Xaaji Dahabi

Freelancer Photographer | Content Creator | Traveller. More: Just a humble guy!

12/12/2023

Masha Allaah Sheikh Nurain. Ku raaxayso ❤️

11/12/2023

Dalxiiska: Buur ku fiican Fuulista!

08/12/2023

Juma Mubarak

27/11/2023

Allahu Akbar ❤️☝️

21/11/2023

Sudanese qari❤️

19/11/2023

شيخ محمد الامين السني.

16/11/2023

Ninkii mar ugu dheeraa Aduunka oo geeriyooday.

16/11/2023

Quraanka Kariimka ah

15/11/2023

Ayaadahaa Qur’aanka sharfan ee kariimka ah, ayaa laga helay burburkii dhismayaashii ku dumay duqayntii Khasa.

Waxa ay u bushaareeyeen intii dhimatay ehelladoodii, sidii kale waxa ay u bushaareeyeen, Kuwa jihad aya ee samraya.

Allaahu Akbar. Marka allaah toos kuugu bushaareeyo Waa sidan oo kale.

Allaah guusha ha u soo dedejiyo walaalaheen.

13/11/2023

Masha Allaah. Sheekh somali ah oo cod macaan.

12/11/2023

Dhawaqa mawdjaddaha baddu waxay xoojiyaan maqalkeena iyo qiritaanka weynida awoodda Alle.

12/11/2023

الشيخ الزين ❤❤

08/11/2023

Dadka Sheekhu tujinayo khusuuc baa buuxisay laabahooda iyo Alle ka cabsi. Masha Allaah.

07/11/2023

Noole cuni kara 30,000 (30kun) oo qudhaan ah maalin kasta!

06/11/2023

Noole yar oo dunidu ka qaylisay!

05/11/2023

Illahayoow raxmadaada iyo Naxariistaada sii Sheekha iyo ehelkiisa ba.

04/11/2023

Masha Allaah. Sheikh Nurain ❤️

03/11/2023

اللهم صل على سيدنا محمدوعلى اله وصحبه وسلم.

02/11/2023

Jimce wanaagsan. Sheikh Hassan Idrees.❤️

Photos from Xaaji Dahabi's post 02/11/2023

Saylac (Af carabi: زيلع; Af Ingiriis : Zeila) waa magaalo xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka Salel ee Somaliland. Magaaladu waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna aad ugu dhowdahay wadanka Jabuuti oo u jirtaa ilaa 120 km.

Magaalada Seylac oo ah mid qadiimi ah oo aad u taariikh dheer ayaa wakhti xaadirkan magaalo-madax u ah gobolka Selel.

Saylac waxaa loo aqoonsan yahay inay jirtay tan iyo wakhti ka h**eeysay soo bixitaanka diinta Islaamka, midaasi oo ah goobaha ugu taariikhda dheer qaaradda Afrika, iyada oo ay ku yaalaan meelo fara badan oo taariikhi ah hase yeeshee ka turjumaaya taariikhda geeska Afrika gaar ahaan tan Soomaalida.

Waxa laga soo xigtey sahamiyayaal Roman iyo Giriig ah in qarnigii 1aad Saylac dhisnayd isla markaana lahayd maamul caasimadeed iyo hogaan heer sare ah. Tan iyo horaantii soo bixitaanka diinta Islaamka magaalada Seylac waxay ahayd hooy waxbarasho, ganacsi, dhaqan, ilbaxnimo, xadaarad iyo maamul boqortooyo.

Qiyaastii qarnigii 7aad ilaa 8aad ayaa diinta Islaamku ku soo fidey magaalada Seylac oo wakhti kooban ku noqotay hooyga diinta ee guud ahaan qaarada Afrika, gaar ahaan gobolka geeska Afrika.

Badhtamihii qarnigii 9aad ayaa maagaalada Seylac waxay aasaas iyo saldhig u noqotey biloowgii Boqortooyadii Adal, midaasi oo ka talin jirtey deegaanadaas mudo qarniyo ah ilaa laga soo gaadhayay qarnigii 14aad markii ay gaadhay meesha ugu sareeysay ee deegaanada geeska Afrika. Wakhtiyadii ku xigay waxaa caasimada qadiimiga ah la wareegay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta oo xukumayay tan iyo goortii ay kala wareegtay Boqortooyada Ingiriiska.

Magaalada Seylac waxay ku taalaa waqooyiga Soomaaliya, gaar ahaan xeebta waqooyi ee gobolka Awdal. Magaaladu waxay xarun u tahay Degmada Saylac. Sanadkii 2008da ayaa dowlada Somaliland u magacaawdey magaalo-madaxda gobol cusub oo lagu magacaabey Selel.

Bari iyo waqooyi waxay Saylac la wadaagtaa gacanka Cadmeed, galbeed waxaa ka xiga wadanka Jabuuti, magaalada Borama waxay dhacdaa 243.3 kilomitir koonfur-bari, halka magaalada Berbera u jirto 270 km bariga magaalada Seylac.

