Irar samaale

maxbuub

Photos from Irar samaale's post 12/08/2023

Mardhow galmudug Shabaab wey ka cararay saa follow nasii fadlan

Photos from Maarsamage community's post 04/08/2021

Tartan. Camaaro iyo Bacadweyne middee Degmo u Qalanta.? By 24h.

Maarsamage community.

30/06/2021

TAXANAHA CAAFIMAADKA.

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Qudaarta loo garan ogyahay Cinabka ama Canabka.

Cinabku wuxuu kamid yahay miraha aadka u macaan oo dunida meelo badan laga helo.

Dad badan waxaa laga yaabaa inay kaliya
macaankiisa ka helaan, hayeeshe aysan ogeyn faa’iidada ku duugan cunista cinabka.

Haddaba waxaan halkan kusoo gudbin doonnaa dhowr faa’iido oo cunista Cinabka laga helo.

1. Wuxuu daweeyaa neefta.

2. Wuxuu xoojiyaa lafaha.

3. Wuxuu kahor tagaa cudurrada ku dhaca wadnaha.

4. Wuxuu baabi'iyaa calool-fuurka.

5. Wuxuu furaa ama bogsiiyaa dheef-shiidka.

6. Wuxuu maareeyaa kaadi-macaanka.

7. Wuxuu daryeel u yahay caafimaadka ilkaha.

8. Wuxuu daweeyaa xanuunada qaar ee ku dhaca kilyaha.

9. Wuxuu isu dheelli tiraa dufanka raaca dhiigga.

10. Wuxuu ka hortagaa bacteriyada jirka soo weerarta.

11. Wuxuu kahor tagaa Kansarka ku dhaca naasaha.

12. Wuxuu si dadban ula dagaalamaa Aneemiyada ama dhiig-yaraanta.

Akhriste hadaad akhrisatay qormadan caafimaad fadlan saar si ay walaalaha kale ee boggan ku xiran usii gaarto, haddi aad sii garaysid-na kaba sii fiican oo walaalaha iyo saaxiibadaada ayaa waxaad faa'iiday lasii wadaagtay, anigana dhiirigelin bay ii tahay mahadsanidiin.

Hadaad tahay walaal ku cusub boggan, nagula soo biir si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.

22/06/2021

Soo dhawoow mudane

Bulshada Waxay rabaan Shaqsi Wax qabad Kiisa Lasoo tijaabiyay Mudane Waa Shaqsi Mudan in Markale ladoorto Si Aan hormar ugaarno

Photos from Maarsamage community's post 16/06/2021

Deegaanka maarsa- Magge iyo kobaca dhismaha.

16/06/2021

Xaaji saleebaan wuxuu dhalay Labo wiil oo lakala Oran jiray Faarax iyo Warsame.✌

》Faarax (farax). wuxuu dhalay Labo wiil oo lakala oran jiray Haysow iyo Cabdi.

}Haysow wuxuu dhalay Seddex wiil oo lakala Oran jiray Cumar haysow(mindi'yar), Guulaa haysow iyo warfaa haysow.

~Labada kale SaaS uma sii kala bixin lkn Guulaa Ayaa wuxuu dhalay faarax Guulaa (fijanow), iyo Mahad-Alle wuxuuna sii dhalay Ebekar.

>Ebekar Ayaa dhalay 7-wiil oo labo isku Bah tahay shanna ay isku Bah tahay.

~shanta isku Bahdaa waxay kala yihiin Siyaad, Geeddi, cumar, Muuse iyo Rooble (cali jiis), waxaana loo yaqaan [Bah-Abgaal] oo waxaa dhalay islaan Ab-gaal ah.

~Labada isku bahdaana waa Xirsi iyo Gaafow waxaana loo yaqaannay [Bah-Naaseey] oo Qolo gaalo ah Ayaa hadda kahor hooyadood naaska Bidix kajareen waxayna la dhalatay mindi-yar oo waa ina Cumar Haysow.

}cabdi wuxuu dhalay maxamed wuxuu sii dhalay seddex wiil oo lakala dhihi jiray Muuse, warsame iyo Caraaye.

》Warsame(Dashame). wuxuu dhalay labo wiil oo lakala dhihi jiray Abuukar(Abokor) iyo Hari-jiray.

}Abuukar Ayaa dhalay Celi iyo Raafle.
~Celi Ayaa dhalay Dhex-yare, dhex-yare-na wuxuu dhalay Xuseen(Huguguul) xuseen/Huguguul Ayaa dhalay Ciise iyo Arwaaq.

}Hiri-jire Ayaa isna dhalay Gaabane wuxuuna gaabane dhalay labo wiil oo lakala yiraa Maxamed, iyo maxamuud (habaraawe).

