Hon.Mohamed Mohamud Keynan

always be a honest and help other innocent people

02/03/2024

Shinbir darajo leh

03/02/2024

Waxaa maanta dawlad deegaanka soomaalida laga daah furay TV laga tabindoona qeeybta maadiga wxbarashada noocyadeeda kaladuwan.

Waan bogaadineeynaa in caruurta deeganka hesho waxbarasha tayo leh, live oo mid ah.

Waxaan rajeeyneynaa in waxbadan kabadali doonta heerka aqooneed ee waxbarashada heerarkeeda kaladuwan ee mustaqbalka caruurta DDS

31/01/2024

Geeridu waa xaq. ILAHAY ha unaxariisto adeer Ismacil Sharif oo magalada Jijiga kugeeriyooday. Qabrigiisa ALLAH uwaasiciyo ehelkana samir iyo iiman ALLAH kaasiiyo.

29/12/2023

Dadka dhintay ee sawarkooda lasoo dhigaayo baraha bulshada mawanaagsana moral ahaan waxaa lagayaba in qaraabada xasuus xun kureebta markasawarka marxuumka arkaan ee dadka walalaha ee marxuuminta utacsiyeeyna waa in aay kadaayan sawarka qofka dhintay baraha bulshada

Inta dhimatay Allah ha unaxaristo

Anaga gadaashod Allah ha nahadeeyo

29/12/2023

أنا لله وانا إليه راجعون كل نفس ذائقت الموت 😰😰
Runtii waa Geeri Aad iyo Aad i xanunjisay walal Yusuf Abdinuur
Qabriga Allaha kuu waasiciyo Kitaabkaada gacanta midig Allaha kaa siiyo 🤲😰😰 ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan Allaha kasisiiyo dhamaanteen

Amiin Amiin

21/12/2023

Rabaw ha idilin xidhiidhka xuskaada anoo kagaabshay
Rabaw ha idilin xagaaga Anoon xurmo badan kuyelan
Rabaw ha idilin xasuusta inaan ahay ruux uxiran
Xarbiga geeridiyo mawdka xaqiiqda anoo il duufsan
Rabaw ha idilin xumaanba dunub xili aan ku jeedo xaqweeye dhimashadayda
Rabow anoo xagaaga haysta
Tasbiixdana xoojinaaya anoo xamdi kuu naqaaya
Sujuudana kugu xusaaya
Xagaada ujeeda igee iilkiyo xabaasha

06/12/2023

100 sano oo caawa ka dib ah, kuna beegan December 2123, dhamaanteen waxaan ka hooseeyn doonnaa dhulka.

Waxaanna la mid noqon doonnaa dadkii h**ey
u geeriyoodey.

Xilligaas dad kale ayaa guryaheenna ku noolaan doona, lana wareegi doona tacabkeenna & hantideenna.!

Dadkaaasu nama xusuusan doonaan, sabtoo ah wakhti h**e oo aad u fog ayay aheeyd nolosheenu.

Akhristoow, dib isugu laabo ee aqoon intee la'eg ayaad u leedahay Aabbahaa awoowgiis ?.

100 sano oo caawa ka sii dambeeysa, waxaan noqon doonnaa uun taariikh gudubtey & raad tirmey.

Magacyadeenna iyo wixii aan aheeynba waa la illoobi doonaa.

Khiyaaligii inoo muuqdey ee ahaa in aan nolosha meel weeyn ka gaari doonno ayaa beenoobaya.

Annagoo joogna Barsakh ayaan yaqiinsan doonnaa wakhtigii aan dayacney.

Balse, caawa waxaan heeysannaa fursado badan oo aan ka faa'iideeysan karno.

Rabbi sw, ayaa yiri:

[ وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِیَعۡبُدُونِ.]
. صدق الله العظيم.

[Uma aanan abuurin Jinniga & Insiga, wax aan cibaadadeeyda aheeyn.]

Aayadda 56 ee suuradda Daariyaat.

25/11/2023
Photos from Hon.Mohamed Mohamud Keynan's post 01/11/2023

Waxaan dhaxanta iyo kuleylka ceedceeda laqeeysanayaa shacabkayga fatahaada guryahoodi saameysay dagmada Dollo addo ee Gobolka liibaan,

Nimca kasta nusqaanteeda ayaay leedahay waa nimca rabi Alxmdllh.

Dhinaca kale waxaan umahadciliniyaa cidkasta oo qeeyb ka aheed badbaadada shacabka aay gurayahooda fatahaada saameysay rabi haidin ka abaalmariyo.

03/10/2023

Asc

Isku duubni baa Horumar lagu gaadhaa.

