Al-Haramayn pharma

Al-Haramyn pharmacies and advanced clinics are ready to closely monitor their high-quality drug trea

Photos from Al-Haramayn pharma's post 08/02/2021

More and more
Al-Xaramyn Pharmacy

Photos from Al-Haramayn pharma's post 25/12/2020

order

08/10/2020

DACARTA MA LAGU MIRQAAMAA MISE……?
Cunista dacartu marka la cuno in yar waxay keenta in ahay daawayso calool istaaga. Hase ahaatee haaydada cuntada iyo dawada ee Marykanka (FDA) waxay mamnuucday in la iibyo si xor ah oo dukaamada daawooyinka lagu gado sababo la xidhiidha xaga badbada iyo iyadoo keenaysa sumow.
Dacarta oo la cuno in badan waxay keenta
1. Beerka oo dhawaacma: daraasada la sameeyey 2005 ayaa in dacarta oo la cunto si toos ah ay keeno dhaawac beerka. Welina lama oga khatarnimada iyo inay fadhiisiin karto beerka. Hase ahaatee waa in digtooni laga muujiyaa.
2. Dadka intooda badani waxay xasaasiyaa ka qaadan dacarta iyadoo lagu arko maqaarka oo casaada, finan maqaarka ah, cuncun iyo gubasho badan.
3. Cunista dacartu in badan oo kamid ahi waxay keentaa in sonkorta dhacdo taasi oo halku keeni karta qofka.
4. Hooyada uurka leh hadii ay cunto ama cabto dareeraha dacarta waxay ku keeni kartaa ilamaha oo soo dhaca.
Waxay hoos u dhigtaa potassium jidhka taasi oo keenta garaaca wadnaha oo xumaada, tabcaanimo iyo daal.
6. Waxay sababtaa shuban.
7. Waxay fadhiisiisaa kaliyaha.
Ilaa hadda maado keenta mirqaan oo ku jirta dacarta ma arag.
Xasuusin: dacartu faaidooyin badan bay leedahay marka la isticmaalo xaddi yar.
BY: Hamze Adam Adde

Photos from Al-Haramayn pharma's post 16/07/2020

Anew order... mouth wash
Mouth wash

Photos from Al-Haramayn pharma's post 24/06/2020

Dhamaan Bulsha waynta waxn idinku bushaaraynaynaa in aan idiin keenay dawadii ee mudaba ka go'nayd wadanka



Hadaba waa dalab aad u kooban yuuna kaa dhamaan dag__dag u gaadh

-Xaramayn pharamcy and Higher clinic

18/06/2020

W/Q: HAMSE ADAM ADDE
☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
MA DAWAA FIIMTADU (VIMTO)?
Hordhac
Fiimtadu (Vimto) waa cabbitaan fudud kaas oo la soo saaray 1908 oo uu ikhtiraacay nin Ingiriiska u dhashy oo la odhan jirey Noel Nichols. Waa cabbitaan markii ugu h**eysay ee la sameeyey loo aqoonsanaaa daawo ahaan waana sababta caanka ka dhigtay ee ilaa hadda dad badani oo Soomaali ahi u haystaan inay tahay daawo dhiiga kordhisa.
Taariikhda Vimto
Fiimtada waxa la sameeyey 1908 Goob ku taalay Manchester, England waxaana sameeyey Noel Nichols oo noola intii u dhaxaysy (1883 ilaa 1966), oo ahaa ninka ganacsade ah oo iibiya alaabta dhir dhaqameedka iyo xawaashyda. Ninkan Nichols waxuu arkay fursada ganacsi ee sharaabka kadibna waxa uu bilaabay inuu sameeyo sharaac lagu magaacbo Vim Tonic (soo celinta awoodda caafimaadka) kasoo markii dambe loo soo gaabiyey VIMTO waxana loo diwaangaliyey dawo ahaan waxana loo isticmaali jirey daawo ahaan.
Maxay ka samaystan tahay Vimto (fiimtadu)?
- Biyo
- Sokor
- Muudka midhaha 10% (cinabka iyo kuwo kale)
- Dhadhan sameeyaal laga keenay midho iyo geedaha kale
- Midab sameeyeyaal
- Sodium citrate dhahan sameeye iyo cimri dheerayn
- Fiitamin C
- Macaneeyadal la sameeyey
Halkaa waa waxa inooga cad in VIMTO aanay ahayn daawo hase ahaatee ay tahay sharaab caadi oo la mid ah sharaabada la cabo kuwaasi oo aan ahayn daawo lagu daaweeyo xanuun gaar ah sida ay aamin san yihiin dadka soomaalida ahi inay daawo ka tahay dhiig yaraanta, nafaqo xumada iyo abteet hagaajin iyo miisan kordhin IWM. Tani ah inay soomaalidu ka aaminsan tahay VIMTO daawo ahaanw waxaa aadka arki kartaa in loo hadiyeeyo dadka xanuusan iyo hooyoyinka xiliga umusha taasoo ka dhaadhacsan dadkeen inay tahay daawo aad u soo celisa dhiigga.
Nafaqada kaliya ee laga heliyaa VIMTO waa tamar (energy) inta kale aad bay u yar yihiin taasi bedelkeedna lagama heliyo macdaano, boratiin iyo fiitamino badan marka laga reebo kuwo aad u yar oo laga tuujiyo midhaha.

