Hangool Norway

Waa xarun lagu midaynaayo Qorayaasha Soomaaliyeed iyo Xarun Dhaqan oo u gaar ah Soomaalida Norway.

22/03/2023

Ramadan Kariim. Bahda Hangool Norway waxay farxad bisha barakaysan ee Ramadanka la qeybsanaysaa bulshada Muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaan quruxda badan ee Norway.

Ramadan Kariim❤️

Caasimada Oslo ayaa lagu soo bandhigay ururkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee u taagan dhaqanka, luuqada iyo taariikhda Soomaaliyeed - Diblomaasi 08/09/2022

Hangool Norway ayaa hadda noqday ururka kali ee ay dowladda Norway u aqoonsan tahay dhinacyada dhaqanka, luuqada, taariikhda iyo farshaxanka Soomaalida.

Caasimada Oslo ayaa lagu soo bandhigay ururkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee u taagan dhaqanka, luuqada iyo taariikhda Soomaaliyeed - Diblomaasi Caasimada Oslo ee dalka Norway ayaa waxaa maanta lagu aasaasay ururkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed, kaasoo u taagan dhaqanka, luuqada iyo taariikhda Soomaaliyeed.

30/08/2022

Dhammaan maamulka Hangool Norway wuxuu ka tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid abwaankeena weynaa ee abwaan Maxamed Ibraahim Warsame oo ku magac dheer abwaan Hadraawi.

Abwaanka aadka loo ixtiraamo ee abwaan Hadraawi oo dunida kale u taqaano 'Somali Shakespeare'...Maansooyinkiisa iyo suugaantiisa waxa ay ka turjumayaan dhammaan dhinacyada nolosha sida dhibaatooyinka bulshada, siyaasadda, jacaylka, nabadda iyo dhibka haysta dadka Soomaaliyeed.

Abwaanka illaahay janada haka waraabiyo. Aaamiin

17/05/2022

Ugu danbayntii Illaahay wuu noo suurtogaliyey inaan Hangool Norway Diiwaan gelino.

Waa Guddiga Hangool Norway oo in leh “God 17. mai dhamaan reer Norway. “🇸🇴🇳🇴🇳🇴

Timeline photos 02/05/2022

Dhamaan bulshada Muslimiinta ah, gaar ahaan Bulsho waynta somaliyeed, waxa aan aan idin leenahay ciid wanaagsan dhamantiinba. Waa Guddiga Hangool Norway. Norway # Somali culture. . Mohammed # Abdijabaar Ahmed # Zamzam A. Abdullahi # Fuad Warsame.

Photos from Hangool Norway's post 09/03/2022

Hambalyo! Hoggaanka Hangool wuxuu doortay guddoomiye cusub oo hoggaamin doona 5-ta sano ee soo socoto. Waxaa Guddoomiyaha Hangool loo doortay Zamzam Cali taariikhda: 08.03.2022

06/03/2022

Dhaqanka Soomaalida waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah; taasi oo ay ka mid tahay luuqada, cuntada, suugaanta, fanka, farshaxanka, habaynta iyo soo bandhiga barnaamijyada u gaarka ah Soomaalida, ruwaayadaha, majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika.

Vil du plassere din bedrift på toppen av Kunst & Underholdning-listen i Oslo?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Telefon

Adresse


Borggata 12 D
Oslo
0650
Andre Kultursenter i Oslo (vis alle)
Teater Manu Teater Manu
Christies Gate 5
Oslo, 0557

Norges profesjonelle teater som har tegnspråk som scenespråk. Bli lojalitetskunde og få fordeler.

Voksenåsen Voksenåsen
Ullveien 4
Oslo, 0791

Voksenåsen Norges nasjonalgave til Sverige Kultursenter - Hotell - Konferanse - Selskap - Restaurant

Universitetsplassen - UiO Universitetsplassen - UiO
Karl Johans Gate 47
Oslo, 0162

Her finner du arrangementene fra Scene Domus Bibliotheca og Aulaen. Vi ses på Universitetsplassen!

Den Gamle Krigsskole Den Gamle Krigsskole
Tollbugata 10
Oslo, 0152

Stiftelsen Den Gamle Krigsskole jobber for å istandsette Den Gamle Krigsskole som et unikt kulturminne nær knyttet til Norges nasjonale historie gjennom mange hundre år.

Snøengel. no Snøengel. no
Oslo

Snøengel Fk

Silkeveien Kulturkafé Silkeveien Kulturkafé
Myntgata 2
Oslo, 0151

Silkeveien Kulturkafé er et sted for kunst-, kultur- og språk-møter og historier om det å være på reise. Vi holder digitale og fysiske forestillinger i ulike lokaler, bl.a. i vårt...

Urtegata kunsthall Urtegata kunsthall
Urtegata 11
Oslo

Urtegata kunsthall is an artist run centre in the heart of Oslo.

KultKampen KultKampen
Skedsmogata 1
Oslo, 0655

KULT har som mål å bidra til at kunst og kultur er tilgjengelig for alle. Alle arrangementer i regi av @kultkampen er gratis og alkoholfrie. Dette i forsøk på å gjøre kultur tilg...

Veien bibelutstilling Veien bibelutstilling
AKERSGT 47
Oslo, 0180

En vandring gjennom bibelen. Permanent bibelutstilling i hjertet av Oslo. Katakomben kultursenter i

Holmlia Kulturhavn Holmlia Kulturhavn
Homlia Senter Vei 12
Oslo, 1255

En havn for kulturell utfoldelse, fellesskap og vekst! Hos oss er kultur mer enn bare en aktivitet - det er en arena for mestring, samskaping og stolthet.

Kruttverket Kruttverket
Arnljot Gellines Vei 41
Oslo, 0657

Et kulturhus med galleri, scene, kafé og bar i Bydel Gamle Oslo. Med Kroloftet som står bak Kruttverket, ønsker vi sammen å være byens fristed for å skape, inspirere og samarbei...

Markus Scene Markus Scene
Schwensensgate 15
Oslo, 0170

Markus menighetshus, Schwensensgate 15, 0170 OSLO