> Maxamed ayaa isna dhalay Gaabane kale wuxuuna sii dhalay Cabdi Gaabane iyo Axmed Gaabane. Cabdi waa Laf kaligiisa ee Axmed Ayaa dhalay 4-wiil oo lakala yiraa Rooble, Kheyraad, Cigalle, iyo Yabarow.
-Rooble Ayaa sii tarmay oo dhalay Faarax iyo Maxamed.

F.G Intaas Waa Aqoonteyda Fadlan wixii aan qalday iga sax Mahadsanid. share garee

Qore: Axmed caan.

maarsamage - YouTube 26/05/2021

https://youtube.com/channel/UCuAbKzI5xsWfpOLKSmZm7sg

maarsamage - YouTube Share your videos with friends, family, and the world

24/05/2021

Hanbalyo Hanbalyo hanbalyo waxaan halkaan hanbalyo Aroos kala wadaagaynnaa caawa oo Tarikhdu ku beegantahay 24/5/2021.

Sheikh cabdi Macalin Axmed iyo dumaashi Faa'iso Mahamuud oo ku Aqal galay deegaan maarsamage.

23/05/2021

Xaaji saleebaan iyo Awlaadiisa.

Xaaji saleebaan wuxuu dhalay Labo wiil oo lakala Oran jiray Faarax iyo Warsame.✌

》Faarax (farax). wuxuu dhalay Labo wiil oo lakala oran jiray Haysow iyo Cabdi.

}Haysow wuxuu dhalay Seddex wiil oo lakala Oran jiray Cumar haysow(mindi'yar), Guulaa haysow iyo warfaa haysow.

~Labada kale SaaS uma sii kala bixin lkn Guulaa Ayaa wuxuu dhalay faarax Guulaa (fijanow), iyo Mahad-Alle wuxuuna sii dhalay Ebekar.

>Ebekar Ayaa dhalay 7-wiil oo labo isku Bah tahay shanna ay isku Bah tahay.

~shanta isku Bahdaa waxay kala yihiin Siyaad, Geeddi, cumar, Muuse iyo Rooble (cali jiis), waxaana loo yaqaan [Bah-Abgaal] oo waxaa dhalay islaan Ab-gaal ah.

~Labada isku bahdaana waa Xirsi iyo Gaafow waxaana loo yaqaannay [Bah-Naaseey] oo Qolo gaalo ah Ayaa hadda kahor hooyadood naaska Bidix kajareen waxayna la dhalatay mindi-yar oo waa ina Cumar Haysow.

}cabdi wuxuu dhalay maxamed wuxuu sii dhalay seddex wiil oo lakala dhihi jiray Muuse, warsame iyo Caraaye.

》Warsame(Dashame). wuxuu dhalay labo wiil oo lakala dhihi jiray Abuukar(Abokor) iyo Hari-jiray.

}Abuukar Ayaa dhalay Celi iyo Raafle.
~Celi Ayaa dhalay Dhex-yare, dhex-yare-na wuxuu dhalay Xuseen(Huguguul) xuseen/Huguguul Ayaa dhalay Ciise iyo Arwaaq.

}Hiri-jire Ayaa isna dhalay Gaabane wuxuuna gaabane dhalay labo wiil oo lakala yiraa Maxamed, iyo maxamuud (habaraawe).

> Maxamed ayaa isna dhalay Gaabane kale wuxuuna sii dhalay Cabdi Gaabane iyo Axmed Gaabane. Cabdi waa Laf kaligiisa ee Axmed Ayaa dhalay 4-wiil oo lakala yiraa Rooble, Kheyraad, Cigalle, iyo Yabarow.
-Rooble Ayaa sii tarmay oo dhalay Faarax iyo Maxamed.

F.G Intaas Waa Aqoonteyda Fadlan wixii aan qalday iga sax Mahadsanid. share garee

Qore: Axmed caan.

15/05/2021

Maarsamage primary And secondary school.

12/05/2021

Ciid mubaarak

10/05/2021

Unukaa leh

08/05/2021

Markaas ayuu boqor shahri-yaar yiri illaa wa
illaa waa inaad ii sheegtaa waxa kurbadaas
saas uweyn kaa qaaday markuu ku
adkeeyey ayuu usheegay wixii beerta
qasriga ka dhacay.
Boqorkii weynaa wuu rumeysan waayay,
markaas ayaa walaalkiisa ka yaraa ku yiri
hadaad beenteyda umaleyneyso dadka
isugu wac oo ku dheh dalxiis iyo ugaarsi
ayan aadeynaa markii labaxana inta soo
dhuumato qolkeyga soo gal.
Boqor shahri-yaar sidii ayuu sameeyay
kadibna maxaa dhacay wuxuu arkay
xaaskiisii iyo adoonkii iyo wixii walaalkiisa iga shrekeeya
(((Laso co qeybta xigta)))))

