Beydan Development Organization

Caafi waa shirkad u dhaxaysa bukaanka iyo cisbitaalka, dadka ayay u sii qabataa kaadhadhka ay dhakhtarka ku gelayaan, waxa ay ku taallaa Hargeisa.

14/01/2023

The Beydan organization distributed clothes and shoes to homeless children in the rehabilitation center of Mohamed Mooge.

14th May 2022.

18/12/2021

Shirkadda Caafi waa shirkad u dhaxaysa qofka bukaanka ah iyo cisbitaalka, waxa ay ka dhisan tahay magaalada Hargeysa, adeegyada ay shirkaddu bulshada u qabatona waxa ka mid ah:

1. In aad hesho kaadh diyaarsan adiga oo aan wax kayuu ah u gelin dhakhtarka aad doonto.
2. In haddii aad magaalo kale ka imanayso hotel aad ku soo degto laguu qabto, gaadhi aad adeegsato laguu diyaariyo sidoo kalena kaadhkii dhakhtarka oo kuu diyaarsan cisbitaalkii lagu geeyo dhibaato la'aan.
3. In haddii meel geeri go'an ah qof xaalad caafimaad kula soo deristo ay shirkaddu ambulance u diri karto.

haddaba wixii faahfaahin ah ee dheeraad ah kala xidhiidh lambarradan iyo ciwaannadan hoos kaaga muuqda:

063-7505966
065-7505955
[email protected]

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Suuqa Hoose, Hargeysa
Hargeisa
Other Hargeisa clinics (show all)
Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two
Hargeisa

Mashiinada casriga ah ee yaal Hayat Diagnostics and Imaging Center waxay si sahlan u soo bandhigayaan xanuunada iyo jugaha soo gaadha jidhka

Dvm.cawrd yarre Dvm.cawrd yarre
Faysalgaboose@gmail. Com
Hargeisa

Faiza Faiza
Hargeisa

Treatyourskin Treatyourskin
Opposite Sagal Jet Together Barsame Business Centre 2nd Floor 205
Hargeisa

Dr. Zakia is a dermatologist based in Hargeisa, Somaliland. Currently working at the HARGEISA GROUP

Dr. Abdirashid  𝖙 𝖆 𝖑 𝖔  𝖇 𝖎 𝖝 𝖎 𝖓  𝖈 𝖆 𝖆 𝖋 𝖎 𝖒 𝖆 𝖉 . Dr. Abdirashid 𝖙 𝖆 𝖑 𝖔 𝖇 𝖎 𝖝 𝖎 𝖓 𝖈 𝖆 𝖆 𝖋 𝖎 𝖒 𝖆 𝖉 .
Al AMAL MEDICAL CENTER, Salahudiin Street, Hageisa, Somali
Hargeisa, 252

Medical Services Diagnosis and treatment

Xarunta duugmada & Toobinka Xarunta duugmada & Toobinka
Xero Awr
Hargeisa

ku soo dhawaada xarunta duugmada iyo toobinka ee dumarka iyo carurta ee xanuunada guud

hamda omer hamda omer
Hargeisa

awareness of female ge***al mutilation

Hargeysa TB Hospital Hargeysa TB Hospital
Hargeisa, 2522

Hargeysa TB Hospital is the biggest Governmental TB Hospital in Somaliland for the Treatment of TB

Mubaarak pharmaceutical  Company Mubaarak pharmaceutical Company
Abdirahman Tuur Road
Hargeisa, 00252

Mubarak pharmacy is based in Hargeisa,Burao,Wajale and Mugdisho, and provides pharmacy services to t

Gaas Medical Center Gaas Medical Center
Jigjigayar, Next To China Solar Energy
Hargeisa

Our clinicians genuinely care about you and your health concerns. Gaas Medical is a place where the

Himilo Higher Clinic & Laboratory Himilo Higher Clinic & Laboratory
Xero Awr Crossroad, Opposite To Dahabshil (East)
Hargeisa, 252

Himilo Higher Clinic is a primary health care centre with the aim of improving the health of the community as a whole by promoting health, preventing diseases and treating the sick...