Midnimo Real Estate

Midnimocharity Hargeisa Somaliland

Midnimo Charity Ayaa Dhagax dhigtay Masjid Weyn Oo Ay Ka Hirgalinayaan Deegaanka Bisad || 28/04/2024

Ka Qayb Qaado DHISMAHA Masjidka Bisad

+252 636477737
Hargaysa

Midnimo Charity Ayaa Dhagax dhigtay Masjid Weyn Oo Ay Ka Hirgalinayaan Deegaanka Bisad || ​​​​​​​​​ ​​​​​ ​ ​​​​​ Nolosha Islaamku Waa Tv Caalami ah Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Arimaha Da...

Photos from Midnimo Real Estate's post 27/04/2024

Dhagax Dhigii Masjidka Bisad ee Deeganka Bisad ka qayb qaado dhismaha Masjidka

Photos from Midnimo Real Estate's post 08/04/2024

Ururka Midnimo oo Dharkii Ciida Gudoonsiyey Agoomaha Gobolka Maroodijeex Hargaysa Somaliland

Photos from Midnimo Real Estate's post 04/04/2024

Ururka Khayriga Midnimo oo Ciidsii Agoon Danyara Ku Cawiyey Magalda Hargaysa

TikTok · Nasir M Ali 03/04/2024

TikTok · Nasir M Ali Check out Nasir M Ali’s post.

25/03/2024
24/03/2024

1-Yaanu Nahay
Ururka Samafalka Midnimo Charity ayaa ah Ururada Samafalka ee ka shaqeeya arrimaha bini’aadantinimada, ,waxayna ka shaqeysaa gurmadka iyo gar-gaarka, waxay dhistaa goobo waxbarasho, iyo wacyi-gelin, waxay Wax u fidisaa dadka xanuunsan, masaakiinta iyo dadka danyarta ah, waxayna ka shaqeysaa horumarinta. bulshada saboolka ah iyada oo loo marayo mashaariic horumarineed oo dhexdhexaad ah iyo kuwo yaryar.
2-Ujeedo
Asaaskii: Ururka Midnimo Charity Foundation waxaa la aas aasay b
14/11/2018 miilaadiyada. Waxaana loo bixiyay Midnimocharity Foudation Waxana Asaasay Xubno Jooga Dalka Gudahiisa iyo Dibadiisa .
3-Hawlgalka
Hadafkayagu waa inaan iskaashi la samayno bulshooyinka maxalliga ah si aan wax uga qabanno arrimaha Kobcinta Madaariska Diinta Xafidka Quraanka Kariimka iyo Sidii deegaanka loo kobciyo isbeddel wanaagsan iyo Ubad Xafid Quraan Ah La Soo Saaro.

5-!Aragtida
Himiladayadu waa Deegaanka oo barwaaqo ah, Iyo nolosha dadku oo si wanaagsan isu beddesho iyo inaan Soo Saarno Ubad Xaafid Quraan Ah.

Wabilaahi Tawfiiq.

17/03/2024

CIIDSII AGOON DANYAR AH

Ururka Midnimo charity oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey Qoysas Danyara ee ku Dhaqan G.Maroodi-jeex 16/03/2024

https://youtu.be/c0DiTiu25Wk?si=6rks6YNBFNN1mLYT

Ururka Midnimo charity oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey Qoysas Danyara ee ku Dhaqan G.Maroodi-jeex Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Photos from Midnimo Real Estate's post 14/03/2024
Ururka MIDNIMO Ee Khayriga ah Oo Saaka Deeq Raashin Uqaybiyey Qoysas Danyar ah Oo Ku Dhaqan Hargeysa 13/03/2024

Ururka Midnimocharity oo Deeq Gaarsiyey Dad Danyara oo ku. Nool Hargaysa

Ururka MIDNIMO Ee Khayriga ah Oo Saaka Deeq Raashin Uqaybiyey Qoysas Danyar ah Oo Ku Dhaqan Hargeysa ​​​​​​​​​ ​​​​​ ​ ​​​​​ Nolosha Islaamku Waa Tv Caalami ah Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Arimaha Da...

Photos from Midnimo Real Estate's post 11/03/2024

Hargaysa 11/3/2024 Ururka Midnimocharty oo Deeq Raashin Gaadhsiyey Qoysas Danyara ee ku Dhaqan Gobolka Maroodi jeex

Ururka midnimo Oo Madarasad Quraan Dhagax Dhigay 02/03/2024

https://youtu.be/gfpqBJXvTls?si=GhIuvngIurQ4h72D
Madarasada Bali Ciise

Ururka midnimo Oo Madarasad Quraan Dhagax Dhigay Ururka midnimo Oo Madarasad Quraan Dhagax DhigayBulshotv - apps on google play - https://bit.ly/3gKGW4zLive/Toos bulsho tv - https://stream.iqbroadcast.tv/Bu...

Xadhig kajarista Madarasad Cusub Ee Ururka Midnimo Charity Ay Ka Hirgaliyeen Deegaanka LABI-SAGAALA 02/03/2024

https://youtu.be/HoTX3sX15k0?si=Mnaf4bSB4clEZo45

Xadhig kajarista Madarasad Cusub Ee Ururka Midnimo Charity Ay Ka Hirgaliyeen Deegaanka LABI-SAGAALA ​​​​​​​​​ ​​​​​ ​ ​​​​​ Nolosha Islaamku Waa Tv Caalami ah Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Arimaha Da...

