Gargaar Medical Center 2

Gargaar Medical Center two (GMC2), is a community based hospital founded in September 2020.GMC2 bring

GMC2 prepared to implement as institutional health service provider. With modern diagnostic and imagine equipment for the correct diagnosis and treatment. High quality of health service, are available in GMC2, so we believes the spirit of achievement which drives us towards success. GMC2 is social awareness, strengthening institutional capacities through the process it gives priority to those gras

Photos from Gargaar Medical Center 2's post 22/09/2023

Jumce wanaagsan, ugu kaalay Gargaar Medical Center two dhakhaatiir khibrad & waayo aragnimo durugsan leh.

14/09/2023

Gargaar Medical Center two ugu kaalay adeeg hufan iyo shaqaale ku raaligaliya.

02/09/2023

Gargaar Medical Center two, waxa kugu diyaara Dr. Abdikani Ahmed.

19/08/2023

Gargaar Medical Center two, waxaa kuugi diyaara Dr.Salma Suleiman Abdi.

27/07/2023

Gargaar Medical Center two, ugu kaalay adeeg hufan iyo shaqaale heegana.

20/07/2023
04/05/2023

Hambalyo Hambalyo, Maamulka Gargaar Medical Center two iyo guud ahaan shaqaalaha Hospital kuba waxay Hambalyo meher u dirayaan Dr. Mohamed Dr.Cabdiladif Osman & Drs.Salma Dr.Suleiman Abdi Guleid. Oo meher koodu maanta ka qabsoomay Ali jirde Hotel, Hargeisa. Ilaahay haka dhigo qoyskii barakooba ee barwaaqooba amiiiin amiiiin.

30/04/2023

Dhamaan Maamul ka iyo shaqaalaha Gargaar Medical Center two, waxay tacsi u dirayaan Tayaziir Ahmed Mohamoud oo kamid ahayd shaqaalaha hospital ka, oo hooyadeed ku geeriyootay magaalada hargeisa, ilaahay marxuumada haw naxariisto dhamaan qoys keednaa samir iyo iimaan haka siiyo. Amiiin Amiiin

Photos from Gargaar Medical Center 2's post 23/03/2023

Maamulka Gargaar Medical Center 2, wuxuu ku wargalinayaa dhamaan bulshada ku xidhan Hospital ka in bisha ramadaan jadwalka shaqadu sidan noqon doono;
Dr.Suleiman Abdi Guleid wuxuu shaqaynayaa bacda casar ilaa habeenimadka marka laga reebo isniinta iyo khamiista oo galinka h**e iyo casarkaba uu ka hawlgalayo Hospital ka.
Noogu kaalay adeeg hufan iyo soo dhawayn fiican.
Hospital ku wuxuu ku yaalaa xaafada Isha-boram, Hargeisa.
Kalasoo xodhiidh:
525388, 0654125955

14/01/2023

Ugu kaalay Adeeg Hufan Shaqaale iyo Dhakhaatiir Khibrad uleh Mihnada Caafimaad, Gargaar Medical Center two.

Photos from Gargaar Medical Center 2's post 10/12/2022

Ku soo dhawoow gargaar medical center two, waxaa galinka h**e kugu diyaara Drs.Salma Dr.Suleiman Abdi Guleid, oo ku shaqyndoonta takhususka xanuunada Dumarka, iyo Cudurada Guud, wixii faahfaahina kalasoo xidhiidh 525388.

18/08/2022
02/05/2022

Maamulka Gargaar Medical Centre two,
Wuxu hambalyo u dirayaa dhamaan shaqaalaha Hospital ka iyo umada islaamkaba ciida soonfureed awgeed, waxaanu Allaah idiinka rajaynaynaa inaydun ciidan ciideeda ku gaadhaan caafimaad qab iyo camal suuban..

03/04/2022

Maamulka Gargaar Medical Center 2, wuxuu ku wargalinayaa dhamaan bulshada ku xidhan Hospital ka in bisha ramadaan jadwalka shaqadu sidan noqon doono;
Dr.Suleiman Abdi Guleid wuxuu shaqaynayaa bacda maqribka marka laga reebo isniinta iyo khamiista oo galinka h**e iyo fiidkaba uu ka hawlgalayo Hospital ka.
Noogu kaalay adeeg hufan iyo soo dhawayn fiican.
Hospital ku wuxuu ku yaalaa xaafada Isha-boram, Hargeisa.
Kalasoo xodhiidh:
525388, 0634125955