Gabogabo
VIMTO waa cabitaan caadi ah oo la mid ah cabitaanada la cabo qofku waa cabi karaa hase ahaatee maahan daawo kuman jiraan nafaqo la sheegaa.
VIMTO nooca u badan ee la keeno waddanku waa VIMTO CORDIAL taasoo u baahan in la qasho ama la badhxo markay tahay CORDIAL.

Vimto waxay la mid tahay uun sharaabada kale ee la qaso waxay uga duwan tahay ma jiro iyo faaido gaar ah oo ay u leedahay hooyada, qofka xanuusan iyo ka caafimadka qaba.

W/Q: HAMSE ADAM ADDE

18/06/2020

Dexamethasone iyo cudurka Corona: Maxay tahay dawadan, sideyse ula dagaalantaa cudurka corona?

Dawadan lagu dabiibo caabuqayada ee lagu magacaabo dexamethasone waxaa lagu tilmaamay inay horseedi karto daweynta bukaannada la xanuunsanaya ee sida weyn uu u hayo cudurkan Covid-19.
Tijaabo lagu sameeyay UK ayaa muujinaysa in dawadan ay nolosha dadka badbaadin karto, islamarkiina lagu isticmaali karo isbitaallada dalkaasi ee NHS.

Dawadan maxay tahay?

Dexamethasone waa dawo raqiis ah oo la isku duro - oo dajisa caabuqa ka dhasha hurmuunaat-ka ama difaaca jirka.

Sidey dawadan u shaqeysaa?

Dawadu waxa ay hoos u dhigtaa hannaanka difaaca jirka.
Fayraska korona ayaa waxa uu kiciyaa caabuq xilli jirku uu iskudayayo inuu iska difaaco.
Hasayeeshee mararka qaar hannaanka difaaca ee jirka ayaa aad u falceliya, falcelintaas ayeyna dhibaato ka dhalan kartaa oo unugyadii loogu talagalay inay jirka caabuqa ka difaacaan ayaa marka dambe waxa ay dib u soo weerraraan isla unugyadii jirka.
Dexamethasone waxa ay dajisaa saameyntaas.
Dawadan waxaa la siin karaa oo kaliya dadka isbitaallada ku jira ee ay ku xiran yihiin qalabka iyo mishiinnada lagu neefsado, dadkaasna waa dadka liita.
Dawadan laguma dabiibi karo dadka aanay xaaladooda cuslayn, in xilligan awood badan la saaro hannaankooda difaacana ma caawin doonto bukaannadaas.
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES

Waa sidee waxtarkeeda?

Saynisyahannada tijaabinayay dawadan ayaa sheegaya in ay wax weyn ka tareyso yareynta bukaannada la ildaran xanuunka oo saddexdii qof ee qalabka neefsiga u baahan ay suurtagal tahay in midkood uu ka badbaado haddii la siiyo dawadan.
Halka bukaannada ogsijiinka lagu xiray mid ka mid ah shantiiba ay badbaadin karto.
Tijaabada la sameeyay ayaa lagu ogaaday in wax weyn aysan u tarayn dadka caadiga u neefsanaya.

Tijaabadu maxay ahayd?

Tijaabadani oo ay sameysay Jaamacadda Oxford ayaa lagu eegayay in dawooyinka xanuunnada kale loo isticmaalo lagu tijaabiyo cudurkan Covid-19.
Qiyaastii 2,100 qof oo ah bukaanno la xanuunsan cudurkan ayaa maalintiiba la siinayay 6mg oo ah dawadan dexamethasone muddo toban maalmood ah.

Fiiri qaabka uu jirkaaga isaga difaaci karo cudurka Corona

Xayiraadihii Yurub 'malaayiin qof' ayey badbaadiyeen

Magufuli: Ri' baan ka helnay cudurka corona

Bukaannadaasi ayaa la eegayay soo kabashadooda marka loo eego 4,300 oo bukaanno kale ah oo aan dawadaasi la siin.
Saynisyahannadu waxay rajeynayaan in mustaqbalka dawadan dexamethasone ay qayb ka noqon karto dawooyinka lagula tacaalo cudurkan.
Haatan waxay khubaradu ku talinayaan in lagu daweeyo bukaannada qaangaarka ah ee la xanuunsan cudurkan balse laga ilaaliyo dumarka uurka leh iyo kuwa naas nuujinaya dhallaanka.