Xafladii Madarisada Higlada Ee Ururka Midnimocharity 02/03/2024

https://youtu.be/kucHqC1C7Gk?si=96u7y_SeVIacpbqt

Xafladii Madarisada Higlada Ee Ururka Midnimocharity Welcome to Herer Tv 💕We are Happy To Have You Here Tv.💕 On This Channel, We Promote The Well-Being Of Our Country ✅We Also Promote The Prosperity And Welf...

Ururka Midnimo Charity Oo Malcaamad Quraan Ka Hirgelisay Degaanka Qoton Labo 02/03/2024

https://youtu.be/l84vKsS22S8?si=fHxMp2VYTC8X3q93

Ururka Midnimo Charity Oo Malcaamad Quraan Ka Hirgelisay Degaanka Qoton Labo Ururka Midnimo Charity Oo Malcaamad Quraan Ka Hirgelisay Degaanka Qoton LaboBulshotv - apps on google play - https://bit.ly/3gKGW4zLive/Toos bulsho tv - http...

Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa 02/03/2024

https://youtu.be/QxDjCK8eIoE?si=UtXDlRkjJAUbPnLE

Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa

URURKA SAMO FALKA AH EE MIDNMO AYAA MADARISAD KA HIRGELIYEY DEEGAANKA QOTAN DABO 2020 02/03/2024

https://youtu.be/cEM19-hhIn0?si=UIpk9S3SzbUPdW6_

URURKA SAMO FALKA AH EE MIDNMO AYAA MADARISAD KA HIRGELIYEY DEEGAANKA QOTAN DABO 2020 URURKA SAMO FALKA AH EE MIDNMO AYAA MADARISAD KA HIRGELIYEY DEEGAANKA QOTAN DABO 2020

Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa 02/03/2024

https://youtu.be/QxDjCK8eIoE?si=_3oUIOi0lEGm3O9j

Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa

Photos from Midnimo Real Estate's post 22/02/2024

Madaaris Midnimo charity Foundation
مدارس مدنيمو الخيرية

1-Madrasada Macalin Cabdi Deeganka Xaaxi
2-Madarasada Labisagale Degaanka Labisagale
3-Madarasada Ina Guuxaa Degaanka Ina Guuxaa
4-Madarasada Qoolbuulale Degaanka Qoolbuulale
5-Madrarasada Higlada Deeganka Higlada
6-Madarasada Balikhayr Degaanka BaliKhayr
7-Madarasada Libaax Qawdhama Degaanka Libaax Qawdhama
8-Madarasada Bali Ciise Degaanka Bali Ciise
9-Madarasada Qoton Barwaaqo Deeganka Qoton Barwaaqo
10-Madarasada Amaal Xasan Cali Wayd Deeganka Jabaase
11-Madarasada Balliga Maxamed Daauud Deeganka Baliga Maxamed Daa'uud
*Ururkamidnimo charity fondation*
Tel +252636477737*
*Tel +252657213873*
[email protected]

07/09/2022
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

CIIDSII AGOON DANYAR AH
Hargaysa 11/3/2024 Ururka Midnimocharty oo Deeq Raashin Gaadhsiyey Qoysas Danyara ee ku Dhaqan Gobolka Maroodi jeex
Madaaris  Midnimo charity Foundation مدارس مدنيمو  الخيرية 1-Madrasada  Macalin Cabdi Deeganka Xaaxi2-Madarasada  Labisa...
Midnimo charity

Category

Telephone

Website

Address


Qudhacdheer
Hargeisa
GURYOSAMO
Other Public Figures in Hargeisa (show all)
Xamdi forever living product Xamdi forever living product
Hargeisa, 56000

MAKEUP COSMATICS:- *foundation creams. *lipsticks and eye makeup. SKIN CARE COSMATICS

Ahmed cabdi salaan Ali Ahmed cabdi salaan Ali
Welcome To
Hargeisa

ahmed mahamuud iidle ahmed mahamuud iidle
Hargeisa, 143

Soo dhowow

Sheekh Muhyadiin Yusuf Maxamed Sheekh Muhyadiin Yusuf Maxamed
WAXAY KU TAALA DAGMADA MAXAMUUD HAYBE GAR AHAN XAFDA SAYLADA WAXAY XAGA BARI KA XIGTA DAGMADA MAXAMUUD HAYBE
Hargeisa

faafinta khayrka

Mursal Mursal
0612510197
Hargeisa

Somaliland community Somaliland community
Hargeisa

somaliland dhulkayga ���

Haldoor Waddani Haldoor Waddani
Jig Jigayar
Hargeisa, 063

Halkani waa Ardagayga Waxanan Dadka Kula wadaaga muuqaalo dhiirigalineed oo ku salaysan hadba waaqac

Nadiir production Nadiir production
Jigjiga Yar Road
Hargeisa, NADIIRJAMA

Fadlan page ka like saar kadibna follow dheh wll���

Siyaasi madaxbanan Siyaasi madaxbanan
Hargeisa, 252

interest videos

Nagwa lady Nagwa lady
Hargeisa

Dreams will be come

Maxamed xaajiga Maxamed xaajiga
Isha Boorama
Hargeisa