatay xildhibaanadii maanta kasoo qayb galay munaasabadda dhaarinta.

Waxaan aad ugu faraxsanahay in Baarlamaanka 11.laad ay kamid yihiin dhallinayro u badan aqoonyahanno iyo howlwadeenno usoo shaqeeyay shacabkooda, kuwaas oo in badan oo kamid ah aan shaqo-wadaag soo noqonay. Waxaana yididiilo leh in badankood aan isku aragti ka nahay sidii si dhaqso ah dalka dhibaatada iyo hubinta la’ aanta siyaasadeed looga saari lahaa.

Doodo adag iyo Dadaal dheer kaddib, waa Allah mahaddii in maanta ay sal dhigatay hooyadii Dowladnimada oo ah Baarlamaanka.

Maadaama uu dalku ku jiro xaalad adag oo dowladnimadeenna khatar ku ah, waxaan ugu baaqayaa Guddoomiyayaasha ku meelgaarka ah iyo xildhibaannada labada aqal in ay dedejiyaan doorashadda Guddoonka labada aqal.

Dadka iyo Dalka Allaha inoo badbaadiyo.



Hassan Ali Khaire

04/14/2022

Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyey labada guddoomiye ee KMG ee Baarlamaanka Maanta la dhaariyay
"Waxaan u hambalyeynayaa labada guddoomiye ee KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad iyo Aqalka Sare Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf Gaagaab. Waxaan u rajeynayaa in ay ku guuleystaan maamulka doorashada guddoonnada rasmiga ah ee labada aqal sida ugu dhaqsaha badan."

Photos from SHARE's post 04/14/2022

Roobab lagu qabowsaday ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan gobolka Daadmadheedh oo ay ka taagnayd abaar daran oo saamaysay dadka iyo duunyada deegaanadaasi.

Photos from SHARE's post 04/14/2022

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa shahaadada murashaxnimo gudoonsiiyay Cabdulkadir Carabow Ibraahim oo u sharaxan kursiga HOP #024.

Photos from SHARE's post 04/14/2022

Xildhibaanada cusub ee Barlamaanka oo kala jiidanaya Tartamaha ugu cadcad doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya Murashax Khayre.

04/14/2022

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY XILDHIBAANNADA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Abriil 14, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ugu hambalyeeyay gudashada Dhaarta Dastuuriga ah ayaa tilmaamay doorka shacabku ay ka sugayaan Xildhibaannada cusub ee ku aaddan xoojinta dowlad-nimada, horumarinta dalka iyo adkeynta midnimada.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda ay dalka u leedahay dhammeystirka doorashadu, si waafaqsan heshiiskii 17-kii Sebteembar ee ay ku heshiiyeen Madaxda Madasha Wadatashiga Qaranku, ayna meel mariyeen Labada Aqal ee Barlamaanka JFS, kaas oo saldhig u ah fulinta doorashooyin wadar-ogol ah.
Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay xildhibaanada labada Aqal in ay dhammeystiraan dadaalkii uu Barlamaanka 10aad ku bixiyay meel marinta hindise sharciyeedyo waxtar u leh dowlad dhisidda kuwaas oo hortabin u leh sii ambaqaadida isbadallada socda ee amniga, dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada ee lagu tallaabsaday sanadihii ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha ayaa shacabka soomaaliyeed ku adkeeyey in ay xoojiyaan wadajirka iyo midnimadooda, ilaashadaanna miraha dowladnimada, iyada oo muwaadin kasta uu mudnaanta siinayo danaha Qaranka iyo sidii aan u horumarin lahayn dalkeenna.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyey Xildhibaannada Labada Aqal ee maanta la dhaariyey in uu Alle u fududeeyo waajibaadka Qaran ee horyaalla, kana yeelo masuuliyiin ka shaqeeya danta dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed.
DHAMMAAD

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Jacksonville?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

🤣🤣🤣🤣
Eaan kugu faanaa
Ceel waaq waxa ka socdo ma doorashaa mise waa boobFollow dheh page
Ciyal weero oo gacanta ku dhigay wiil     Kadibna dilay siday la ii  xaqiijiyeen dadkii xfda     Diintii islaamka ahi ma...
DAHIR CALASOW & EGLAN SHOW O ISKU DAGAALAY HESHIISKII NACIIMO JOKAR & ILKACASE DAAWO
Sharma boy O Heesta Shidan Uqaade Muwado Yariisey
Ra'isulwasaare Rooble " waxaa jiray isku dayo badan oo la doonayay in lagu hor istaago inaan Meeshaan Soo Gaarno."
kenya Shidaal la,aan ayaa kajirto
12April
Vaar kii oo qof ah 🤣🤣🤣
Why aad aniga naasahaaga iyo duburtaada ii tusaysaa DABCASIR

Category

Address


Jacksonville, FL
85034
Other Biotechnology in Jacksonville (show all)
Microlumix Microlumix
Jacksonville, 32256

The company you never heard of today. The company you will never forget tomorrow. We launched in September 2019 and incorporated on 1/1/2020. We tested our first working concept mo...

Persown Persown
9143 Philips Highway Suite 390
Jacksonville, 32256

Our goal is to revolutionize point-of-care (POC) testing to ensure safe, fast, precise diagnosis and treatment for acute and chronic conditions that impact people throughout the wo...

Next Science, LLC Next Science, LLC
10550 Deerwood Park Boulevard #300 Jacksonville, FL 32256
Jacksonville, 32256

R&D company devoted to developing technologies that deconstruct, destroy and defend against biofilm

Clean Grease Biofuel, Inc. Clean Grease Biofuel, Inc.
Jacksonville, 32204

Our vision is to be the biofuel recycling company most admired for its work ethics, people, environmental commitment, and exceptional client service.