Somalia Embassy - Bangladesh

Embassy of the Federal Republic of Somalia, Dhaka, Bangladesh

13/07/2021

Bangladesh recorded 13,768 cases and 220 deaths in the last 24 hours

15/03/2021

Soomaaliya irbad in la eg bad iyo barriba waajib ayaa naga saaran difaaciddeeda.

Soomaaliya, Soomaali baa iska leh marxalad kastoo taagan; macaan iyo qaraarba.

Rabbi talo ku filan.

18/02/2021

FAAFIN DEGDEG AH :
taliska ciidanka xooga dalka soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan waxay heegan buuxa galiyeen dhammaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed si looga gaashaanto rabshadaha iyo qalalaasaha soo foodsaartay wadanka .
ciidanka xooga dalka wuxuu diyaar uyahay kajawaabida dhacda walbo una qaato si dhab ah.
MAHADSANIDIIN

waa qodob dastuuri ah marka loo adeegsado sida dastuurka qabo

FAAFIN DEGDEG AH :
taliska ciidanka xooga dalka soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan waxay heegan buuxa galiyeen dhammaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed si looga gaashaanto rabshadaha iyo qalalaasaha soo foodsaartay wadanka .

ciidanka xooga dalka wuxuu diyaar uyahay kajawaabida dhacda walbo una qaato si dhab ah.

MAHADSANIDIIN


waa qodob dastuuri ah marka loo adeegsado sida dastuurka qabo

Somalia Embassy in Bangladesh would love your feedback 07/12/2020

somalia embassy in bangladesh would love your feedback on Google Thank you

Somalia Embassy in Bangladesh would love your feedback Post a review to our profile on Google

26/10/2020

#اللَّهُمَّ_صَلِّی_عَلَی_مُحَمَّدٍ_وَّعَلَی_آلِ_مُحَمَّدِِ

10/10/2020

Thank you

Somalia Embassy in Bangladesh on Google thank you for your recommendation we will keep on serving the way you feel great

18/09/2020

Somalia Embassy In Bangladesh - Gulshan

04/08/2020

We are open now..

29/07/2020

WARGALIN

28/07/2020

We will remain closed on eidul adha vocation..

14/07/2020

Abdulahi Tukade oo kamid ah ardayda soomaaliyeed ee wax kabarata dalka bangladesh ayaa wuxuu soo bandhigay buug lagu magacaabo kaasoo siwayn wax uga tarayo baahida ay ardayda soomaaliyeed uqabaan buug u ifiya sida loo doorto Takhasuska jaamacada

07/07/2020

Ayadoo laga duulaya isku xirnaanta jaaliyada iyo ardayda soomaaliyeed ee ku nool wadanka Bangladesh Somalia Community In Bangladesh waxay si rasmi ah ugu aqoonsatay Mohamed Omar (Continho) inuu yahay gudoomiyaha jaaliyada soomaaliyeed ee xaafada mirpur oo ah xaafad kamid ah xaafadaha Dhaka Ee caasimada wadanka bangladesh kadib doorasho kadhacaday xaafdaas waxaan rajeynayaa inaan sifiican ula shaqeesaan mahadsanidiin

05/07/2020

It took a lot of hard work to reach this goal. You had to show up every day, whether you felt like it or not. I hope you feel great about what you’ve accomplished, and I hope you’ll continue to be a person who shows up day in and day out for those things that are worthwhile and important in life

05/07/2020

FAAFIN DEG DEG AH

02/07/2020

prof Mohammad Abed Ali oo ah xoghayaha guud ee ururka caalimiga ah ee saarc human rights foundation wuxuu ardayda iyo dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan Bangladesh ugu hambalyeenaya farxada maalmaha xoriyada dalka soomaaliyeed ee 26 june iyo 1 da luuliyo

Prof Mohammad Abed Ali, Secretary General of Saarc Human Rights Foundation congratulates the students and people of Somalia in Bangladesh in the event of the independence days of 26 June and July 1st.

SAARC Human Rights Foundation - Central
https://www.facebook.com/mowlana.abed

30/06/2020

TOOS 1 DA LUULIYO
SOMALIA EMBASSY
DHAKA - BANGLADESH

30/06/2020

Dhammaan aradayda iyo jaaliyada soomaaliyeed ee kunool Wadanka Bangladesh waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan dhammaan shacabka soomaaliyeed ee ku kalanool daafaha dunida munaasibada -1 da luuliyo
-somlalia Embassy In Bangladesh

30/06/2020

Dhammaan aradayda iyo jaaliyada soomaaliyeed ee kunool Wadanka Bangladesh waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan dhammaan shacabka soomaaliyeed ee ku kalanool daafaha dunida munaasibada -1 da luuliyo
-somlalia Embassy In Bangladesh

26/06/2020

DEG DEG :
wixii faahfaahin ah fadlan si deh deg ah ula xiriir
mohamuud dhamas : +8801632168826
mohamed al fatah : +8801632168743 ( whatsapp )

22/06/2020

📢📢📢📢📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 📢📢📢📢📢📢📢📢
dhammaan ardayda soomaaliyeed ee daneeneesa inay masterka qaataan waxay jaamacada stamford ku wargalinaysaa inay bixinayso online classes master degree