Dawadan ma tahay mid meelwalba laga heli karo?

Dawada dexamethasone waa dawo qiimo jaban oo markii h**eba dunida laga isticmaalayay, helideedana ay sahlan tahay.
Dowladda ayaa waxaa ay sheegtay in keyd fiican oo daawadaas uu haatan yaal, laguna daweyn karo dad gaaraya laba boqol oo kun oo qof, kaddib markii lagu guuleystay tijaabadii lagu sameeyay.
Dalka Ingiriiska, waxaa bukaankii ba uu uu ku iibsna karaan lacag dhan lix gini, daweynteedana ay qaadan karto muddo toban cisha ah.
Daawadan ayaa markii ugu horreysay la sameeyay sanadkii 1957, waxaana dalka Britain laga isticmaalay sanadkii 1960.
Shirkado badan oo dunida ayaa sameeya, waana taas sababa looga helo meela badan oo dunida ah.
Tallaabadan waxay u wanaagsan tahay dalalka soo koraya ee adduunka, waxaana soo dhaweeyay Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.
Wakaaladda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ayaa sheegtay in dawadaas lagu daray liiska dawooyinka aanan laga dhofin karin Ingiriiska.
Lahaanshaha sawirkaJUSTIN TALLIS/AFP

Maxay yihiin xaaladaha kale ee dawadan loo isticmaalo?

Dawadu waxa ay kaa caawin kartaa daweynta cudurro kala duwan ee la xiriira caabuqa ama bararka jirka, ama xaaladaha habka difaaca jirku uu u bato - tusaale ahaan, neef aad u daran oo sababi karta caabuq ku yimaada marinnada hawada iyo sambabbada, xasaasiyad daran ama kalagoysyada oo barara.

Maxay yihiin waxyeellada kale ee ay dawadan leedahay?

Dawadan dexamethasone caadiyan waxyaabaha ay sababi karto waxaa ka mid ah walaac, hurdada oo qofka ku adkaata, culayska oo qofka ku kordha iyo waxyaabo kale.
Waxyeelooyinka dhifta ah waxaa ka mid ah xanuunnada indha, aragga oo xumaada iyo dhiigfuran.
Si kastaba ha noqotee, bukaannada coronavirus waxay u baahan yihiin oo keliya qiyaas yar oo xadidi karto waxyeelooyinka ay leedahay.
Sarkaalka ugu sareeya caafimaadka England wuxuu yiri "ma jiraan waxyeelloyin xad-dhaaf ah oo loo aqoonsaday isticmaalka qiyaas ka mida dexamethasone oo bukaanka ay gaadhsiin karto

10/06/2020

W/Q: HAMSE ADAM ADDE

CUNTOOYINKA DIFAACA JIDHKA KOR U QAADA

1. Toonta: waxay ka kooban tahay maadada allicin taasi oo kor u qaada difaaca jidhka. Allicin waa maado la dagaalanta bacteria, virus ka, fungi oo leh aystaanta la yidhaa antioxidant taas oo hoos u dhigta astaamaha caabuqa.

i. Toontu waxay kordhisaa shaqada unugyda macrophages, natural killer cells iyo soo saarista unugyda T and B cells ka ee difaaca qaabilsan. Qofka marka uu cuno toonta waxa uu ka fogaanyaa helista ay ugu dhici karaan hargabka, duriga iyo COVID19 kuba.
ii. Waxay dedejisaa bogsiga, khatarnimada calaamadaha sida hindhisada, qubaca iyo duufka waxaanay sababta bogsasho degdega ah.
iii. Waxay hoos u dhigta in mar labaad qof ka uu xanuunku ku dhaca gaar ahaan kuwaan hawo mareenka xaga sare ku sheegay.
iv. Waxay ka kooban tahay Vitamin B1, B6, C, Manganese, Calcium, Copper, Selenium kuwaasi oo kor u qaada difaaca jidhka. Sida loo isticmaalya maadamo oo ay aad u kulashay aadna u ur xuntahay waxa fiican in lagu daro biyo ama caano hadii sideeda loo cuni kariwaayo.
2. Citrus fruits; midhaha Vitamin c ku badan yahay sida liin macaanta, liin dhanaanta, cananiska, babayga iwm, waxa ku badan fiitamin c kaasi oo kordhiya soo saarista unugyada dhiiga ee cadcad (WBC).
i. Papaya; waxa uu ka kooban yahay potassium, Vitamin B, folate, vitamin A oo kor u qaada difaaca jidhka.
ii. Cananiska; waxa uu ka kooban yahay vitamin c iyo anti-oxidants kale oo dibaaca ka qayb qaata waxaanay yarysaa xanuunka. Waxa laguu dari karaa liindhanaanta shaaha, liimaha kalena sidoo loo cuni karaa ama laga dhigi karaa cabitaan ahaan.
3. Barbarooniga; waxa uu ka badan
i. Vitamin c kaasi oo laban lab laga helo liin macaanta, liin dhanaanta iyo baydariinta.
ii. Biita Karotiin (beta carotene): waa anti-oksidhan (anti-oxidant) kaasi oo la yareeya caabuqa (inflammation) iyo kor u qaadida difaaca jidhka.