Magaalada qadiimiga ah ee Harar waxay u jirtaa 320 km galbeedka. Deegaanka magaalada Seylac waxaa uu leeyahay caro bataax coowlaan ah(Jaan/Milixdu ku badan tahay), taasi oo ka dhigtay magaalada lama-degaan la mooda. Waxayna dhinaca u saaran tahay Banka Giriyaad ee dhaca waqooyiga gobolka Awdal oo maanta lagu xisaabiyo gobolka Selel.

Intaas waxaa dheer, in Seylac agagaarkeeda ku yaalaan ilaa todoba gasiiradood oo yaryar, kuwaas ooy ka mid tahay Gasiirada Saacadiin ee loogu magaca daray suldaan Saacadiin oo ka mid ahaa madaxdii boqortooyada Adal.

Wado xumo iyo biyo yaraan ayaa magaalada Seylac ku haya dhibaato weyn.

01/11/2023

Saluu calal xabiib.☝️❤️ Sheikh zain M.A.

Photos from Xaaji Dahabi's post 01/11/2023

Sawirro ka yimid Gobolka Selel.

30/10/2023

Jasiiradda ugu qurxoon badda cas iyo dhulka Soomaalida ee Sacadadiin.

29/10/2023

Dhegaha iyo Indhaha ba u raaxee ❤️

27/10/2023

Ya Allaah cid kaa cadaalisani ma jirto oo wax xukunta.☝️

26/10/2023

(Waysha cad) Gaadhi aan wada safraynay oo galay dhiiqo inta u dhaxaysa Saylac iyo Ceelgaal.

25/10/2023

❤️🎧

24/10/2023

Subxanallaah. Allahu Akbar☝️❤️

22/10/2023

Masha Allaah. Enjoy ❤️

22/10/2023

Alhamdulillaah. Alle ugu mahadnaq nimcada badan ee uu ku siiyey.

22/10/2023

❤️☝️الله اكبر

Photos from Xaaji Dahabi's post 21/10/2023

Quruxda Buuro dahab iyo macdani ka buuxdo iyo dooxooyinka mara. Sawirro: Inta u dhaxaysa Caada ilaa Ceel Gaal.

20/10/2023

Masha Allaah. U raaxee araga iyo maqalka ba.☝️

20/10/2023

Safar iyo Sheekh cod macaan.

19/10/2023

Ya Allaah u gargaar walaalahayaga.

19/10/2023

Bal malee Caruurta iyo dadka ku jira xaalaadaas?

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Masha Allaah Sheikh Nurain. Ku raaxayso ❤️
Buur ku fiican Fuulista!
☝️#petlovers #cat  #PrayerPower
Juma Mubarak
Masha Allaah. ❤️
Sound on 🔊Sheikh Somaliland #waterfall #naturetherapy
Allahu Akbar ❤️☝️
Sudanese qari❤️
Masha Allah. Qari Sheikh Abdirashid Sufi.
شيخ محمد الامين السني.

Category

Telephone

Address


Hargeisa
252
Other Digital creator in Hargeisa (show all)
Hage Digital Services Hage Digital Services
Mahamoud Dheere Plaza, Opposite Ali Jirde Hotel
Hargeisa

🎯Mareynta Baraha Bulshada 🧑🏻‍💻Samaynta Website 📊 Google Ads 🛒E-Commerce 💻web design ⏳Branding

Caqilka Creative Caqilka Creative
1streat Omarhashi
Hargeisa, 00252

Caqilka Digital Creative.

Somalistories Somalistories
Hargeisa

Home of somali Entertaiment

Nuura afcas Nuura afcas
Muqaalo
Hargeisa, KUSOODHOWADA

Alxamdulilaah 🤲

Qurxiye Digital Qurxiye Digital
Road1
Hargeisa, 12354

Ku Soo Dhawoow Qurixiye Digital oo Ku Xayaysiiso Ganacsigaaga Si uu ugaadho macaamiil badan oo

xaqiiq iyo khiyaal dhaxdood xaqiiq iyo khiyaal dhaxdood
Hargeisa
Hargeisa, 252

Soo dhawoow�

Suldaan yare Suldaan yare
Hargeisa

waxaan soo gudbiyaa qisooyin layaab leh.

Talada maanta Talada maanta
Khadar
Hargeisa, NEWS/MEDIA

@Qoraa an xad gudbin#*

Clkariim Saalax Clkariim Saalax
Hargeisa

wellcome to my page Kala soco warar,dhacdooyin Iwm. Please follow nsoo dheh Mahdsanid . 🙏❤️

Somali media Somali media
Hargeisa

*Ride whith us throught the journey of comedy, posting the funniest content from whild world.*

Qureesh asali Qureesh asali
Anafacnet2@gmail. Com
Hargeisa