Somali political media

☆ On this page we will provide you with important information and advertisements ☆

Photos from Somali political media's post 20/11/2022

▪︎ Isku-Duwaha Wasaarada Dhalinyarada &Ciyaaraha ee Gobolka M.Jeex Cabdiraxmaan jamac Rooble ( shiine Karaciin ) oo aan ku Soo Dhaweyney Magaalada Hargeysa, Shiine oo in muddo ah safar caafimaad ku joogay dalka Turkey-ga. ......
#

Photos from Somali political media's post 20/11/2022

▪︎ Xukuumadda Qatar ayaa kuraasta Fadhiga ah ee Garoonka uu ka dhici doono xafladda Furitaanka Koobka Aduunka u dhigtay Hadyad Cadar ah dadweynaha kasoo qayb galaya xafladda. Garoonka waxa uu ka kooban yahay 60 Kun oo kursi.......

20/11/2022

▪︎ Mid ka mid ah garsoorayaasha ayaa ka sheekeeyay arrin ku saabsan furriin dhex maray lammaane is-qabay waxaana dalbatay furiinka haweenayda
Garsooruhu wuxuu yidhi:
Kalfadhigii ugu horreeyay ayaan kiiskii dib u dhigay muddo dheer waaba intaasoo ay heshiiyaan ayaan is idhi
Markaa dacwaddii waxay ku kulmeen kalfadhigii xigay, markaas ayaan waydiiyay inay ka laabteen furriinka iyo in kale, waxayna labada dhinacba caddeeyeen in furriinka uu waajib yahay.
Wuxuu yiri, sidaas darteed haddana dib ayaan udhigay go'aan qadashada, aad bayna uga xumaadeen, waxayna rabeen inay soo afjaraan nolosha guurkooda.

Garsooraha ayaa sheegay in kasta oo ay cabashadooda badnayd, hadana dhowr jeer ayaan dib u dhigay.

Dabadeed fadhi ayaan uqabtay, waxaan ninkii ka codsaday inuu kursi iyo miis ku fadhiisto oo Qor toban wanaag oo ay leedahay xaaskiisu kaliya uu sheego Wanaageeda oo keliya.

Waxaan ku idhi ma akhriyin doono anigu Waxaad qorto. Kaliya waxaa akhrin doona, adiga iyo xaaskaaga qor adoon xishonaynin
Kadib markii uu ninku dhameeyay qoraalkii. Waxaan ka codsaday xaaska inay akhrido
Qoraalka si qarsoodi ah.

Xaaskii waxa ay bilawday in ay wax akhrido oo ay eegto wejiga ninkeeda, dhoola cadayntuna Waxay ka muuqatay wajigeeda, dhoola Cadeynteediina ayaa siibadatay ❤️ .
Waxayna kolna eegaysaa indhaha ninkeeda.
Marna si geesinimo leh ayay u eegtaa, marna xishood bay la soo baxaysaa oo si hoose ayay u eegaysaa
Ninkuna mar walba wuxuu eegayaa dhoola cadeyntii ayaa noqotay mid joogta ah ❤️..
Kadibna waxa la gaadhay markii marwadiisa markaasay qortay toban wax oo wanaagsan, markay dhamaysatay ayuu ninkii bilaabay inuu akhriyo, dhoola cadeeyo oo uu si fiican u eego Xaaskiisa inta ay indhaha ka eegayso,

Garsoorkii ayaa yiri: Aniga iyo iyaga kaliya ayaa ku jiray qolka maxkamada, markaas Ayaan ka baxay laba daqiiqo.
Markaan soo noqday, waxaan maqlay iyaga oo si isku canaan jacayldhexdooda ka jira.
Waxa aan ka codsaday in aanay ila hadlin oo aan wada baxno (way fiicnaan lahayd in aad makhaayad kasii wada qadaysaan) berina aad soo noqotaan oo aan ku dhawaaqo xukunka furriinka aad rabtaan. Insha-alaah
Markaa haye ayay idheheen...
Waa ay baxeen oo berito soo noqdeen, iyagoo gacmaha is haysta oo dhoola cadeynaya.
Waxaan ku idhi: Furriinkii ayaan ku dhawaqi ?
Waxay yiraahdeen: Maya.
Shalay ayaanu isku soo laabanay dhamaan dhibkii ina dhex maray waxa uu ku dhamaaday is fahan waxaana xaqiiqsanay xaqa aan isku leenahay jacaylkii na dhex yaalna inuu ka wayn yahay khilaafka yar ee naga dhexeeya
Garsoorihii wuxuu yiri: Ilaa hadda, aniga iyo adiga midna ma ogin waxay qoreen....

