Rog-info

science , technology and whatever new

22/09/2022

Mid kamid ah technologyada ugu layaabka badan arm waxa kamid SoC(system on a chip)
Hadaba ma is waydiisay hadii motherboard-ka uu leeyahay desktop ama laptop uu ka koobna qalabyo badan oo hardware ah sida cpu , ram , storage , gpu , dsp , nic iyo kuwo kale oo badan sidee ayay telefonkaaga gacanta u deeqayan , SoC aya ah sababta ka dambaysa in qalabkaas oo dhan far aad ku qaban kartid iyado microscopic level laga dhigay.

Hadaba waa architecture lagu dabaqayo cpus ay sharkad ama urur si u gaar ah uso saaran , processors-ka lagu dabaqay waxa kamid ah

1: m-series sida m1 iyo m2 oo sido kale loo yaqaan mac-silicon oo ay shirkada apple soo saartay November 2020 , si ay ugu xidho computers ay samayso kuwaas oo marki h**e ku shaqeeyn jiray intel processors.

2:exynos waa processors ay soo saarto shirkada samsung oo iyaga arm family kuwaas oo marki u h**eysay soo baxay 2011.

3:A-series oo ah nooc processors ay soo saarto shirkada apple oo ay ugu talo gashay iphone iyo ipad hada series-kan wuxu maraya A15-bionic.

4:snapdragon oo ay samayso Qualcomm taas oo ay isticmaalan LG , xiaomi iyo google pixel sido kale Windows aya rabtay inay ku xidho laptops iyo tablets ay soo saarto.

Cpu architecture iyo arm iyo x86 saddex bilood kahor qoral dheer oon ka qoray aya group-ka soo dhigikari waayay , immika qoralkan waa qoral gaaban ee ka fa'idayse wacan walal ❤

26/03/2020

Fadlan asxaabta qaaliga waxan ka codsanaya inay follow iyo like isaaran pagekan

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa
WG

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
17:00 - 22:50
Friday 13:25 - 15:30
15:30 - 23:00
Other Science, Technology & Engineering in Hargeisa (show all)
Vision Academy Vision Academy
Hargeisa

Somali political media Somali political media
Hargeisa

☆ On this page we will provide you with important information and advertisements ☆

Som technician Som technician
New Hargeisa
Hargeisa, 12262772

Caalami construction company Caalami construction company
Street. Wadada Madax-tooyada Hargeisa
Hargeisa, 32003

ururka caalami group waa urur ay ku bahoobeen dhalinyaro technicians ah waxanu qabanaa adeegyada bul

PSG Technology PSG Technology
Hargeisa Main Road
Hargeisa

Psg technology waxaad ka heli kartaa wax kasta oo.ku saabsan technologyada sida computers new and se

SUHO PEGE SUHO PEGE
SUHO PEGE
Hargeisa

Horn Of Africa Technology Services Horn Of Africa Technology Services
Central Market
Hargeisa, 00252

HATS

Mohamed Farah Dari Mohamed Farah Dari
Hargeisa

Before you judge me make sure you're perfect. I'm proud to be � ��

Horn Technical and Technology Horn Technical and Technology
Main Street
Hargeisa

Horn Technical and Technology is the largest company in Somaliland. This company offers modern Techn

Alcayn Engineering and contracting company Alcayn Engineering and contracting company
Hargeisa

Alcayn engineering and contracting co. Was founded 2014 the core of our bussiness is the constructio

Eng Abdisamad Khadar Eng Abdisamad Khadar
Road #1 , Waqooyiga Darsalaam
Hargeisa

Halkani waa page ka saxda ah ee Eng Abdisamad Khadar H.Dahir.

CILMI DOON CILMI DOON
Hargeisa

Kadib hoos u dhaca saqaafadeed ee aadka ugu dhex baahay Somalida isticmaala baraha bulshada. Something about everything, waa page loogu tala galay kobcinta caqliga iyo kor u qaadid...