4. Sinjibiilka: waxa ku jira oo uu ka kooban yahay sinjibiilku
i. Antioxidant sida vitamin c; kaasi oo la dagaalama hoosna u dhiga caabuqa uu keeno xanuunkeenuhu taasi oo ka dhigan inuu kor u qaaday difaaca jidhka.
ii. Magnesium, iron, zinc, iyo calcium; kuwaasi oo caawiya inay la dagaalaman fayraska.
iii. Terpenes; kaasi oo la dagaalma caabuqa ay keena ilama-aragtaydu, waxay joogisa kortaanka ilama aragtya ugu dabayn waxa kale oo ay dishaa ilama-aragtayda.
5. Green tea (shaaha cagaaran); waxa uu ka kooban yahay antioxidants ida
i. Flavloids kaas oo kor u qaada difaaca jidhka.
ii. EGCG; waa anti-oxidant kaasi oo kor u qaada difaaca jidhka.
iii. L-theanine; waa amino acid taasi oo caawisa soo saaritsa unuygda difaaca gaar ahaan T-cells ka oo virus ka la dagaalama.

6. Koostada (spinach); waa khudaar cagaaran taasi oo ka kooban maadooyinka ay kamid yihiin;
Waxa ku badan vitamins ka la dhaho antioxidants sida
a) Vitamin c; oo caawiya samaynta unuygda difaaca iyo soo saarista antibodies ka difaaca jidhka xanuun keenaha.
b) Beta carotene; waxay kor u qaada cell-mediated immunity ga kaasi oo ah nooc difaaca kamid ah oo ay sameeyan unugya difaac ee la dhaho T-cells ku.
c) Calium, iron, magnesium, potassium, vitamin A iyo folate: waxay hoos u dhigaa caabuqu waxanay kordhiyaan difaaca jidhka iyagoo caawinya unugyda difaaca ee jidhka qaabilsan.
7. Saliidda xabaasudda (xabbatu sawdaa): Nebi Muhammed Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee aya xadiis inoogu sheegay faaidada xabaasuda
«الحبة السوداء شفاء من كل داء» Xabaasudu waa ka dawo xanuun kasta.
Waxay ka kooban tahay xabaasudu:
i. P-Cymene; taasi oo la gaalanta bacteria iyo virus ka.
ii. Antioxidants; Thymoquinone, carvacrol iyo t-anethole kuwaasi oo yareeya caabuqa iyo lana dagaalama xanuunada cancer ka, macaan ka iyo xanuunada wadnaha.
Cuntooyinka kale ee fiican waxa kamid ah tufaaxa, huruudda, malabka, Kaarooga, khudaarta cagaaran, ciirta, saliida gabal dayaha, avocado, kalluunka, cinabka,
N.B: Xasuusinta khudaarta iyo midhahan waxa fiican in laga ilaaliyo in la kariyo. Karintu ama dabku waxuu keena in Vitamins ka lumaan oo cuntaasi kulku ka qaado vitamins ka taasi macnaheeduna waxay tahay laga heli maayo vitamins kii marka dabka la mariyo.

W/Q: HAMSE ADAM ADDE

COVID-19 07/06/2020

07.6.2020: Warbixinta

> Laga Helay: 45
> Benadir: 25
> Somaliland: 17
> Puntland: 2
> Koonfur Galbeed: 1

> Lab: 35
> Dhedig: 10
> Bogsasho: 10
> Dhimasho: 1
---
> Tirada Guud Laga Helay: 2,334
> Bogsashada Guud: 441
> Dhimashada Guud: 83

Booqo:
https://t.co/2X5ZGypfHr https://t.co/kGxNurZvnq

COVID-19 COVID-19

06/06/2020

Coronavirus (Covid-19): Daily Updates, Precautions, Signs & Symptoms
by Abdul Wahab (Pharm-D)
Overview
Coronaviruses have been known to mankind for years and they cause a wide range of illnesses from mild flu to serious infections like severe acute respiratory syndrome (SARS) and the Middle East respiratory syndrome (MERS). This navel form of coronavirus was first identified in Wuhan city, China in December 2019.

