Abwaan Cabdiraxmaan Aadan

Macmiil kusoo dhawow boga rasmiga ah ee carwo waafi

11/02/2023

Soo dhowow hadii aad rabto fursad noloshaada aad rabto inaad waxbadan ka bedesho

01/02/2023

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

Hiigsigeenu waa adoo bogsada iyo sumcadeenoo kor ukacda

WhatsApp ama wa.me/+2520906776668

21/01/2023

Warda Xaashi Ninkeedu
Waa nin jiimta ku raaga
Balwad oo dhan ka weecday
Weynihiis u sujuuda
Waalidkiisa adeeca
Oon Tiktok-ga ku waalan

Midhihii waddankiisa
Waa nin heeda cunaaya
Pizza waa h**e daayay
Waxba moodin shuwaarma.

Waa nin aan wixi qaadan
Buufis dhoofku wareemin
Western-ka jeclaanin
Ka wardoonin kambaala
Kolba qaadan waraaqo

Waa nin aan iska waalin
Oon haweenka ka waalin
Isna aan laga waalin

Waa nin aanan ku wiirsan
Qofka weel madhan haysta
Ama waayuhu ciilay
Ee wuxuu karo siiyo

Waa nin aanan la waabsan
Oo midkii ku wareega
Wayeey wayda ku ooyo.

Hadal uun wadi maynee
Waa ninkaas wax tarkiisa
Warda xaashi ka yaabtay
Ee intuu la wacnaaday
Wadneheeda u siisay.

Photos from Abwaan Cabdiraxmaan Aadan's post 21/01/2023

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

Hiigsigeenu waa adoo bogsada iyo sumcadeenoo kor ukacda

WhatsApp ama wa.me/0906776668

08/01/2023

๐“๐ข๐ž๐ง๐ฌ ๐ ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ฒ๐จ๐ฎ ๐š ๐œ๐ก๐š๐ง๐œ๐ž ๐ญ๐จ ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ž!

Join Tiens today to develop your lifeโ€ฆโ€ฆ

06/01/2023

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaad faah faahin doonayso luuqa igala soo xariirโœ๏ธ https://call.whatsapp.com/video/fKJfuiDgzU3whgSy2E2knB
Ama 0634343882

call.whatsapp.com

06/01/2023

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaad faah faahin doonayso luuqa igala soo xariirโœ๏ธ

wa.me

05/01/2023

Bukaan: Ditoore sokortayda tii kacaysay miyaa mise tii dhacaysay?!
_________________________________________
Waa fikrad qaldan in qof sokorow (macaan) qaba oo waliba daawo qaato intuu isbitaal tago kadibna codsado in sokortiisa loo fiiriyo tii dhacaysay miyaa mise tii kacaysay?!!

Sokorta dhacayso ee aad maqlaysaan waa xaalad qof walba qabsan karta ee ma ahan nuuc ka mid ah cudurka macaanka / sokorowga tusaale ahaan:

1- Adigoo macaan qaba haddii aad daawada iska badisid ama isticmaashid daawo kaa xoog badan, sokortaadu waa dhacaysaa, laakiin taasi macnaheeda maahan inaad qabtid sokorta dhacdo.

2- Sidoo kale, haddii aad shaqo culus qabatid adigoo gaajaysan ama sooman, sokortaadu way dhici kartaa, weliba adigoo caafimaad qaba wax xanuun ahne aadan qabin.

3- Sidoo kale, way jiraan dad u nugul in sokortoodu dhacdo markay xaalado qaar la kulmaan wixii faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraakaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=722.0

4- Midda ugu dambayso, waa talo ku socota dadka macaanka qabo oo sokortoodu dhacayso, waa muhiim in dhakhtar la xiriiraan si loo xaqiijiyo marka h**e inaad sokor sax ah qabtaan ama in daawadu idinka awood badan tahay si loo badalo. Mahadsanidiin

Hadaba ila soo xidhiidh hadii aad u baahan tahay xal aad kagah bogsato sokorta OO lagu dabar jarayo

05/01/2023

Nasoo booqo hadii aad tahay bukaan socod si aanu kuu siino talooyin caafimaad OO wax ku ool ah mahdsnid

05/01/2023

Bismillah,

Waa mawduuc muhiim ah, wax badanne aad ka faa'idaysan doontaan.

