GOOJA CADE

Ku Daawo si free ah musalsal walba cusub aad jeceshay ha naga hilmaamin #follow iyo #like mhdsnid

25/08/2023

TALIYIHI AAGA GOOJA CADE OO NOLOSHA LAGU QABTAY

25/08/2023
25/08/2023

Maxaa biista si wanaagsan haloola dhaqmo cadaw kastay yihiin mar hadii laqabtay Guul ssc

25/08/2023

GOOJA CADE SSC GACANTA KU HEESO💪

Photos from GOOJA CADE's post 25/08/2023

Jiida Xargaga Iyo Ciidamada SSC Khaatumo Oo Cagta Mariyey Argagaxisada Somaliland

25/08/2023

Gunimo dagaalan.

Photos from GOOJA CADE's post 25/08/2023

Ciidanka SSC ayaa gabi ahaan la wareegay saldhiga ugu weyn ee Somaliland ku laheed gobolka Sool waana Goojacade.

Ciidanka somaliland iyo ciidanka SSC ayaa muddo badan ku dagaalamay Goojacade.

Sawirada meydad badan oo ciidanka Somaliland oo lasoo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaysa jabka ciidanka Somaliland kasoo gaaray dagaalka.

Photos from GOOJA CADE's post 25/08/2023

DEGDEG:Goojacade, Ciidanka SSC ee xaqa ah ayaa hada galay. Ila soco.

25/08/2023

DEGDEG; Laascaanood; Somaliland ayaa laga kiciyay fadhiisin koodii Maraaga gaadiid & Maxaabiisna waa laga qabsaday. Ciidamada SSC ayaa saaka qaaday Guluf culus oo guulaystay.

Photos from Jama Ismail Mohamud's post 21/08/2023

Congratulations 🎊

29/07/2023

DAAWO GOOJA CADE OO LAGU GARAACAYO BMK BUUHOODLE EE LA KEENAY LAASCAANOOD

25/07/2023

💙🤍💙💙🤍💙🤍🇸🇴

25/07/2023

Abuukar oo beesha Abgaal kasoo jeeda, oo ahaa maamulaha canshuuraha bariga ee Airporka Aden Cade ayaa lagu soo eedeyay inuu lunsaday lacag dhan $20 milyan oo dollar.

17/07/2023

Boorama; 33 sanno kaddib, koox dumar ah oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay Gabadh lagu magacaabo Safiya Cismaan u doorteen Suldaamada haweenka Somaliland waxaanay Korneyl Biixi ka codsadeen in uu xafiis u qalabeeyo.

Laascanood; 15 sanno kaddib waxay ka xorowday oo iska rogtay heeryada nidaam cid gaar ahi ku macaashto oo aanay waxba ku qabin dadka kasoo jeeda dhulka SSC.

Maxay kula tahay.?

Photos from GOOJA CADE's post 29/06/2023

" Wariye yaal caana oo CNN tv ka socda ayaa Lascanood soo gaaray say ugu kuur galaan xasuuqa somaliland ugaysatay dadka shacabka ah ee kunool sool.!

Photos from GOOJA CADE's post 25/06/2023

Xuska 26 Jun oo Laascaanood si wayn looga xusey

Photos from GOOJA CADE's post 25/06/2023

Nairobi: Isimada dhaqanka ee SSC ayaa kulan la yeeshay Gabdhaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Kenya.

25/06/2023

DEGDEG: Kaddib duqaymo culus oo lagu ekeeyay Goojacade waxaa lagu soo warramayaa in Nuux Taani uu dib uga cararay wuxuuna ku laabtay Oog.

25/06/2023

DEGDEG: Dhufeyskii ciidamada Somaliland ee Buurta Taangiga hoosteeda ayaa la jebiyay kaddib markii ciidamada Difaaca ee SSC halkaas duqaymo ku garaaceen.

Goobtani waa fadhiisinkii Somaliland ay u yaaleen madaafiicda ay ku garaacayso magaalada Laascanood.

25/06/2023

SSC GOOJA CADE U DAADATAY

24/06/2023

Garaad Abdullahi Garaad Saleebaan ayaa yidhi: "Dagaalka Laascanood dhawr boqol ba reer SSC kaga dhintay, Somaliland se waxa kaga dhintay saddex kun oo wiil shan kun oo kalena waa ku dhaawacantay."