Hadii Alle idmo Xili roobeedka Deyrta ee hada inoo curatay waxaa qorsheysan in la beero dhul dhan 225,476 hector. Waxaana la rajeynayaa dhulkan la beeri doono inuu kasoo go’o dalag dhan 7,986,3116 Qt, oo kor u qaadi doona heer daboolka isku-filnaashaha cuntada ee deegaanka.

Dhamaan Hogaaminta, xubanaha iyo taageerayaasha Xisbiga ku boorinaynaa in ay doorkooda hormuudnimo ka qaatan ka midho dhalinta Qorshahan.

Waxaan Qaybaha kale duwan ee Bulshada ka codsanaynaa in shacab iyo Xukuumadba aan gacanta is qabsano si an u xaqiiijino isku filnaasho dhinaca cunnada ah.

Sidoo kale, waxaan ka codsanaynaa in Xisbiyada Tartamayaasha iyo indheer-garadka deegaanka ay doorkooda ka qaataan taabo galinta qorshahan.

“Xibiga Barwaaqo- Dalag iyo Daryeel.”

01/10/2023

Xikmad baa tidhaahda:

Aamuska aad aamusto kolka aad baahan tahay, waxay tilmaantaa cisatu nafsi.

Aamuska aad aamusto kolka lagugu jeesjeeso, waxay tilmaantaa sarrayn

Aamuska aad aamusto kolka aad cadhooto, waxay tilmaantaa awood.

Aamuska aad aamusto kolka aad guulaysato, waxay tilmaantaa kalsooni.

Aamuska aad aamusto kolka wax laguu geysto, waxay tilmaantaa xikmad.

Aamuska aad aamusto kolka aad murugooto, waxay tilmaantaa sabar iyo tala saarasho Alle.

Aamuska aad aamusto xilliga dadku kuu nasteexeenayaanna, waxay tilmaantaa aadaab.

— Mubarak Hadi

20/09/2023

Hal maalin Ayuu jaadkii waayay, kadib magalaadii Jigjiga ahayd ayuu ku arkay dad uu islahaa marh**e ayay dhinteen.

20/09/2023

Godkii ugudheraa aduunka ee bani aadam qoda iyo waxii lagu arkay.... .....

22/07/2023

ALXAMDU LILAAH
AL-SHUKRU LILAAH
CALAA NICMATILAAH

Want your organization to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Shinbir darajo leh
Hal maalin Ayuu jaadkii waayay, kadib magalaadii Jigjiga ahayd ayuu ku arkay dad uu islahaa marhore ayay dhinteen.
Godkii ugudheraa aduunka ee bani aadam qoda iyo waxii lagu arkay.... .....

Category

Telephone

Website

Address

Addis Ababa
Other Social Services in Addis Ababa (show all)
Strong Hearts International Strong Hearts International
Nifas Silk Lafto Sub City, Kore Mekanissia Area
Addis Ababa

We are a 501c3 non profit organization, our mission is to bring about transformation from the insideo

Idonate Idonate
Bole
Addis Ababa, 10000

outstanding charity organization

Marroo xiqqaa Marroo xiqqaa
Addis Ababa, 1000

telegram.https://t.me/+9v5RdN5Q7sowMjE0

Azi zo Azi zo
Addis Ababa
Addis Ababa, 667746

ፔጅም አለን�

Zembaba entertainment Zembaba entertainment
Addis Ababa, 1000

Want to entertain? want to have up to date info? want easy accesses for all you want? join us t.me/

አስደማሚ ትውልድ Asdemami Tiwlid አስደማሚ ትውልድ Asdemami Tiwlid
Meskel Square
Addis Ababa

ከጊዜ ፣ ከእውቀቴ ከታላቅነቴ ሕይወት የምለግስ ደም ሰጪ ትውልድ!

Ethio Unity Ethio Unity
Hossana
Addis Ababa, 261

we stand for our changing!

Kasutechtip Kasutechtip
Addis Ababa

kasuTechnologyPage

የአሊይ መስጂድ ወጣቶች ጀምዓ/ Aliy mesjid youth association የአሊይ መስጂድ ወጣቶች ጀምዓ/ Aliy mesjid youth association
Addis Ababa

��� ሁሉም የሚፈልገውን ወጣትነታችንን ለአላህ እንዲሁም ለ?

An Ethiopian fruits An Ethiopian fruits
Addis Abeba
Addis Ababa

ምርጥ የልምድ ልውውጦች

Youth Network Ethiopia Youth Network Ethiopia
Gerji Taxi Terminal, On Markos Building
Addis Ababa, 6487

Youth Network Ethiopia - Focusing on Positive energy!

Dabaleedayyuu Dabaleedayyuu
Addis Ababa
Addis Ababa

Please join the page and be informed!