Waxaan badanaa la kulmaa bukaanno qaba ama lagu sheegay xanuunada qanjirka thyroid-ka ku dhaca, laakiin nasiib xumo loo qoray daawo khilaafsan baaritaannada ay wataan, sababtuna waa aqoon la'aan keentay in si khaldan loo fasiro jawaabaha shaybaarka, waxaana qoraalkaan kaga hadli doonaa khaladaadkaas qaabka ay ku yimaadaan iyo sida looga hortagi karo.

Qanjirka thyroid-ka waa xubin ku jirta dhuunta, wuxuu soo daayaa dheecaanno loo yaqaano "hormones" oo muhiim u ah shaqada qeybo badan oo jirka ka tirsan, hadduu qanjirka shaqada joojiyo ama shaqada badiyo labaduba waa xanuun u baahan daawo, xanuunkaasina wuxuu noqon karaa mid kumeel-gaar ah ama mid joogto ah.

Si qanjirka thyroid-ka u shaqeeyo, wuxuu dhambaal hormoon ah ka helaa qanjir maskaxda ku jira oo loo yaqaano "Pituitary", kaasoo soo daayo hormoon loo yaqaanno "Thyroid Stimulating Hormone" loona soo gaabiyo "TSH", macnihiisuna yahay "homroonka ka shaqeysiiyo thyroid-ka".

Markuu hormoonkaasi soo gaaro lana falgalo qanjirka thyroid-ka, wuxuu qanjirka thyroid-ka soo daayaa hormoon loo yaqaano "T4", kaasoo jirka lagu baahiyo, kadibne markuu unugyada jirka la falgalayo waxaa hormoonka "T4" isu badalaa hormoon kale oo loo yaqaano "T3" si jirka uga faa'idaysto.

Marka baaritanka lagu eegayo shaqada qanjirka thyroid-ka wuxuu ka kooban yahay 3-daas hormoon, waxaana filayaa inaad fahanteen mid walba meesha uu ka yimaado iyo shaqada uu qabto.

Intaas kadib, markii jawaabta soo baxdo waa inuu dhakhtarka aqoon buuxda u leeyahay fasiridda jawaabta sababtoo ah:

1- Haddii hormoonka "TSH" uu kacsan yahay, hormoonka "T4" iyo "T3" ay hooseeyaan wuxuu qofka qabaa "Holwgabka qanjirka thyroid-ka". "T4" iyo "T3" sababta ay u hooseeyaan waa qanjirka thyroid-ka oo shaqeyn la', sidaas awgeed qanjirka "Pituitary" ee maskaxda ku jira wuxuu dareemayaa in thyroid-ka shqeyn la'yahay, markaasi wuxuu soo deynayaa "TSH" badan si qanjirka thyroid-ka looga shaqeysiiyo.

05/01/2023

Waa cudur jirijiray, laakiin maalmahaan soo badanayo, waxaa lagu dareemaa madax xanuun dhinaca dhafoorka u badan, fooraarsiga ama sujuudda oo ku dhibayso, qandho, cabbur sanka ah, qoor xanuun iyo wareer adigoo fadhiya xittaa, haddii aad cilladaan isku aragtay dhakhtar la xiriir, ogowne ma ahan goonjab. wixii faahfaahin ah ka iga soo xidhiidh numberada whatsapka 0906776668 ama 0634343882

05/01/2023

Kalay nagu soo biir hadii aad tahay qof Raba inuu bishiisa wax ka bedelo

05/01/2023

Maalin kale iyo fursad kale OO muhiim ah soo dhowaada markasta iyo melkasta

25/12/2022

Welcome wa hadii aad sidaydan OO kale doonayso inaad hesho dhaqaale iyo caafimaad

25/12/2022

Welcome hadii aad rabto sherkad caalami ah OO nolshanaad waxbaan kagah bedesho ku soo dhowow

23/08/2022

Bismillah,

Hadda ka hor, maamo waayeel ah oo ka sheeganayso madax xanuun, wadne garaac, wareer joogto ah iyo hurdo la'aan ayaan la kulmay, baaritaan kadib waxaa laga helay cudurka dhiig-karka.