07/05/2021

usoo dhaweeyay lkn wuxuu dareemay in
walaalkiisa kayar faraxsaneen.
Markaas ayuu u qaatay inuu la murugeysan
yahay maadaama uu kasoo fogaaday
dhulkiisii iyo boqortooyadiisii.
kadib boqorkii weynaa wuxuu sameeyay
wuxuu diyaariyay mowkib si ay ugaarsi iyo
tamashle u aadaan asigoo ugu dan lahaa in
walalkiisa kayar kaga farxiyo si uu murugta
u iloobo.
maalintii la bixi rabay ayuu boqorkii yaraa ka
cudur daartay inuu baxo, kadib walaalkiisii
weynaa iyo kooxdiisii kaligood ayaa
ugaarsigii aadeen.
boqorkii yaraa asigoo qolkiisii isaga jiro
aadna umurugeysan ayuu daaqada qolkiisa
oo xigtay dhinaca beerta qasriga shanqar
ka dareemay, markaas ayuu dhinacii soo
aaday muxuu arkay?
Wuxuu arkay arin ka yaabisay tii heysatayna
ka daran, waxaa beerta qasriga soo gashay
dumaashidiisa uu qabay boqorkii weynaa
oo adoon gacanta heysato iyo 20
jaariyadooda oo mid kasta adoon gacantaku heysato halkii ayaana tumasho lagalay.
Markaas ayuu boqorkii yaraa ee shaah-
zamaan is yiri wallee dhib ku heystay waxaa
ka daran kan walaalkaaga maanta heysto,
wuxuuna go,aansaday inuu iska iloowo
murugtii heysatay caadina iska noqday.
Markuu soo labtay boqor shahri-yaar wuxuu
dareemay isbadalka ka muuqdo walalkiisa
boqor shaah-zamaan wuxuuna
go,aansaday inuu weydiiyo.
Markii dambe ayuu weydiiyay wuxuuna ku
yiri “walaalow halkaan markaad
imaaneysay waxaa kaa muuqatay murug
iyo tiiraanyo lkn hada caadi ayaad tahay,
ee waxaad ii sheegtaa waxa murugta kaa
kenay iyo waxa murugta kaa qaadayba?”
Wuxuu ku jawaabay boqorkii yara ” waan
kuu sheegayaa waxa murugta iga keenay
lkn kuuma sheegayo waxa murugta iga
qaaday”
Markaas ayuu boqorkii weynaa yiri
waayahaye bal iisheeg waxa murugta kuu
keenay, markaaas ayuu uga sheekeeyay
arintii uu kala kulmay xaaskiisa iyo adoonkii ey sariirta lasaar needba
((((Laso qeybta xigta))))

06/05/2021

Maalintii dambe ayuuu soo safray boqorkii
yaraa markuu mudo jidka kusoo jiray ayuu
wuxuu soo xusuustay inuu iska soo iloobay
hadiyad khaas aheyd oo uu ugu talo galay
walaalkiisa ka weyn, sidaas darteeda dib
ayuu usoo noqday wuxuuna qasrigiisii
kusoo noqday waqti habeen ah, markuu
qolkiisii soo galay ayuu wuxuu arkay arin
argagax leh aadna uga fajacisay, wuxuu
arkay xaaskiisii oo adoon sariirta la
saranyahay.
Boqor shaah-zamaan markuu arkay
arintaan ayuu aduunkii la madoobaaday
wuxuuna is yiri “hadiiba naagtaan falkaan
ku kacday adigoo aana wali baladka toos
uga bixin maxaa dhici lahaa hadii aad
maalmo sii maqnaan laheyd??”
markaas ayuu go,aansaday inuu
labadoodaba ka taqaluso asigoo kurka
kawada gooyay.
kadib boqorkii asigoo murugeysan ayuu
iska soo baxay wuxuuna u yimid walaalkiisii
iyo boqortooyadii uu ka talinaayay, kadib
boqor shahri-yaar aad ayuu ugu farxay
imaatinka walaalkiisa kayar si fiican ayuuna
(((( lasoco qeybta xigta )))))