Walaalayaal: dhib kasta oo idin dhexmara qofkaad nolasha ku midawdeen waxaad bar bar dhigtaa wanaagii idin soo dhex maray
Xaaskaaga wanaageeda u fiirso oo u fiirso wanaaga ninkaaga. U fiirso wanaagga asxaabta, walaalaha iyo cid kasta oo kugu xeeran hana ufuursan khaladaadkooda.

Qoraalka hadaad akhrisatay wanaagna ka dareentay lawadaag walaaladaa insha-alaah sher garee nagu soo biir adoo mahadsanid
Ku sali nabigii wanaaga iyo jacaylka scw scw

Mohamed Abdulahi Ahmed....

20/11/2022

☆ Kulanka furi taanka
Koobka aduunka ..
Ee maanta ka bilabmaya Qatar 🇶🇦 ....

Photos from Somali political media's post 20/11/2022

▪︎ Maareeyaha wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood iyo Qaar Kamid ah masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha, ayaa Hortegay Guddida Dabagalka iyo ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada JSL....
Wana bila = Maxamed Abiib.....

20/11/2022

▪︎ Maalinta Caalamiga ah ee Xuska Dadkii Ku Waxyeeloobey Shilalka Wadooyinka!!!

Muwaadin Dhibaatada Shilalka Wadooyinku waxa ay leeyihiin ka-hortag iyo Kabadhe oo ah
La-talin Caymis
Iyo Caymiska Gaadiidka

...

20/11/2022

☆ Qatar 🇶🇦

Photos from Somali political media's post 20/11/2022

▪︎ Kuwani Waa cutub ka mida ciidan ka socda waddanka Turkiga ee ka qayb qaadanaya sugidda amniga goobaha uu ka dhacayo Koobka Adduunku.

Turkiga ayaa in ka badan 3kun oo askari u soo diray dalkan Qadar.

Waana askar aad u tababaran oo loo carbiyay ilaalinta goobahan xasaasiga ah........

19/11/2022

☆ Qayb kamida hadaladii
.... Dhamme....

Photos from Somali political media's post 19/11/2022

▪︎ War bixin shilal gaadiid {19 11 2022}
Hargeysa 5 shil oo sababeen gaadiidka kala duwan

Dhaawac 5 qof
Khasaara gaadiid 1 baabuur
Khasaare Dhisme 2 dhisme

Dhammaantood Shilalka waxa ka hawl-galay Ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka gacanta ku haya baadhitaankooda.......

Photos from Somali political media's post 19/11/2022

▪︎ Gabiley Xarunta magaalo madaxda gobolka Gabiley oo laga taageeray muddo kordhinta Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa......

19/11/2022

▪︎ Wasiir ku xigeenka wasarada cafimaadka
Deegaankiisa hooyada ku foolata gaadhi canoole
Ah ayaa lagaga soo qadaa
Ee maha inuu ka sheekeeyo faraska madax waynaha....... mudane : Sidiiq dhame

19/11/2022

▪︎ ARIN NAXDIN IYO AN FARIIRLE
😭 Bal maxaad U malayn qoys kaliya Oo Mar qudha Loo sii galbinayo Gurigoodii aakhiro ugu h**eeray hada waa qoys kaliya oo ka kooban 21 qof.😭..

19/11/2022

▪︎ Ciidamada amaanka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Colonel Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamadii milatariga Soomaaliya ee dawladdii kacaanka .

Tuke oo lagu xidhay magaalada Springfield oo ka tirsan gobolka Virginia, waxa lagu soo eedeeyay in uu dil , jidh-dil iyo dambiyada kale oo ka dhan bini aadanimada gaystay intii u dhaxaysay 1987 illaa 1988 sida ay sheegtay waaxda arrimaha gudaha Mareykanku .

Sarkaalkan, ayaa waxa h**e dacwad ugu soo oogay ehelada dadkii dhibaatadu ka soo gaadhay ciidamadii uu taliyaha u ahaa Colonel Tuke oo fadhigoodu ahaa Gabiley.

Xigasho: Saab TV.....