This novel form of coronavirus is named severe acute respiratory syndrome coronavirus 2 (SARS CoV-2) and the disease that it causes is called coronavirus disease 2019 or Covid-19. It’s an infectious disease that mostly affects the respiratory tract and lungs. The virus has an ability to spread very quickly and since December 2019 when it was first identified it has reached almost every part of the world. In fact, according to John Hopkin’s university count the virus has infected more than 5.5 million across the world and the number is increasing exponentially.

Keeping the unprecedented spread of the virus in view and the overwhelming impact that it had across the world, WHO declared it a global pandemic in March 2020.

If you are looking for live coronavirus updates and statistics please scroll down.

What are the sign and symptoms of Coronavirus (Covid-19)?
According to WHO, the incubation period for Covid-19 is 2-14 days. However, most people develop the first signs of the disease on the 5th or 6th days of infection. Symptoms for COVID-19 can be vague and manifest differently for different patients. There are many patients who are asymptomatic and still carry the infection. However, in general, the most common coronavirus symptoms are,

Fever
Dry Cough
fatigue
Other less common symptoms are,

Body aches
Headache
Sore throat
Diarrhea
Conjunctivitis
Loss of smell and taste
Skin rashes
Discoloration of fingers and toes
Most patients (about 80%) do not develop serious complications and recover on their own within a couple of weeks. Yet, there are some patients who experience life-threatening complications (usually after two weeks) and manifest severe symptoms. These are,

Breathlessness
Chest pain
Loss of mobility and speech
The question is how dangerous is coronavirus?

The virus may cause severe respiratory symptoms and can cause death in some cases. Please WHO guidelines for the prevention of COVID-19 because there is no treatment available.

What is the incubation period for coronavirus?

According to WHO, the incubation period for Covid-19 is 2-14 days but the signs and symptoms may appear on the 5th or 6th days of the infection. You can check the signs and symptoms of coronavirus disease above.

Myth Buster: Alcohol can kill coronaviruses and thus should be used orally to cleanse the body. Alcohol is an effective disinfect at a very high concentration of 70% or more. Though it can be safely used topically, ingesting alcohol at this concentration will result in massive damage to the epithelial lining of the GI tract and may lead to mortality. In fact, many have already died of alcohol intoxication in Nigeria when it was used prophylactically against COVID-19.
Who are at the most risk?
It is true that anyone can have the infection, some people are more at risk to contract the infection than others. These are,

People have recent travels history especially to places where the virus is more prevalent
People who are in direct contact with infected individuals or have someone in their families or surrounding areas with the virus
Healthcare professionals are at the front line of the Covid-19 fight and thus it makes them vulnerable to have an infection because of continuous exposure.
Those employees who work in businesses that have to remain open across the clock like grocery stores
People who share the same living spaces in correctional centers, shelter homes, prisons, old age homes, etc
People who live in the congested area
Homeless people.
Myth Buster: Young and healthy people do not have to worry about COVID-19 as it only affects old people and those with comorbidities. It is true that aged people of 65 years and more and those with pre-existing health conditions are at high risk from COVID-19 but it does mean that the infection will not harm young and healthy people. Thousands of healthy and young people have lost their lives to coronavirus (COVID-19) across the world and the numbers are kept on increasing.
Who is more likely to develop serious complications?
Covid-19 is a novel illness and we do not have enough information on its risk factors. However, thus far, it has been seen that most aged people and patients with existing health conditions are likely to develop serious illness. Some of the known risk factors are,

According to the center for disease control and prevention (CDC), 59% of the infected with age 65 or above requires hospitalization and the mortality rates are almost 11% which is significantly higher than in any other age group
People with compromised immune systems are more prone to develop serious life-threatening complications. Also, the duration of the infection may be longer in such patients than in others. Immunity is weakened by chemotherapy, HIV, organs transplant, bone marrow transplant, use of medications such as corticosteroids and hereditary factors.
Patients with pulmonary problems such as asthma and COPD are advised to take extra care as COVID-19 can manifest severe complications in such patients
People with heart problems could be at greater risk from COVID-19 as it affects lung function which in turn puts extra pressure on the heart to supply enough oxygen to all parts of the body.
There is not sufficient test data to support the claim but generally diabetic patients find it difficult to fight viral infections. High blood glucose levels make it an ideal environment for viral proliferation.
Severe obesity is another pre-existing risk factor that could increase mortality rates.
Myth Buster: If you can hold your breath for 10 seconds it means that you do not have COVID-19. Covid-19 does affect the breathing of patients in severe cases but it doesn’t mean that people who can hold their breath for 10 seconds can be ruled out for COVID-19. Holding the breath doesn’t suggest anything about the illness and it may depend on various other factors.
How is coronavirus transmitted?
Coronavirus (SARS-CoV-2 ) is a highly contagious virus that can spread from person-to-person in a number of ways.