01/04/2022

RAMADAAN KARIIM,

01/01/2022

SANAD WACAN OO WANAAGSAN, CURASHADA SANADKA MIILAADIGAA 2022, UGU KAALAY ADEEG HUFAN GARGAAR MEDICAL CENTER TWO

26/12/2021

HOSPITAL SERVICES

Photos from Gargaar Medical Center 2's post 24/12/2021

WELCOME GARGAAR MEDICAL CENTER TWO

Photos from Gargaar Medical Center 2's post 17/05/2021

Maamulka Gargaar Medical Center 2, wuxuu ku wargalinayaa dhamaan bulshada ku xidhan Hospital ka maadaama Ramadaan Dhamaatay in jadwalka shaqadu sidiisii h**e ku soo noqday;
Dr.Suleiman Abdi Guleid wuxuu shaqaynayaa galinka danbe marka laga reebo isniinta iyo khamiista oo galinka h**e iyo galinka danbaba uu ka hawlgalayo Hospital ka.
Noogu kaalay adeeg hufan iyo soo dhawayn fiican.
Hospital ku wuxuu ku yaalaa xaafada Isha-boram, Hargeisa.
Kalasoo xodhiidh:
525388, 0634125955

12/05/2021

Maamulka Gargaar Medical Centre two,
Wuxu hambalyo u dirayaa dhamaan shaqaalaha Hospital ka qoysaskooda, caruurahooda iyo xaasaskooda ciida soonfureed awgeed, waxaanu Allaah idiinka rajaynaynaa inaydun ciidan ciideeda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.

Photos from Gargaar Medical Center 2's post 07/04/2021

Maamulka Gargaar Medical Center 2, wuxuu ku wargalinayaa dhamaan bulshada ku xidhan Hospital ka in bisha ramadaan jadwalka shaqadu sidan noqon doono;
Dr.Suleiman Abdi Guleid wuxuu shaqaynayaa bacda maqribka marka laga reebo isniinta iyo khamiista oo galinka h**e iyo fiidkaba uu ka hawlgalayo Hospital ka.
Noogu kaalay adeeg hufan iyo soo dhawayn fiican.
Hospital ku wuxuu ku yaalaa xaafada Isha-boram, Hargeisa.
Kalasoo xodhiidh:
525388, 0634125955

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Ugu kaalay Adeeg Hufan Shaqaale iyo Dhakhaatiir Khibrad uleh Mihnada Caafimaad, Gargaar Medical Center two.
KU SOO DHAWOOW GACMO FURAN ,ADEEG HUFAN IYO DHAKHAATIIR AQOON FIICAN U LEH XANUUNADA AY DAWAYNAYAAN.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
Hargeisa
HR
Other Hargeisa clinics (show all)
Hargeysa TB Hospital Hargeysa TB Hospital
Hargeisa, 2522

Hargeysa TB Hospital is the biggest Governmental TB Hospital in Somaliland for the Treatment of TB

Talo dhakhtar indhood Talo dhakhtar indhood
Togdheer Street
Hargeisa

Eye Doctor in Hargiesa

Shaafi Hospital مستشفى شافي Shaafi Hospital مستشفى شافي
Hargeisa Airport Road
Hargeisa, 252

shaafi Hospital waxaad ka helaysaan Adeeg caafimaad Oo dhamaystiran Waqti waliba 24/7.

Raywan Mental and Neurology Hospital Raywan Mental and Neurology Hospital
Hargeisa, 252634734701

WELCOM TO RAYAN MENTAL AND NEUROLOGY HOSPITAL Mental health is an integral and essential component

MACRUUF HOSPITAL MACRUUF HOSPITAL
Hargeisa, 252

Decide on suitable psychiatric treatment plans for patients, which often include a mix of psychological, medical and social interventions in conjunction with other health professio...

İSÜ Hospital Medicalpark GOP -Somaliland İSÜ Hospital Medicalpark GOP -Somaliland
Omer Hashi Building, Near Deero Mall, 6th Floor, Suite 604
Hargeisa

Medical Park Gaziosmanpasa Hospital Xaruntiisa Somaliland waxay kutaalaa Hargeisa waxayna kuu fudaydinaysaa daboolida dhamaan baahiyaha caafimad ee dibada loo aado, adeeg jaban cid...

Dr Ismail Speciality Hospital Dr Ismail Speciality Hospital
Https://goo. Gl/maps/YcN4V9tYqUS8P4DV 7
Hargeisa

Cisbitalka Lafaha, Kalagoysyada & Qurxinta ee Dr Ismail Hospital, Hargeysa. Live Better - Move Better

Hooyo Dhawr Hospital Hooyo Dhawr Hospital
150 Street
Hargeisa

Hooyo Dhawr Hospital is a place where you can find a quality services and stand by staff 24/7

Toosiye physiotherapy and clinic Toosiye physiotherapy and clinic
Gooladda Hoose Jigjiga Yar , Dabaa Imaray, Kasoo Horjeedka Fooqa Qaalib/Danjire �0634047753 �0633602193
Hargeisa

Xarunta faaliga, dhabar xanuunka iyo seedaha xidhma