05/05/2021
05/05/2021
05/05/2021
05/05/2021

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN
Q1AAD
Waxaa la sheegaa ALLE ayaase xaqiiqda
oge, inuu jiray waaa h**e boqor oo kamid
ahaa boqoradii Reer Saasaan taasoo
dhacdo Galbeedka Hindiya iyo Sandi.
wuxuuna ahaa boqor leh awood ciidan iyo
mid dhaqaaleba wuxuuna dhalay labo wiil,
oo kan weyn la dhihi jiray boqor shahri-yaar
kan yarna Boqor Shaah-Zamaan.
waxaa dhacday in boqorkii weynaa uu
xanuunsaday xanuunkiisii geerida kadibna
isugu wacay labadiisii wiil ee Amiiradaha
ahaa wuxuuna usheegay in Boqortooyada u
kala qeybiyay ooo midba goonidiisa wax u
xukmin doono oo aysan isku xad gudbin.
Kadib markuu boqorkii weynaa dhintay
labadii wiil sidii ayay yeeleen midkasta
boqortooyadiisa ayuu maamushay, mudo
markii ay kasoo wareegatay oo aysan is
arkin ayaa waxaa dhacday in boqorkii
weynaa ee shahri-yaar u xiisay walaalkiisa
ka yar wuxuuna u qoray fariin uu ugu
sheegayo inuu uxiisay oo uu u imaado,
boqorkii yaraa wuu ka yeelay hadalka
walaalkiisa wuxuuna go,aansaday inuu usafro ((( lasoco qeybta xigta))))

02/05/2021
28/04/2021

Qujud bajadijii xajalajay ujuu jejeedijiyajay majadajax wejeynajahaja wajaqtijigijiisaja dhajamajaatajay wujuu kuju yijiriji majaqlijintaja sajab tijigajaa wajaxajaan hojor tajagiji dojoo najaa bajaarlajamajaankaja majxajaa lajagaja fijilajan kajarajaa ijinujuu kajahajadlojo fijikijir kajaagja cojomojontijikaja nojooguju qojor

27/04/2021
Photos from Maarsamage community's post 25/04/2021

Alla ayaa mahad leh maanta oo Tarikhdu ku beegneyd 25/4/2021 Waxaa deegaanka maarsamage soogaaray Joolajkii Ceelka Biyaha baarayaya. maarsamage oo markaan Biyo la,aan la tiicsan ayaa mar dhaw biyaha Zam-zamka ah laga dur duuran doonaa.

Inshaa allah

Maarsamage community.

25/04/2021
25/04/2021

Maarsamage community's broadcast

24/04/2021
24/04/2021
23/04/2021
23/04/2021
Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Rajshahi Division?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sheikh xusen
Qosol
https://youtu.be/8a_szEmD-5s
Waa luuqadee  luuqada uu kuduceysanayo  Like  iyo love  noosaar
M.a
Shiikh xuseen
Shiiq xuseen cali

Website

Address


Rajshahi Division
Other Community Organizations in Rajshahi Division (show all)
Gujarat State Fire & Safety Officer's Welfare Association Gujarat State Fire & Safety Officer's Welfare Association
Rajshahi Division, 335009

�GUJARAT STATE FIRE & SAFETY OFFICER'S WELFARE ASSOCIATION (GFSOWA) IS WORKING 24/7 FOR SPECIAL WELFARE AND JUSTICE TO ALL PROFESSIONAL FIRE & SAFETY OFFICERS WITH TECHNICAL FIREFI...

MAFIA Mindstate MAFIA Mindstate
Rajshahi Division

One thing about us wiseguys, the hustle never ends #mafiamindstate

Flying squirrel pets Flying squirrel pets
Germany Berlin
Rajshahi Division

The Village Tribe The Village Tribe
Rajshahi Division

Busay, Cebu City Women's Busay, Cebu City Women's
Sugbo Homes Nivel
Rajshahi Division

T.Wakonphai YOUTH Development Organization T.Wakonphai YOUTH Development Organization
Rajshahi Division

This is a time for bold measures. We the TWYDO, We are the generation.” ( SHINE YOUR LIGHT )

Mother Of The Broken Hearts Mother Of The Broken Hearts
Rajshahi Division

World Disconnection to Self Reconnection!

Trường mầm non hoa ban Mường nhé Trường mầm non hoa ban Mường nhé
Tổ Dân Cư Số 1 Xã Mường Nhé Huyện Mường Nhé Tỉnh Điện Biên
Rajshahi Division

Trường Mầm non Hoa Ban

Ewohimi Sons and Daughters Forum Ewohimi Sons and Daughters Forum
Europe
Rajshahi Division, 50124

here we come together to learn and teach each other the culture of our land.

P.Masjid Jannatul Firdaus Pannampu P.Masjid Jannatul Firdaus Pannampu
Jl. Tinumbu Kompleks Pasar Pannampu
Rajshahi Division, 90971

Agent Karen Goodburlet Agent Karen Goodburlet
Interstate 30 North Benton Ar,, North Benton
Rajshahi Division, 72019

Grant is one of the ways the government funds ideas and projects to provide public services and stimu