19/11/2022

▪︎ Madaxwayne maanta maaha maalintii aad faraska fuuli lahayd, cusbitaalka wayn oo madaxtooyada wax-yar u jira waxaa loogu dhimanayaa xanuunka xumada, maanta waa maalintii aad ka shaqayn lahayd badbaadada dadkii aad u dhaaratay

Maxamed-Sadiiq Dhamme........

18/11/2022

▪︎ The president of somaliland ..

18/11/2022

▪︎ Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii, eheladii, waayeelkii, waxgaradkii, bahdii dhaqanka, asxaabtii, bulshada ku dhaqan Gobollada Sool, Sanaag iyo Buuhoode iyo dhammaan Umadda Soomaalida ahba meel kasta oo ay joogaan geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u naxariistee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo xaqii u yimid.

Marxuum Garaad Saleebaan waxa uu ahaa Madax dhaqameedkii dalkan Somaliland dib u yagleeliddiisa iyo nabadeyntiisa qeyb laxaad leh ka soo qaatay, waxa uu ahaa hoggaamiye dhaqan oo xilkasnimo iyo guurtinimo lagu majeerto, waxa aan ALLAHA weyn ee waaxidka uga baryayaa in uu dambigiisa dhaafo, Jannatul firdowsada sare ku casuumo, innaga dhammaanteen samir iyo iimaan innaga wada siiyo. Aamiin........

18/11/2022

▪︎ Saxibayal subax wanag san idil
Ahantiinba ..........

17/11/2022

▪︎ Laacibka kooxda Bayern munich
Iyo xulka qaranka Senegal 🇸🇳
Ayaa dhakhatiirta wadanka Senegal aya xaqiijiyen
Inaanu ka qayb galayn koobka aduunka
Sababta la xidhiidha ayaa ah dhawaciisa oo daran .............

Photos from Somali political media's post 17/11/2022

▪︎ Madaxda urur siyasadeedka wabeeri ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuustay hawl wadeenadii kasoo shaqeyay madaxtabashadii gobalka maroodijeex

Waxaynay ugu mahadnaqeen sidii quruxda badnayd ee ay hashaa u guteen.......

17/11/2022

☆ SXBAYAAL
. Waa
Somali political media
Oo idinle ...
Jum_a Kariim....

Photos from Somali political media's post 17/11/2022

▪︎ Xoghyaha Guud Ee Xisbiga Waddani Iyo Masuuliyiin Ka tirsan Xisbiga Waddani Oo Shalay Iska Weraaray Warbaahinta Ayaa Maanta Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Hargeisa ku heshiisiiyay....

17/11/2022

▪︎ Sxbadayda sharafta badan
Cawa waa habeen
Ee aynu ku wada salino
Xabiibkeenii Muxamed _S.C.W......

17/11/2022

▪︎ Awoodaha
ILLAAHAY Runtii waa qar wax ku
Qadasho leh
Bal eeg Ilmaha yare gadhigu jiidhey misna iska kacay.....

17/11/2022

▪︎ HALKII LAGA SOO UNKAY SOMALILAND GOBOLKII HALGANKA EE Baligubadle,

Mujaahidkii Waynaa Ee Ahmed Mohamed Mohamoud(Siilaanyo) Oo Khudbad Cajiib Ah Madasha Ka Jeedinnaaya.

Shirka Waxa Guddoominnaaya Oo Haggaaya Madaxwaynaha Hadda Mujaahid Muse Bihi Abdi,

Mujaahidiintaa Madasha Ku Sugan Intii Dhimatay Ilaahay Ha U Naxariisto Inta Noolna Ilaahay Sharaf Iyo Karraamo Ha Ku Noolleeyo
Aamiin Aamiin 🙏❤️🙏...

Photos from Somali political media's post 17/11/2022

▪︎ Liiska Magacyada Dhalinyaradii laga Xidhay Burco ee Mandheera loo qaaday...

Photos from Somali political media's post 17/11/2022

▪︎ Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) oo ay wehelinayeen C/casiis Maxamed Samaale, Xoghayaha Abaabulka Sh. Saleebaan Siciid Iyo Axmed Nuur Faahiye ayaa Magaalada Hargeisa qado sharaf ugu sameeyeen Guddoomiyaha Gobolka Selel Md.Mawliid Maxamed Nuur iyo Maayarka Degmada Saylac Md.Yuusuf Cawaale Daahir oo ay uga mahadceliyeen sidii ay ugu soo dhaweeyeen deegaamada Saylac iyo guud ahaan Gobolka Selel wefti madaxda xisbiga KULMIYE hoggaaminayeen oo dhawaan ka soo laabtey Gobolkaasi

Photos from Somali political media's post 17/11/2022

▪︎ Xulka Kubbada Cagta ee Sucuudiga uga qayb galaaya koobka kubbada cagta Adduunka....