Droplets transmission: Infected people have a significant load of viruses in their bodies and they cough, sneeze, or talk they release droplets. Healthy people in the nearby (approximately 6 feet) can inhale these virus-laden mucus drops through their mouth or nose and thus develop the infection. According to CDC this the major form of virus transmission and thus the social distancing of at least 6 feet is so much emphasized.
Aerosol transmission: Smaller virus-laden respiratory droplets (

05/06/2020

Waxa qoray prof. Adam Adde .
QORMO CAAFIMAAD: SANBOORKA
Waa maxay saboorku?
Saboorku waa nooc kamid ah noocyda allergic (xasaasiyda) kaasi oo ah yimaad marka jidhka ay soo galaan waxyaalaha sababa in histamine kor u kacdo sida dhaska, ubaxyda dhirta, doog, iyo cuntooyinka qaar ay keenan in jidhku histamine badan soo saaro ama ay kordhiyaan histamine ta jidhka taasi oo u jidhku ka jaawaabo iyadoo ay ka dhalanyso jawaabidaasina diidmada uu jidhku diidanyahay walxahan kadibna qofku isku arkayo cabudh, duuf badan, cuncun sanka iyo dhanxaraga ah, madax xanuun, indhaha hoostooda oo Barbara ama moodbada, indhaha oo ilmeeya iyo xindhiso badan.
Waxay tahay Histamine?
Histaamiin waa kiimikal ka masuul ah
1. Isku xidhka fariimaha maskaxda
2. Sababta in calooshu soo dayso dheecanda caloosha
3. Marka jidhka uu soo galo shay qalaad.
Maxay yihiin Waxyaabaha sababa saboorku?
1. Waxayaabo la xidhiidha xaga deeganka ku xeeran qofka
A. Ubaxyada dhirta gaar ahaan qaybta (pollen) iyo doogga; marka ay dabayshu ku soo qaado qofka ayaa waxa uu isku arkayaa calamadaha cabudka, indhisada iyo kuwa kale.
B. Molds; cuntooyinku markay raagaan ee ay muddo yaalan waxa ku dhasha molds kaasi oo cuntada caaryo u yeela kaasi oo keena isna uu qofku yeesho astaamaha saboorka.
C. Waxyaabaha ay kamid yihiin boodhka (dust), maadama ay ku jiraan qurubo ka imanya xaywaanda la dhaqado dogortooda sida bisadaha ama xoolaha, baranbarda iyo cayayaanda kale ayaa iyaduna kicin karta saboorka.
2. Waxayaalaha udoogoon sida cadarada, uunsiga, saabunaha udgoon, hawo udgooysda (air fresh) iyo shambooyada udgoon.
3. Cuntooyinka ay ku badan tahay histamine to
A. Cuntooyinka muddo yaala ee la kaydiyo; sida hilibka, kalluunka sida ka qasaacdaysan inaga ahaan waa soomaalida dalka joogtee (kuma jiraan hilibka cusub ama kallunka cusub kuwa sababya sanboorka)
B. Cuntooyinka sida kuwa la khamiiriyo sida ciirta iyo Miyaaniiska, iyo khalka.
C. Midhaha sida babaayga, afakaadhada, timirta iyo liinta iyo midhaha la qaljiyo sida sabiibta.
D. Cuntooyinka sida beedka, lawska, kalluunada qaar kamid ah.
E. Biyaha qabow, sharaabka qabow iyo barafka.
Sidee looga hortagayaa saboorka?
Saboorku waa xanuun aan ilaa hada lahayn dawo rasmi ah kaliya astaamaha uun baa la yareeya. WAxa mihiim ah in la sameeyo sidan soo socota
1. Iska jir waxyaabahaan sare ku xusnay dadkuna waa ku kala duwan yihiin waxa ku kiciya saboorku sida
2. Xilliga xagaaga oo aad iska jirto inaad dibada uga baxdo boodhka.
3. Hadaad dibada u baxyso ood sanka xidhato boodhka.
4. Iska jir inaad isticmaasho tissue (soft) kaasi oo kugu sii kicin kara sanboorka.
Maxaa lagu daaweeya saboorka?
1. Sanbooka waxa lagu daaweeya dawooyinka loo yaqaan antihistamine inta badan waxa la arkaa qofku markuu caadaysto daawoyinkan qaadashadooda inuu la qabsado oo hadhow ay waxba u tari waayaan.
2. Saliid Xabaasuuda (xabatu sawdaa): oo u sanka mariyo gudihiisa iyaduna waxay yarysaa sanboorka.
3. Qisdul hindi (costus root): oo laga helo magaalda Hargeisa hadda ahaan magaaloyinka kale soomaalidna aan filyo in lag heli karoo oo ah geedka aan arkay ee ugu fiican daawanyta samboorka.
Geedkan waa buddo waa inaad ku dartaa biyo diirimaad ood ku walaaqada malqaacad qisdul hindi ah kadibna aad cabtaa aroortii h**e intaanad waxba cunin.
Anigoo kamid ah dadka uu sanboorka leh waxaan arkay faa’idada geedkan muddo kooban waxaan filyaa inaad ku dareemi doonto caafimaad waa haddii aad joojiso waxyaabaha kicinya sida cuntooyinka, boodhka iyo cadarda.

