Uur jano media
welcom
geesiga dallka
Kalce Mohamud Kalce Maxamed Jaamac Geedi Turki Hagar Macquul Faarax Yuusuf Ugaas Yare Ugaas Eng Aakhiro Cali Madax Faysal Apdirisaaq
Ugaas c/Qadir ugaas mohamed oo ka hadlay xiisadda magaalada Ceerigaabo.
----
BAAQ NABADEED
Kusimaha ugaaska.guud ee tiinle ugaas apdiqadir ugaas.maxamed ugaas siciid ayaa baaq nabadeed u direy beelaha deegaan wadaagta ah ee colaadu ku dhexmartay Magaalada Ceergaabo iyo Deeganada ku dhow.
Waxaan ugu baaqaya dhaaman beelaha dhibtu ka dhex dhacday inay nabada qaataan, dhibtana halkaas ay maanta joogto lagu xakameeyo, sidoo kale loo dhego nuglaado dedaalada nabada ee ay wadaan waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka
Waxaan ugu baaqaya waxgaradka gobolka iyo odayaasha dhaqanka inay dedaalkooda nabadeynta sii adkeeyaan lana kaashadan waxgaradka darafyada labada dhinac ee dhibtu dhexmartay IWM.
Waxaan sidoo kale tacsi la wadaagaya ehelada dadkii ku dhintay dhibataas in ilaahay samir iyo iiman kasiiyo intii dhaawaca alle u boogo dhayo.
Waxaan bulshada Gobolka Sanaag iyo dhamaan ummada soomaaliyeedba alle uga beryaya inuu colaada iyo dhibka kasaaro.
Ugaas apdiqaadir ugaas maxamed ugaas siciid
Ugaas Yare Ugaas
WABILAHI TOWFIIQ

Abwankaa yaa garanaya af uur halakeeno Kalce Mohamud Kalce
Eng-Mohamed Ali Maraykan Hagar Macquul Faarax Yuusuf Eng Aakhiro Cali Madax Maxamed Jaamac Geedi Turki Apdàłłà Màhàmūūd Fààràh Kalce Mohamud Kalce Kalce Media Inc
Hakani wa af uur togeeda dhanka waqiiyiha ah
Hakani wa af uur togeeda dhanka waqiiyiha ah
Hoggaamiyaha Maamulka Ssc-Khaatumo iyo weftigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Magalaada Xamar lagu-xidh ee G/Cayn
GABAY:ABWAAN MAXAMED SHIRE (GABYOW) SHIRWAYNA WADATASHIGA TIINLE.
Raage Cali Muse Gumbe Tiinlawi media Maxamed Jaamac Geedi Turki Hagar Macquul Faarax Yuusuf Eng-Mohamed Ali Maraykan Eng Aakhiro Cali Madax
Caaqil mxamed cali madax caaqilka guud ee tiinle ayaa ka jeediyey khudbad isagoo hadal kiisa ku sheegay meelaha ay degaan tiinle inay tahy dhulka uu engriisku cilaamadiyey aanyna ka mid ahy somalinland
Sawiro:Deegaanka ceeldahir Ee Degmada Carmo
Ayaa Lagu qabtay kulan u dhexeeyay xildhibaanadii golaha deeganka Ee deegaanka ceeldahir kasoo baxay sidoo kalena lagu Taageerayay doorashooyinka Qof iyo Cod ee Puntland.
Maamulka degmada carmo iyo Kan Deegaanka Ayaa Ka qayb Galay
Maxay ugu Dhigan thy beesha tiinle doorashada qof iyo cod ah fadlan nala kula wada qaybta comentiga
Halkan waxaa lagu sooqabty taliye faysal.abdi bootaan oo.maalmo.ka hor kasoo hanjabayey
Meelaha ay joogaan maleeshiyaadka snm
War deg deg
Muuse biixi oo.soo.hanjabay iyo ciidamada ssc khaatumo .oo wada dharbaaxooyin kaduwan ku wii h**e
Dhamays aad migu maaha dhowaan arag baynu nahy
Tartankii ugu Adkaa Caawa.
Siciid Cabdullahi Deni ❤ ugu Codee
Hassan sheikh Mohamud 😮 ugu Codee.
Aynu ogaano Halka uu Codka Shacabka somaliyed ubato. Qofka aad ucodaysay Magiciisa Comment Kusoo qor
Ramadan kariim
12bisha shacbaan
Meesha tiinle Ahmed harti oo bayaan ka soosaarty doorashada
Allaha U Naxariiste Xasuusaha Gaarka Ah Ee Marxuum Farxaan Qaroole Iyo Madaxwayne Xasan Shiikh
Alle ha Unaxriisto °Farxaan Qaroole wuxuu Ahaa Geesi badbaadiyay Umadiisa
Wuxuuna dhintay asigo Cadowga ka dhicinaya Umadiisa
Qamar suugani iyo happy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
New Bosaso Read 12 Ugaaska
Bosaso
Putulan
Bosaso, RIDWAAN
Wll mcn marwamba iyo wakhti kasta wxaan kulee yahay allihii ku abuurtay ka cabso
Bosaso
Xog iyo xaal xaqiiq iyo war jira xaajo iyo sheego. Xuuraansi meel dheer ka yimi Xanshashaqii hoose