17/11/2022

▪︎ Ma taqana alabtan
Waligaase ma cuntey....

Photos from Somali political media's post 17/11/2022

▪︎ Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa xukun dil ah ku fulisay labo dambiile oo h**e si ula kac u gaystay dil.

Gacan ku dhiigle Yuusuf Cabdille Ismaaciil oo h**e dil ugu gaystay marxuum Cabdicasiis Axmed Iimaan iyo gacan ku dhiigle Cabdi Xasan Isaaq oo oo h**e si badheedh ah u dilay Axmed Xuseen Cismaan ayey maxkamaddu maanta goob joog u ahayd fulinta xukunkii dilka ahaa oo looga qisaasayay dilkii ay h**e u gaysteen.

Xeer ilaaliya maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland Gaashaanle dhexe Mowliid Axmed Yaasiin oo toogashada kadib warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in dilka labadan qof uu iyagana daawo u yahay umaddana ay ku kala nabad galeyso, waxaa uuna sidoo kale carrabka ku adkeeyay in qof walba oo dil bareer ah gaysto sida ay diinta islaamka iyo xeerarka dalka u yaalan qabaan in lagu oofin doono qisaasta jariimada u gaystay si buu yiri ay umaddu u kala nabad gasho dilka sharci darrada ahna uu ooga yaraado....

17/11/2022

▪︎ 17 sano oo Xabsi ah ayaa lagu kordhiyay isagoo markii h**eba danbi aan jirin maxbuus u ahaa💔 Danbiga uu sameyay waa in uu jeediyay khudbad uu ku difaacayay Nabiga scw, 2005 ayaa Xabsi lagu xukumay.

Sheekh Khaalid Ar Raashid Allaha xifdiyo oo cadoowga gacantiisa hakaso saaro..

16/11/2022

▪︎ Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa tacsi ugu tagtay qoyska iyo ehelada ay ka geeriyootay, Alle ha u naxariistee, Marxuum Sahro Sheekh Xuseen oo ka mid ahayd haldoorka haweenka Soomaaliyeed.

Marwada oo xustay doorka Marxuumaddu ay ka qaadatay nabadda dalka iyo arrimaha haweenka Soomaaliyeed ayaa Alle uga bariday in uu fadhigeeda ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska iyo qaranka Soomaaliyeed ee ay ka baxday...

16/11/2022

16/11/2022

☆ Sxbayal barta ay ku wada kulane
▪︎ Somali Political Media
Noogu kalay warar xaqii qooyinka ku fadhiya
Iyo qisooyin quruxbadan
Sxbayal idinkuna
LIKE IYO SHARE
Hanala dhaafina meelkaste oo ad joogtan
Asxabta inteeda kalana waxanu leenahay nagu soo bira sxbayaal ..... long life dhamantiin
Habeen wacan oo wngsan

16/11/2022

▪︎ Kitaab quraan aha oo uu lahaa Garaad Wiil-waal - 200 sano ayaa ka soo wareegtay ....

16/11/2022

▪︎ Maayir Cabdikariin Axmed Mooge; “Markaanan Maayirka ahayn waxaan idiin sheegi jiray in Qabyaaladu Somaliland baabinayso, maanta oo Maayir ahayna waan idiinku celinayaa Qabyaalada hadaaynan iska dayn Somaliland way baabinaysa.
Somaliland uma baahna qabyaalad Somaliland haday rabto inay ka mudho waddamada dunida waxay u baahan tahay Midnimo, Wadajir iyo Qabyaalad la’aan.
Nin Gaboobay yeelkadii, Nin aan tani waxba ugu hadhin yeelkadii, waar adaa u dhalinyaro ah, macalaa aniga iga saar da’daydu waxay ku sii dhawdahay kuwii kaga quusanayay, waar waddankan adaa iska leh Ha u ogalaanin wixii waddanka kaa baabinaya waddanka Ka jira.
Madaxda ha loo duceeyo waayo hadii madaxda lagu talax tago Ilaahay inagu inagu imtaaxanaya.
Madaxda hada joogta waanu u duceynaynaa kuwa soo socda ee anaga naga danbeeyana waanu u ducaynaynaa.
Waxaynu habaaraynaa kuwa ina kala gaynaya, ee ina kala kaxeenaya ee aan meesha aynu u socono aan inoola socon ee doonaya inay inaga hadhaan .....