Waxa ururiya: Hamse Adam Adde

COVID-19 03/06/2020

03 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 57
> Benadir: 34
> Somaliland: 18
> Jubbaland: 5

> Male: 30
> Female: 27
> Recovery: 26
> Death: 0
-----
Total confirmed cases: 2,146
Total recoveries: 406
Total deaths: 79

Visit:
https://t.co/2X5ZGypfHr https://t.co/Ds5pHgvoxl

COVID-19 COVID-19

COVID-19 02/06/2020

02 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 66
> Benadir: 33
> Somaliland: 26
> Puntland: 7

> Lab: 42
> Dhedig: 24
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 0
------
> Tirada Guud Laga Helay: 2,089
> Bogsashada Guud: 380
> Dhimashada Guud: 79

Booqo:
https://t.co/2X5ZGyGQyZ https://t.co/8nUWdoLV8d

COVID-19 COVID-19

COVID-19 01/06/2020

01.6.2020: Update on

> New cases confirmed today: 47
> Somaliland: 28
> Benadir: 9
> Puntland: 5
> Jubbaland: 5

> Male: 38
> Female: 9
> Recovery: 13
> Death: 1

Total confirmed cases: 2,023
Total recoveries: 361
Total deaths: 79

Please visit:
https://t.co/Ddu7GsOe2e https://t.co/SbPw5zbjLH

COVID-19 COVID-19

COVID-19 31/05/2020

31.5.2020: Warbixinta

> Laga Helay: 60
> Jubbaland: 32
> Somaliland: 18
> Benadir: 6
> Galmudug: 4

> Lab: 53
> Dhedig: 7
> Bogsasho: 21
> Dhimasho: 5

> Tirada Guud Laga Helay: 1,976
> Bogsashada Guud: 348
> Dhimashada Guud: 78

Booqo:
https://t.co/Ddu7GsOe2e https://t.co/gKJ6qmqbqD

COVID-19 COVID-19

23/05/2020

EID MUBARIK dhamaan shacbi waynaha somaliyeed meel kasta oo ay aduunka ka jogaan.. Hamblyo Hamblyo, Alle ciidan cideeda ha inagu gaadhsiiyo bash_bash iyo barwaaqo .
Allena waxan kabaryaynaa inuu inaga dul qaado aafadan aduunka saamaysay ee covid-19. Amiin Amiin

17/05/2020

COVID-19

07/04/2020

Ka hortaga ayaa ka wanaagsan iska daawaynta

07/04/2020

Khuraafadka Baraha bulshadu lagu soo gudbiyo ee ka hortaga cudurka safmarka ee

22/03/2020

qaabka ugu fudud ee aad u faraxalan karto si dhamaystiran.

Photos from Al-Haramayn pharma's post 21/03/2020

Al-Xaramyn pharmacy and higher clinic waxay idunki bushaaraynaysaa inay idiin keentay dhamaan qalabkii ka hortaga xanuunka iyagoo tayo aad u saraysa leh .
1: kaas oo spray ma qaab buufitaan leh gacmaha iyo hawadab lagu buufin karo hadaad shakido.
2: kaas oo ah gacmo dhaqashadii (gacmo maydhashadii) iyagoo dhawr nooc ah khaas ahaan and .
3: kaas oo ah mid Single use(mid halmar la isticmalyo) iyo mid aad haysanayso isagoo kaa xumada ama si kle wax kaaga noqda moyaanee..
Wixii faah-faahina waxd nagala soo xidhiidhi kartaa bagoyag aan ku leenahy facebook,
Al-Xaramyn Pharmacy ama Telkayaga .
Lineline: 512812
Tell: 063-3507107

14/03/2020

Basic protective measures against the new coronavirus
Stay aware of the latest information on the COVID-19 outbreak, available on the WHO website and through your national and local public health authority. COVID-19 is still affecting mostly people in China with some outbreaks in other countries. Most people who become infected experience mild illness and recover, but it can be more severe for others. Take care of your health and protect others by doing the following:Wash your hands frequently
Regularly and thoroughly clean your hands with an alcohol-based hand rub or wash them with soap and water.

