Hawo ladan
Waxan ahay hoyo somaliyeed waxan page kan idin soo godbin doonaa talo iyo wano iyo wacyi galin ka bogasho haboon
I never expected my life would take the turns it did. Growing up, I was always the quiet one, content to stay in the background and not draw too much attention to myself. But life had other plans for me and I found myself thrust into the spotlight, unsure of what to do and how to handle the sudden changes. I slowly adapted and embraced my new role, learning to take risks and trust my instincts. As I look back, I'm grateful for the journey and the lessons I learned along the way.
Hadalka qaar shibtaa dhaanto nololshiii adkaata neh guul bey ku dhamaataa ee waligaa ha niyad jabin Ha is dhihin kaligaa ayaa dhiban waxaa jirro sirro kaa qarsoon adan ogaan karin xigmada Allah farxado kaliyaa mahan in aad hanti leedahay farxado mahan kaliyaa in waxaa rabto oo dhan hesho SIda dahab dolar ama guri qurxoon wayo wax kasto oo cusub waa dhamadaaan lakin farxado waa in aad hesho Qalbi nadiif ah cafimad qabo ka fog xasid nimada Iyo diin naceyb iyo is ku dir dad weyne farxado waa in aa taqaan allahi ku abuuray inu wax walboo ku siin karo kalsooni ku qab naf taada wax kasoo aad tahay
I lived in kenya, especially in kakuma rufuge camp, As a matter of fact That life is much longer, than the story of what i learned about poverty, When your a woman with kids came from poor family, The life is not easy
Madabalan aqaan dadne waa la socdaa
Dawo somali jidkeedaa sida loo dhisaayo
Asc wr wb walalaha qaliga ahoow waa idin sidaa qiso la magac baxaday aniga iyo nafteyda dagaal ma deyno, qeybtii 1aad waxey ku bilaawanee sida soo socoto malin walbo waxaan nafteyda u sheegaa iney dhaafto walaac aan wax tareynin. Wax kuu qoray eebee wayi meysid waligaa nafteydaay ha wareegin ha ku walan xumaanta xariirka eebe hagaaji. waxan ahay hooyo waxaan heestaa 3 caruur eh waxaan ku dhashay moqdisho waxaa ku noolahay qurbahaa lakin qurbaha dadka qaar waxey moodaaa n
In lagu raaxeysto lakin qof joogaa yaqaanoo
Waxaan somaray qaxooti waxa is dhahayay markaa marka qurbaha hadaa tagto dhibkaa waad ilaaweysaa lakin waa labo daran mid dooroo ama maal aduunyo raadii Cilmi aakhiroo ku wayee ama cilmi akhiro raadii maal adun wax ma taraayoo ee ha ku seegin akhiro ani iyo nafteeyda dagal baa na dhex yaaal
Qof walibo waxuu leyahay qisooyin kala duwan murugo iyo farxad waxaa jecleytay qiso dhab ah oo nafteyda ku dhacday inaan idin soo gudbiyoo Dunidan waa merto marba mojad kuugu xanbaarto Mar kaa nixisoo marnaa kaa farxisoo marna mudan inaaf Ilaah Ugu mahad naqdo wax walboo ku soo maro haduu dhibkaaka dadka kula ogeyn waxaa kula og rabi Ha niyad jabin mar dhaw ayan idisoo qori doonaa qeybta koowad aniga iyo nafteyda sheko la magac baxaday insha Allah
Asc wr wb nolosho wa safar kasoo bilaw markaa dhalatay ilaa ka dhimaneyso malin iyo haben sacad kasta mar waa murugu marne walwal naxdin iyo farxad marxalado kala duwan malin waa gajoonee malin neh waa dhargan tahay malin aad murugeysan tahay iyo malin aad faraxsan tahay gar ahaan markaka dhalin yaro tahay waxad higsanee mustaqbal wanagsan sido kale waxa jecshay in noqoto mid hamigisa ka guul garo. Waxaa jira molol kala duwan kala darajo ah nolol hose iyo mid dhaxe iyo mid sare sadaxdabo waa intixaan rabani ah oo lagu eegayo biniaadanka hadbo heerku u garsisan yahay sabarkisa ama naxaristisa ama waxa u sameynayo in lagu kala saaro malinta qiyamah Hadabo adiga nolasha aat ku nooshay hadey tahay mid hose ama sare ama dhexe fadlan waxan ku rajeynaa in aad noqoto midka guleysta amin kuligeen intan waa horu dhac waxa marka xige kusoo qori doomaa qeybta labad oo aan uga hadli doomo nosha hoose iyo caqabadaha ku xeeran insha Allh
Asc oll asxaabt haben wanaagsan iyo jawi wanaagsan midkee malin u tahay ne waxaa leyaha sidoo kalee malin wanaagsa wa ku mahadsa. Tihiin like ta aad ii saarteen pege ka Hawo ladan Soo dhawaada markale iyo nasiib wacan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Website
Address
240
Vancouver, BC
1177 West Hastings Street
Vancouver, V6E2K3
Full service advertising. Social marketing. Union communications. Electoral campaigns. Change market
777 Hornby Street Suite #1700
Vancouver, V6Z1S4
Bite-size chunks of info, inspo & analysis tailored to leaders of local restaurants & cafes.
Vancouver, V5L0C7
Global Media Company with complete virtual production solution solving today's filming challenges 🎥
Vancouver
OUTBAK is a film production house making bold, timeless, documentary-forward films for the outdoors.
Vancouver
A page dedicated to film actresses, models, musical artists and other famous womens.
Vancouver
In 2 Minutes is a video encyclopedia channel that strives to provide researched knowledge and information in a concise manner. Our video contents are offered in a variety of fields...
422 Richards Street, Suite 170
Vancouver, V6B2Z4
Online cinema of Stories written by life itself
Vancouver
Our mission is to keep the fire burning in men who enjoy the journey and leave the world better than they found it.