16/11/2022

▪︎ Sida ay baahisay wakaalada wararka ee AP, weerar loo adeegsaday diyaarad laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa habeenkii xalay weerar ku qaadday Markab nooca shidaalka ah oo marayey Biyaha dalka Cummaan. Markabkan oo uu ka babanayey calanka dalka Liberia. Markabkan oo lagu magcaabo Pacific Zircon ayaa siday shixnad shidaal oo aad u badan.

Waxana la soo werinayaa in uu soo gaadhey khasaare baaxad leh ka dib markii ay gubteen qaybihii uu qaraxu ka haleelay.

Ma jirto cid ilaa hadda sheegtay weerarkan khasaaraha geystay, hayeeshe kooxda Xuutiyiinta oo aaggaas ka ag dhow ayaa marar badan sameeyey weeeraro noocan oo kale ah kuwaas oo lagu beegsaday Maraakiibta Shisheeye ee maraya Biyaha Badda cas.

Weerarada noocana ayaa ah kuwo saamayn ku yeesha qiimaha Shidaalka ee Caalamka ....

Photos from Somali political media's post 16/11/2022

▪︎ Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland ayaa buugga dalxiiska ee Somaliland gudoon siisay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane, Mustafe Muxumed Cumar.( Cagjar )....

16/11/2022

▪︎ Deegaanada Tikreyga ayaa la gaadhsiiyey gargaarkii ugu h**eeyey taasi oo ay sababtay heshiiska dhex maray dawladda iyo Kooxda TPLF.

Gargaarkan oo ay qayb ka tahay hay'adda Laanqayrta cas ayaa maanta gaadhay deegaanada hoos yimaada Maqalle....

Photos from Somali political media's post 16/11/2022

Sideeda garoon ee World Cup lagu qaban doono iyo magacyadooda

1- Lusail Iconic Stadium
2- Al Bayt Stadium
3- Al Janoub Stadium
4- Ahmad Bin Ali Stadium
5- Khalifa International Stadium
6- Education City Stadium
7- Stadium 974.
8- Al Thumama Stadium

Garoomadan inta ugu badan waa kuwa cusub oo loo dhisay in World Cup lagu ciyaaro....

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Other Science, Technology & Engineering in Hargeisa (show all)
Vision Academy Vision Academy
Hargeisa

Rog-info Rog-info
Hargeisa, WG

science , technology and whatever new

Som technician Som technician
New Hargeisa
Hargeisa, 12262772

Caalami construction company Caalami construction company
Street. Wadada Madax-tooyada Hargeisa
Hargeisa, 32003

ururka caalami group waa urur ay ku bahoobeen dhalinyaro technicians ah waxanu qabanaa adeegyada bul

PSG Technology PSG Technology
Hargeisa Main Road
Hargeisa

Psg technology waxaad ka heli kartaa wax kasta oo.ku saabsan technologyada sida computers new and se

SUHO PEGE SUHO PEGE
SUHO PEGE
Hargeisa

Horn Of Africa Technology Services Horn Of Africa Technology Services
Central Market
Hargeisa, 00252

HATS

Mohamed Farah Dari Mohamed Farah Dari
Hargeisa

Before you judge me make sure you're perfect. I'm proud to be � ��

Eng Mohamed Abdi Jama Eng Mohamed Abdi Jama
Hargeisa, GL18118

This is Eng Mohamed Abdi Jaama's page for sharing opinions, technology advancements, national events, insights of our ecconimc and ways to emprove world wide and prespective develo...

Horn Technical and Technology Horn Technical and Technology
Main Street
Hargeisa

Horn Technical and Technology is the largest company in Somaliland. This company offers modern Techn

Alcayn Engineering and contracting company Alcayn Engineering and contracting company
Hargeisa

Alcayn engineering and contracting co. Was founded 2014 the core of our bussiness is the constructio

Eng Abdisamad Khadar Eng Abdisamad Khadar
Road #1 , Waqooyiga Darsalaam
Hargeisa

Halkani waa page ka saxda ah ee Eng Abdisamad Khadar H.Dahir.