24/06/2023

Shacabka Laascaanood ayaa gacanta ku dhigay ninkan oo looga shaki san yahay inuu hagayey madaafiicda lagu garaacayo magaaladda booliska ayaa lagu wareejiyey baadhis ayaana lagu hayaa

11/06/2023

Gudoomihii jire ee Baarlamaanka Somaliland C/Risaaq Khaliif oo iska casiley xilalkii uu ka hayey Somaliland ayaa ka soo xiib siibtey wixii ka dhaxeeyey isaga iyo Somaliland maadama Muuse uu raacay Tolkii ayuu isna raacay Shacabkiisa SSC .

10/06/2023

Gobolka ay Soomaalida ka soo dhuufsato Qaadka ka yimaada Kenya ee Meru, ayaa waxaa ka dilaacay cudurka daacuunka, iyadoo uu geeriyooday hal qof oo laga daweynayay daacuunka, sida uu xaqiijiyay madaxa adeegyada caafimaadka ee Meru Dr. Joseph Wahome.

Sida uu sheegay Wahome, cudurkan ayaa ka dilaacay saddex waaxood oo ku yaalla bariga Buuri iyo maamul hoosaadyada Tigania ee galbeedka isagoo intaas ku daray in maamulka caafimaadku ay ku dadaalayaan sidii loo xakameyn lahaa. Warbixinnada Caafimaadka ayaa xaqiijinaya inuu cudurkan ku faafayo dalal ku yaalla gobolka .

Ma cadda sidda ay Dawladda Soomaaliya uga gaashaaman karto saameynta cudurkan, xilli tiro diyaarado ah ay maalin walba dalka keenaan qaadka ka yimaada gobolka Meru.

09/06/2023

Weerar Qarax ku bilowday ayaa lagu qaaday Maqaayada Pearl Beach ee ku taala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Saraakiil katirsan Ciidamada Amaanka ee Dowlada ayaa inoo sheegay in koox hubeysan ay gudaha ka dagaalamayaan Ciidamada amaankana ay wadaan howlgal lagu soo afjarayo weerarka.

Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee weerarkan waxaana la soo bad baadiyay qaar kamid ah dadkii goobta ku sugnaa.

09/06/2023

JINKA IDOOR KU DHEX JIRA😂

09/06/2023

MUQDISHO

Photos from GOOJA CADE's post 08/06/2023

Beelaha Mudulood ay hogaaminayaan Duubabkooda dhaqanka ayaa maanta casuumad iyo soo dhaweyn ugu sameeyey caasimada dalka isimada dhaqanka SSC-Khaatumo oo beryahan hawlo shaqo u joogay magaalada muqdisho.

Abdi Ahmed Muusa

Photos from GOOJA CADE's post 08/06/2023

Golaha Dhaqan Ssc Oo Soo Dhaweeyay Baqii Xalay Kasoo Baxay Gollaha Amaanka Qaramadda Midoobay

Photos from GOOJA CADE's post 08/06/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG EE MAALMAHAN JOOGAY MUQDISHO

Muqdisho, Juun 07, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho, si ay xaaladda deegaanka ula wadaagaan Madaxda heer Federaal.

Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go’aammada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, waxa uuna ku baaqay in fursad loo siiyo gurmadka iyo gargaarka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadka deegaanku, loona abuuro jawi ku habboon waan-waanta iyo xalka nabadda.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada xiisadda Gobolka, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go’an tahay in ay qaadato doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka, si loo joojiyo colaada.

DHAMMAAD

Abdi Ahmed Muusa ✍️

07/06/2023

Gollaha Amaanka Oo Sheegay In Lala Xisaabtimi Doono Kuwa Masuul Ka Noqda Colaada Laascaanood

05/06/2023

😭😭

05/06/2023

RASMI: Karim Benzema ayaa ka tagaya kooxda Real Madrid kaddib 14 sano oo uu ku sugnaa garoonka Santiago Bernabéu.

Benzema ayaa 647 kulan u saftay Real Madrid, waxaana uu u dhaliyey 353 gool, isagoo u sameeyey 165 caawin, isla markaana kula guuleysatay 25 koob.

Kooxda Los Blancos ayaa macsalaamayn u sameyn doonta 35 sano jirkaan Talaadada 6 bishan June.

Photos from GOOJA CADE's post 05/06/2023

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u soo magacawday dalkeena Marwo Catriona Laing oo maanta dalka soo gaartay.

05/06/2023

Maalqabeen kasoo Jeeda Beesha Gaaljecel ee Hawiye ayaa lacag 71,000$ iyo afar Boqol oo Kun oo Dollar ku Taageeray Halganka SSC.