✔️ FAA IDOOYINKA

⏩ waxaad shahadada degree ku heli doonta waqti cayiman
⏩ jaamacad waxay ku sii doonta wax walbo oo loo baahanyahay si laguu haqabtiro
⏩ shahaado aduunka oo dhan laga aqoonsanyahay
⏩ macalimiin qibrad leh
⏩ iyo waxyaabo badan

waxaad ka faa idaysan kartaa hadii aad joogta 🇸🇴 wadankii 🇸🇴 xattaa:
fadlan hadii aad daneeneeso fariin halkaan inoogu dhaaf ama toos u wac lambarada ku qoran warqada mahadsanidiin

22/06/2020

Asc fadlan wixii talo iyo suaal ah halkaan noogala soo xariir adigoo taabanaya badhanka hoose ee postiga mahadsanid

Bangladesh records 3,480 new virus cases; body count tops 1,500 22/06/2020

Bangladesh waxay diiwaan gelisaa 38 Dhimasho iyo 3,480 kiisas cusub > 06/22/2020
xigasho: BDNEWS24

Bangladesh records 3,480 new virus cases; body count tops 1,500 Bangladesh has reported 3,480 new cases of COVID-19 in a daily count, raising the tally of infections to 115,786.

Bangladesh reports 39 new virus deaths, caseload jumps by 3,531 21/06/2020

Bangladesh waxay diiwaan gelisaa 39 Dhimasho iyo 3,531 kiisas cusub > 06/21/2020
xigasho: BDNEWS24

Bangladesh reports 39 new virus deaths, caseload jumps by 3,531 The death toll from the novel coronavirus infection in Bangladesh has climbed to 1,464 after 39 fatalities were registered across the country in a daily count.

20/06/2020

OGEYSIIS
waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalkaan in Bangladesh ay somalia ku leheen habayaraatee safaarad marka pagekaan waxaa loogu talagalay isku xirka ardayda kunool Dalka bangladesh iyo hadii loo baahdo marka somalia safaarad kafurato in lagu wareejiyo maxaa yeelay pagekaan waxaa kujiraan kalabar ardayda iyo dadka soomaaliyeed ee ku nool bangladesh
MAHDSANIDIIN

Bangladesh records 37 new virus deaths, 3,240 daily cases 20/06/2020

Bangladesh waxay diiwaan gelisaa 37 Dhimasho iyo 3,240 kiisas cusub > 06/20/2020
xigasho: BDNEWS24

Bangladesh records 37 new virus deaths, 3,240 daily cases Bangladesh has reported 3,240 new cases of COVID-19 in a day, bringing the tally of infections to 108,775.

Somalia People In BD 19/06/2020

Are You In Dhka - Bangladesh
please kindly register your name here thank you

Somalia People In BD

Somalia Embassy in Bangladesh would love your feedback 18/06/2020

please leave us a review from google thank you

Somalia Embassy in Bangladesh would love your feedback Post a review to our profile on Google

Want your organization to be the top-listed Government Service in Dhaka?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Soomaaliya:: Dal iyo Dad

Nabadgelyada Soomaaliya way soo hagaagaysaa, waxa uu dalku noqon doonaa mid degan oo barwaaqo ah Inshaallah.

---------------------------------

Somalia is improving its security and will become stable and prosperous Inshaallah.

Videos (show all)

somalia | i da luuliyo
1 da luuliyo || somalia
munaasabada 1 da luuliyo

Address


Dhaka
1219
Other Consulates & Embassies in Dhaka (show all)
U.S. Embassy Dhaka U.S. Embassy Dhaka
Baridhara
Dhaka, 1212

Welcome to the U.S. Embassy and the American Center in Dhaka on Facebook.

UK in Bangladesh UK in Bangladesh
United Nations Road
Dhaka, 1212

Official page of the British High Commission in Bangladesh.

KHAN DOTCOM OVERSEAS LTD KHAN DOTCOM OVERSEAS LTD
Dhaka, 1213

That's our main goal Honestly, the core is the goal, the goal is firm We export manpower to Saudi Arabia with utmost integrity and dedication, a reliable institution for exporting...

Bdesh Visa Information Bdesh Visa Information
Nayapaltan
Dhaka, 1000

Visa Processing Saudi Arab,Malaysia,Dubai,Romania,Quatar,Combodia

Embassy of the Republic of Kosovo in Dhaka Embassy of the Republic of Kosovo in Dhaka
Road 95, House CEN (D) 3, Gulshan-2
Dhaka, 1212

Welcome to the official page of the Embassy of the Republic of Kosovo in Dhaka Bangladesh

Royal Thai Embassy, Dhaka Royal Thai Embassy, Dhaka
Baridhara, Gulshan 02
Dhaka, 1230

S***k Global Network S***k Global Network
House-5, Road-5, Pollobi, Mirpur-11. 5
Dhaka, 1216

Passport Visa Permit.

Mamun's Academy Mamun's Academy
House 5/12, Block D, Lalmatia (Opposite Road Of Our Previous Office) Sunway Scho
Dhaka, 1207

Mamun's Academy is the official educational consultancy firm of WASHINGTON UNIVERSITY OF SCIENCE & T

Pakistan High Commission Bangladesh Pakistan High Commission Bangladesh
Dhaka

Official page of High Commission for Pakistan, Dhaka. You can also follow us on our official twitter

Visa Online Bangladesh Visa Online Bangladesh
Dhaka, 1212

Prepare your visa application in your home.

Embassy of The State of Qatar, Dhaka Embassy of The State of Qatar, Dhaka
H#1, R#89/81, Gulshan/2
Dhaka, 1212

Embassy of the State of Qatar Dhaka, Bangladesh -------------------- **Note:** {This is not official page}

Shiponneew Shiponneew
Bonofull Road Tejgong
Dhaka, 1215

Important matter