Waxaan u qoray daawo dhiig-kar, waxaa maalintaa la socday gabadheeda oo diidanayd in maamda daawo dhiig-kar u baahan tahay, laakiin markii dambo iyadoo kaga caga jiidayso ayay ogolaatay.

Maamadii waxay ku laabatay gurigeeda iyadoo cadaadisku dhiiggu dagan yahay, usbuucyo kadib maamadii oo xaalad halis ah ku jirto, oo isla hadlayso dhiiggeeduna marayo 220/135 ayaa isbitaalka lagu soo celiyay.

Waxaan waydiiyay inay qaadan jirtay daawadii dhiig-karka, waxaa la ii sheegay inay habeen walbo qaadato.!

Waxaan qoyska ka codsaday in daawada habeen walbo maamada qaadato in la ii keeno, kadib waxaa la ogaaday in xanuun baa'biye kaliya ay cunaysay oo gabadheedii ka joojisay daawada dhiig-karka uguna badashay xanuun baa'biye.!

Akhristow, maxaa arintaan lagu fasiri karaa?!! maxaase laga faa'idaysan karaa dhacdadaan? Mahadsanid

21/08/2022

sheeko qosol badan๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

nin aad u xisaab badan ayaa guursaday gabadh iska shaqaysata , kadib waxay ku heshiiyeen kirada guriga oo kaliya inay iyadu bixiso, isaguna masruufka kaloo dhan uu bixiyo,

20 sanno kadib ninkii baa dhintay waxayna ogaatay inuu guriga isagu lahaa markastoo baahideedu badatana kirada guriga uum buu ku dalici jiray iyada uun buu isugu cel celin jiray inteeda๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

Ninkaas maxaad ku tilmaami lahayd ๐Ÿ˜๐Ÿ˜

Fallowda ha ilaabin

21/08/2022

Kuma raadi karo Goor walba Balse Qalbiga Ayaan kaala socdaa suradeyda iyo simnanta Qalbigeyga Adigey kula jiraan Hadii Aan raadiyo shaqsi Adiga kula mid ah inaan Helo wey Adagtahay Adiga nasiib baad dheertahay Dadka Kale maxaa yelay Qalbiga ayaa ku Raacay Nafta a wahel ayaad utahay๐Ÿ‘ฉโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘ฉ
Si aan u soo badiyo like and fallow

Photos from Abwaan Cabdiraxmaan Aadan's post 23/07/2022

Ha habsaamine iibso khyrkaa
Waxaan kuu haynaa fursad aad iyo aad u cajiib ah OO aad noloshaada ku bedeli karto melkasta aad joogto

22/02/2022

Asc welcome wll gacmo furan ku soo dhowaada
Ma tahay shaqo doon
Magacaaga oo sadexan
Telephone number
Dadaada
Dalka aad joogto

Abwaan Cabdiraxmaan Aadan Send a message to learn more

31/10/2021

https://wa.me/message/P7UFDQS4ZTTKN1
Ma tahay shaqo doon?
Ma joogta somalia?
Haday jwbtu tahay haa
La xidhiidh fursadaa dahabiga ah oo adiga iyo famligaba waxa badan idinka bedeli doonta

Bishaaro! Bishaaro!

Matahay qof doonayo adeeg caafimaad oo dhameystiran?

Ma tahay qof u baahan hanti iyo dhaqaale noloshaada waxa ka bedela?

Ma tahay qof jecel inuu noloshiisa horumar la hubo ka gaadho?

Matahay qof laxanuunsan xanuunno kaladuwan ama laga xannuunsan yahey?