05/06/2023

Ismaciil Cumar Geelle wuxuu waqtidheer ku foognaa inuu xagliyo Maamulka Somaliland kuna taageero dagaalka iyo Gumaadka ay ku hayeen Gobolka Sool caasimadiisa laascaanood, wuxuuna Si badheedha isu barbartaagey hubeynta Maleeshiyadda SNM ee Muse Biixi horjoogaha ka yahey.

Wuxuu soo direy wafti matalaya oo la kulma Madaxdhaqameedka Goboladda SSC ee muqdisho kusugan waxaanu balan qaad kaheystay M/weyne HSM inuu ku qasbo madaxdhaqameedka SSC inay wadahadal layeeshaan Waftiga matalayey Mr Geelle Si uu sumcadiisii dhulka gadhey boorka uga jafo aduunkana umuujiyo inuu dhexdhexaad kayahey Dagaalka udhexeeya Beelaha SSC iyo Maleeshiyadda SNM.

Laakiin arintaasi waxey kusoo gabagabowdey Mid fashil ah Madax dhaqameedka Goboladda SSC Waa diideen iney aqbalaan dabinka dhexdhexaadinta HSM iyo Geele Hororka Djabouti.

05/06/2023

Wiilkan oo lagu magacaabo Mohamed Siyad Varane kana soo jeeda gobolka sool ayaa dhawaan xiriir jacayl uga baxay gabar uu dhalay Maayirka magaalada Edamton ee dalka canda balse taa badalkeeda waxay dacwo ka furteen maayirkii iyo gabadhisii maxkamad ku taal canada waxaana la sugayaa xukunka maxkamada halka qoyska wiilkan oo horay ugu diidanaa gabar gaalo ah ay iminka wiilkooda garab siinayaan.

Fadlan usoo duceeya.

04/06/2023

SOO dhawayn laascaanood loogu sameeyay sareeye Guuto saleebaan bare amaanduulihi ciidamada soomaliland isago KU SOO biiray ciidamada SSC

04/06/2023

LAASCAANOOD TAAGEER QALASYADA DHAAWACMAY🐎🇸🇴🇸🇱

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Ruuxanta 81aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Xayaatul qalbi 644aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Iftiinka Dharaarta 9aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Naagtii Xooganeyd 10aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Ruuxanta  79aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Ruuxanta 78aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Naagtii Xooganeyd 8aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0
Iftiinka Dharaarta 7aad So raac Facebookeyga walal 👇👇👇👇https://www.facebook.com/JamaIsmail0

Category

Telephone

Website

Address


High Street London
London
Other Film Directors in London (show all)
Paul Blundell Film Paul Blundell Film
Finsbury Park
London, N4

Writer / Director

Iain Forsyth and Jane Pollard Iain Forsyth and Jane Pollard
Strand London
London, WC2R1LA

We are artists and filmmakers. We make stuff, including 20,000 Days on Earth featuring Nick Cave and Neil Gaiman's Likely Stories. Residents at Somerset House Studios.

Georgie Wileman Georgie Wileman
London

PHOTOGRAPHER | FILM MAKER | WRITER | ADVOCATE from and working in London, previously based in New Yo

Sally El Hosaini Sally El Hosaini
London

WELCOME to Sally El Hosaini's Official FB Pg. A place where you can keep up to date on her films.

Gokce Pehlivanoglu Gokce Pehlivanoglu
London

Director / Producer / Photographer www.youtube.com/lunaroomtv www.lunaroomfilm.com

Aineias Babulis Photography Aineias Babulis Photography
Bank Street
London, E145EE

Professional Photographer / Videographer based in London.

Freight Freight
London, <>

Author, screenplay writer, movie director. Winner Best Director in USA, Silver Palm in Mexico, nomin

Tehillah Production Company Tehillah Production Company
London

Programs from Tehillah Production. The UK's leading gospel video production company. www.tehillahpro

Bom Sick Rick Toutwood Bom Sick Rick Toutwood
Buckingham Palace
London, SW1A1AA

I love the queen. I'm a comedian, magician and all round entertainer, turned cook extraordinary!

Mark Street Mark Street
London

I am a freelance director, writer and acting teacher with over fifteen years of experience working i

洪榮杰 Kit Hung 洪榮杰 Kit Hung
London

Award winning q***r filmmaker Yale-China artist fellow and researcher living in Hong Kong and London.

Ken McMullen Ken McMullen
London

Ken McMullen is a film director, visual artist and Anniversary Chair of Film at Kingston University London. McMullen’s approach to cinema is radical and investigative, demonstratin...