Why? Washing your hands with soap and water or using alcohol-based hand rub kills viruses that may be on your hands.

Maintain social distancing
Maintain at least 1 metre (3 feet) distance between yourself and anyone who is coughing or sneezing.

Why? When someone coughs or sneezes they spray small liquid droplets from their nose or mouth which may contain virus. If you are too close, you can breathe in the droplets, including the COVID-19 virus if the person coughing has the disease.
Avoid touching eyes, nose and mouth
Why? Hands touch many surfaces and can pick up viruses. Once contaminated, hands can transfer the virus to your eyes, nose or mouth. From there, the virus can enter your body and can make you sick.

Practice respiratory hygiene
Make sure you, and the people around you, follow good respiratory hygiene. This means covering your mouth and nose with your bent elbow or tissue when you cough or sneeze. Then dispose of the used tissue immediately.

Why? Droplets spread virus. By following good respiratory hygiene you protect the people around you from viruses such as cold, flu and COVID-19.

If you have fever, cough and difficulty breathing, seek medical care early
Stay home if you feel unwell. If you have a fever, cough and difficulty breathing, seek medical attention and call in advance. Follow the directions of your local health authority.

Why? National and local authorities will have the most up to date information on the situation in your area. Calling in advance will allow your health care provider to quickly direct you to the right health facility. This will also protect you and help prevent spread of viruses and other infections.

Stay informed and follow advice given by your healthcare provider
Stay informed on the latest developments about COVID-19. Follow advice given by your healthcare provider, your national and local public health authority or your employer on how to protect yourself and others from COVID-19.

Why? National and local authorities will have the most up to date information on whether COVID-19 is spreading in your area. They are best placed to advise on what people in your area should be doing to protect themselves.
Xamse Muniir Maxamad

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa
Other Pharmacies / Drugstores in Hargeisa (show all)
Hayir Health Center Hayir Health Center
Isha-Borama
Hargeisa, NEARIBNUQAYIMPRIMARYSCHOOL

Improving the health and well-being of communities by proving best patient care in an atmosphere of

Life Pharma Hargeisa Life Pharma Hargeisa
Jigjiga Yar, Near Admas
Hargeisa

Al-Xariiri Pharmacy Al-Xariiri Pharmacy
Calaamada Kasoo Horjeedka Star Hotel
Hargeisa

Sells health products and drugs

𝙈𝘼𝙔𝙂𝘼𝘼𝙂 𝙊𝙉𝙇𝙄𝙉𝙀 𝙋𝙃𝘼𝙍𝙈𝘼𝘾𝙔 𝙈𝘼𝙔𝙂𝘼𝘼𝙂 𝙊𝙉𝙇𝙄𝙉𝙀 𝙋𝙃𝘼𝙍𝙈𝘼𝘾𝙔
Hargeisa
Hargeisa

Waa pharmacy online ah kaas ood kahelayso dhamaan dawoyinka jumlad iyo tafariiqba WhatsApp 0637252945

Dauus Health Dauus Health
Hargeisa

We Offer Non-Prescribed Drugs & vitamins with Excellent Quality.

Diamond.dental Diamond.dental
Koodbuur, Agagaarka Hotel Ka White Hourse
Hargeisa

oral mouth health including cleaning bleaching , filling teeth replacing missing teeth , straighteni

Waaheen Clinic, Pharmacy & Laboratory Waaheen Clinic, Pharmacy & Laboratory
Fooqa Faarax Joome
Hargeisa, 524965

CILINIC PHARMACY &LABORATORY

Galaydh Clinic Pharmacy & Laboratory Galaydh Clinic Pharmacy & Laboratory
Xaafadda Xawaadle, Aaga Xanaanada Xawaadle
Hargeisa, 252

Pharmacy Clinic & Laboratory Centre

Xayat Pharmcay Xayat Pharmcay
National Celimo
Hargeisa

xayaat waxad ka heleysa daawin yurub shaybaadhki dhakhtar jiifkii xalaalynta wiilasha iyo waliba bo

Abdirizak Axmed-Nasir Abdirizak Axmed-Nasir
Hargeisa

Dr.zaapir