Haddii jawabtadu tahy โ€œHaaโ€

Waxaan kuu heynaa daawo dabiici ah oo aad u tayaaysan, muddo gaban guduhoodna cudurada ku xalin karto. waxaa kaloo ay awood uleedahay la tacaalidda cudurrada iyo iney baabi'iso gabi'ahaantoodba (Insha Allaah).
Hadaba xal baa loo helay shaqo la aanta
Hanti laaanta
Dhalinyaro soo booqda whaspka si aad u heshaan isbedel cafimaad iyo mid dhaqaale oo noloshiina waxbadan ka bedeli doona
Sidoo kale xaga caafimadka ...
Xalbaa loo helay xanuunada joogtada ah:
Waxaa la helay daawoyin dabiici ah Herbal product wax badanna kataraysa cuduraddii lala noolan jirey sida:

1=Gaaska
2=Dhiikarka
3=Dhalma la'aanta
4=Buurnida ama cayilka muddo gaaban
5=Burada adigon qaliin marin
6=Babasiirka adigon qalin marin
7=Macaanka ama sonkorta
8=Kansarka iyo xanuunno kale.

Haddii xanuun , murugo iyo dhibaatooyin kugu haayaan soo gaar xarunta ay ku leedahay dhamaan gobolada iyo degmooyinka somalia iyo caalamka intiisa kale waan hubaa inaad farxi doonyo

Waxaad ka helaysaa dhamaan gobolada somalia iyo weliba caalamka oo dhan
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp
https://wa.me/message/P7UFDQS4ZTTKN1

wa.me

26/10/2021

Just! " Haddii aadan u dagaalami๐Ÿค› karin waxa aad rabto, Hadaba haw ooyin waxa aad weydo.

Photos from Abwaan Cabdiraxmaan Aadan's post 02/08/2021

Waa diyaar noockasta aad jeceahay

27/07/2021

Ilin ruuxa ii qubay
Uma quuro erayada
Qalbigiisa jabin kara
Nafar laabta igu qoray
Qof dhaweysta baan ahay
Qodax ruuxa iidhigay
Waxaan ahay qof saamaxa
Wanaaga ruuxi ii qiray
Abaalkiisi waa aqaan
Waqti aan qaracan ahay
Qarqarkeyga ruux galay
Igu yidhi ha qiiroon
Saaxiib iqaabilay
Quwadeyda oo jaban
Intuu qiimo leeyhay

Diwaankeyga ku qorantahay
Qasaaraha iqaadhiyo
Qandhadeyda ruux jecel
Qosal baan ku dhaafaaa
Dadka ruuxa quursada
K**a qaato digashada
Yasitaan ma qaabilo
Isla weyni ruux qaba
Ruux qab jabiyay baan ahay

Qaladaadka iga dhacay
Qirashada ma baal mari
Qorsheheyga uma lumo
Hadafkeyga uma qubo
Qalinkeygu uma jabo
Qodax aan ku joogsaday
Qabyo weeye duniduyee
Qalin daarka igu dhaca
K**a qoomamodee
Cashir qiimo badaniyo
Tusaalan ka qaataa
Cabirkii qiyaastan
Qoton ugu dhaqaaqaa

Adiga ahaan

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Soo dhowow hadii aad rabto fursad noloshaada aad rabto inaad waxbadan ka bedesho
๐“๐ข๐ž๐ง๐ฌ ๐ ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ฒ๐จ๐ฎ ๐š ๐œ๐ก๐š๐ง๐œ๐ž ๐ญ๐จ ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ž!Join Tiens today to develop your lifeโ€ฆโ€ฆ
Kalay nagu soo biir hadii aad tahay qof Raba inuu bishiisa wax ka bedelo
Maalin kale iyo fursad kale OO muhiim ah soo dhowaada markasta iyo melkasta
Welcome wa hadii aad sidaydan OO kale doonayso inaad hesho dhaqaale iyo caafimaad
Welcome hadii aad rabto sherkad caalami ah OO nolshanaad waxbaan kagah bedesho ku soo dhowow

Telephone

Website

Address

Cali Gadhle Moll
Hargeisa
112
Other Home Health Care Services in Hargeisa (show all)
Talo Private Ambulance Talo Private Ambulance
26 June
Hargeisa, 00252